Libaax-Sankataabte

Moderator
  • Content Count

    4,182
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Libaax-Sankataabte

  1. Originally posted by Xidigi Woqoyiga: it can be a path to islam as we know it "Nation of Islam has been the guiding light to the true destination (pure Islam) for many converts. May Allah show him the real deen.
  2. "Throughout the postindependence period, the Somali armed forces relied on reserves to help defend national security and preserve internal stability. In 1961, for example, the government created the Women's Auxiliary Corps. Qualified enlistees underwent a five-month period of basic training and instruction in typing, record keeping, and related subjects. During their two-year enlistment, Somali women worked in a variety of positions associated with administration, personnel, and military welfare. Most Women's Auxiliary Corps personnel served in army headquarters in Mogadishu or in subordinate headquarters in the field." read more
  3. A Boorama peace conference is in the secret talks of Riyaale, Geelle and Abdiqaasim? I am confused. :confused:
  4. Lakkad, 100 years ago this day, Sayid Maxamed was plotting yet another attack on the British. First Jihad of the "Mad Mullah" 1899-1905
  5. The dominant image I have of Riyaale is that he is just another president loosing grip on domestic issues. This latest developement, if true, proves that a support from a powerful neighbour like Ethiopia is all necessary for the survival of any regime in the horn. OLF is not and was never the enemy of Somaliland. Infact such instance of rebellion gets sympathy from the average lander who sees Ethiopia as nothing but a centuries old amxaaro gumayse. Soyaal, saxib check the following remark from a "die-hard separatist". "Caqliqa caafimaadka qabaa ma liqi karo ONLF baa hawlgallo ka fulisa Somaliland, Diblomaasiyadda Siyaasadda, dhaqanka Soomaalida iyo diinka Islaamkaba waa ku ceeb in dhiigga socotada iyo maganta laga dayo saaxiibtinimo cid kale. Itoobiyana si’ sidaa ka suubban oo ka sharaf badan ayaynu xidhiidhkeeda ku hagaajin karraa” May Allah bring freedom to the Somali people under the Amxaaro rule.
  6. Waxaan is lahaa dumarkii oo yaaci uunbaa Gediid ku degi hal mar, balse Nin-Yaaban ayaa soo noqdoo halkaasay mashquul ku yihiin beryahan. Gediidoow, Baashi wallee jambool fiican ayuu kuu tuuray laakiin waad ka yara badbaaday. Caraweelo(Ameenah) was not in the mood to fight but the situation could have been worse. nice scape Gediid. Halkaa ka sii wad howsha.
  7. --baren desertlands. --Militias --Rival clans --killed Very familiar buzz words in this never ending sad story.
  8. Saddam is a selfish, greedy, merciless maniac. He deserves no sympathy from no one. As much as we don't like Americans acting like the police of the world, we have to see the reality that Saddam made so many mothers grief so much. What he needed to do, however, was die fighting but I guess he didn't. He is now in the hands of young American cowboys and he will be brought to justice for his crimes by the Iraqi people. What Americans do to him will not matter because his own people are looking for him. I pray to Allah that all the warlords in Somalia end up in the same faith.
  9. Originally posted by AYOUB_SHEIKH: Iman AYOUB Xaajiyoow, waxaan islaha Iimaan waa farahalagaqaad iyaduye, gabdhahan yar yar yaa ka celiya. But then again, she could be Iimaan's own cousin who grew up with Iimaan's money. In that case, af wax cunay xishood.
  10. I like the general Kaftan going on here. I hope some radical doesn't come into this and ruin everything. Gediidoow, waxaan islahaa kii Gediid ahaa isagoo ordi ayuunbaad ku arki on that "women and travelling" thread mar dhow ... Markaan madaxaagi arki waayeey ayaan ku soo raadiyoo, mise Guraad baad madaxa iskula jirtaan. Dib ayaan u orday.
