-
Content Count
4,182 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Libaax-Sankataabte
-
welcome to Somalia online Basra.
-
Looks like I need to hit the gym harder. I feel so small
-
We make attributions about another nomad’s intentions based on what they say when they post the topic. Any assumptions beyond that is just a baseless personal attack on the person. Allah (SWT) knows what is in the heart of the nomad so just withhold any attacks and find ways of contributing to help this suffering child.
-
Tacsi: Prays and condolences for our nomad
Libaax-Sankataabte replied to Thinkerman's topic in General
Winger, Ilaah ha u naxariisto waalidkaa. Samir iyo Iimaan Allaha kaa siiyo. -
Originally posted by Abdiladiif: ppl cannot speak their minds Xarbi, you just did. Malaha cay baad soo wadey. God help the Somalis.
-
YUSUFADDIE, Do you actually think Kenya is sincere about peace in Somalia? None of our neighbours would like to see a prosperous united Somalia. That is not even a secret as far the usual "political talk" goes. It wasn't long ago when the former Kenyan president Moi uttered such earnest words with the sincere intent of telling the truth.
-
There are actaully people who have registered 2 years ago and never posted. They just come here to read the many articles the rest of the nomads post here, which is fine. I mean, some nomads don't like to post. You can see their name logged in everyday but you never see their posts. The weird thing is that the politics section and the Islam Forum get the most hits from the silent "readers". Could be the FBI you know. PS: There is an underground forum many nomads prefer. It is called "Private Messages".
-
loool@Gediid. that was funny. Is that an actual tribe or was that made up? I guess Google will help.
-
Oo 719na waa kuma? :confused: Ummadii oo dhami magacyadii bay iska bedashay.
-
Gediid, guys might cope with this ban but how will the recent wave of women eaters survive? That is the serious question. Waa mid la yaab leh.
-
Gediid, reer London way u dhamaan hadii qaat la mamnuuco. chew on this.
-
Jamac Botan, that wasn't a very smart move saxib. It would have been nice if you cited the appropriate source for the article instead of changing it. Or maybe you underestimated the intelligence of Somalia Online nomads. No need to change the source of the article saxib. Somalilandnet and Allpuntland are both propaganda machines for the areas they claim to represent and it really makes no difference to us as to which one wrote what. :confused: :confused:
-
Well, nomads things could get heated up in Mogadishu. Let us see what happens when the USC's number one enemy goes to Mogadishu and tries to make a speach at the stadium. lol Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo Muqdisha soo gaaray By A. D. Elmi Posted to the web 03-03-2004, 18:13:40 Muqdisho:-Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo ka tirsan golaha SRRC, kana mid ahaa hoggaamiyayaashii ka soo carooday shirka Kenya ee ku sugnaa magaalada Jawhar ee gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa lagu soo waramayaa inuu si qarsoodi ah ku soo gaaray magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in Jeneraalku uu marti galin ka helay mid ka mid ah ganacsatada waaweyn ee waqooyiga magaalada Muqdisho, waxaana lagu wadaa in dhowaan uu Jen. Morgan iyo hoggaamiyayaal kale ay hadal ka jeedin doonaan garoonka kubadda cagta Istaadiyoo Koonis ee magaalada Muqdisha. Dhinaca kale, warar ku dhow dhow golaha samatabixinta Qaranka Soomaaliyeed oo iyagu siyaasad ahaan aad uga soo horjeeda golaha SRRC, ayaa sheegaya in ay wadaan abaabul ku saabsan sidii looga hortagi lahaa in halkaas ay ka hadlaan Jen. Morgan iyo hoggaamiyayaasha kale. A. D. Elmi Puntlandpost, Muqdisho, Soomaaliya
-
Ganacsade Eenow oo beeniyey inuu amray in Janaral Morgan ka baxo gobolka Sh. Dhexe By Eenow Posted to the web 03-03-2004, 11:37:13 Jawaab celin maqaalka ku soo baxay Hiiraan on-line 29 february 2004, kuna saabsan kabixid General Morgan ee Gobolka Sh-Dhexe. Waxaa mahad-weyn ah in Somalida ay heshay warbaahin kala duwan oo wararka gudaha iyo dibeddaba ay kala socdaan sida Internetka. Hase ahaatee waxaa nasiib daro ah in qaarkood loo adeegsado si qaldan, lagana baahiyo warar ku tiri kuteen ah ama been abuur ah oo isku dira dadka walaalaha ah. Hiiraan on-Line waxaan moodi jiray inay tahay khadadka ugu macquulsan internetkska jira ee afsomaliga ku soo baxa balse nasiib daro hada waxay bilawday inay faafiso warar been abuur ah ama isku *** dad walaala ah sababta oo ah waxay dhawaan soo qortay maqaal been abuur ah oo ay ka soo xigatay wariyahooda Dhaqane Cilmi Tawaada, kaasoo sheegay inaan anigu amray inuu General Morgan uu ka baxo Gobolka Shabelladda dhexe. Waxaan rabaa wariyaha beenta soo tebiyay iyo tifatirayaasha Hiiraan-on-line intaba waxaan usheegaa inuu yahay warkaasu been aan salyo raad lahayn, balse sumcadiina kaliyah aad wax u dhibteen oo hada ka dib dadka ay ka fiirsan doonaan maqaaladiina. Waxaan kale oon idin xasuusinaa in aan anigu dagaal-ooge ahayn, balse aan ahay shaqsi Somaliyeed oo ganacsade ah, nabadana jecel aaminsanahayna qofkasto oo Somali ah inay u furantahay wadanka meeshuu rabo inuu tegi ama ku noolaankaro, weliba aan ka soo horjeedo dadka sheeganayo gobolladda ee xoogga ummadda ku heysto. Hadaba waxaan jeclaan lahay in maqaalkaas aad saxdaan, ummadana u macnaysaan qaladka dhinaciina ka dhacay. Abdulkadir M. Nur (Eno) eno10@hotmail.com
