Paragon

Nomads
  • Content Count

    8,464
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Paragon

  1. Haddii nala caroowshee.... (another Guuroow link) The one and only Guuroow legend, Max'ed Gacal Xaayow- One has to appreciate this variety of Somali literature - impressive.
  2. Originally posted by dambarsame: quote:Originally posted by Xudeedi: Dhahar oo Baaq Nabadeed laga Soo Saaray July 29, 2010 By admin BAAQHadaanu nahay Issimada, Cuqaasha iyo waxgaradka beesha ********** ee deegaamada Haylaan iyo Galbeedka Bari waxaa kasoo baxay shirkayagii maanta oo taariikhdu tahay July 29, 2010 ka dhacay magaalada Dhahar qodobada soo socda: Waxaanu kasoo horjeednaa wax allaale iyo wixii nabada iyo xasiloonida Puntland wax u dhimaya meeshay doonaan haka yimaadeen, ciday doonaana ha ahaadeene; Waxaanu si deg deg ah goobta uu dagaalku ka dhacay ugu diraynaa guddi isugu jira issimo iyo waxgarad kale oo soo baadha xaqiiqada meesha ka jirta; Maadaama uu dagaalkani ka dhacay deegaankayaga waa in ay dawlada Puntland naga war sugtaa inta aanu xal nabad ah ama mid colaad ah ka keenayno ciidanka buuraha Galgala ku jira; Waxaanu ugu baaqaynaa maamulka Puntland in ay go’doominta ka qaadaan shacabka degan deegaanka Galgala iyo tuulooyinka ku dhow magaalada Boosaaso; Waxaanu diidanahay hadalkii kasoo yeedhay madaxweeynaha ee uu ku baaqay in beelaha Puntland ay hubka qaataan, waxaanuna u aragnaa hadalkaa mid khal khal gelinaya nabada Puntland . Anagoo aaminsan in wax walba marka hore nabad lagu dayo, xalka ugu danbeeyana noqdo dagaal hadii nabad wax lagu qaban waayo. Shirkan waxaa kasoo qayb galay: Nabadoon Warsame Adan Geesood Nabadoon Cabdilaahi Maxamed Xassan Muuse Nabadoon Axmed Siciid Madaxay Nabadoon Siciid Xasan Xaaji Yuusuf Nabadoon Saxaradiid Ali Dhawaaq Nabadoon Abdi Ali Farah Nabadoon Cabdi Ibrahim Jarjoor Nabadoon Abdi Salaad Farah Nabadoon Maxamuud Cumar Muuse Nabadoon Faarax Cali Ilsar Nabadoon Bashiir Faarax Taalaherdi Nabadoon Boqole Cabdi Qacle Nabadoon Yuusuf Boobe Nabadoon Cabdi Halac Nabadoon Maxamuud Cismaan Yuusuf Nabadoon Ahmed Maxamed Xasan (Mucaarad) Nabadoon Axmad Saalax Caynab Nabadoon Cabdi Kilwe Cismaan Nabadoon Maxamed Yousuf Shire Nabadoon Muuse Gabayre Axmed Nabadoon Salaad Siciid Jibe Wixii faahfaahin ah, lasoo xiriir gudigaodayaasha@gmail.com Been badanaa goormay intaas oo nabaddoon yeesheen. Waryaa Dhahar people stop to complain for nothing when the chips become broken. you were the people who begun to kill the inocents in the mosques and streets. and we waited that you get your real Conscience back for more than one year and seven months. but from now onward waa allow kii roon reeraha u reeb Dagaalkuna waa soconayaa until we reach our aim. Xaalkuna waa ha wareegto giraantu, Qabaa'ilkuna hubka dhigimayaan:D ^Ma idinkaa dirira horta? Ragii dagaaladii Gaalkacyo 'Boowe Ma Durba? Ba'ah!' laga hayo, ma eydan ahayn? Adeer weligeedba dagaal ama Dhahar ama Galgalo ama Majiyahan lagu weereray cidna kuma macaashin. Faroole Ashahaado la dirirkiisu haddaad moodeyso ineey kuu diriri karayaan wallee adigaa cirka roob ku og. Lol. Galgala bal ha isku deyaan ineey galaan hadana. Oohinta iyo baryada gobolada deriska ah, dowladaha deriska iyo beryahan caalamkoo dhan ee aad Universal ku arkaysaan dambarsan waxba ha ka sugin, adeer.