  11. Originally posted by Caakifah: No such thing as CEEB walaalkiis. [/QB] I would have said CEEB again for this comment Caakifah, but then I just thought it is not in the best interest of this thread to create misunderstanding. If Ceeb is not in your vocabulary, that is ok. Nothing wrong with that. I am just from a different background. As for the other piece of you comment, I am fully aware this debate is being waged by Opinionated and Baashi. All others including me are pretty much observers/supporters who are droping their piece every now and then. I agree on avoiding insults. Discuss, disagree, debate but please guys let us be civil to one another when we are discussing issues. That is not too much to ask of you all.
  12. Loool Muraad, I got the longest beast ever. Guurka lagamamaarmaaninadiisaana sababtay inay diintu ka hadasho. 25 letters.
  13. Horn, the first couple of pics did her injustice. By the way, modeling is not necessarily about the face, it is all about the body figure. I don't know any Somali mother/father who would approve her/his child becoming a model. It must be hard. But you never know. Things are changing. These girls might be from a family who accepts them for what they are doing.
  14. Originally posted by Caakifah: War naga aamusa move the hell on!! all the brothers that are responding to the sister have it in for her! Ceeb. Baashi xaal qaado saxib.!!!!
  15. Guraad, that picture actually made Angel-Dust very happy. Now, if it was looking like the following pic (notice Riyaale hiding behind the moutain. Big Head lol, and the Somali flag) then Angel-Dust would have unleashed her usual WMD. But she is now enjoying and laughing at your picture.
  16. The debate on banning Hijab is going on everywhere ... in Sweden, Denmark, USA. As of now, France is probably the most "Muslim-Friendly" western power in the world. I don't think it will happen. We can't blame these western countries when muslims are taking the lead on banning Hijab. I mean look at Turkey ... that is a muslim Country and they banned Hijab.
  17. Originally posted by Baashi: We are having discussion and it seems the discussion took a turn of its own. Those who wanted to get clarification to this seemingly strange position has been accused of many crimes: curtailing freedom of expression, character assassination, dictating how others live thier life, questioning what others practice, and the last but not least arrogance, pomposity, and self-righteousness. I am actually surprised by the remarks of quite a few folks here. Baashi, walaahi I remain at a loss as to where this misunderstanding arose. Who is personally after Opinionated? why? Islam is an issue of genuine concern to all of us (or should I say atleast the majority of us) and it is natural for muslim nomads to feel compelled to challenge those who belittle and redicule Islam. See, it is all about respect and respect starts with respecting each other's sacred values. If one doesn't feel he/she is obligated to agree with the laws of Allah, he/she should not make such comment and expect not to be challenged. I say just keep your beliefs to yourself and don't call Islamic directives "a bunch of crock". Just be alittle tolerant of others. Ma wa kalaa meesha yaalla?
  18. Originally posted by Tamina: is it to enlighten opinionated or to prove that her beliefs are questionable? Tamina, I think the answer to your question all depends on how one sympathizes with her views or comment in general. With regards to this "bunch of crock" comment, I tend to think that the sheer number of those who challenged her remark were either trying to help her or were sincerely offended by her comment. Without placing others on higher moral ground, I personally thought sister Opinionated was implicitly rediculing the Islamic directive itself for she was not questioning its interpretations in a civilized, more tolerant manner. That is my opinion. Originally posted by Baashi But heads turn when one disagrees performing salat five times every day or the need for hijab or in this case mahram. Without me depicting the sister's character in a destructive light, I agree with you that her barrage of "anti-islamic" comments has indeed offended many muslim nomads to say the least. As for Athena, girl your WMD will be found. We know you are getting some from North Korea but you will be disarmed. Evil doer. May Allah forgive all of us.
