Libaax-Sankataabte

Moderator
  • Content Count

    4,182
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Libaax-Sankataabte

  1. ^^ The Nigerian and the Indian were hilarious. The Southern accent was also spot on. He is a talented kid.
  2. DR Maxamed Aadan Sheikh, Ilaahay jannadii haka waraabiyo. He was a relative of mine and the family left London numerous times to visit him in Italy during the time he was sick. The whole family was by his side when he passed away. A giant has been lost indeed. A selfless man who did anything he could for his people, specially for his close relative. London (where most of the family now lives) tacsi xun ayaa taalla maanta. Ilaahay jannadii ha geeyo marxuumka, dambigiisana ha dhaafo.
  3. Congrats Juxa inadeer. Bashbash, barwaaqo iyo nolol wanaagsan ayaan Ilaahay idiinka baryayayaa reerka oo dhan. Aaamiin.
  4. ^^ Xaaji, miyaad indho beeshay Mujaahid? ka hor maalintii Axadda oo ay gaadheen magaalada Badhan (Bariga Sanaag)
  5. ka hor maalintii Axadda oo ay gaadheen magaalada Badhan (Bariga Sanaag) waxa halkaas ku qabsaday madaxda qaar ka mid ah ciidammada Puntland ee halkas deggan, haseyeeshee muddo kaddib la sii daayey iyagoo weliba lgu daray laba askari (ilaalo) katirsan ciidanka Puntland iyo warqad kusaabsan socdaalkooda (waddo-maris) oo madaxda ciidammadaasi usii qoreen, kaddibna ay usii kicitimeen dhinaca magaala-xeebeedka xilligan lagu afduubay ee Laasqoray. So this is part of the Somaliland delegation that "toured" Badhan the other day?
  6. It is obvious I haven't had new updates for some time. Here is an intriguing reflection of the typical Dhoodi badlands of Puntland. This picture was taken by Daniel Gerstle of Helo Magazine. I am am still waiting for some good cookies. Hopefully it won't be that long.
  7. Did India take on more than it can chew? The South Africans made Africa proud by successfully staging a fantastic World Cup (the largest sporting event). India is struggling to host the "commonwealth games" which is a much smaller event. The Athletes bridge collapsed few days ago dirty toilets And the world is taking notice. Many are outraged. http://timesofindia.indiatimes.com/sports/events-tournaments/commonwealth-games/top-stories/World-ad vertises-Indias-incompetence-/articleshow/6610216.cms
  8. Originally posted by Maaddeey: Edit: Marna ma dhihin: 'cunuga xubnaha waa lagala baxay' Yaa respected Admin. Xaasha, awoowe. I did not fabricate your thoughts. Let's not argue about semantics. This is what you said: Libaax, Hooyada hadalkeeda ayaan rumeysanayaa. This is what the mother said: "Waxaan codsanayaa in wiilkayga cidii dishay la horkeeno cadaalada,dad ayaana la baxay kilyihiisi"
  9. ^^Maadeey, sidaani si maaha awoowe. Weli waad meeraysanaysaa oo su'aashii aan ku waydiiyey ayaadba dib iigu soo celisay. Adigu hadaad aaminsan tahay in cunuga xubnaha lagala baxay, yaad u badinaysaa inay yihiin habaarqabeyaasha waxaas sameeyey?
  10. ^^Belo, Ma Puntland bay kaaga dhegtay dambilaawe? Sowdigan buuraha isku qaaday iyo meel aan la joogin? Awoowe, maxaad isku shidaynaysaa? Su'aal baan ku waydiiyaye, ma dhib kalaa jira? Si baad hadalka u gubaysaaye? Middeeda kale, hooyada aad soo hadal qaaday, ma waxay ka duwan tahay hooyooyinka barooranaya ee caruurtooda boqolaalka loo laynayo maalin walba? Si baad dhiiqo isugu qasaysaa dambilaawi. Mar waxaad leedahay ma dambaabi karo, mar waxaad leedahay cunuga xubnaha waa lagala baxay, mar buuro kalaadba isku qaadaysaa iyo inaad mala'awaasho hadafkayga .... Maadeey sidaan si maaha sheekh. Naga daa ninyahow .
  11. Libaax, Hooyada hadalkeeda ayaan rumeysanayaa ilaa wax burriya laga helo. Ma waxaad aaminsan tahay inay shaqsiyaad bog ah oo Puntland joogaa cunnuga beerka iyo kelyaha kala baxeen?
  12. ^^ Timur, send Admin a private message if you want someone to help you with uploading pictures and finding resources. Here is the link. http://www.somaliaonline.com/cgi-bin/ubb/ultimatebb.cgi?ubb=private_message;u=00000002
  13. ^^ yaad laakiin tuhmaysaa? Dhinacee u badinaysaa?
  14. Maaddeey, tan sheekadii ciyaalka lagaga cabsiin jiray ayay u egtahay ee bahal kama foga. "Dadqal" iyo "qorismaris" raadkeeduna waa suurtogal. Adigu maxaad aaminsan tahay fikrad ahaan?
  15. Boosaaso doesn't have skilled surgeons and sophisticated medical system to successfully extract organs for transplant purposes. Maaddeey, awoowe tani sheekadii ciyaalka lagu maaweelin jiray ayay u eg tahay. Soo hubi.
  16. I hear my boy Siilaanyo will ban salt now... si cadowga looga hor tago. That would be counterproductive. hehehe Wallee nimankii Somaliland waxbaa haysta beryahan. Jecliyaa jabka NGONGE. Hopefully our resident Mujahids will survive the onslaught from the Pirates and the ONLF. I already see JB trying to change the subject with his "galgala update" daily drill.
  17. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: I told you that the Somaliland authorities knew nothing of all these things before yesterday, when they were alerted by the arrival of dozens of Ethiopian military trucks inside Somaliland. Soo hubso! Ceeb baa meesha ka dhacday dheh. How did Somaliland authorities miss 700 heavily armed men with all their supplies?
  18. I can't listen to the audio, but someone kindly give us a quick summary of the hottest lines in the speech (direct translation). Please avoid the clan names.