Liban
Nomads-
Content Count
100 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liban
-
Wasiiradii Somaliland ee Turkiga tegay oo calaankii Somaaliya luqunta sudhay midinmo muqadas ahna saxeexay. Wasiiradii Somaliland u metelayey shirka Somaliweyn ee Turkiga ayaa qoorta shuday astaanta shirka oo ka samaysan Calanka Somaliya iyo Ka Turkiga, arintaas oo ah qiyaanadii ugu xumayd ee qaranka laga galo. * * Raysal Wasaare Ku-xigeenka Waddanka Turkiga Dhexda, oo ay garabo taganyihiin Wasiirada Qorshanta Qaranka Iyo Macdanta Iyo Biyaha Somaliland. Wasiirada somaliland ayaa sacabka garaacayey markii Sheekh shariif iyo Ra’iisal wasaare TFG hortooda ka yidhaahdeen , Somaliland waxay u soo noqotay midnimadii soomaliya, oo way ka soo noqdeen khaladkii ay ku jireen. Hadalkaas oo ka xun hadalkii ninka Ciise caloosha toorayda iska geliyey. Inkasta oo markii horeba Somaliland loo soo macsuumay si la mid ah Maamul goboleedyada kale ee soomaaliya, hadana waxay ugu darnayd markii Wasiirka arimaha debedu goobjoog ka noqday Go’aamadii ka soo baxay shirkaas oo ay ugu horayso in midnimada somalia muqadas tahay. Wasiirka Arimaha Debeda ayaa la dhex fadhiisiyey waftiga Tansaaniya iyo Marooko, Labada wadan ayaa taariikh ahaan si saamayn ugu yeelanaya Somaliland sababtoo ah Tansaaniya ma ogola inay zinsibaar ka Go’do waxayna haysataa maamul hoosaad aad u liita, halka sidoo kale wadanka Marooko ay dagaal kula jirto Jabhada Saxaraha Galbeed oo doonaysa inay Marooko ka madaxbanaanato, hase yeeshee ay u diidan tahay. Labada wadan ee Wasiirku Arimaha debeda somaliland uu dhexfadhiyey ayaa waxaa mid kasta Horyaalay Calanka wadankiisa, Halka Wasiirka aanu calankii Somaliland Hor oolin sababtoo ah isagaa ku dooday in loo soo casuumay si la mid ah wadamada kale ee shirka ka soo qayb galay. * Hore ayay shabakada saraarnews idiinku soo bandhigtay in Siilaanyo heshiis midnimo London ku soo saxeexay, isagoo askartiisii dalacsiinin, shuruud la’aana ku tegay, Halka Sheekh Shariif ciidamadiisii ka sii wada dhigay Kornayl iyo Janan miidhan si marka la isku darsamo ay awooda ula wareegaan ciidamada Soomaaliya. Madaxweyne Siilaanyo ayaa doortay golle wasiiro ah oo la daalaadhacaya Karaamadii shacabka , inkasta oo wasiirada Arimaha guduhu u hiilinayaan xisbiyada Mucaaradka ah oo taageero u siyaadinayaan, halka Arimaha debedu Gaadhsiiyey karaamadii Somaliland maamul goboleed ka liita kuwa Soomaaliya. Source: http://saraarnews.com/?p=8628
-
Fiqi, Can u please give us the link to these photos from the conference, as I am unable to find them. Thanks.
-
^^^ Faroole was missing in the family photo though. I guess he still bitter and confined himself in his hotel room.
-
Where Is Faroole dude? Still upset, eh?
-
Seems like after the Egal airport scandal. Sliaanyo and his family were trying to please Dhabshiil and Daryeel. In turn, they gave them lands owned by poor people such as the fella in the video. Which at the end fueled that Mexican stand off few weeks ago.
