OdaySomali
Nomads-
Content Count
2,209 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by OdaySomali
-
Somali guy running for Mayor in Minnesota lets support this brother
OdaySomali replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
From his picture, he looks like someone who is a patient [person]. What are his chances for survival, I mean election?... -
Folks how do you know Ms. Moons is to be trusted Maybe she got one of the positions at MI5
-
Madaxweyne Xasan:- Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia
OdaySomali replied to Abwaan's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;894470 wrote: Horta qodobka ugu muhimsan aad ka hadashay waxa weye population hada populationka xabashida wax muhimada ah malaha. Sabab dalalka ma difaacan shacab eeh ciidan ba difaaca iyo siyasaad. Ethiopia waxay wax u noqotay wa Somalia oo awoodeedi wiiqanyahay . Laakin haday Somalia so noqoto Ethiopia waxay tahay ba iska yar marka wax weyn anigu adeer uma arko. Yaana ku yidhi xabashidu waligood bay Ethiopia ahanaysa laga yaaba Ethiopia inay kala go godo mustaqbalka dhow. Xaaji dunidani waxay ku kala socotaa dhaqaalo, awood iyo gaashaanbuur. Wadan waliba waxa uu dhaqaalo iyo awood ku leeyahay sadex wax: - Dhaqaalo A = Wuxuu iibsan karo ama suuqiisuu inta uu leeg yahay. Taasi waxay ku xidhan tahay tirada dadka. Hadii uu wadanku suuq weyn leeyahay wadanada kale' way jeclaanayaan inay la macaamiilaan. - Dhaqaalo B = Wuxuu soo saari karo ama samayn karo. Taasi waxay ku xidhan tahay keyraadka uu Ilaahay dhulkaas ku abuuray iyo tirada inta qof ee wax soo saar kaa fulin kara. Hadii uu wadanka wax soo saar badan yahay ama kheyraad badan laga helo wadanada kale' way jeclaanayaan inay wax ka iibsadaan ama keyraadkaa wax kala baxaan. - Xooggiisa military oo ay dhaqaalihiisa A iyo B saameyn toos ah ku leeyhiin. Iyo inuu wadankaasi gaashaanbuur ku jiro. Cidina wax ku falimayso wadan dad iyo dhul ahaan ba yar, dhaqaalo xun, sabool ah, kheyraad badan na aan laga helin dadkiisuna is dilaan oo is khilaafaan. Haddii markaa ay Somali dhaqaalo ayna lahayn oo ayna dad yar yihiin, hadii ay isi sii kala qaybiso oo ay kala guurto, midna meeshay marta la arki maayo. Rejo ay rejaynayaan inuu cadowgoodu, Ilaahay amarkiis, iska jabo-na meel geyn mayso, rejo qudho oo uuna dedaal iyo howlina la soconin runtii wax micno oo ay leedahay ayaa iska yar. Methelan Xabashidu may rejaynun uun inaynu is khilaafno oo kala guurno ee waay ka shaqeeyeen, u soo dedaaleen oo u tabcadeen sidii ay taasi u dhici lahayd, wayna ku guuleysteen. -
Madaxweyne Xasan:- Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia
OdaySomali replied to Abwaan's topic in Politics
xiinfaniin;894447 wrote: ^^ :D Gabaygaaga xunka ahna waan arkay ee ogow Heye waan ogaaday. Stay tuned for the next one -
Madaxweyne Xasan:- Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia
OdaySomali replied to Abwaan's topic in Politics
xiinfaniin;894375 wrote: OdaySomali, This mere announcement of intent does not warrant your anger at the president. He is new , the new kid on the block if you will, facing established powers and intrenched geopolitical interests in the region. A wise leader's objective in such situation would be to size the situation, play meek to quite down adversaries...and buy time. Fair point and I concur. Laakiin su'aalo ayaa jira. The U.S.A, Turkey and Egypt have expressed an interest in contributing towards the reconstitution of the Somali military, kollay adigaa IIga war roon ee what has the President said about those developments and has he embraced them with the same vigour? Also let it be noted that there is only so much that you can play meek, eventually you will have to take a course of action and actions, as we know, speak louder than words... the adversaries you speak of shall take counter actions. We shall wait and see. xiinfaniin;894375 wrote: The Somali project is owned by bigger prowers than this poor African country Somalis seems to have obsession with. Ethiopia is demographically big , but economically poor, and politically unstable. She is no position to take