Paragon
Nomads-
Content Count
8,464 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Paragon
-
Tu yaroo kate yiraahdo ayaa kuyaroo william la yiraahdo macdan ka baari doonaa berito ayaan war lugeed ku maqlay. Anagu one day oo holiday ah iyo maalin kale ayaaba nooga soo baxdayba. Ma xuma.
-
I like Dahabo. She has spirit. A good match for NGONGE. Ha ku xagato. PS: How strong is the accent? Kids from Burco have a fascinating way of talking strong words! 'Waaryaahe...':)
-
Afternoon, afternoon, mi'comrades... how do you do.... Valenteenah.;715169 wrote: That word, 'naag', shouldn't be coming from a man. Waanu ku jidhidhicoonaa. It's like a white person saying 'nigger'. Somalina's first instinct was right on the mark - after I saw your first couple of posts, I too was ready to break the legs from my chair and come at you all ninja-like, Paragon. Laakiin after that sheekadu wey xad-gudubtey oo unpleasant bey noqotey. Respect begets respect my maryooley friends. Let's not forget ourselves and give in to silliness. PS: Paragon, welcome back. Hey, look who's here? Val, weli ma nooshahay horta? Maalin dhexdaas ah waxaa daawaday universal tv oo cisbitaal german ah laga xayaysiinayo, too yaroo adiga aan laga garaynaynin ayaan ku arkay...waxaan is iri taloow dadkii cyberka sol miyaa universal ku idlaadaye.... horta ma aduu ahaa mise waa naag kale? Soo dhowaynta waad ku mahadsan tahay, val. Adigu laakiin naag ma tihidee la soco, inan baa tahay mise madaama aad xaas noqotay, ooryo ayaad jeceshahay mise marwo? Waraso iyada ka waran? Bob, Che iyo The zack iyo akhyaarta kale waan idin salaamay. Nimanyahow meeshan indhahay isku haysataa ...maxaa la isku kulaaxayaa waanba garan la'ahayba. Ciddii xanaaqdo hadday cirka tiir inaga hayso ha soo dayso, qoraxduna dhulka baf ha ku tiraahdo. Note about the term 'naag': its a beautiful somali word that cannot, nay, shall not be, exempted from use in daily Somali lingo. I have always used and shall continue to do so regardless of who or what boils into an inferno. As Sangub said, istubidh hadday caay tahay maxaa ingriisiga loogu daray? Naag iyo naayaa haddii laga raran-gubyoonayo dee waa daniyo yeelkood... Isduuduub iyo afkuus iyo gafuurtaag toona kama shaqeeyaan halka. Haddaad iska ooyaysaan kolkii la hadlaba malaha guryaha hooyadiin muqabiyo ku ahaada... halkan waa madal af adad iyo af debacsanba loogu imanayo...without breaking the rules. Remember...We've been using SOL since 2001 and we know what is allowed and what isnt. Marka, salka dhulka dhiga, yaa jaamacah! PS: Naag gaal raacday dugaag raacday!
-
Waan seexday akhyaarta, habeen wanaagsan. Waan ku caajisay. Till next time insha-Allaah, nabaadiino ayaan idin kaga tagay. Somalina, nacnaciina, hakuu macaato. Macasalaama.
-
Somalina, dee i had o PM you to encourage you because you are not forthcoming. 107 qof ayaa riwaayada u fadhiya adna waad i warwareejisay. BOB sxbkay weeye laakiin haku marmarsiyoonin yarta. So far waxaad sheegtay only 1-homeless, 2-qaad... I cant wait any longer. You disappoint me really. Waxba iskuma haysid wallee. Still daadiskii iyo ciddii igu daadisay iyo sheekooyinkii kale oo dhan ii ma aadan faahfaahinin! Inaad i caydo, si fiican oo aad ceebayda banaanka keento ayaan kaa sugaayaye, waa sidee? Or you need the permission of wixii kuu waramay? Xaggeey salaadaada iska qaban la'dahay?
-
Somalina, Walaahi waaba fresh qaad, markaasuu soo dhacay. Adiga BOB naga daa. Labadeena ayuu hadalka noo dhaxeeyaa, fahan. The Zack, lol. War sxb baashaal lee waaye. I find gabdhaha markay caroodaan very cute. Somalina yaa gafuurkeeda arka hadda oo kale.
-
^Lol. *****. Oo ma intaas ayeey ka tahay? Homeless inaan noqdo waan jeclaan lahaa. But for the sake of it, let us say I am homeless. Haye, hadda ii wad sheekada oo war fiican ii sheeg... Im very interested. What you can reveal would be a great service. Dadku waxay igu xantaan aad beey iiga qoslisaa, runtii. Maanta dhan waan dhoolla cadaynaayey hoping inaad iga farxiso laakiin waqti lumis ayaad igu noqotay. Soo daadi waxaad maqashay and I promise to own up to everything. No kaftan. Haddii kale ha i wareerinin...yarta.
