Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. No Ugbaad? or No Asli? Good names sxb ... thanx
  2. This is an interesting book in marriage guidance. I hope it helps those who are married already. ------- RAAXADA GUURKA - ( www.sabriye.20m.com ) ARAR Waxaa mahad leh Allihii awooweheen Aadan dhoobo ka abuuray, kolkuu afartan jirsadayna ruuxa ku afuufay, markuu ubad iyo xaas u baahdayna Xaawo kadhex uumay. Alle ha u naxariisto Rasuulkeennii Muxammad (SCW) uu ka doortay una soo diray dad oo dhan, Eebbena ha inagu daro kuwa uu Aakhiro u shafeeci doono....Aaaaamiiiiin. Dad badan baa aaminsan in sida ragga iyo dumarku isu doortaan, isu guursadaan isuguna galmoodaan oo laga sheekeeyaa ay tahay wax ceeb ah oo ku habboon in afka laga qabsado, waxaana weeye waa siday ku andacoonayaane, wax Eebbe dadka ku abuuray oo qofku iyadoon looga sheekeyn uu keligii baranayo, fahamka caynkaas ahise waa mid runta ka fog. Inay jiraan dhibaatooyin u baahan in la xalliyo, ha yeeshee daawadoodii la garan la' yahay, waxaad ka dareemi kartaa sida degdegta ah ee aqalgalka dabadii uu u baabo'o jacaylkii ay labada ruux isu qabeen intaanay guri degin, iyadoo durbaba kolka toddobada laga baxo aad arkeysid inuu billowdo kala-did iyo khilaaf laga yaabo inuu burbur ku keeno gurigii goor dhowayd la dhisay. Culimada jinsigu waxay cilmi baaris ku caddeeyeen in boqolkiiba siddeetan (80%) sababaha furriinka keenaa ay ka dhashaan qolka jiifka, waxaanay yiraahdeen: (Labada qof ee isqaba hadduu mid waliba kaga maqsuudo kan kale qolka jiifka, waxay markaasi u badan tahay inay dhibaato kasta oo kale isugu dulqaataan, si laab furnaan ahna u wada daweeyaan). Haddaba aniga oo arrimahaasi oo dhan maanka ku haya, doonayana in aan bal intii karaankey ah gacan ka geysto sidii guri kasta oo Soomaaliyeed looga dhigi lahaa janno ay ku raaxaystaan inta kudhex nooli, ayaan akhristaha sharafta leh usoo bandhigayaa buuggaan aan u bixiyey: (Raaxada Guurka). Buuggu waxa uu ka kooban yahay siddeed baab oo kala ah: 1- Gogoldhigga Guurka, oo ka hadlaya waxa ay diinta Islaamku ka qabto guurka, faa'iidooyinka guurka iyo caqabadihiisa, iyo guud ahaan sifooyinka la isku doorto rag iyo dumarba kolkay arrintu guur joogto iyo guri abaabul. 2- Aqalgalka, oo ku saabsan sidii gabadha ninkeeda loogu dhisi lahaa looguna guri geyn lahaa, sida loo baahan yahay inuu ninku afadiisa cusub u qaabilo habeenka aqalgalka iyo guud ahaan waxyaabaha dhacaya habeelkaasi oo bekra jebintu ay kamid tahay. 3- Galmada, oo akhristaha sharafta leh hordhigaya manhajka guud ee galmada oo ka kooban hordhac, galmo iyo gunaanad, si koobanna sharraxaad uga siinaya qaababka galmo ee dunida ka jira kuwa loogu aqbali ogyahay. 4- Caafimaadka Galmada, oo si kooban u faaqidaya inta jeer ee galmo lagu celcelin karo iyadoon caafimaadka qofka waxba u dhimin, dhibaatooyinka ka dhasha galmada la sameeyo xilliga uurka iyo ta dhacda xilliga ummusha iyo guud ahaanba sidii lagu daryeeli lahaa xubnaha taranka ragga iyo dumarka. 5- Turxaan-bixinta Nolosha Qoyska, oo isagu xoogga saaraya waajibaadka ninka ka saaran xaaskiisa, waajibaadka naagta ka saaran ninkeeda, iyo sidii looga gudbi lahaa dhibaatooyinka yaryar ee ka dhasha dhaqanka qofka kolkuu dhex joogo guriga iyo qolka jiifka. 6- Ciniinnimada Ninka,, oo sida aad cinwaankaba ka garataan ka hadlaya ciniinnimada ninku waxa ay tahay, waxyaabaha keena iyo siyaalihii loogu daaweyn lahaa hab dabiici ah dhakhtar caafimaadna aan u baahnayn. 7- Uuraysiga iyo Madhalaysnimada, oo kuu oggolaanaya inaad wax ka ogaato hubka iyo saanadda uu uurku ka samaysmo oo ah xawada ninka, ugxanta naagta, iyo siday u falgalaan. Waxa kale ood baran doontaa caadada, xilliga ay timaado iyo xiriirka ay la leedahay uuraysiga. Waxa intaa dheer madhalaysnimadii, sababihii keenayey iyo weliba sidii looga hortegi lahaa. 8- Nafaqaynta Qoyska, oo isna si faahfaahsan u sharraxaya cuntooyinka aynu cunno, nafaqooyinka laga helo iyo weliba sidii haweeneyda uurka leh, tan wax nuujisa iyo ubadka intaba loo siin lahaa nafaqooyinkay u baahan yihiin marxalad kasta oo noloshooda kamid ah. Buuggaani ma aha qiso intuu qofku akhriyo dabeeto qashinka ku derayo, balse waxa weeye daraasad cilmiyeed ku salaysan diin, caafimaad, dhaqan iyo caadooyin, lana uruurinayey in ka badan toban sanadood, lagana tixraacay buugaag mowduuca ku saabsan kuwii ugu magac dheeraa uguna macquulsanaa. Haddaba waxa waano iga ah inuu qof waliba barto, carruurtiisa iyo xaaskiisana baro, kadibna meel u dhigo ubadka uu awoowaha u noqon doono. Waxa aan rajeynayaa in buuggani wax badan ka beddeli doono nidaam nololeedka qoysas badan oo Soomaali ah, kolka ay akhriyaan una kuurgalaan xikmadda ku duugan, nolol maalmeedkoodana ku dabbakhaan. Eebbow wuxuu buuggaani wanaag leeyahay ummadda waafaji, wuxuu xumaan leeyahayna ka wareeji, aniga iyo waalidkeyna Jannadii naga waraabi Aaaaamiiin. Qoraha Buugga Sabriye Macallin Muuse ---- There are other interesting articles about different aspects of GUUR which Sabriye has written. For more info...visit his hompage www.sabriye.20m.cm PS: Kamila thank for refering me to this book walaashiis ... Buggani aad ayuu u wanaagsan yahay, very helpful and educative.
  3. Paragon