independent initiatives outside of its borders. Just like Kenya, the role of Ethiopia in the Somali project is determined not by pure national interests of theirs but by the accommodations and designs of the powers that be. Further more we have seen bigger and grander announcements before (i.e. the Somali navy being based in Jabbuuti) only to see them fail to come to fruition. And as XX noted Ethiopia is already a player and has boots on the ground. So once again , I don't see the big fuss here. Again I agree with your assesment of things but you have to consider yaa xidhiidhka fiican leh, yaa leverage leh? Again I think you are understating the extent to which Kenya and Ethiopia are involved. Both have boots on he ground, both have been arming militias inside the country, both have been using their leverage and both A.U and internaitonal level to get their way. Both countries have undeniable vested interests that they are persueing, be it with the resources provided by third parties or with their own resources, the use of soft-power and proxy militias. Irrespective of whether they are poor of African countries, Ethiopia iyo Kenya wixii itaalkooda ah ba way isku dayeen oo dayaan. Waynu eegi waxaa ka soo baxa laakiin aniga ilama aha fikrad wacan inaynu taageerno faragelintooday oo ay sii kordhiyaan. Lastly Ethiopia may already have boots on the ground but that it also a problem in the long term. xiinfaniin;894412 wrote: Waryaa XX waxay Somaliland tan aad nala dhexqaaday? Somaliland waa qayb wadanka ka mid ah oo waxa koonfur ka socda iyo waxa waqooyi ka socdaba saameyn weyn ayay isku leeyihiin si kastanaba way isu khuseeyaan. Midna maahan inay Itoobiya tababarkooda dalab ku haysato.ds`a -
Madaxweyne Xasan:- Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia
OdaySomali replied to Abwaan's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;894387 wrote: Not true Ethiopia is not a super power its just demographically significant but its economically very poor its only being supported by the west with lots of aid. The only reason why Ethiopia has the upper hand in any business agreement with Somaliland is because of the status of Somaliland a defacto state with little support of the international community. Somaliland has the resources and the capacity to sustain its self and to defend its self if it sits in right place on the world stage. The status of Somaliland is just important for its future Somaliland having access to the world markets.And having the ability to defend ur self from external factors politically diplomatically and economically u need that little bit of diplomatic legitimacy.Somalia has that diplomatic legitimacy but its disorganized and divided domestically thus Ethiopia Kenya take advantage of that. Somaliland is pretty organized with in has good governance but lacks the international diplomatic legitimacy. Somaliland is larger than 25 countries in Africa. Maan odhan inay Itoobiya tahay Superpower. Laakiin aan dhowr wax kuu sheego. Ta koowaad, umaba baahnid inaad ahaatid "Superpower" inaad qof kale' cunoqabateeysid, waa inaad qof-kaa aad cunoqabateynaysid uun ka itaal iyo qorshe' roonaatid. Ta labaad, yaan la iska indho tirin inay Itoobiya, dadkeedu sabool ha ahaadeen ee, Somalida ka itaal iyo qorshe roontahay. Waliba madaama ay inaga dad badan yihiin (80 milyan), dhul weyn yihiin, kheyraad badan yihiin, ayna siyaasiyan xidhiidh xoogan la leeyihiin wadana ah U.S.A, E.U iyo qaar kaleba, mustaqbalkana itaal roonaadkaasina wuu sii kordhi uun. Example yar aan kuugu fasiro waxaan u jeedo... ---> Waxaad soo qaadataa inay laba reer oo deris ahi jiraan. Middi waxaynu odhanaynaa reerka #1. #1 waa reer yar oo 10 qof oo muslim ah, dhul yar oo had iyo jeer abaar ah oo ayna waxba ka beermin-na dega. Midna waa #2 oo waa reer badan oo 90 qof oo badankood gaalo yihiin ah, dhul weyn oo dhul beereed wal walba ka beermo oo macdan iyo webbiyaal aan go'inna leh. Reerka weyni ka yar ayay dhul ka xoogeen dhul kale'na ka damacsanyihiin. Reerka yarri way iska difaaci lahaayeen laakiin waa qaar had iyo jeer gudohooda ka dagaalama