-
Somaliland: The Egal Airport scandal tender hoax and scam revealed. HARGEISA — The recently announced expansion plan for Hargeisa’s Egal international airport is likely to collapse after a secret scandal has emerged just days after commissioning the project. The scandal is likely to rock Somaliland to its core including the government, private sector and other sectors of society. Plans to expand the airport was officially launched on Sunday (May 27) after President Ahmed Silanyo laid the foundation stone for a $5.61 million upgrade. The minister of Aviation Mohamud Hashi Abdi said the tender to upgrade the facility to international standards was awarded to China Hono Group (CHG). Since the announcement by Mr. Abdi, a report has emerged that revealed that the mentioned company was a hoax and was not even in the construction industry. China Hono Group (CHG) is a mining company which has small staff in Somaliland. Several times the company was accused of involving in another elaborate scandal which involves the smuggling of rare and precious minerals out of the country. Their representative to Somaliland, Abdirisaq Omani (Cumaani in Somali), is both the nephew of President Ahmed Silaanyo and the man awarded with the lucrative deal of upgrading the airport. Mr. Omani, who did not have a construction company nor any experience, approached Mohamed Abdirahman Gadhyare, the representative of China Roads and Bridge Corporation (CRBC). He first heard about CRBC and their work during their recent upgrade of Jigjiga’s airport in nearby Somali region of Ethiopia. Mr. Omani insisted that CRBC commissions the work on behave of him for just over $1 million. This was a far cry from the $10 million that the government of Kuwait has donated for Egal airport and Berbera airport upgrades. Mr. Gadhyare who was shocked by the hoax and scam deal which involved the President, decided to contact local media whom he hoped would help stop the fraud deal. Mr. Gadhyare also stated in a statement to the media that Abdirisaq Omani got together foreign miners from CHG and presented them to the media as construction workers and engineers. He declared that officials from CRBC were on their way to the country and that he will soon release documents proving the hoax deal including files purporting to be tender offer from Mr. Omani. Other reports have also indicated that President Silanyo has awarded the expansion project in Berbera airport to one of his relatives, who like Mr. Omani, has no official construction firm. They said the mentioned Ethiopian company is all fraud and does not exist. Ahmed Yusuf, a local activist says the government should be held accountable. “Despite receiving bids from established companies with good economic empowerment credentials, the President decided to award his nephew, we never heard of such case in Somaliland,” he said. Companies such as Daryeel Construction with over thirty years of experience were blacklisted and their bid was dismissed in the early stages. “What else is the president and his government hiding? I am sure after this scandal, the Somaliland people will not see the government the same. They are nepotists on a grand scale,” he insisted. Other reports indicated the government mismanaged millions of dollars including food aid and were currently in the process of trying couple of people for it. Some locals believe the individuals facing a local court, including Haji Abdullahi Governor of Marodi Jeeh, Ahmed Elmi Barre, director general in the Ministry of Resettlement and Rehabilitation and Osman Saeed Jama personal advisor to the vice president, are innocent. The expansion works to upgrade the two airports to regional standards is likely to collapse after these revelations. It is also a snub shot into Somaliland’s widely practiced corruption and nepotism at many levels including enterprise and government. The government of Kuwait, through Kuwait Fund for Arab Economic Development, has pledged $10 million for Hargeisa’s Egal international airport and Berbera airport, a coastal town on the Red sea. All documents will be made public in the coming days so Somaliland people know the truth about their country and those in charge. Somalilandpress Source: http://somalilandpress.com/somaliland-the-egal-airport-scandal-tender-hoax-and-scam-deal-revealed-29522
-
I don't mean to show clan names bro. I just copied and paste from the site I found the article. I am going to get rid of the article.
-
Ninkan oo lagu magacaabo Daahir Nuur Yey, oo ah ninkii lahaa dhul ku yaala xaafada Godayar ee magaalada Hargeysa..
-
^^^ I think the IC is scared of Aalaa Sheekh group as they are unknown and closet Islamists. Abwaan, Looool. U are right selecting clueless Mr. Cheese as a pm was a huge blunder on their side. I personally think they knew what they were doing. The main reason they selected Farmajo was to put an end to Shariif Sakiin dominance in the political scene, coz he had PM Sharmarke in his pocket. So they picked Farmajo based on his weak personality and easily to manipulate. That was the main reason IC agreed to Farmaajo sacking in kampala, coz he was completely biased, and was not an independent PM.
-
^^^ One of them fake doctors out of many.
