OdaySomali
Nomads-
Content Count
2,209 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by OdaySomali
-
GENEVA (BNO NEWS) -- At least 14 people have been killed while a smuggler's boat carrying more than 100 people tried to travel the Gulf of Aden for a two-day journey from Somalia to Yemen, the UN Refugee Agency (UNHCR) said on Tuesday. The agency said a smuggler's boat carrying approximately 115 passengers set sail from Bosasso, Puntland in northern Somalia on early Sunday morning. They were attempting to illegally reach Yemen. According to the survivors, ten Ethiopians suffocated en-route to Yemen when the smugglers crammed and confined 25 people to the engine room which had no ventilation. It happened about seven hours after the boat's departure, and the victims were later thrown into the sea. Four more people died in the sea when the smugglers, fearing detection by the Yemeni Navy, forced all the remaining passengers to disembark from the boat. It happened too far from the coast, causing some of the exhausted passengers to drown in the rough sea. "We condemn the unscrupulous and inhumane treatment of refugees and others who are desperately seeking to flee the violence, human rights abuses and seriously debilitating life options in the Horn of Africa," said Erika Feller, the UNHCR Assistant High Commissioner for Protection. "We have witnessed similar, isolated, individual incidents before – but never on such scale. This speaks volumes about the smugglers' utter disregard for human life." As of Tuesday morning, the Yemeni Society for Humanitarian Solidarity had recovered one male and one female body. They were buried hours later at the local cemetery near Al Hamra. The 101 survivors, mostly Ethiopians, were transferred to Ahwar Reception Centre for care and recovery. According to UNHCR, at least 108 people are known to have drowned or fallen victim to risky crossings on the Gulf of Aden since the beginning of the year. In 2010 this number was only 15. More than 9,000 Somalis and 27,000 Ethiopians have arrived in Yemen by boat so far this year.
-
Somaliland government on the latest skimirsh In tukaraq.
OdaySomali replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wouldn't it be great if they could talk without the bloody amxaars and resolve their conflict. -
Somaliland government on the latest skimirsh In tukaraq.
OdaySomali replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Dowladda Itoobiya oo dhex dhexaadin ka dhex wada maamulada Somaliland iyo Puntland Wargeysa Todobaadlaha ah ee ka soo baxa Magaalada Addis Ababa ayaa qoray warbixin dheer oo uu ka diyaariyay wada hadalo ay Dowlada Itoobiya ka dhex wado labada maamul ee Puntland iyo Somaliland oo muran dhanka xuduuda ah ka dhex taagan yahay wixii ka dambeeyay 15-10-2008. Wargeysku waxa uu xusay in wada hadala ay yihiin kuwo la xidhiidha sidii xal looga gadhi lahaa khilaaf xaduudeedka u dhaxeeya labadaa maamul ,waxaana laguw adaa ayuu yidhi wargeysku in todobaadyada soo socda arintaas ay labada maamul ka wada hadlaan iyadoo dhex dhexaadin ahaan ay kulankooda goob joog uga noqon doonto Dowlada Itoobiya mas’uuliyiin matalaya. Dhanka kale wargeyska Barajeder oo soo xiganaya qunsulka u fadhiya Itoobiya Somaliland oo lagu magacabao Berhanu Tesfaye ayaa sheegay in xukuumadoodu ay isku howleyso sidii xal looga gaadhi lahaa qadiyada ka dhex aloosan labada maamul sidoo alena ay u jeedisay labada dhinac hadalo talo ah oo la xidhiidha in ay yareeyaan khilaafka jira . Berhanu Tesfaye waxa uuintaa raaciyay in labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ay iska qaateen in wada hadalkoodu ka dhoco magaalada Addis Ababa hadana uu jiro diyaar garow arintaa loogu sii gogol xaadhayo wuxuuna yidhi isaga oo arintaa ka hadlaya “ Itoobiya waxa ay jeceshahay xasiloonida Gobolka waxayna ka shaqeynasaa sidii labada dhinac ay xal uga gaadhi lahayeen khilaafkooda ayna isku soo hor fadhiistaan miiska wada hadalka halka wada hadalkaa lagu xalin lahaa xasrad iyo colaad hurin” Waxa u sidoo kale yidhi “ Somaliland iyo Puntland waxa ay kalsooni weyn siiyaan dadaalka dhex dhexaadinta ee ay Dowlada Itoobiya ka dhex sameynayso taasina waxaa lagu tirinayaa in ay ka timid xidhiidhka dhow ee labada maamulba la wadaagaan Itoobiya”. Khilaafka ka dhex taagan labada Maamul ee Somaliland iyo Puntland ayaa soo xoogeystay wixii ka dambeeyay 15-10-2008 xiligaa oo maamulka Somaliland uu gacanta ku dhigay caasimad goboleedka Sool ee Laascaanood iyo degmooyin kale oo isla Gobolkaa ka tirsan ,sidoo kale waxa ay xiisadaha caynkaas ah mar kale sare usoo kaceen khilaaf beeleedkii ka dhashay Deegaanka Kalshaale. -