-
Eedaymaha labada nin u soo jeediyeen Axmed Siilaanyo waa kuwo laga abaabulay Hargeysa gudaheeda” 02/03/2004 Burco (Jamhuuriya.net) – Xafiiska KULMIYE ee Gobolka Togdheer, ayaa jawaab ka bixiyay Eedaymo ay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Siilaanyo, u soo jeediyeen laba xubnood oo sheegay, in ay ka baxeen Xisbiga KULMIYE, kuwaas oo hore uga tirsanaa Xubnaha xisbiga ee Gobolka Togdheer. Labadaas Xubnood oo kala ah Mustafe Maxamed Cali iyo Saleebaan Ibraahim Maxamed oo sheegay, in ay ku biireen xisbiga UDUB, kadib, markii ay ka baxeen KULMIYE, ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Hargeysa tododbaadkii hore, waxa ay ku eedeeyeen Mudane Axmed Siilaanyo inuu beddelay Mowqifkiisii Somaliland-nimo, taageerayna shirka Kooxaha Soomaaliya ee Nayroobi. War-saxaafadeed uu soo saaray ku-simaha Guddoomiyaha Xisbiga ee Gobolka Togdheer, Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Xidig), waxa uu ku beeniyey eedaymaha ay labadaas xubnood u soo jeediyeen Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Siilaanyo, In aan dhammaantood waxba ka jirin, oo ay yihiin Been abuur. “Waxaan caddaynayaa in aan eedaymahaa labadaa xubnood u soo jeediyeen Guddoomiyaha iyo afhayeenka Xisbiga KULMIYE, aan waxba ka jirin, oo ay yihiin been-abuur iyo meel ka dhac laga qorsheeyay Hargeysa gudaheeda,” ayuu yidhi Cabdiqaadir Maxamed Xasan. Wuxuu intaas ku daray Mr. Xidig, in shirkaas uu ku qabtay Burco Guddoomuyuhu aanu kaga hadlin arrimaha ay ku eedeeyeen iyo wax u eg toona, balse shirkaasi uu ahaa xog waran ku saabsan socdaalkii Guddoomiyuhu ku soo maray Wadamo dibadda ah iyo kor u qaadida hawlaha Xisbiga ee gobolka. Isla markaana, Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE uu fagaaraha khayriyadda uu Shacbiga Burco uga caddeeyay mowqifka Xisbiga KULMIYE ee ku wajahan xaaladda Gobolka Sool iyo Shirka Kooxaha Soomaalida uga socda Kenya. Wuxu kale oo tilmaamay Mr. Xidig, in xubnahaasi ay gef iyo aflagaado badheedh ah u geysteen, Xisbi ahaan iyo Gobol ahaanba, markii ay xubnihii shirkaas ka qayb galay ku tilmaameen in ay ahaayeen dhammaantood beesha uu ka soo jeedo Axmed Siilaanyo, “Fadhigu ma ahayn mid loo nisbayn karo Qabiil, xubnihii ka qayb galay oo Soddon ka badnaa waxay ahaayeen Xisbi shiraya ee ma ahayn Beelo shiraya.” Mr. Xidig, wuxuu sheegay in xubaha eedaynta soo jeediyey ay Burco ka yimaadeen iyaga oo cabasho kale sita, balse arrinta laga abaabulay Hargaysa, waxaanu tilmaamay, in xubnahan eedaynta soo jeediyey ay shirkooda jaraa’id ku qabteen Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland. Haddaba, waxa su’aali ka taagan tahay waxa loogu soo hagaagayo Wasaaradda Daakhiliga ee ummadda reer Somaliland dhexda u ahayd, haddii ay noqotay Xafiiskii UDUB?
-
Greatest SOMALI Politician of 20th Century?
Libaax-Sankataabte replied to Ex-Xisbiga's topic in Politics
lol@Miskin. Saxib, your father was also a great Somali politician as I hear from my father. Thanks for correcting Moh. Jama. -
Originally posted by Right Hook: chemical engineer?^^^ :eek: , gettin suspicious bout you LST,,,,,, Naah, don't be. Jut think food grade products.
-
Baaniyaal, it goes back to the era of madam Araweelo. We just have to obey.
-
Is it enough to say ur a muslim anymore?
Libaax-Sankataabte replied to Vanquish_V12's topic in General
Originally posted by Vanquish_V12: for example the tabliqis Vanguish, what is wrong with the tabliqis? :confused: -
My Southall Ordeal : a taste of London(fiction)
Libaax-Sankataabte replied to Thoughts's topic in General
A year and half ago this site was very small with very few characters. Here are MrJibril the toothless, Taqwa and Wildcat getting at each other. Heated yet under control. Notice the tactics employed by MrJibril and Taqwa. I have no time to waste no comment you are talking to a wall you don't know me don't bother replying I was just reading some of the archives and this thread cracked me up. lol -
Well here comes Andy, the Name Bender
-
^^ Ayaanick, good to see you again. That must be my old friend Keynaan. Who Am I? -- I am Somali -- I was a math professor in Somalia -- Some Somalis say I was more genius than the Einstein the Jewish media promotes all the time. -- I used to do complex calculations in my head -- They say I had never writen down a formula. It was all in my head. -- My advanced mathematics luctures used to confuse students because I used to give so much info for so little time. -- I had a famous nickname.
-
Now that Kerry laid claim to the Democratic nomination, what do you think are his chances of making Bush unemployed? By the way, Bush is planning to launch multi-million dollar ads on key battleground states this thursday and he is expected to steal some of the spotlight from the Dems.