-
Content Count
4,182 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Libaax-Sankataabte
-
Maakhir, where does the tribal buck stop? Clan? sub-clan? sub-sub-clan? sub-sub-sub clan? Who will dominate any new Sool/Sanaag admin? What will smaller sub-sub-sub clans say after such administration is created?
-
^^ It was just a "kaftan odayeed" in which Cabdulahi Yusuf is a master of it. That is how Reer Boosaaso understood it. They know him very well. Everything else is just petty politics.
-
Somalilander Interviews President Abdullahi Yusuf:
Libaax-Sankataabte replied to General Duke's topic in Politics
lol. Duke, runtii ma adigaa ninku mise raggani bilaash bay kuu cayrsanayaan? -
"C/laahi Yuusuf Axmed waxa uu yiri “kani waa Cali Maxamed Geedi, raiisal wasaarihii dowladda Federaalka Kumeel gaarka ee Somalia, isaga dowladdiisa ayaad ka amar qaadanaysaan, haddii aad ka hortimaaddaan reer Boosaasooy aniga ayaa meesha soo galaya anigana waan isnaqaannaa waan islaynaynaa†hadalkaasi ayuu madaxweyne C/laahi yuusuf jeediyay isagoo dhoola cadaynaya iyadoo dadweynaha dhagaysanayay khudbadda madaxweynaha ay iyaguna sacabka u tumeen iyagoo sidoo kale dhoola cadaynaya." SBC radio, Boosaaso. lol@dayniile.com. They didn't have to go that far. Fair and balanced.
-
Somali Second Civil War- another 50 years of backwardness
Libaax-Sankataabte replied to macalimuu's topic in Politics
Acuudu Billaah. Saxib, waaxay gumaadka aad saadinayso? -
Wasn't he born in Marka? I thought I heard that.
-
Tacsi : Islaan Maxamed Islaan Muuse: oo Xalay geeriyooday
Libaax-Sankataabte replied to General Duke's topic in Politics
Sidee buu u dhacay Aaskii Islaan Maxamed Islaan Muuse? Posted to the Web Feb 18, 20:06 Garoowe:-Allaha u naxariistee Islaan Maxamed Muuse oo xalay ku geeriyooday gurigiisa magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu aasay qabuure ku yaala duleedka Garoowe. Aaska Islaanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Masuuliyiin aad u badan oo ka kala socda Maamulka Puntland, Issimada, Odayaasha dhaqanka, Aqoonyahanka, Culimada Dinta, Ardayda, Ururada Bulshada, iyo dadwayne aad u badnaa. Masuuliyintii ka soo qaybgashay Aaska Islaanka, waxaa ka mid ahaa madaxwayne-kuxigeenka DG Puntland Xassan Daahir Afqurac iyo guddi ka kooban Wasiiro oo maamulka Puntland uu u xilsaaray aaska Islaanka oo ay ka mid ahaayeen, Wasiirka Wasaarada Dowladaha hoose iyo horumarinta reer Miyiga, Cali Cabdi Awaare, Wasiirka Warfaafinta, C/risaaq Yaasiin Geesood, Wasiirka Isboortiga, Siciid Jaamac Qoorsheel, Wasiirka Qorshaynta, C/raxmaan Faroole, Wasiirka Arimaha guddaha Axmed Cabdi Xaabsade. Dad aad u badan ayaa ka soo qaybgalay aaska Islaanka oo ka kala yimid dhammaan Gobolada Puntland oo isugu jira Issimo, Nabadoono Waxgarad, Culimada diinta, iyo aqoonyahano. Inta badan Issimada Puntland oo ay ka mid yihiin kuwooda ugu caansan ayaa ka soo qayglay Aaska Islaanka, Issimada Gobolka Mudug ayaa waxaa hogaaminayay Islaan Bashiir Islaan C/le, Issimada Gobolka Laascaanood waxaa hogaaminayay Garaad C/qani Garaad Jaamac, Issimada Gobolka Barri waxaa hogaaminayay Boqor Maxamuud Boqor Muuse, Issimada Gobolka Nugaal Waxaa hogaaminayay Suldaan Siciid Maxamed Garaase. Iyo Issimada Cayn iyo Sanaag. Culimada Caanka ah ee ka soo qaybgashay aaska Islaan Maxamed waxaa ka mid ahaa, Sheekh, C/qaadir Nuur Faarax Jeex, Sheekh C/risaaq Xaaji Aadan iyo Culimo kale oo ka kala yimid dhammaan gobolada Puntland. Ka hor intaan la aasin Islaanka ayaa waxaa lagu tukaday 2 rakcadood oo salaatu janaa’iso ah isla markaasna loo duceeyay Islaanka in ilaahay u dambi dhaafo isla markaasna u naxariisto. Salaadu-janaa’isada kadib ayaa lagu aasay qabuurihii loo diyaariyay ee ku yaalay beer uu leeyahay mid ka mid ah wiilasha Islaanku dhalay. Kadiib markii la aasay Islaanka ayaa waxaa hadalo kooban oo isugujira tusaale qaadasho iyo duco