Dowladda Itoobiya oo dhex dhexaadin ka dhex wada maamulada Somaliland iyo Puntland Wargeysa Todobaadlaha ah ee ka soo baxa Magaalada Addis Ababa ayaa qoray warbixin dheer oo uu ka diyaariyay wada hadalo ay Dowlada Itoobiya ka dhex wado labada maamul ee Puntland iyo Somaliland oo muran dhanka xuduuda ah ka dhex taagan yahay wixii ka dambeeyay 15-10-2008. Wargeysku waxa uu xusay in wada hadala ay yihiin kuwo la xidhiidha sidii xal looga gadhi lahaa khilaaf xaduudeedka u dhaxeeya labadaa maamul ,waxaana laguw adaa ayuu yidhi wargeysku in todobaadyada soo socda arintaas ay labada maamul ka wada hadlaan iyadoo dhex dhexaadin ahaan ay kulankooda goob joog uga noqon doonto Dowlada Itoobiya mas’uuliyiin matalaya. Dhanka kale wargeyska Barajeder oo soo xiganaya qunsulka u fadhiya Itoobiya Somaliland oo lagu magacabao Berhanu Tesfaye ayaa sheegay in xukuumadoodu ay isku howleyso sidii xal looga gaadhi lahaa qadiyada ka dhex aloosan labada maamul sidoo alena ay u jeedisay labada dhinac hadalo talo ah oo la xidhiidha in ay yareeyaan khilaafka jira . Berhanu Tesfaye waxa uuintaa raaciyay in labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ay iska qaateen in wada hadalkoodu ka dhoco magaalada Addis Ababa hadana uu jiro diyaar garow arintaa loogu sii gogol xaadhayo wuxuuna yidhi isaga oo arintaa ka hadlaya “ Itoobiya waxa ay jeceshahay xasiloonida Gobolka waxayna ka shaqeynasaa sidii labada dhinac ay xal uga gaadhi lahayeen khilaafkooda ayna isku soo hor fadhiistaan miiska wada hadalka halka wada hadalkaa lagu xalin lahaa xasrad iyo colaad hurin” Waxa u sidoo kale yidhi “ Somaliland iyo Puntland waxa ay kalsooni weyn siiyaan dadaalka dhex dhexaadinta ee ay Dowlada Itoobiya ka dhex sameynayso taasina waxaa lagu tirinayaa in ay ka timid xidhiidhka dhow ee labada maamulba la wadaagaan Itoobiya”. Khilaafka ka dhex taagan labada Maamul ee Somaliland iyo Puntland ayaa soo xoogeystay wixii ka dambeeyay 15-10-2008 xiligaa oo maamulka Somaliland uu gacanta ku dhigay caasimad goboleedka Sool ee Laascaanood iyo degmooyin kale oo isla Gobolkaa ka tirsan ,sidoo kale waxa ay xiisadaha caynkaas ah mar kale sare usoo kaceen khilaaf beeleedkii ka dhashay Deegaanka Kalshaale.
-
Somaliland government on the latest skimirsh In tukaraq.
OdaySomali replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
"Taliyaha guud ee malatariga Sland" speaks about the conflict: http://saraarnews.com/?p=7844 http://www.togaherer.com/wp-content/uploads/2011/05/Nuux-Taani.mp3 Similar to what Pland were saying about SSC. -
Coca-Cola Invests $10 Million in Somaliland Bottling Plant
OdaySomali replied to Jacaylbaro's topic in Politics
AfricaOwn;725099 wrote: i hate coke. I think that sh!t poison. YES! I am meeting more and more coke-haters. iTS a filthy drink that tastes like Sh*t, burns your mouth and gives you hickupps lol. I never understand what ay people ku falaan. GO FANTA, DR PEPPER !! lol -
Coca-Cola Invests $10 Million in Somaliland Bottling Plant
OdaySomali replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Manshallah. Modern looking plant from the outside and hopefully this will create some jobs for the locals. --- This reminds me of a documentary about Coke factories in latin america that I watched. They treat their employees terrible and create unbelieve amounts of pollution in the local environment; not mentioning the high amounts of water this plant will need in this water scarce region. So somewhat of a mixed blessing... -
Now i'm confused. Is the conflict between Pland-Sland or Sland-SSC ? I think Pland is playing a clever game here...
-
AUN --- Ragah Omaar did a report on the Somali gang issues in the U.K.
-
Cool thread. Keep it going :cool:
-
---deleted---
-
South Africa: Somali-owned shops attacked and looted
OdaySomali replied to Jacpher's topic in General
Somalina;723881 wrote: Instead of burning down Somali businesses why don't they start their own businesses. Xaasidnimo. Somalis should start a 'Somali defence league' or at least a security company for their little shops. Rapid responde team will handle them niggaz Somali style :cool: -
South Africa: Somali-owned shops attacked and looted
OdaySomali replied to Jacpher's topic in General
Saalax;723837 wrote: Alla ha uu sahlo. Somalina;723881 wrote: May Allah save our people living in South Africa. Amiin. -
A_Khadar;723882 wrote: In the mix of all these, news surfaced from the city that most somalis populated in the USA, Minneapolis. Law enforcements and public health officials are investigating and collecting these products from some of the somali owned shops that sell these products. <o:p</o Health officials are investigating reports that these products contain high level of Mercury which may have some to do with the children autism that is very high with Somali children in MN. This is "Waxaa lalahaa" <o:p</o Color coding is getting more interesting... <o:p</o Interesting indeed...
