-
Content Count
4,182 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Libaax-Sankataabte
-
General Duke;775553 wrote: President Cade Muse, the father of Puntland Somalia's oil exploration took part in the opening ceremony. Wonderful stuff.. Cadde indeed is the father of all of this. He was way ahead of his time.
-
Dedicated Thread for KH2 @ Taleex Daily Updates
Libaax-Sankataabte replied to A_Khadar's topic in Politics
Former TFG minister Abdikariim left Taleex and visited Buuhoodle today. -
Very interesting.
-
JB, an iphone can do all of that.
-
Dedicated Thread for KH2 @ Taleex Daily Updates
Libaax-Sankataabte replied to A_Khadar's topic in Politics
^^waan ku sugaynaa awoowe. Give it some spice!. lol -
Dedicated Thread for KH2 @ Taleex Daily Updates
Libaax-Sankataabte replied to A_Khadar's topic in Politics
Awguuryo to Khaatumo State. Khaatumites should celebrate this momentous achievement. -
Congrats indeed. May you peacefully prosper and move forward. Ilaahay haka dhigo middii waarta oo shacabkeedana badbaadisa.
-
Oodwayne, awoowe, good man Siilaanyo made a huge mistake by attacking peaceful Buuhoodle. I don't know who advises him, but the old man dropped the ball on this one.
-
NGONGE, the black gold is about to gush out. Watch out. <img src="http://www.garoweonline.com/artman2/uploads/3/14_2.jpg"" The river underneath, ooh the river underneath!!. WEBI SHABEELLE
-
Great news.
-
Caleema Saarka BAASHE Cabdullahi Maxamud Aw-Cusman
Libaax-Sankataabte replied to Gheelle.T's topic in Politics
lol@Baashi. Baashi, awoowe I was privy to the historical singificance of your handle, hence my usual "Garaad Baashi" tease at your expense. :D Well done to the people of Nugaal and Puntland as a whole. This was a well organized event. I am sure the new Baashe's leadership will have a positive impact on the state and its people. -
Caleema Saarka BAASHE Cabdullahi Maxamud Aw-Cusman
Libaax-Sankataabte replied to Gheelle.T's topic in Politics
Madaxweynaha ku xigeenka puntland oo maanta ka qayb galay caleemo saarka isim ay yeelanayaan *********. jaamacada psu ee magaalada garowe caasumada puntland waxaa ka dhacday munaasabad caleema saarka isim ay yeeshaan beesha ***** baashe c/laahi maxamuud ow-Cismaan waxaana caleemasaarka ka qayb galay madaxweynaha dowlada puntland c/samad cali shire golaha xukuumada iyo golaha baarlamaanka ,ismimo puntland ,Aqoonyahano , abwaano iyo ururada bulshada . Caleemasaarka isimka baashe c/laahi maxamuud ow cismaan waxaa khudmado ka jeediayay masuulyiin kala duwan oo munaasabada lka qayb galay waxaana khudbadaahaasi Ka mid ahaa gabayo iyo buraan bur ay soo jeediyeen abwaaniin ka qaybgalay caleemasaarka . Wasiirka maamul wanaaga puntland max,ed faarax ciise gashaan ayaa madsaha ka soo jeediyay taariikh nololeedkii baasha c/laahi maxamuud ow cismaan waxana uu sheegay gaashaan in isimka xili hore ay saaxiib ahaayeen soona wada shaqeeyaan isagoo sheegay in uu bartay baashiga 49sano ka hor iskuna barteen dugsiga ganacsiga oo ku yaalay Xamar jajab waqtigii danaban waxaa aaday dalka talyaaniga halkaasi oo mudo wax ku baranyay max,ed faarax ciise gaashaan ayaa intaasi ku daray in baashiga markii wax Barshada dhameeyay uu kashaqeeyo shirkado ganacsi . Gashaan ayaa sheegay inuu c/laahi maxmuud uu yahay nin fur furan xilka loo dooraty ee isimkana waxa bdan ka qaban karo waxaana uu rajeeyay unuu ilaah u fududeeyay xilka loo doortay . Islaan ciise islaan max,ed oo ka