  19. Jeneraal Jamac Maxamed Qaalib: Labadii nin ee Siyaad Barre u qaabilsanaa Dabagalka iyo Nabad sugidda ayaa i xiray balse waxaan tusay in aan taageero ku leeyahay Somaliland. Jeneraal Galaal: Tan iyo xukunkii la riday dadku waxay i leeyihiin xilkasta oo loo dhiibo Galaal fashil ayaa u dambeeya waxaana ugu dambeeyay kii Cabdiqaasim ii dhiibay markii laga dhigay madaxweynaha. War xaggee wax ka jiraan? Jeneraal Gaanni: Maanta lama joogo wakhti la'ila xisaabtamo oo la'igu eedeeyo dambiyo aan horay u galay wayaa dad iga daran ayaaba yimid, USC way mahadsan tahay. Jeneraal Naji: Cabdiqaasim waxaan tusayaa in aan ka mid noqon doono ciidamada hubka ka dhigi doona dalka haddii uu aniga i mooday Carab aan dad lahayn. Jeneraal Maxamed Cumar: Aniga Soomaaliya arrinteeda waxaa iiga muhumsan tan ********ya waana la dagaalamayaa xabashada. Jeneraal Morgan: Cabdi Bile-nimo dambe ma jirto markan ama waan ku dhimanayaa Kismaayo ama waan qabsanayaa. Jeneraal Jilacow: Cid soo qaadi karta godka Jilacow ma maqli karo waxaa i difaacaya Muddullood eebaa mahad leh. Jeneraal Axmad Ciriiri: Soomaaliyey aniga yaa dambi qaran iyo mid shaqsi ii haasta maanta. Ma arki doonaa mar uun ciidanka xoogga dalka oo dib loo soo celiyay. La soco sabdiga dambe Waxaa diyaariyay C. Cali, Ruunkinet, London
  20. Col. Cabdi Qeydiid: Cid i dhihi karta Kornayn ma aha ma jirto waxaan doontayaa in la ii dhiibo ciidamada Booliiska. Col. Daahir Riyaale: Waxaan ahay madaxweynaha Somaliland ma maqli karo cid tidhaahda waa ****** . Col. Ibraahim Xabeeb: Waan soo halgamay waxaanna rabaa in la iiga dhigo taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Col. Saciid Kediye: Waa jirtaa in aan la soo shaqeeyay Maxamed Siyaad iyo Jeneraal Caydiid balse waxaan jirin in aan ka dambeeyay dilkii Elman. Col. Cismaan Nuur: Cid aan Caato ahayn madax igama dhigi karto. Col. Barre Hiiraale: Kismaayo aniga ayaa ka taliya cid kale oo ka hadli karta ma jirto. Col. Cabullahi Yusuf: Halganka hubeysan aniga ayaa Soomaali ugu horeeyay ee hala daayo hebel iyo heblo buu dilay. Col. Shaatiguduud: Waxaa ii wanaagsanayd in aan DKMG iska raaco si aan wax uga qabsada. Itoobiya waa i lug geystay. Col. Dhoore: Halganka ****** waan curyaannay waxayna na badday in aan qoxooti noqonno. Halgankooda maba dhamaado. Col. Cismaan Rooble: Inta la iigu magacaabayo saadka militariga Yurub ayaan iska joogayaa. Madarkicis ayaa ku dheelay halgankeenni. Col. Subxaayo: Ciidan iyo saraakiil difaaca Cabdiqaasim way la joogaan Yurubna aniga ayaa u jooga. Col. Daahir Dayax: Inta uu Cali Mahdi joogo qeybta Aqoon yar aniga leh. Col. Maxamed Cismaan Grooso: Jagada aan ka qabanayo dalkan waxaa ku sugayaa gurigeyga. Col.. Axamddey Khasaaro: Halgan hubeysan iyo balwadda masjidka ayaa ka galay. Col Qalaad: Gobollka Hiiraan aniga ayaa ka taliya daba dhilfina waaye maayo ee Ruunkinet ha joojiyo bari iyo galbeed (Qoraxsin). Col. Cabdi Yaasin: Booskii uu ka tagay Jeneraal Cadde Muuse aniga ayaa buuxinaya halgankii hubeysnaana halkii ayaan ka sii wadayaa. Col. Guuber: eh eh eh, wallaahi, Meediyaha Soomaaliya ayaanba nacay saddex alifle iyo Korneylba waxay ugu yeerayaan korneyl . eh eh eh eh... war nimanyow waa lasyaqaan ee qof kasta ku magacaabo darajadiisa. La soco sabtiga dambe. Waxaa diryaariyay C. Cali, Ruunkinet, London