  3. ^Duke, you are not that clever my friend. Xaqiiqda cidi laga ma dedo karo. Wax ma garatadaa lagaa dhaadhacshaa dowlad baan nahay iyo kuus iyo keer. Raggu waa is yaqaan.
  4. ^Want a trip to Togga Sugudhe to get a visual evidence? Don't you wonder why PL isn't on the offensive anymore? Ofcourse they're doing the war in the media.
  5. Originally posted by The Zack: LOL@Nasir, didn't Atom claim that he is part of the shabaab? You got duped by the media charm offensive miyaa? It's amazing that we would have paltalk declarations of (allegedly) ATam and yet Al-Shabaab says he is one of us. PL rules the media as it were - talk of Chomskian manufacture of opinion. Well, as always some get easy duped, isn't it? Lol
  6. Just made a phone call to cariggii. I can now understand Faroole's qeeylo dhaan and reference to the Gaalkacyo war of '92 and the execution of the captured man in prison. Togga Sugudhe iyo dooxooyinka rag badan baa ku le'day, and sadly, 21 of the many men killed from PL side are from the SSC. It's unfortune and I send my sincere condolences to their families, some of which are now asking how this mistake has come to happen. There are no Al-Shabaab or extremists in Galgala, according to my independent sources from inside PL's side - just muscle flexing from Faroole's ashahaado la dirir. Arrintu meel aanan filanayn ayeeyba salka ku haysaa. Right now as we speak, men and armour are going from Dhahar and other areas and headed towards Galgala. I hope this tension finds a wise solution before it is too late. I urge restraint from all SOLers supporting both sides.
  7. ^Oodweyne, lol. You and your complex. Waxba ma jiraan adeer. Waa dad wada dhashoo is yara fahmi waayey. Odeyeeyna leeyihiin, adeer. Oodweyne,you know, I think Siilaanyo is not a courteous man. Do you know why I say that? Let me first go off-stop briefly. I am very impressed with Riyaale's farewell speech and I now think he would have made a better leader than Siilaanyo but only if he was fortune enough to have been born from *****. You know it is easy to recongnise the stature of true statemanship on his last gasp of political demise; how honourable and compassing his speech grows; how meloncholic and sagacious he retells struggles past; dirty wars fought and what have you. He does all that expecting nothing, almost nothing except, ofcourse, a little acknowledging 'THANK YOU' from his inheritor. That is if that inheritor ISN'T SIILAANYO. All other prospective candidates would hurl a mean, if not pitiful, 'thank you' at a humbled ex-leader like Riyaale, who'll busk in that thank you's verbal bredth and width, in as much as he elasticate it. But Alas, Siilaanyo disapointed all, Durriyada-style ... He behaved on that political podium like a glutton on supple, tender dheeylo meat. What a shame! Let me know when he remembers to say thank you to Riyaale, will you? [ July 29, 2010, 12:15 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  8. Haatu, good counsel sxb. Waa talo wanaagsan oo raacid istaahisha. Raaceyna anigu. Thank you. Nabadu waa sheey qaali ah.