socday dhanka isimada puntland oo khudbad ka soo jeediyay munaasabada ayaa u mahadceliyay isimka la caleema saaray waxaana uu sheegay in looga baahn yahay isimka inuu si dhex dhexdaad uga qayb qaato howlaha mar walbba hor imaan kara iyo ka shaqeynta wadad wanaagsan sidoo kale waxaa u mahadceliayy beeshii isimka soo dooratay baashe c/laahi maxmuud ow- cismaan oo ahaa isimkii ay doorteen beesha ****** ayaa isna hadal kooban uu ka jeediyay ayaa sheegay in inuu noqon doono isim dhex -Dhexad u ah dadka soomaliyeed mar kastana ka qayb qaafdanayo isu keenida walalaha soomaliyeed ee mar -mar qaarkood ka dhexdhacaan colaadaha isgaoo u duceeyay dhamaan dadkii ka qayb galay caleema saarkiisa . Madaxweyne ku xigeenka dowlada puntland c/samad cali shire oo soo xiray caleemasaarka waxaa uu sheegay inuu baashigaani in aysan lahayn beesha reer cumar balse uu ka mid noqday isimada puntland c/samad cali shire ayaa intaasi ku daray in dowlada ahaan ay soo dhaweynayaan caleema saarka baashiga c/laahi maxamuud ow cismaan oo yeelan doonaan beesha ******* ilaahan waxaa ugu baryay inuu ku guuleysato holwasha balaaran ee horyaala isimka . Si kastabn ahaatee dhawaan ayaa la filayaa inuu dhaco caano shubka isimka beesha reer cumar ee maanta la caleemo saary waxaana ay ka dhaceysaa duleedka magaalada garowe ee caasumada puntland . Waayaha.net-Garowe Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland. -
Caleema Saarka BAASHE Cabdullahi Maxamud Aw-Cusman
Libaax-Sankataabte replied to Gheelle.T's topic in Politics
Congrats indeed. -
BBC: Somali piracy 'boosts Puntland economy'
Libaax-Sankataabte replied to AfricaOwn's topic in Politics
^ -
No personal attacks or namecalling please. Let us all respect the rules of the website.
-
Details Kor Hoos Bed Rooms 2 3 Toilets 2 2 Sitting Room - 1 Kitchen - 1 Veranda - 2 Balcony 1 -
-
Dedicated Thread for KH2 @ Taleex Daily Updates
Libaax-Sankataabte replied to A_Khadar's topic in Politics
Thanks for the update. All that was required was unity and focus in the Khaatumo II grand conference. The people of SSC have succeeded in shaping their future. Moving forward is not an option. It is a requirement. There is no other alternative in my opinion. -
That looks like a big FAIL.
-
I saw JB in the clip. Weli wuu qoslayaa.
-
Mooge, please respect the rules of the website and edit the clan names out of the the articles you post. This is a violation of website rules in case you are not aware of it. We don't have the time and resources to check and edit every article posted on the site.
-
Xafladii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ee Minnesota Q .2AAD
Libaax-Sankataabte replied to Aaliyyah's topic in Politics
I have known Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil for more than a decade. I regard him as a great friend and a family. When the calling came, Garaad Jaamac got up and chose to serve his community knowing it is tough to be a Garaad in this day and age. My prayers for him and his family. I see he is still dropping jokes. A great guy indeed. -
:D Libaanoow, waayahay awoowe. Ku durduri (to quote Baashi).
-
lol@Abtigiis. Nin waalan. I am dumbfounded by the false equivalence between coward Iley's pro-Ethipia stance and the respected Garaad Abshir Saalax's opinion on Puntland. Subhanalah. Like I said, this was not a big deal. It was the work of one Galaydh supporter and I am sure he was widely condemned by the SSC mainstream community.