  21. Guuxa Todobaadka. Ruunkinet 14/06/03 Cismaan Caato: Haddii Alla idmahayo aniga madaxweyne doonimahayo laakin madaxweynaha Soomaaliya waa in uu aniga talada iga qaataa. Cabdullahi Cosoble: War Qalaad qaska Hiiraan wad hana i sheegin Dubai ayaan kuu fadhiyaa. Haddii aad dhaqaale u baahato ka qaado xafiiska xawilaadda. Cabdullahi Caddow: Waxaan hubaa haddii aniga la'ii doorto madaxweynaha Soomaaliya in ay wax walba hagaagayaan waayo wax badan baan ogahay. War adigu safiir ma rabta? War adiguna guddoomiyaha Bankiga ma rabtaa.. Hadee howsha ila wada. Cabdullahi Yuusuf: Wallee wakhtigii aan talada Soomaaliya qaban lahaa waa la joogaa, ha iska hadleen kuwan kabaha waa weyn iyo kabaha yar yar sheegaya, talo kale ma hayaane. Caasimadda waa in loo raraa Puntland. Cabdiqaasim Salaad: War wiilkan yar siyaasad waxba ka ma ogee, tolow lacagtii Carabta ayaan hayaa Soomaaliduna waa iska FOR SALE ee si fiican iila shaqeeya aniga. Cumar Xaashi: Aniga meeshi dhaqaala leh ayaan ku jiraa, waana dardareynaa ciddii naga hortimaada. Cabdinuur Darmaan: War odaygu waa bakhiil cidna lacag ma siinayo ee kaalaya wax cuna gaaja ayaa idiin dishaye. Ifka Xalane ciyaar mood. Waxa aan soo wada ayaa ka daran, lacagtii Maleesiyana waa timid ee la socda. Jeneraal Cabdda Musse: Arri qad qad! Afmiishaarro xun xun baa isku kayn diray aniga iyo Cabdullahi Yuusuf. Ma barwaaqadan baan weligay filayay in ay i soo mareyso. War lacagtan ma canshuurtii dekedda Boosaasaa mise waa mucaawino dibabda nooga timid. Cabdullahi Faax: Kala daadsanaanta beesha ayaan nagu qasabtay in aan ururro kale ku biirno ee dadkan nagama wanaagsana, nagamana aqoon badna. War guryaha ka soo baxa ee dadka waxa ay fahmeen fahma. Mamamed Sheekh Gacmo Dheere: Haddii Habargedir ka maarantay talada jufada reer Xaaji Saleemaan waxaa noo dan ah in aan wax la qabsanno Cabdullahi Yuusuf. Bal eeg dekaddii aan gacanta ku haynay xitaa taladeeda nalama weydiinayo. Muuse Suudi: Habarteedeey ka tahay qof aan ka kaba weynahay in uusan i xukumeyn ee Kaaraannaan ku sugaa ciddii xoog Xamar ku xukumeysa bal aan aragno. Sheekh Adan Madoobe: War madaxnimada wanaagsanaa. Mar horey ayay ahayd in aan Shaatiguduud inqilaabno illeen aqoon yahayan looma baahnee. Generaal Morgan: Wallee mar uun waan xukumi doonaa Kismaayo. Waa in aan garkeyga ku xiirtaa Kismaayo.. Kismaayo .. Kismaayo.. oh Kismaayo. Barre Hiiraale: Waxaa noo dan ah in aan la heshiinno dadka deggan Jubbooyinka waayo waa dad aan hadaf siyaasadeed la hahayn oo aan weli u bisleyn maamulka, hoggaan siyaasadeedna aan lahayn. Xaabsade: Maxaa loo lahaa Baydhabo Jannay, Jannaduba Xamar iyo Madaxtooyada Cabdiqaasim ayay taalaaye. Maxamed Dheere: Muddullood iyo inta ay isku degaanka yihiin waa in aan xoog ku xukumaa jid kastaba aan u maree. Jaamac Cali Jaamac: War ninkii aan dhihi jiray waa dugaag dadka qasha taageerayaasheydii ayuu iga leexsadaye maxaa ii dan ah.