  9. Xudeedi, Nasir, Koora-tuunshe - sxbyaal let's take it easy. Things come and go but the aftertaste usually determines how sour it was. Hadaad la kala roonaanin roob ma da'o. Xudeedi, inadeer banooniga deji kistoo. Originally posted by Samafal: We used to hear "Dadka dagaalamaya waa dadka degaanka in Mogadishu, when Alshabaab weren't so powerful in Mogadishu". Too bad reer Puntland will not buy this ****shit, too bad some are falling for this becouse of their clan. Alshabaab or no Alshabaab the guy even admitted in that SPR conterversial interview Alshabaab and his group have same goal of establishing Islamic adminstration with the Alshabab way of interpreting Islam. Kuwan reer sanaag sheeganaya, waxa ka maqan ee ninkan uu usoo dhicinayo maxay yihiin? Samafal, waa sidee adeer? Beryahan waad yara kacsan tahaye? Adeer hubsiino hal baa la siistaaye la soco. Waxba yeyan caadifad na qaadin. Bal aan is dejinno, waayo runtii we could be unknowingly supporting or opposing sides we know not what their agenda is. I am asking myself: regardless of my initial objection towards Faroole's method of approaching this matter - what if Atam and his so-called wilaaya are indeed al-Shabaab? Or despite my policy disagreements with Faroole - what if he is indeed doing the right thing for all members of PL? On the contrary, what if I support him from now on in that I think the law and order of PL is of existential importance beyond clan cleavages, but then again end up a group of villagers undeservedly oppressed? PS: I don't like both Wadaads and regional leaders blowing internal misunderstandings to global proportions. And for that reason I condemn any party that seeks the attention of global powers and global jihadis. No sir, I can't accept that. As for the topic, Whether these folks in Galgala are indeed Al-Shabaab or not, one thing is clear: they made a cardinal sin in PL's political perspective and all over Somalia's as well - they they made the mistake of mentioning Islam as their prefered system of self-governance. And that is their mistake; the term Islam is a psychological taboo in all the world.
  10. http://spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=361:wareysi-gudoomiyeha-wilaayada-islaamiga-ah-ee -galbeed-bari&Itemid=139
  11. We've been entertained. And in return we have entertained. But there are others (like SLanders) who are in great demand for the spotlight - for just a little while. A little time enough for NGONGE to write fairy stories Hargeysa's today events and Oodweeyne's gusto-filled (and mind you complete with its highlights, italics, "inverted comas") write ups.
  12. Originally posted by Gheelle.T: Paragon, awoowe I understand where you are coming from, but how long should the admin wait? PL was idle way too long and gave elders all the time they needed, but this guy wasn't interested in negotiation. He was buying time and double dealing with the elders. You can keep building a training base and recruit army while saying you are up for talks. Awoowe reerku waa ku qeybsan yahay tan. Raggii shalay ka dhintay PL 2baa ahaa reer Sanaag, marka inta busta la iska jefo ninkan ha la iska qabto cid uu dan u yahay ma jirtee. Faroole siyaabo kale ha lagu xisaabtamo hana lagu eeddeeyo, laakiin reerbuu duullaan ku yahay maaha xaqiiqda. Gheelle, you make sense from one angle and I can understand you well. My moto is always give peace a chance first. I can't trust anyone who is impatient to make war - I just can't just trust such a man, hence my objections to Faroole's move. I believed there were other and better ways of uprooting this problem altogether. Patience...and wise counsel works wonders. Che, No sxb. I can't support Atam if he is indeed found to be al-Shabaab. Nimankaas iyo aniga are ideologically bi-polar positions. So no, I won't support a Shabaabi Atam or Al-Shabaab in any shape or form. Neither will I support Faroole's rush decisions that have sinister plots in store. I think, I really do, that the whole issue is economically motivated. Faroole wants his authority over this region and its people (heck even Siad Barre tried to bring them in into the fold and found them disintered) and that Faroole's going about it the wrong way. Cuqdad lama illaawaan ah ayuu dadka ku beerayaa - which is unfortunate.
  13. ^GD, do I have a choice in it even if I renounce it a million times? Adeer you understand the politics (with little p) of it all. Ama sheego ama ha sheegan, waad tahay..that's the maxim. Waa Alleey badey. But I will speak against injustice wherever I see it - be it in Maakhir or Puntland or Muqdisho. But first we need to be sure and not to rush into calling for war where peace already exists. It's an expensive comodity in Somalia, you see. The Al-Shabaab, however, I am against. Though I won't go out of my way to give them their due justice - it if that becomes the case. 'Gaalka dil gartiisana sii' adeer.
  14. ^So now you are a linguistic expert all over sudden? [edit] Gheelle, Seriously though, I can't support al-Shabaab or anything that smells like it while in my right mind. Anigu waxaan ka dhiidhiiyey arrinta odeyaasha lagu gees maray. We consider odeyaasha more than all humans, haddaan reerka nahay, you see. And we'll shall deservedly throw rightous fits whenever it happens again.