oo is khilaafa. Reerkaas #2 iyaguba waa sabool se' laakiin reero kale' ayaa caawiya oo hubeeya tababarona... dagaalkaa sokeeye' ee reerka yar ee 10ka qof ah ayay ka faa'iideeystaan oo way isku sii diraan marnaba mid ayay taageeraan. Reerka badani qorshe horumarineed ayay ku shaqaystaan oo inta dhaqaalohoodu way uu soo kordhayaan, laami, dhakhaatiir iyo wershado ayay dhistaan oo itaalkoody intaa wuu u soo kordhayaa. Haye sheekada iminka waad la socotaa ayaan filayaa. Markaa hadii ay reerka yar ee awalba ahaa 10ka qof ahaa kala guuraan oo sadex qof oo waliba meel degto oo loo "ictiraafo" inay yihiin "reer", hadii uu reerkii #2 ee badnaa oo itaal kooduna intii sii kordhay ay ku soo duulaan ama cunoqabateeyaan miyay iska celin karaan ama difaaci karaan?? Jawaabtu waa maya. Hence the following: Isu dhiibnay dugaag oo Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. Suldaan Timocadde' Xaaji ma maanta ayaad tidhi "Somaliland is pretty organized... has good governance". "Somaliland" is not well organised at all and it does NOT have good governance. You have to put things in its context. "Somaliland" is well organised and has "good" governance relative to ONLY "South Central Somalia" because there is, bar Puntland, NO public organisation or governance AT ALL. Were Somaliland a country, compared to its contemporaries in the wider world it would be among if not the most unorganised, impoverished and corrupt country with a severely incompetent and ineffective political elite/government... and it doesnt have diplomatic recognition because of those very reasons. u think recognition is and will bring more than is the reality. World politics is not entirely or even predominantly about who is recognised or what the international law is. It is about what leverage you have by way of economy and the size of the consumer market, natural resources, human resources & knowledge, strategic geographic assets, cultural clout etc. If you are small and poor, regardless of whether you are recognised or not, you will be vulnerable, always get the worse deal and generally be pushed around (by anyone who can including but not exclusive to neighbours, large corporations, world bank, WTO etc.). -
Madaxweyne Xasan:- Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia
OdaySomali replied to Abwaan's topic in Politics
Xiinfaniin adigu aad ii dambeyside' I yara sug. -
Mahadsanid Blessed, Bluelicious.
-
Madaxweyne Xasan:- Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia
OdaySomali replied to Abwaan's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;894372 wrote: Oday Somali ma aniga ba diidan taas horaan u sheegey Somaliland xabashi influence ka bixi mayo ila la ictraafo . Inta ka sakow Xabashidu will have the upper-hand sarkaal baad sheegeysa la tabo baro qaad priceka la cuno iyaga mamuulayaa wax kale iska daa. Wax walba oo agreement SL la gasho Ethiopia , Itoobiya ba gacan saraysa. Xabashidu wa smart way ogyihin qabkay wax u socdaan, ku darso waliba Somaliland Military aid kama hesho calaamkuna wax heshiis oo sharci lama gali karaan,Taabtaysay ahaanaysa. Waad ku saxsantahay halka aad tidhi inay Itoobiya Somaliland siyaasiyan influence weyn ku leedahay, ku dar weliba dhanka dhaqaalaha iyo dhan militarily ba. Laakiin waad ku khaldan tahay inaad u malaysay inay Somaliland gacanta Itoobiya ka baxayso haddii la ictiraafo, taasi marnaba dhici mayso. Somaliland is and would be demographically, economically, politically and geographically too small, insignificant and weak inay Otoobiya iska furfurto, iska difaacdo ama ka madax banaanaato. Run haddii la sheegayo sida qudha ee ay Somaliland (iyo qaybaha kale' ee dhulka/maamuladda soomaaliyeed) madax banaani dhab ah uga helayso waa Soomaalida kale' oo ay dan guud owgeed ula shaqaystaan. The elusive Recognition that is not forthcoming anyway, is not a magic wand and panacea for all problems and deficiencies. Nor will this elusive and hypothetical recognition give Somaliland economic, demographic, geographic or political clout or significance. -
It is with sad regret to inform SOL and SOLers I've been.......