ka soo jeediyay sheekh C/qaadir Nuur Faarax Jeex, sidoo kale waxaa isna halkaas Islaanka ugu duceeyay Islaan Bashiir Islaan C/lle oo ka mid ahaa Issimadii ka soo qaybgalay. Suldaan Siciid Maxamed Garaase ayaa isna si qiiro ku dheehantahay Islaanka ugu duceeyay, isagoo sheegay in wixii laga ducaysan jiray ay hadda isaga soo food saartay tasaoo uu ku macneeyay Suldaanku ceeb, “dadku waxay ku ducaystaan waxaa ugu badan Ilaahoow ceebtayada astur†aniga hadda waxaan ka baqayaa in ay ceebtaydu soo baxdo ayuu yiri isagoo ula jeeda geerida Islaanka. Sikastaba ha’ahaatee Islaan Maxamed Islaan Muuse ayaa ahaa Issin magacwayn ku leh guud ahaan dalka Sookaaliya gaar ahaan Puntland, Islaanku wuxuu caan ku ahaa nabadjacayl iyo go’aan adag oo inta badan aan soo noqosho lahayn., Allaha u naxariisto Islaan Maxamed Islaan Muuse. Axmed C/salaam Puntlandpost,Garoowe,J,FSoomaaliya Contects:loole25@hotmail.com -
Tacsi : Islaan Maxamed Islaan Muuse: oo Xalay geeriyooday
Libaax-Sankataabte replied to General Duke's topic in Politics
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Garoowe (AllPuntland)- Aaska Islaan Maxamed Islaan Muuse oo xalay ku geeriyooday magaalada Garoowe ayaa si rasmi ah loogu soo gabo gabeeyay abaaraha 5:30 Xabaalaha ku yaalla bariga magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Aaska Islaan Maxamed Islaan Muuse ayaa waxaa kasoo qayb galay Isimo kala duwan , wasiiro ka socda dawladda, iyo dadwayne aad u faro badan oo kumanaan kor u dhaafaya kuwaasoo buux dhaafiyay laga bilaabo magaalada Garoowe ilammaa laga tago xabaalaha uu aasku kadhacay. Aaska Islaan Maxamed Islaan oo lagu waday inay kasoo qayb galaaan madaxwaynaha Soomaaliya iyo Raysalwaasaaraha ayaa la sheegay inay u baaqdeen kadib markii la sheegay in waqtiga aasku uu yahay waqti aysan kasoo gaari karin. Dadwaynaha kasoo qaybgalay aaska Islaan Maxamed oo ka kala yimid guud ahaan magaalooyinka iyo tuulooyina dawlad goboleedka Puntland ayaa waxaa wajiyadooda kamuuqatay murugo waxayna isku salaameyeen (Kullu Nafsin Daa'iqatul Mowt) . Islaan Maxamed Mansabka uu dadwaynaha ka taagnaa waxaa ka marag kacay tirada dadwaynaha kasoo qayb galay aaskiisa oo isugu jira Isimo aad u badan iyo waliba dhammaan golaha wasiirada Puntland intooda kusugan magaalada Garoowe. Aaska waxaa qaban qaabinayay guddi dawladdu usaartay oo uu hogaaminayy wasiirka dawladaha hoose iyo horumarinta reer Miyiga Cali Cabdi Awaare. Madaxwaynaha Dawlad goboleedka Puntland Cadde Muuse Xirsi oo aan goob joog ka ahayn goobta aaska ayaa asagu wuxuu soo diray tacsi tiiraanyo leh , wuxuu sheegay in Isinku uu kabaxay Puntland oo dhan, wuxuu intaasi ku daray in gaar ahaan Islaanku uu u ahaa Macalin dhinaca dhaqanka iyo waxyaabo kaleeto. Madaxwaynaha Puntland wuxuu sheegy inay jiri doonto saddex maalmood oo Islaan Maxamed Tacsi Qaran loo samayn doono isla markaana asagu qudhadiisu uu si dhaqso ah u imaan doono magaalada Garoowe. Islaan Maxamed Islaan Muuse wuxuu ku dhashay dooxada Nugaaleed sanadkii 1921dii wuxaana xilka Isinnimada uu qabtay markii u qaan gaaray sanadkii 1936dii Islaan Maxamed Islaan Muuse wuxuu ahaa Isin Muhiim ah oo dadka reer Puntland meel gaar ah kaga yaal , Isinka waxaa lagu xasuustaa dhismihii Puntland iyo nabadayntii Puntland INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN CCC Farayaamo AllPuntland -
Tacsi : Islaan Maxamed Islaan Muuse: oo Xalay geeriyooday
Libaax-Sankataabte replied to General Duke's topic in Politics
This is the loss of a great leader. Inaa Lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. I am shocked and saddened by the sudden death of Islaan Maxamed. Ilaah ha u naxariisto, qaraabadiisan samir iyo iimaan haka siiyo. -
Hayaay, Odayga Cadde waxaan ku jeclahay ... waa very honest. Sirtii Riyaale qarinayay ayuunbuu banaaanka soo dhigay. lol Faysal Cali Waraabe muxuu arrintaa ka yiri Gediid?
