OdaySomali
Nomads-
Content Count
2,209 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by OdaySomali
-
Abwaan Abdijabar. Gobonimo iyo hiigsad. Gud urdaha soo riday waxaan guuro soconaaba, Geedaha madoow iyo waxaan gebi ka haadnaba, Gubtaanyada iyo caarada waxaan golon ka saarnaba, Hurdo guur wuxuu nagu dhacee aanu gama'a diidnaaba. Anagoo go'doon ah waxaanu cadhada la guuxnaaba, Oo gaaroodi joog iyo waxaan timo' gardownaaba, Guuradooda buuraha waxaan oon uu gubanaaba, Gaajo uma debcayno ee waxaan golongolyoownaaba. Gurmad aan daalayn oo hawl galaanu nahayee, Maroodiga gaboobiyo waxaanu geri la daaqnoba, Waxaanu wada gooshno ee gorayo raacnaaba, Gelowgiyo galaydhyada waxaan wada golaynaaba, Garanuugta Laacdame'ba waxaa golos nidhaaahnaaba. Waxaan guuro guuraynaa ee aan galab carawnaaba, Good iyo abeesada waxaan gudug u jiidhnaabaa, wiyilshiibu gedeedii waxay nagu gadoodaa, shabeel oo guhaad badan waxa is garab istaagnaa, Gooshiyo ninkeedi waxaan geel ka dhiganaaba, Gebi habar dugaageed waxan gacal wadaagnaa. Dhibka gorofka noo qaatay ee geexda naga maala, gundhigiyo wax loo geeyay baa noo gadhoodhsamayee, Xeylatoo na gaadhsiiyay iyo nabaraduu geystay, Maantana gedisii atoor Geesale' ayaa yimi'ee. Gardaradda waayanaha waxaan ku gacan saydhnaaba, Gabadh iyo dhamaan wiil waxaan wada dirirnaaba, God madoow garteenii waxii lagaga geeyaaba, Duniduba waxay nagu geftee nagugu gooyaaba. Anaguna go'aan adag waxaan gows ka dhiganaaba, Gacmo wada jirkood iyo waxaan talo gorfaynaaba, Isugeyntu waa dhib ee waxay guluc lahaataba, Kolba geer waxay naga gashay naga gadoontaaba, Galad Eebahay iyo waxaan guusha suganaa ba. Waxba gabaygu yuu ila gudbin ee waxaan ku soo gaabshay: Gobonimo u dirir iyo waxan nahay suluf colaadeedee, Dabkaa garabka noo saaran oo gaadh hayaanu nahayee, Geyigaan u dhalanoo adaanu gaardi kuu nahayee, Geddaa noo xigyaana waa inaan libinta gaadhnaa ee (Inshallah) ...Geddaa noo xigyaana waa inaan libinta gaadhnaa.
-
No contest. Whichever wrapping is easier to open ----> Diraac.
-
Soul wrenching lyrics. Ma Wardheertaan jeclaa baan, ku wareejin Woyane?! Ma Wardheertaan jeclaa baan, ku wareejin Woyane?! Ma Goodaydan jeclaa baan, gaalka uga tagaayee? Ma Goodaydan jeclaa baan, gaalka uga tagaayee? Qoraxeeydan jeclaa baan, qaran loo ogolaynee? Qoraxeeydan jeclaa baan, qaran loo ogolaynee? Ana goobtan jeclaa baan, nabad loo ogolaynee! Ana goobtan jeclaa baan, nabad loo ogolaynee! Dhagaxbuur taan jeclaa, baan uga dhuuman Tigraye?! Dhagaxbuur taan jeclaa, baan uga dhuuman Tigraye?! Jigjigadaan jeclaa buu...
-
Panama City
-
Alpha could you tell us waxay buildings kani kala yihiin. i.e. what purpose will they be used for?
-
Alpha Blondy;880780 wrote: October 2012 There is hope lol. By the looks of the right hand side of the building, they are going to use cladding that leaves the building looking decent. Lets hope.
-
Apophis;881173 wrote: ^^No, you got it wrong sxb, Kenya we can trust and be allied with (we need to do this to isolate Ethiopia in the Horn) but we should never trust the snakes aka Ethios. The sea thing with Kenya will be easily sorted. Oo labadu maxay ku kala duwanyihiin? Midba dantiis uun ayuu ilaashanaayaa. Sidad adigu malaysay?
-
oba hiloowlow;881022 wrote: ninyahow i dont speak german ee maxa ii tiri? Akhas aan dhahaa lolz just kidding seriously waxan ureeso maxa weeye baan dhahaa ama uur badanaa ninyahow uf iyo akhas iyo waxaa naagaha baa ku hadlo i said oldfashioned cultural nonsense. lol @ akhas. On a serious note, to me uff is what you say in relation to something that stinks and to my ears thats acceptable. But to say uff in relation to something that you dislike, does not even make sense (and it is gramatically incorrect unless that specific thing you dislike also happens to stink). Thats my rationale on the subject.
-
oba hiloowlow;880865 wrote: wtf is wrong with ragga'' Uff'' dhahaayo sidii habraha camal eraygaa ragga ma isticmaalo lool Ouderwetse culturele onzin Oba out of curiosity, what do you say when you smell a foul/stinking/qarmuun smell?
-
Leezu has been exposed... he himself aint even Somali though. Just a troll whose trolling.
-
Who is to say that Leezu is actually Somali anyway*... to me he sounds like a masquerading troll..?? Yacni, i've never seen him type in Somali and most of his posts are designed to be provocative and devisive. :confused: * Or Apophis for that matter.
-
Sleezy, no element of the Somali people are going anywhere, but YOU are by all means free to leave the Somali republic Will a mod lock or better delete this thread that is targetting a specific element of the Somali people and offensive to us all. Mahadsanid. p.s. Obvious troll is obvious.
-
disclaimer: These are not my videos but just a representation of the places on the ground.,
-
I will give you the sweet, bitter and sour. The glamorousesque perspective... " frameborder="0" allowfullscreen> And the more realistic nitty gritty perspective...
-
Surely sheikh Hassan would have had an idea who he was going to pick as his PM when he started campaigning. He doesnt strije me as undecisive but perhaps his choices/choices of PM were not approved of. The other possibility is that he wants to be seen as having consulted the various stakeholders and reached a decision after careful deliberation (rather than say a quickly announced predetermined decision). The delay is probably due to a combination of the two possible reasons ive mentioned.
-
The Hybrid Solutions Group subsidiary in Somaliland
OdaySomali replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Ku dayo Puntland, ku dayoo lol. catchy song -
Chimera;876523 wrote: These gunmen have masters , and they are first class saboteurs, they need to be hunted down. Yep.
-
My sincere most apologies to nina-fox and others who wanted to read this thread. Check back in the next few days for updates. This will probably be the most detailed description of what it is like to return home you will have read online in a long time.