OdaySomali replied to Alpha Blondy's topic in General
Alpha Blondy;894351 wrote: utterly regret posting this thread. i'm sorry I've offended HIV+ people. this illness is no laughing matter!! Everyone makes mistakes but its learning from them that is important Alpha. -
Madaxweyne Xasan:- Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia
OdaySomali replied to Abwaan's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;894320 wrote: Why are you so surprised there are thousands of xabashi troops in Somalia in hiiraan gedo bay and bakool cid wax tidha anigu ma arkin cid xita diidan ma jirto. Dadko oo dhan waxay yidhahaan itoobiya wa na cawinaysa Alshabaab bay inaga celinaysa:D War maxaad sheegaysaa soow ta SL'ds saraakiishooda sare' ba Xabashidu in their droves ku soo tababarto Addis military academy. -
Madaxweyne Xasan:- Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia
OdaySomali replied to Abwaan's topic in Politics
xiinfaniin;894338 wrote: This is not a big deal. Think of it as another African country wanting to milk some reconstruction money from Somalia. It will not be Ethiopia that will rebuild Somali army, Turkey, Egypt and US will. Just like Uganda, Ethiopia will at best be staging area for the project. Being one of the misguided spin-doctors of SOL, I don't know what reason you think you have for understating this development and the risk that it poses to the reconstitution of the Somali republic but let's be honest with ourselves Xiinfaniin. in the Somali context to think of Ethiopia as "another African country wanting to milk some reconstruction money" is naive, misguided and utterly foolish and I don't even need to state the reasons why, kii garanayaa garanaya. Ethiopia does not need the Somali reconstruction money. It has a healthy relationship with the major international donors esp. the U.S, E.U etc. It has declined to come under AMISOM and all funds go to it directly rather than under the umbrella of the A.U. It is also developing a stronger relationship with China. Even if you have conrete information that the countries you referred to will be the major actors in reconstituting the Somali military, this development and statement of intent indicates the desire of the Ethiopian goverment to influence the outcomes of any attempt at reconstitution. Even if the President wants Egypt, Turkey and the U.S to be the major actors in this project, you have to remember that this make-belief President, contrary to the Ethiopians, has little leverage, influence or clout in the current organisation of affairs. -
Madaxweyne Xasan:- Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia
OdaySomali replied to Abwaan's topic in Politics
Cabdulaahi Suldaan Timacadde' waa kii yidhi: Dunidii ka habsaanay oo Inaga ugu dambeyna oo Dundumaan dhaqdhaqaaqin ee Dhamantiin dhergi weyney oo Isu dhiibnay dugaag oo Soomaaloo kala daadsan Hadaynaan isu duubin Durki mayno xadaawe Cidna daafici mayno. -
Madaxweyne Xasan:- Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia
OdaySomali replied to Abwaan's topic in Politics
Xabiibo Awreeye waa tii tidhi: Cadawgeenu wuxuu doonayaa, soow is cuna maaha ? Casumaad wuxuu noogu fidin, soo cakiran maaha ? Casharada wuxuu noogu bixin, cagajugleyn maaha ? Dabateena ciidaan dhacee, cagaha [ii] leef maaha ? Calankiinu waa kii dhumee. ceel ku rida maaha ? Soomaaliyeey cawaan baa tahee, soo car hadal maaha ? Caqli ninkii kugu hantiyey, kugu ciyaar maaha ? -
Madaxweyne Xasan:- Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia
OdaySomali replied to Abwaan's topic in Politics
Listen from 2.10min. BBC Somali ayaa warka xaqiijisay. Ethiopia is to send "senior" military personnel to Somalia to direct the reconstitution of the Somali military. Nice! http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_muuqaal/2012/11/121128_itoobiya_soomaaliya.shtml -
^ What stage are you at Mario
-
Madaxweyne Xasan:- Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia
OdaySomali replied to Abwaan's topic in Politics
This story has to be b.s. It has to be. -
Madaxweyne Xasan:- Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia
OdaySomali replied to Abwaan's topic in Politics
oba hiloowlow;894316 wrote: Im gonna wait till Hiiraan or Jowhar reports this. If this happens to be true my condolences looks like somalia aint ready for a real gov. What is the eventual fate of a dog that loves chocolate? -
Madaxweyne Xasan:- Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia
OdaySomali replied to Abwaan's topic in Politics
Hadii uu warkani run yahay, rajo ha ka sugina kuwn dowladda cusub isku sheegaya. Kulaha "Itoobiya ayaa dib u dhiseysa milatariga Somalia". Walaahi I laughed so hard. SMDH. Cawaan uun ayaan maqli jiray ee maantaa cawaan madaxweyne lagu sheegayaa. What's next, the Vatican is going to train our Coastguard, Marine troops and Wadaado. -
2012-07-27 13.03.24 by Mohamed Abbasheikh, on Flickr 2012-08-02 17.27.43 by Mohamed Abbasheikh, on Flickr 2012-08-02 17.32.01 by Mohamed Abbasheikh, on Flickr 2012-08-02 17.29.04 by Mohamed Abbasheikh, on Flickr 2012-07-24 10.33.17 by Mohamed Abbasheikh, on Flickr 2012-07-24 10.33.12 by Mohamed Abbasheikh, on Flickr 2012-07-24 10.33.06 by Mohamed Abbasheikh, on Flickr 2012-07-24 12.26.13 by Mohamed Abbasheikh, on Flickr
-
<img src=" Somalia - Mogadishu port by zeepkist, on Flickr Mogadishu by the sea by IPS Inter Press Service, on Flickr <img src=" Signs of Return to Life in Somali Capital by United Nations Photo, on Flickr
-
Mogadishu's Lido Beach Lively after Shabaab Withdrawal by United Nations Photo, on Flickr
-
Lido Beach, Mogadishu 2 by fmesko, on Flickr
-
AMISOM efforts in Somalia (Oct) 08 by Albany Associates, on Flickr Lido Beach, Mogadishu 4 by fmesko, on Flickr