Holac

Nomad
  • Content Count

    3,096
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    35

Everything posted by Holac

  1. The video was recorded during a flight from Hargeisa to Mogadishu. Coldoon left Hargeisa after Dabcasar was arrested.
  2. Such a brilliant little girl. At 1:00 minute mark, when the guy tried to introduce Abdimalik's surname Coldoon and she quickly interrupted him with "Adoon aa?"
  3. Turkey/Qatar camp want to keep Djibouti on their side.
  4. @Che -Guevara That switch will take time, but for now, the men trusted with power must understand our society is not there yet.
  5. It is a mess. No need to sugarcoat this one way or the other. It is a big mess. The fact that not even a simple arrest warrant was issued speaks oceans about the impulsive thuggish nature of this amateurish raid.
  6. I like to hear good new like this.
  7. Good point @Tallaabo Plenty of ignorance in our community.
  8. Suldanka, this picture looks like a fake picture.
  9. ^^ Thuggish gang murder. That is the only way I can describe what happened Che.
  10. Galbeedi, we have foreign agents running Madaxtooyada, accusing others of being foreign agents. It is a huge mess.
  11. Who is Fahad Yasin, the New Farah Sakin of Villa Somalia? Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, Agaasimaha Guud ee Xarunta Madaxtooyada Somaliya, ayaa waxaa loo aqoonsaday shakhsiga keliya ee ka amarka sareeya Madaxweynaha Somaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo & Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda, Xasan Cali Khayre. Fahad Yaasiin, ayaa door weyn ka cayaaray guushii uu Madaxweyne Farmaajo ka gaaray doorashadii xafiiska madaxtooyada, ee 8-dii bishii February ka dhacday Magaalada Muqdisho, isagoona xiriir dhow la leh Dowladda Qatar. Qorshaha Villa Somalia oo ahaa in Fahad Yaasiin uu dusha uun kala socdo siyaasadda dowladda, ayaa markeliya laga war helay wareegto daba-yaaqadii bishii May uu soo saaray Madaxweynaha Somaliya, isla-markaana uu ninkaasi ugu soo magacaabay inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Villa Somalia. Fahad Yaasiin, ayaa billihii June & July diray fariimo xasaasi ahaa, ka dib markii uu si saf mareen ah uu Villa Somalia uga eryay xubno si dhow uga soo shaqeeyay ololihii doorashada madaxtinimada ee Farmaajo. Xubnahaasi ayaa qaarkood ku beel ahaa Farmaajo. Ilo wareedyo, ayaa sheegaya in Madaxweynuhu uu shakhsiyaadkaasi ugu cudurdaartay inaanu ka horimaan karin Fahad Yaasiin, isagoo ka cararaya inuu ku mano sheegto gacan qabadkiisii. Fahad Yaasiin, ayaa tallaabo kale oo layaab gelisay Golaha Wasiirada iyo Xildhibaanada Baarlamaanka qaarkood ku dhaqaaqay horaantii bishan, markii uu ku amray inay isaga guuraan Qasriga Madaxtooyada. Wasiiradan iyo Xildhibaanadan oo si dhow loola xiriiriyo Madaxweynaha & Ra’iisal Wasaaraha, ayaa ka codsaday inay kala hadlaan Fahad Yaasiin, si ay ugu sii nagaadan Madaxtooyada, ha yeeshee ay u sheegeen inay sii deganaan karaan, illaa iyo inta ay u guurayan goobo kale oo amni ah. Ninkani oo xiriir dhow la leh Madaxda Dowladda Qatar qaarkood, ayaa sidoo kale yareeyay dhaq dhaqaaqyadii ka jiray Madaxtooyada Somaliya, iyadoo uu adkeeyay ogolaanshaha lagu soo geli karo. Dadkii isaga daba laalaaban jiray Madaxtooyada waxay hadda ku sheegayan in sheekadaasi ay soo idlaatay. Cali C/laahi Cosoble, Madaxweynihii Hirshabelle ee kalsoonida lagala laabtay oo laba toddobaad ka hor Magaalada Muqdisho u tagey, talo uu Madaxda Qaranka u waday oo ahayd in dib looga fiirsado mowqifka