-
Dude, check out Wesely Snipes. :cool:
-
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Nuxurka Warmurtiyeedkii kasoo baxay Istanbul Conference ayadoo qodobada kasoo baxay Shirkana ay ugu muhiimsantahay Sameynta Sanduuq Dhaqaale oo Soomaaliya lagu taageerayo taasi oo loo arko iney ka duwantahay qaabkii horey ay Caalamku Soomaaliya ugu taageeri jireen iyo in August kadib Soomaaliya loo aqoonsado iney gashay Marxalad cusub oo Dib u Dhis. Hadaba Warmurtiyeedka oo ka kooban 40 qodob ayaa qodobada ugu muhiimsan waxay kala yihiin:- -In La Tixgelinayo Madaxbanaanida,Sharafta iyo Midnimada Umadda Soomaaliyeed. -In Nabad dhab ah laga sameeyo Soomaaliya ayadoo Shacabka Soomaaliyeed ay raadinayaan dib u heshiisiin,nabadeyn iyo Xiriir Siyaasadeed si loo helo Dowlad wadajir ah oo Soomaaliya oo dhan mateli karta. -In Beesha Caalamka ay rajo wanaagsan u yeeshay waxqabadkii Dowladda ee Sanadkii lasoo dhaafay oo Marxaladdo adag lagusoo shaqeeyey islamarkaana horumar laga sameeyey dhinacyada Ammaanka, Siyaasadda,bani aadannimada iyo Dib U Heshiisiinta. -Shirkan wuxuu hoosta ka xariiqay in Mas’uuliyadda koobaad ee sidii xal loogu heli lahaa Soomaaliya ay leeyihiin Soomaalida beesha Caalamkuna ay ku taageerayaan. -In la xasuusto shirkii London oo aad iyo Aad muhiim u ahaa arimmo badanna lagu gaaray. -In lasoo afjaro Xiliga KMG 20-August-2012 sida ku cad Kampala Accord,Road-Map,Garowe Principles iyo Addis Ababa. -In Beesha Caalamku ay si deg deg ah u fuliyaan dhammaanba Ballanqaadyadii ay horey u ballan qaadeen si loo helo markii Odayaasha Dhaqanku ay Muqdisho ku laabtaan ay soo xulaan ergadii Ansixin laheyd Dastuurka iyo Baarlamaanka Cusub. -In Soomaalida lagu ammaanay sida ay u ilaalinayaan xuquuqda Haweenka ayadoo golaha ansixintana 30%haween ay yihiin. -In Shirka Istanbul uusoo dhaweynayo iney si KMG ah u ansixiyaan Dastuurka. -In Shirka Istanbul uu taageerayo in shacbiga Soomaaliyeed laga talageliyo Dastuurka ayagana ay xaq u leeyihiin. -Shirka Istanbul wuxuu hoosta ka xariiqayaa in Baarlamaanku Cusub oo noqdo mid loosoo xulo si cadaan ah oo aanay mugdi ku jirin. -In Doorashada Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka aanay laga dib dhigi Karin waqtigooda. -Wuxuu kaloo Shirka Istanbul soo dhaweynayaa go’aankii Bishii May kasoo baxay IGAD,AU iyo Q.M ee ku aadanaa in cidii ka hortimaada hanaanka hada socda loo aqoonsanayo qaswadeyaal(Spoilers) ayadoo Shirkanna uu hoosta ka xariiqayo kooxahaasi in laga qaado talaabooyin adag. -In Beesha Caalamka looga baahanyahay iney taageeraan qabsoomida Wadahadallada dhexmaraya DFKMG iyo Somaliland. -Kasoo qeybgalayaashu waxey aad iyo aad u eegeen in Siyaasadda cusub ee hada dhalaneyso loo baahanyahay hay’adaha lasoo dhisayo iney noqdaan kuwo Soomaalida oo dhan wada meteli kara. -Shirkan wuxuu tixgelinayaa arrimaha Xuquuqul Insaanka ayadoo Soomaalidana laga doonayo iney texgeliyaan dhowrid Xuquuqda Aadanaha. -In La helo dib u heshiisiin dhab ah oo Soomaalida dhexdeeda umadduna is cafiso sida dalal badan oo Caalamka ah ka dhacday. -Waa inay bilaabataa wixii ka dambeeya August 20-2012 barnaamijyo cusub oo dib loogusoo celinayo dhismaha hay’adaha Dowliga taasi oo sii ambaqaadeysa qodobada ku xusan Road-Mapka. -In Lasoo Celiyo dib u dhiskii dalka ayadoo dhammaanna Hay’adaha Ammaanka loo helayo tasaaliidkii ay u baahnaayeen laguna Xoojiyo. -In Xaga Tababarrada laga taageero Ciidammada Soomaaliya sida ay hada bilowday Dowladda Turkiga. -In La Sameeyo Ciidammo si gaar ah u tababaran oo dadka iyo Dalka Ammaankooda sugi kara. -In Lagu ammaanay AMISOM howlaha ay xaga Amniga ka wadaan iyo sido kale Dowladihii saaciday oo ay ka mid yihiin Mareykanka