    Soul Mate

    Hey Starlight and T-J, walaahi you are both inspiring and moving ..... you inspire me - thankx guys
  4. Paragon

    Soul Mate

    My days are too dark for even the blind And my nights are too loud for the bird So my moon becomes gloomy for the mind Just as true love becomes so hard to find My world is nothing more than a debris And so death creeps near like a mantis, On a long stroll to heartbreak's heven Where a heart piece by piece be broken It is heavy the air i breath to my lung My eyes cry for a rest never had so long As my life urges me to let go and die But if once she smile with a soulful hi, This'll set thousand moons across my skies And million stars'll merily dance in styles And every bird will sing that song of joy whcih Dolfins sing and call it 'lover's joy' Mothers'll wish I was their flesh and blood And a father's son will make him as proud The world may seem so dark but if she smiles Her glow'll reach a land of thousand miles Her scent'll travel across to every distance And her beauty'll be a tale of magnificence
  5. STHLM-Lady Here is your song --- Qalaafe - by C/xakiim Ciise Geedi Qarasteedee u qayirmoo Quudkii ka go'ay,Qarow kama baxee Qoraxdeey nuurka badan ka qaadate Qaxarkey qudeyda gelin, Naftoo la qaadana ka qami wayn Qaadirkii i-uumeyna, Wadnuhuu kuu qodboo ma qarin kare Qunyar socodkiyo qaamuusigaan ku raacoo Qabawga webi-iyo qalaafey ku dhalatee Qoorteeda dahab, ilkaheeda qalin qaddidka qad madow lagu shubyeey Qosolkooy qa~arisa uma qalmee Qaararkiyo, Kubkeeda billann~ kan-iyo qoobkaan ka qayirmee Qaadirkii i uumeyna, Wadnuhuu kuu qodboo ma qarin kare Qunyar socodkiyo qaamuusigaan ku raacoo Qabawga webi-iyo qalaafey ku dhalatee --- STHLM-Lady.... Do you remember a song that had these words - "Waan qalaloo, Jacaylkii baa i qarribee!"...? I thought it was part of this song, atleast the original version .... As I heard the original singer of this song died long ago. I am not sure tho. But i kind of feel those words plus others were part of this song :confused:
  6. Princess_sexy -- Well I am glad you have the same theory as me. Because I have seen other methods tried by various individuals but those other methods all ended up in disaster.
  7. "Perhaps the best why would be to write a poem! I am sure that would capture Jamaal's attention!" Sophist lol sxb poetry is a good way of communicating and conveying feelings without being ashamed. Tagane - Thank you sxb, rageedii baad tahay. To the girls.... Lets say I am speaking for myself and those who feel the same about this attention bizness. If I am interested in a girl then she shall know I am interested pretty much straight-forward. And so I expect the same from a girl. Playing mind games is what I consider time wasting. If she is my wife already then mind games are romantic. Afterall we are grown ups, so we must know what we want and seek it.
  8. Paragon