-
Conflict breaks out in Gambadhe, east of las cano
OdaySomali replied to OdaySomali's topic in Politics
Waa halkuu timacade yiri Somaalay "dadka kama yaraateene, ways dabarjaraysaane". -
Dhanbaal, Ciidamada SSC ee kusugan deegaamada Nugaasha ayaa caawa fiidkii dagaalku sooqaaday ceedamada Somaliland ee jooga jiida hore ee tuulada Gambadhe ciidamadda SSC ayaa beryahan gurmad uga iimaanayay dhinaca Hawdka waxayna kusoo qulqulayeen deegaamada ay hawgalka kawadaan ciidamadda SSC ee uu hogaaminayo ku xigeenka HMB SSC Col. Cali Hasan Ahmed ( Sabarey). Dagaalkan ayaa weerarkiisa waxaa lahaa ciidamadda SSC waxayna khasaare ugaysteen ciidamada soomaliland ee kusugnaa Deegaanka Gambadhe waxaana magaalada Laascaanood lasoo gaadhsiiyay labo nin oo dhaawac ah kanatirsan ciidamada Somaliland ee halkaasi kusugnaa, sidoo kale waxaan wax wara laga hayn ciidamada SSC waxa iyaga dhinacooda soogaadhay waxayna shegeen hogaamiyayaasha SSC inay wakhtigan xaadirka ay kusugan yihiin deegaankaasi Gambadhe oo ay iyagu gacanta ku hayaan. Magaalada Laascaanood ayaa waxaa kusugan wafti ay soo direen Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade islamarkaana shirarkaladuwan lagalayey dadka reer Laascaanood shirarkaa oo macnahoodu yahay sidii lookala furfurilahaa midnimada reer Laascaanood ama umada SSC, magaalada Laascaanood ayaa hada waxaa dhexmaraya ciidamo gurmad ah oo military iyo tikniko Somaliland ah. Wixii warar ee kasoo kordha dagaaladaasi kalasoco shabakada dhanbaal.com oo idinka haqabtiridoonta wixii warara. Ciidamada SSC ee Aaga Tukoraq oo la wareegay Tuulada Ganbadhe. - Horufadhi Waxaa dagaal xoogani saacado ka hor ka dhacay tuulada Ganbadhe oo dhanka bari 35km ka kaga aadan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Ciidamo uu hogaaminayey Hogaamiye ku xigeenka SSC Col: Ali Sabarey oo doonayey inay deegaankooda yimaadan ayaa waxaa dagaal kala horyimid maleeshiyaadka SNM ee ku sugnaa halkaas. Wararku waxay sheegayaan in hal dhimasho ah iyo labo dhaawac ah ay dhanka SNM soo gaadheen, halka ciidamada SSC aan la sheegin wax soo gaadhay. Mar aan isku deynay inaan la xidhiidhno Hogaamiye ku xigeenka SSC waa noo suurageli weydey. Waxaase magaalada Laascaanood la soo gaadhsiiyey dhaawac ka tirsan maleeshiyaadka SNM. Wararku waxay xaqiijinayaan in Tuulada ay la wareegeen ciidamada SSC, walow war hada na soo gadhay uu sheegayo inay joogaan dhanka bar Kaantarool oo dhanka bariga ah. "Maleeshiyada Puntland oo weerar gaadmo ku soo qaaday ciidanka qaranka, dhirbaaxo kululna kala kulmay"::: http://www.berberanews.com/2011/05/27/maleeshiyada-puntlnad-oo-weerar-gaamdo-ah-ku-soo-qaaday-ciidanka-qaranka-dhirbaaxo-kululnka-kala-kulmay/ .jn
-
South Africa: Somali-owned shops attacked and looted
OdaySomali replied to Jacpher's topic in General
We should raise more awareness of this. It is being called 'the silent genocide' [in the above video] in South Africa as Somalis are targeted and murdered. -
South Africa: Somali-owned shops attacked and looted
OdaySomali replied to Jacpher's topic in General
700 Somalis were murdered in South Africa between 2002-2010. A short report be warned, graphic images ^ -
It is not neccessarily about features as such. It seems that for these people it is not about beauty as such but about who they are. Even if a women doesn't have the 'ideal features', she is still a beautiful creation of Allah swt and for people to say or for the woman herself to believe that she is less worthy than the other creation of Allah is just wrong. Like someone said before, people will put you down if you let yourself down. Beauty is subjective but humans are equal.
-
Allah made everyone into different colours and races. It really shouldn't even be a topic for discussion. You are who Allah made you, accept it and stop crying would be my message to those women. If they want to do something about what the media is pushing and/or the prevailing cultural ideals being pushed by certain groups of society go ahead. African people, that is those from Africa, tend to have less of an issue with their identity, their colour, their hair and so forth. If they feel they are too black to be beautiful in a white country they can move to Africa; problem solved.