iyo Midowga Yurub. -In Dowladihii horey u balan qaaday iney Soomaaliya usoo dirayaan Ciidammo ka mid noqda AMISOM ay si deg deg ah usoo dhameystiraan Ciidammadii ay ballan qaadeen. -In Laga hortago dhammaanba wixii keeni kara Carqalad. -In Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamkaba ay noqdaan kuwo ka wada shaqeeya sii xoojinta Hay’adaha Amniga. -In La Dhiso amaba dib u habeyn lagu sameeyo Hay’adihii Sharciga sida Maxkamadihii. -Shirkan wuxuu si Wadajir uga soo horjeesanayaa falalka Argigixisanimo,Dagaallada iyo Xuquuqul Insaanka oo lagu tunto wuxuuna dhiirigelinayaa sidii Beesha Caalamku arrimahaasi oo dhan ugasoo wada horjeesan laheyd. -Shirkan wuxuu Cambaareynayaa in Carruurta loo adeegsado dagaallada ayadoo la askareeynayo -Shirkan wuxuu u arkaa la dagaalanka Burcad Badeeda Xalka guud ee lagula dagaalami karo inuu yahay in Burcad Badeeda lagala dagaalamo Berriga. -In Soomaalidu ay si guud uga wada shaqeeyso Xasilinta ayadoo laga hortagayo in Al-Shabaab iyo Al-Qaeda fursad loo siiyo iney kusoo laabtaan deegaannadii laga xoreeyey. -Shirkaan wuxuu ku ammaanayaa Dowladda hirgelinta Maamullada deegaannadii laga saaray Al-Shabaab ayadoo Beesha Caalamkana ay arimahaasi Dowladda ku taageereyso. -In Beesha Caalamku ay tixgeliso habab amni loogu sameynkaro goobahaas la xoreeyey si hanaanka maamul uu usii shaqeeyo. -In La sameeyo Sanduuq Dhaqaale oo sii dedejiya fulinta ayadoo Caalamku si wadajir ah uga qeyb qaaadanayaan* Arrimahan taasi oo loo arko mid ka duwan sidii Caalamku horey ugu taageeri jirey Soomaaliya. -In Loo baahanyahay in lasii wado gargaarka lasiinayo dadka Barakacayaasha. -In la aqoonsado iney Soomaaliya hada galeyso marxalad cusub oo ah kasoo kabashada dhaqaalaha loona baahanyahay in lagu taageero oo lagu garab galo. -In xooga la saaro dib u dhiska dalka ayadoo si gaar ah looga soo kabanayo burburkii dagaallada gaar ahaan guryaha ku yaala Caasimadda. -In la hirgeliyo mashaariic biyo gelin ah taasi oo qeyb ka ah mashaariicda Horumarineed. -In Dowladda iyo hay’adaha gaarka ah iska kaashadaan xaga maalgelinta iyo horumarinta howlaha. -In Shirkan uusoo dhaweynayo Wadahadalada Socda ee lagu sameynayo Hay’ad Dhaqaalle oo ka wada dhaxeysa Dowladda iyo Caalamka ayadoo Wadahadaladaasina si deg deg ah loosoo dhaweynayo. -In Shirka iyo Beesha Caalamkuba ay taageerayaan sidii Soomaalida ay Dhaqaalahooda u maamulan lahaayeen Fulinta qodobadan ayaa waxaa loo xilsaaray Mas’uuliyadeeda Koobaad Dowladda Turkiga ayadoo beesha Caalamkana ay arintaasi gacan ka geysan doonaan. La taliyaha Ra’isulwasaaraha ahna Afhayeenka Xukuumadda Eng C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo markii Kulanka uusoo gebageboobay kadib wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in shirka uu guud ahaanba kusoo gebageboobay jawi wanaagsan. Source: http://radiomuqdisho.net/nuxurka-warmurtiyeedka-kasoo-baxay-shirkii-istanbul-akhrisodhageyso/
-
^^^ who isn't better than President Shariif? That would not make him any good or fit to lead. The current PM is way way better than Mr. Cheese. Some say everything he did in his 6 months in power was current PM's work.
-
^^* is it safe to say that Abdikarim is their leader?
-
Abwaan, we keep on hearing Alaa Sheekh this and that. Do they have some form of leadership? Besides Wesley Snipes. I am hearing, Abdikarim Jaamac, the guy Jaahwayne replaced. What do u think?
-
What does my comment has to do with the outgoing speaker?
-
Alaa Sheekh collecting all the money they need to keep Wesley Snipes in power. They need a lot of money to convince MP's to give him another 4 years of traveling.
-
A Preemptive Break Up with Somaliland. Brilliant!