-
Raggu waa kala miirmayaa wallee. Taleexi, kudos sxb. All the bes to SSC.
-
Aaway tii yarayd meesha yaanan ku caajisine. Ma bar go' beey inooga tagaysaa? Caku naag.
-
Lol. Warba ma anaa ka haya ninyow. Since when ayaad noo timi? War maan ogayne bal warka i sii sxb? Lol@caruus iyo bariis. Lama sheegaan weeye arrinku.
-
BOB fiican sxboow. Lol@qudbasiro weligaa daaha laga qaado wixii Alle sahlo sxb. Bal adiga iska waran ninyow? Ma la bad qabaa carriggii? edit: Allaheey ka Alle sxb, kumaan ignore garaynine wallaanan aragba postkaaga. Raalli noqo bro.
-
Axmed-InaJaad;715096 wrote: lool this is too fun. haye, somalina how you know so much about paragon? is it shukansi gone wrong? Lol. Caawaan ogaanaynaa ninyow. Ha sheegto waxay hayso in baashaalee.
-
Lol. Waa i kanaa hee! Warka igu soo daldal! Waa xiiso badan, wallee. Waxaad hayso soo daa fadlan. Caawayska ha qasin, don't bore me yarta. Ka soo tuur aan ku dhahay...
-
Somalina, lol. You truly have no clue illeen. War la'aan baa illeen ku haysa. I want you to be a storyteller cawa and reveal all that you know about me. I would actually give you beeso for it. Laakiin before that, aan soo laabto, bacdal cisha. ha tegin!
-
Somalina;715076 wrote: haha... your whole bio ayaan halkaan ku soo qoraayaa haddaad doonto, haddii laguu daadshey sida caano qurmey haku soo ooyin halkaan, ceebtaada qarso. Go buy jaad with the tax payers money. You are truly a role model for Ina Jaad the porno addict and Rampage the self hating loonie. Bravo! Lol. Jaadka haddaan soo qaadanayaaba. War adaaba riwaayad haya cawa. I madadaali daali! Oo miyaaba laygu daadiyay? Daadiska yaaba heli kara! Bal ii wad sheekada, maxay yidhaahdeen markay sheekeeyeen? Mirqaan waynaa, eesha calaa sheeko. Ina Jaad iyo Rampage iyo aniga isma gaadhno, yarta. Weey iga hor bilaabeen mirqaanka marka la qabsasho ayeey u baahan tahay. Laakiin sheekada ii wad.Lol.
-
Waryaaraheen, war idinka siday wax idin ka yihiin. Shaydaanka ha la naaro, balse tan yar aan isku madadaaliyo ee faraha kala baxa.
-
Lol@so fair air un baa kaa soo baxaysa. Suaal fiican: Maxaad jeceshahay in ay soo baxaan? Macdan? Sheeg bal waan is fahmaynaaye. ...dawooy dawo caafimaaday, darmaan qurux.....
-
^Lol. Aaliyah, usheeg. Forumkuba shoow daaqad lambar 50 ayeey malaha ka soo gashay. Liinta yar, cagli aa? Mawaad igu dheeleysaa? Naag goormay nin caqli ku jeclaatay caarkiisa mooyee? Maqaayada ninmanka fariista malaha waabad ku qarowdaa saqda dhexe? Lol. War maan ogayn in sidaa laguu hayo oo aad lagdin u baahan tahay. Laakin mush problem. Doqon weligeedba meel xunbeey dalaq tidhaahaaye. Haddaad saaxiga keeni waydo Wallee waa kugu jimicsanayaa. Ina xaaji jaad, dambiga idinkaa oo mar 'kam' weeye gadhoodhka odhan waayey sxb. Ka xaaxaabi.
-
Lol. Che, bisinka qabsadaye maxaa dhacay? Ma naag lama isticmaali karo ayaa la yiri? Kaw! War hadmee ragga sidaa baqa-ku-maal loo gashay? Somalina, socon maayee waan dhex kadaloobsanayaa threatku haddaan damco. Ha igu soo degdegin baan u iri, isma naqaan e. Cid aad abuukaati u tahay ma jirto ee cagta u dhig.
-
^Xaasidnimo iyo nacab sidatan ah wallee idinkaa u aayi doona. Dhibka umad kale haddaad ku farxaysaan hoostiinaad ka helaysaane ogsoonaada. Dirirta Allaha qaboojiyo. Beelaaha Allaha nabdaadiyo.
-
Naag waa ii naag, midab weliba ha lahaato e. Dhedig. Ka soco.
-
Ninkii raggaa la caayaa, ee xiniinyo isku yeel. Mise wuxu waa bilcaan, boomboomtan la soo hindhisay. Baroor iyo ba'ayeey wallee meelna kuu cubi mayso.
-
Popular Contributors