  15. Originally posted by General Duke: Paragon, adeer you aint even from the clan as I remember so why pretend? Lol. Which clan are we talking about? The sub-clan of Atam? Or the one of Ilka-Jiir?
  16. ^Lool. All this makes for a good sketch.
  17. Originally posted by NGONGE: Heh@ninka hadlayaa xataa inaanu lahay accent - reer Puntland. That's the part I enjoy in all this, the unadulterated comedy of it all. I was laughing hard when I read the accent bit..and laughed even harder when Faroole was on TV xalay, crying out as if he was starting a third world war.
  18. ^No Al-Shabaab will take root in Maakhir, Karl. All this is the game of name-calling which the fools in Garowe are using at the expense of locals on both sides. We'll see what is gained, as I said before. PS: The man who is supposedly 'Atam' in the interview from Paltalk is in Boosaaso.
  19. Digniin!!! Cajalad been abuur ah oo laga sameeyey Sheekh Atam July 27, 2010 By admin Bogga Somalimemo.net oo ah bog u janjeedha kooxaha Islaamiyiinta ayaa soo gudbiyey cod ay ku qaadeen Paltalk, iyagoo sheegay ninka hadlayaa inuu yahay Sheekh Maxamed Saciid Atam. Ka dib markaannu dhegeysannay codkan waxan hubsannay ninka hadlayaa xataa inaanu lahay accent- reer Puntland. Dadka Cajaladdan soo sameeyey waxay rabaan in dab la geliyo Puntland oo ah meelaha nabaddu ka jirto dalka Soomaaliya. Waxan dadka uga digaynaa khiyaanadan. Waxa ka mid ahaa erayada uu isticmaalay “Masaajidda..” is weydii akhriste dadka Puntland khaas ahaan reer Sanaag waxay yiraahdaan, “Masaajiddada.” Ninka hadlayaa clearly waa reer Mudug. Dawladda iyo shacabka Puntland ha ka digtoonaadeen majaxaabada lagu wado. http://www.laasqoray.org/press/?p=7274
  20. And that's where we I and Xiin part. Farewell, brother. You gave up a tad too soon.
  21. Lol. Funny thing is watching Faroole on Universal TV crying out calling out all the sub-clans and all resources for the BIG war. Damn I thought Galgala had only 700 men sheltering in it? Why all the qeeylo dhaan? Calling the world and neighbouring countries to help out is bit too desperate. Really.
  22. ^Waryaa Abwaan, ninku waa nin aan saaxiib nahaye maxaad ku qoonsatay?
  23. Thankfull Who attacked who exactly? And who has refused peace and was hell-bent on waging 'war to end all wars'? Who disrespected the elders' peace deal and fabricated their consent on Garoweonline? When push comes to shove, the chimera of statehood shrinks into sub-sub-clans. But we shall see what is gained from throwing peace to the air. Faroole's hood boys want war? Hell, they sure'll get just that. PS: The two-subclans in Galgala area are the residents of Boosaaso. You throw stones from glass-houses and at stone-houses, I'd remind Faroole. Let's not forget that. If Farole's maqaar-saar campaign will get its intended interests, well we will see. Will he succeed where Cade failed? I like the inventions and the media machine in operation for Faroole's little project. Lol. It's rather comical, really.
  24. I see. Is it already that month of the term for PL admin? Already? Well, I'll be damned. As it appears lately, PL admins catch this peculiar ailment - similar to a woman's monthly minstration - every other year, usually amid mandate terms, and then its time to look up the mountains of Maakhiri, beating their chest and yelling 'you up there! we'll get you!' PL better heed some wise counsel and desist from throwing about empty threats. There is no point to threats if you can't make them good, is there? As for the Galgala gang, they should disperse as their brethren did in 93. No point marching up and down the hills mistaking themselves for a moustached king kong. C'mon boys, the play is over. Go home to your sweet momies. Faroole: take all your orders from Meles as you wish, but as it happens, you are making the wrong move. Desist! Give peace and negotiation a chance or kiss PL goodbye. Period.