  22. Ganacasade Maxamed Deelaaf: Ganacsiga waxaa ugu wanaagsan marka uu ganacsaduhu ka ganacsanaayo Soomaaliya oo aan ladaba galyn. Ganacasade C/raxmaan Boore: Haddii Hargeysa la diiday ma oga miyaa Muqdisho inuu jiro oo aan ley weydiineynin xageed ka keentay iyo xageed u waddaa. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle-na iisoo gurmanaayo. Ganacasade Abuukar Cadaan: Ilaahay ha iga cafiyo wixii dambi ah intii aan ganacsi ku jiray, waxaana wanaag ii haya beesha Gaal Gale. Ganacasade Xuseen Goley: Reerkeygiyow aniga ha layga daayo siyaasadda la iila doonayo in aan lugaha la galo. Ganacasade Cowke: Ganacsatada Nayroobi waxay ku shaqeeyaan daacadnimo, laakiin waxaa dhibaato ku hayso deymaha laga qaato. Ganacasade Sharif Xuseen: Ganacsatada reer Baydhabo waxaa khasaara ku noqotay dagaalkii RRA-da, halka ganacsatada meelo kalana ay dagaalka ku faa’idaan. Ganacasade Cabdullaahi Xaaji Khayre (Dambi): Waddamo shisheeye ayay mukhaadaraad dartiis iiga soo masaafuriyeen, laakiin waxaysan ogeyn kuwaas isoo masaafuriyay in dalkeygu masaafuris iyo dambi qaran aan laga aqoon. Ganacasade Saciid Nuur Cariish: Dhibaata waxaa nagu haysa ammaan daridda ka jirta Xamar iyo xernaanshaha garoonka Muqdisho, inkastoo beesheyd xoog leedahay. Ganacasade Cabdiwali Cali Taar: Maraakiibteyda sidey rabaan ayay ka sameynayaan Badda Puntland, Khaliif Ciisana anaa kala wareegay mashruuca. Ganacasade Bashiir Raagge: ganacsigeyga lama fara gelin karo, waxaan rabana waan keenayaa waxaan rabana waan dhoofinayaa, garoon iyo dekadba waan heystaa, kuwa xamar ugu tunka weynna saaxiib fiican ayaan la ahay. Ganacasade Axmed Nuur Jimcaale: Mareykanka iyo dabad dhilif Soomaaliyeed ayaa ku dheelay ganacsigeygi dad badan ayayna khasaaro ka soo gaartay arrintaas ee ilaah ha naga qabgto. Ganacasade Xaaf: Waxaan ahay Suldaan, siyaasi iyo ganacsade, wax aan dhaafayo ma laha ee sidaas raalli ku noqda. Ganacasade Khaliif Ciise Yuusuf: Si xoolihii iiga baxay dagaalkii Col. C/llaahi Yuusuf iyo Col. Jamac Cali Jaamac iigu soo noqdaan, waa in aan taageero madaxweynaha Puntland Col. Cabdulahi Yuusuf. Ganacasade Jamac Blue: Aniga ha la'iidro meel kasta oo Soomaaliya laga soo qaadayo dad, gaara haan meelaha halista. Waayo saaxiib ayaan la ahay dhamaantood jeebkeyga ayaanna adeegsanayaa.