-
Xildhibanada Baarlamaanka Garabka Taageersan Shiikh Shariif Oo Lagu Wado Inay Soo Laabtaan( Xog Muhiim Ah) Wararka ka imaanaya Xafiiska Raisal Wasaare gaas ayaa sheegaya in ay buux dhafiyeen Xildhibaanada Dowlada KMG, kuwaas oo gaynaya Xafiiska Raisal Wasaaraha Waraaqo iyo magacyo salaadiin iyo Nabadoono ay soo xusheen. Ilo Xog xogaal ah oo u Waramay Warbaahinta Horyaalmedia ayaa sheegaya in Xildhibaanada Dowlada KMG inta taageersan Madaxweyne shariif lagu wado in markale ay soo laabtaan. Raisal Wasaare Gaas, Madaxweyne shariif iyo afhayeenka baarlamaanka shariif Xasan, ayaa in badan sheegay in si Xalaal ah loo dooran Doono baarlamaanka Cusub ee soo socda. Warqadaha Magacyada iyo sawirada la gaynayo Xafiiska Raisal Wasaaraha ayaa waxaa cadyn u ah in Odayaasha dhaqanka aysan soo dooran doonin Xildhibaano kale, sida kuwa aqoon leh kuwa dalka samata bixin kara iyo wixii soo Raaca. Oday dhaqameed laga Bixiyay lacagtii, gaarigii uu ku socon lahaa waxa uu markale si kal iyo laab ah u soo dooran doonaa Xildhibaankii keenay Magaciisa, ayuu yiri xildhibaan kale oo arintaas Bogan uga Waramay. Sidoo kale arintaan ayaa waxay muujinaysaa maah maahdii Oo Oranaysay hal xaaraan ah Nirig xalaal ah ma dhashay, Waxaan La Arkayaa Qab Qablayshii Dagaalka Oo Safka Hore Ugu Jira Sidii Mar Kale ay Dib Ugu Soo Laban Lahayeen Talada Dalka. Isku soo duuboo dadkii aqoonta lahaa ayaa waxaa cad in laga ilaalinayo Xayndaabka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed in ay soo galaan. Warar Xaqiiqaa Kala Soco Warbaahinta Horyaalmedia Isha Wararka: Horyaalmedia@gmail.com Www.horyaalmedia.com
-
Faroole is the Man :cool:
-
Sxb Shariif Sakiin is moving to bigger things if u get my drift.
-
He certainly deserves to lead the parliament. He got my vote.
-
Abwaan, they are talking about unknown members dubbed as civil society members to enter turkey then off to Europe.
-
Somalia: Corrupt Officials Sell Invites to Civil Society Conference Mogadishu — Over 60 people were taken to a Somali civil society conference in Turkey after paying sums of up to $ 10,000 to Transitional Federal Government (TFG) officials, Garowe Online reports. According to TFG sources, over 60 people bought at up to $10,000 USD, invites to attend the Somali civil society conference in Istanbul, from corrupt TFG officials. The invites were supposed to be given to top civil society members in Somalia but instead was sold to the highest bidders. The six day Somali civil society conference is being attended by 135 traditional elders and 165 Somali civil society members who were invited to the conference held in Istanbul, which opened on Sunday and is scheduled to end by June 2nd. However the conference was marred by controversy after the list of the Somali civil society members invited was leaked. The TFG, Puntland and Galmudug expressed objections with how and what basis, the members who attended the conference were chosen and the absence of top Somali civil society groups and members. TFG State Minister of the Constitution Abdullahi Hoosh Jibril said on Tuesday that the conference was missing "mainstream civil society groups." A source in the TFG told GO, that officials have been selling the invites to highest bidders who according to the source, are people looking to pass through Turkey with plans to enter Europe illegally. Last October TFG officials were accused of selling scholarships after Turkish officials took an exam of secondary students in Somalia .According to education officials, some students who were awarded scholarships were left behind, in their place people who paid corrupt officials large sums of cash were taken to Turkey. TFG officials who spoke to GO, said that Turkey has some onus in the corruption, because of their lack of consultation with the appropriate government organs. According to a joint press statement by Puntland and Galmudug governments, Turkey did not consult with regional governments as well as top TFG officials when it selected 165 members of the Somali civil society to convene in Istanbul. At the conference a wide range of issues such as the impact of current development projects and Al Shabaab will be discussed. "It is heartbreaking that some people who do not really care about issues concerning Somalia are attending an important conference on behalf of the Somali civil society," said Puntland government spokesman Ahmed Omar Hersi. Source: http://allafrica.com/stories/201205310889.html
-
Popular Contributors