-
Ciidamada xoogga dalka Somaliland oo qorshaynaya inay weerar ku qaadaan kooxda canaasiirta ah ee calooshooda u shaqeysteyaasha oo iyagu sida sharcidarrada ah ku jooga degaanka ADHICADEEYE.
-
Qudhac, I think it is time you started respecting the website and its rules. Edit your message please.
-
Laas Caanood - 16.February.2005 Guud ahaan xaaladda ganacsi ee magaalada Laas Caanood ee gobolka Sool ayaa inta badan ku xiran dhinaca magaalada Boosaaso, iyadoo halkaasi ay uga yimaaddaan alaabooyin fara badan, waxana gebi ahaanba joogsadey ganacsigii uu gobolka Sool la lahaa gobollada maamulka Somaliland, marka laga reebo qaadka Hareeriga ah oo isgu ka yimaadda magaalada Hargeysa, taasi oo ka dambeysey dagaalladii dhex maray maamullada Puntland iyo Somaliland. Laakiin, waxaad arki kareysaa gaadiidka xamuulka ah oo ka yimaadda magaalada Boosaaso, magaalada Laas Caanoodna uga gudba dhinaca Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya. Dadka reer Koonfureedka ah ayaa iyagu ganacsi baaxad leh ku leh gobolka Sool, gaar ahaan dadka reer Baay iyo Bakool oo iyagu ka samaystay magaalada Laas Caanood suuq loo bixiyey Suuqa RRA-da. Mar aan la sheekaystay dadka ku sugan suuqa RRA-da ee halkaasi ka ganacsada ayaa ii sheegay in si weyn loogu soo dhoweeyey guud ahaan gobolka Sool, inkasta oo ay jiraan bay yiraahdeen dad wax ma garato ah oo tiro yar oo mar mar wax noo dhima. Ganacsatada ka soo jeedda Baay iyo Bakool ayaa alaabadoda u suuq geeya dhinacyada Hawdka iyo Nugaasha halkaas oo ay geeyaan alaabo isugu jirta bagaash iyo dhar. Nuux Muuse Birjeeb SBC Laas Caanood
-
hilarious. Ha isu wada tukubto.
-
Cadaado district to join Puntland State?
Libaax-Sankataabte replied to wind.talker's topic in Politics
Very interesting news indeed. Could such "expansion" be the "building block" for a nation called "Somalia"? -
where were U 1989-1992(outbreak of the war)
Libaax-Sankataabte replied to Benevolent_ Beauty's topic in General
I was in Toronto (Caledonia/Lawrence West area). -
All too often I see those who seem to disdain the mere utterance of "amxaar" and "xabashâ€, but it is ironic how these descriptions also capture the true essence of what it feels to be terrorized by armed militias. The underlining rationale for foreign troops was to have a "neutral" disarmament body independent of tribal politics. It was in this line of thinking that many folks supported it when they read transcripts of the President’s interview with the BBC. But if the issue lacks a legitimate base of support among the Mogadishu populace(thanks to the propaganda from the Maxkamadaha), the government should try to water down the problem and consider other options be it relocation, shuffling troops, etc. Despite the government’s lackluster effort to better explain or facilitate a greater ease of open, high level media discussions on this particular issue, I am still of the opinion the plan by this government to pacify the country one way or the other is, for the most part, an acceptable proposition to the overwhelming majority of Somalis. I am with Baashi on this. Relocation is a viable option so as to avoid an unnecessary conflict. Let “wax-garadka†Mogadishu sort things out themselves.
-
Tollow ha lay dhoofsho - Maxamed Kaahin Feedhoole
Libaax-Sankataabte replied to AYOUB's topic in General
One of the classics of Somali literature. Thanks AYOUB. -
Amazing story. Alhamdulalah. These kind of investments in education are better than 100 oil exploration projects.
-
YAA YIRI MUQDISHO WAA NABAD!: Who said Mogadishu is peaceful?
Libaax-Sankataabte replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Rahima: ^Doing well brother , check the reply Rahima, welcome back ukhti. Horta si xun baad yeeshay. We were waiting for a report (pictures and stories) about your trip to the motherland. You just showed up with nothing. Taasina wax loo dulqaato maaha -
Shidh, the secret plan is known to everyone now. Change of plans. I like the proposed futuristic look of xaafuun
-
An Invitation For Dialogue For Prof Axmed Ismail Samatar
Libaax-Sankataabte replied to Nur's topic in General
Nur, I am trying.