dhexdhexaadnimada ee Somaliya ka qaadatay xiisadda ka jirta Khaliijka, ayaa la soo wariyay inuu ku dhego hadlay Fahad Yaasiin. Cosoble oo dareensan in mowqifkaasi loo qaatay Fahad Yaasiin dartii, ayaa ku baaqay in danta dalka iyo dadkaba aan laga horumarin shillimaadka uu ninkaasi ka helo Xukuumadda Doha. Fahad oo ka gilgishay hadalka Cosoble, ayaa galaangal u yeeshay in maalmo yar gudahood uu kursiga kaga tuuro Cosoble, isagoo u sii maraya xafiiska xukuumadda. Ilo wareedyo, ayaa ku waramaya in Farmaajo & Khayre aanu midkoodna ka horimaan karin go’aanada keli talisnimada leh, ee uu gaarayo Amiirkooda riigeystay Villa Somalia. Ilo wareedyadan waxay kaloo sheegayan in Fahad Yaasiin uu isu arko Amiir Carbeed oo milkiyay maamulkii dowladnimo ee Somaliya Mudadii yareyd uu ninkani ku magacownaa Agaasimaha Guud ee Aqalka Madaxtooyada, ayay ugu suurtagashay in shakhsiyaad ku saf ahi uu ka hawlgeliyo xafiisyada Farmaajo & Khayre, iyagoona u soo dusiya xoggaha ku aadan shaqada qaranka. Iyadoo aan la garanayn cidda uu ninkani sirta qaranka u gudbiyo, ayaa waxaa la leeyahay hawl-yari buu ku helaa farriimaha ku soo dhaca warqabadka labada xafiis, sidoo kalena uu xogtoodu hayo fariimaha laga diro emailada xafiisyadaasi. Warar ay heleyso Damqo.com, ayaa sheegaya in ninkani uu maalintii dhawr jeer Madaxweynaha kala soo hadlo teleefanadiisa, xilli ay ku wada sugan yihiin Villa Somalia, isla-markaana uu waqtigiisa muhiimka ahi kaga lumiyo wax lagu sheegay yool baar. Inkastoo Madaxda Qaranka ay u muuqdaan kuwo aan Villa Somalia ka eryi karin Fahad Yaasiin, ayaa waxaa hadana la leeyahay in cidda keliya ay ka hor wareejin karto ay yihiin Xildhibaanada Baarlamaanka. Xildhibaanada ku caanka baxay inay mooshinada ka keenaan Madaxweynaha & Ra’iisal Wasaaruhuba, ayaa waxaa dow noqon laheyd in markani ay mooshin qaranka ku hor dhaafiyaan ninka Warbaahinta ka carara misena rikaateeyay hoggaankii dalka.
  12. From what the above piece says, there is some thuggish behaviour leading to the raid that killed innocent guards.
  13. Yaa Ka Dambeeya Abaabulka in La Weeraro Abdishakuur http://www.muqdisho.online/yaa-ka-danbeeyay-abaabulka-iyo-fulinta-in-la-weeraro-cabdiraxman-cabdishakur-laguna-laayey-ilaaladiisa-warbixin-koban
  14. Che, I think most of you who support this move mean well. But we need to think with our head and not be driven by emotions. The opposition team was plotting to bring down the government through the parliamentary process. It is no secret they want to sack Farmaajo's government and vote him out of office through the existing corrupt parliament. There was never an intention to violently attack the government. Why does that kind of political power-play warrant military intervention and the death of young men? If we are genuine about moving the country forward, I think the above question is the real question that needs to be answered by those who support Farmaajo's ambush against the opposition leader.
  15. This is what analysts call "overreach". In a fragile, clannish country, Farmaajo is treating it like the old days of Siyaad Barre regime.
  16. The Oromos are merciless. What is Iley doing?
  17. This is a terrible mistake. Why does Somaliland police need to beat up a comedian wadaad who praised Somaliland (upsetting many of his supporters) and was only there to see his own kids in Hargeisa?
  18. Don't mislead people. No one supports Kheyre and Farmajo to raid and kill. The government didn't have to turn this into a killing exercise. That is the job of the terrorist Alshabab.