    Don't Move

    underdog - read this one sxb -- A snail got mugged by two tortoises. When he went to the police, they questioned him as to what happened. He said, "I don't know, it all happened so fast!"
  9. Paragon

    Don't Move

    LOooooooooooooooooooooooooL Blonde joke miyey dheheen
  10. LoL shankaroon - it is called "THE classic salutation" .
  11. The best way to attract a fella will be to " just cut a long chase short and be honest with him". Never attempt to confound a fella who has no clue how to read your emotional expressions. Always talk to him straight-forward about any issue you intend to discuss:) coz it'll save both parties lots of valuable time.
  12. Welcome Mandeeq. We love you too .
  13. Jegga gariga miyaa:) -- Aniga mideyda waa: Meeshuu guduudane ka guuray gaafane rig or La fuullo ma rinto
  14. Congrats to all of you who have graduated from high school this week! You all finally made it! Remember this week is the first week of the rest of your lives I just wonna say a big CONGRATULATION to one girl who is dear to me and to my family, who has graduated this week!.... She is Najmah_03.... lil'sister, I am lucky to have you as my sister ...and...I love you to bits... Keep your clever mind focussed and you shall succeed! [ June 10, 2003, 03:28 AM: Message edited by: JamaaL-11 ]
  15. Thika ok... I think it is a good idea. I will contact that fella and see if i can get you his details. Professional photojournalists is what Somalis and Somalia needs now. Just to document the beauty of our lands.
  16. Thika ok... I think it is a good idea. I will contact that fella and see if i can get you his details. Professional photojournalists is what Somalis and Somalia needs now. Just to document the beauty of our lands.
  17. By raula In short..."Malaika, Nakupenda Malaika...nami sina hasira na we, ningekuoa malaika"....lol...ama niaje..we are all from the same ancestor. True True - Kwa heri
  18. STHLM_Lady lol well, have i got news for you? I like the swedes for some strange reason. Not to mention one of our inspiring poets (starlight) in from there
  19. your welcome sis... oh yeah it seems we like same songs. Good taste i must say.
  20. A white-man's tale over a blackman's kingdom decay Tailored mind filled foolery, and painful slavery King that reigned overturned to fit a white new suit Where white is the angel and black is the witch Continent invaded divided and inter-enmity created A history desecrated, black societies destoryed Replaced by black pupet amputating his own limp Black man with a painted face singing a white song Greed and corruption embraced imported by whites The black victims of hate, of failed black knights The black land devasted by the black prostitutes The mental prostitutes brained by the white devils Foolish blacks humbled by the white lie of schools What makes or destroys a kingdom is the failure to control.
  21. Oh I almost forgot ... I guess if you contact the institution that trains Somali for BBC jobs, it can help you with your project. BBC Somali journalists Forum
  22. Oh I almost forgot ... I guess if you contact the institution that trains Somali for BBC jobs, it can help you with your project. BBC Somali journalists Forum
  23. Thika, Mwanzo karibu, Ya pili, walaahi si kumbiki msomali yoyote ambayo ni profesional photojournalist au photographer pahali popote duniani, usipokuwa Somalia. Lakini na taraji unaweza kuta wanafunzi ambayo wako kati ya masomo la photojournalism na masomo lengine kama journalism and telefishioni. In the area I live, which is west-london, there is a fella I know who specialises in talking pictures of all stages of Somali livelyhood. The shop that sells his arts and photos is called GAMAS african heritage. I don't have any website for the shop... But i will try to get you the website name.