Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Nafta, waa kuu sheegay, shumiskaan madaalaha ah aa wadid iska jooji..kkkk..waxkale aa shushumisid in aa ku badashid waaye yaaqee....lol.. Wareer Badanaa!!!
  2. Uma wlc.... Layzie girl why you acting like your spelling is gooooooooooooooooooodh?..lol Wareer Badanaa!!
  3. Their is only one way for a women to keep her back side fit and profect and thats........eating less mionese..(got ya'all) .......... Wareer Badanaa!!!
  4. Waraa Mudug marax ayaa tahay sxb...you are a rookie and your boy waa rageedi.. ignore her call kulahaa.. son even if you don't want the girl any more, you keep her on the side..you never when xaaji dhagax will get sensitife ya'knooooooooooow!!!!!kkkkkkkkk..waraa respect to your boy..your week.. and coming here and asking for advice shows how week you are..kkkkkkkkkkk..jk.. Wareer Badanaa!!!
  5. Tuujiye

    HELP

    waraa mudug, sxb kaa waxaa ku dhahdaa bajaqda gor goradeeda iyo alfalaaxeeda banaanka ugu tuur.......naag 911 dhinac ka fahantay naag ma aha..xasad waaye taas..iskiifo waaxid...Waraa buugiisa xisaabta haku dharbaaxo.. Wareer Badanaa!!!
  6. Salafiya.. yaaqee gabdhaha noocaas eh xagee laga helaa...aniga sana u raadinaaye kabaha aab aiga dhameed... meeshaan FOXY oo kale aa nafta noo keentay.. Jeanis ku dhagan iyo funaanad aad u qabtid walaasheed ka yar in ee leedahay intee kuu soo xirtaan bee xijaab nab isku siiyeen..markaas bee rabaan aros gaaleed........Yaaqee aaway gabdhihii la yaqaanay??? Wareer Badanaa!!
  7. To you faceless/nameless individuals above, let me address you all @once. (You 3 or 4 individuals above with the comments such as "calm down" seriously, calm down andddddd my favourite "stop attacking faceless people"). This is your way of getting attention from me and drawing the attention from the poster. Surely, you realize that the poster hasn't travelled much, if he/she is shocked to find out that our people are living in different parts of the world, means just about everything else shocks them as well. Do you see any veins popping out of my face? Tell me, how do you know if someone is calm just by reading their comments. As for attacking people, why would I want to attack faceless people? What purpose would that serve? Do you people think before you write, I didn't think so. Addressing the layzie one isn't an easy task, so I would kindly advise you to think twice before you post anything that is addressed to me from here on. YOu people need to start making sense, and yes Khayr, I am talking to you as well as these other nameless individuals. Classic...loooooooooooooooool LG..I'm back my sister...I got your back..lol..let the kids be...........Waz gooooooooooooooood..lol..you always doing it hardcore I like that!!!kkkkkkkkkk Wareer Badanaa!!
  8. Another reason for me to hate Carabs...ufff!! Wareer Badanaa!!
  9. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Adoomoo qarxiska jooji waa ku tuugaa suuqa ha iga xirin.. seecamal adi..najoota bil cilmika...waraa saas maa macruuf ku nahay maraxaa tahay dhawee!!! Aroos maxaa la dhahaa?..luubta geed hindigaa??? Wareer Badanaa!!!!
  10. Yaa Tuunji kusoo fadhiisay iyo yaa bacaad kusoo fadhiistay..Toilet training was classic in Somalia... Wareer Badanaa!!!
  11. waraa wadaado high eh hada aa iigu horeyso...kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk........ Kuwaan in diinta ee soo taba caareysteen laga dhigo waayo!!! Wareer Badanaa!!
  12. Ale..ubaahne kaalay SOL waa la iga kaa soo dacwooday oo waxaa la dhahay ninkaan rabshadiisa aa badatay... meesha dhan kala saar iyo kala sooc iyo kala gadis uu ka dhigan.. mar uu bajaq gabasara ka dafo, mar uu oday libaax bakoorada ka dafo, mar uu ale u baahdo iyo mar uu ibliis u baahdo uu isku darsaday aa la dhahay..waraa see wax u jiraan nin yahoo..qaska jooji yaa muslimiin!!!! Wareer Badanaa!!!
  13. Salama caleykum ciyaal kuni kuni.... Waraa LST salaama caleykum horta sxb kee... I hate to say this but I don't feel sorry for anything that is happening to the frunch muslim in france..when you leave allah's way of life, you get punished and thats what is happening to them.. madaxa halooga istaago qashiimiinta...lol.. Wareer Badanaa!!!
  14. YOu got some serious issues. ...............you never change..wax waalan.. Wareer Badanaa!!!
  15. maxaa weeye meeshaan?.......waraa dhulkaan somaliya markee nabad aheed geel aa daaqi jiray. Wareer Badanaa!!!
  16. dhoodaan is old news..lol..But he is one my heros.. But do you guys know we have our own dhoodaan in here?.... Nuune do your thing man...gambashada daa..hadii kale waxaan soo qafaa the old topic oo ani iyo adiga marsho bilaa farasiyoon eh. Chekiiiina... ihii dheh aan daankaaga arkee adoomoo...lol..qurwaale iyo fara badne haku dhabaanee!! Wareer Badanaa!!
  17. ^^^ you always do that!! why lex why? Wareer Badanaa!!
  18. Waraa sxb Carabta waa u dhatay oo gaal jaceel nimadooda saan aa u danbeysay. Mar dhaw babe watch on the sahara aa rakee..lol.. I wonder what they will call it.. Camel watch...loooool..between two qamiis weynayaal...beynaka cuudu bilaah.. Wareer Badanaa!!!
  19. you are so right ur not prefect. u don't look it
  20. Waraa adiga ilaah ma u baahnidoo maxaa ramadanka barxadaan ku dhigay..bax masaajidka soo xaaq xaaqor something Wareer Badanaa!!!
  21. Waraa Tobaliiniyahow kaalay, UK alaabtaan caadi ee ka tahay yaah since idinka xaga Jaadka la idinku daqro..lol...I asked marax yaasha inta qayilo in waxaas sameeyeen oo ee hore u maqleen..lol..wee igu qosleen..lol..Waxaa la i dhahay reer xamarka waataan barnay dee adigu hadaa qayililahay waa hore baanu ku bari lahayn huunon "reer jabuti ee ahaayeen"....Yaab ani.... Raula lol..alaabtaas mardhaw holleywood aa lageynaa oo filimaad ee ka sameynayaan waa og tahay nooh..loooool Wareer Badanaa!!!
  22. Qumane tnx sxb..loooooool Wareer Badanaa!!!
  23. Waraa Shalee Ma ahee doraad intaad imaadeen aa bilaabeysaan daaca qurun iyo dirac jiidoo.... Ma ogid miyaa SOL culture in la badalay oo korkeeda jimneestiko bilaa nikis laga dheelay nacalaa iskaarbahaa kutaalee......yaa ku dheelay maka see hee?...lol..guygoo ina baqti lagde la dhaho..lol... you obviously have issues with certain individuals, the sooner you let it out, the better it will be for you. Start talking, or else iska aamu and meel iska fadhiiso and quit whining. LAyzie..ceesh caleek yaaqee...Odayaasha aa shafka ku taageysid jooji yaaqee..Anoo kale ma aha oo hadii shfka igu saa taagtid kaa.........lol..missed you layzie..lol Wareer Badanaa!!!
  24. Ina lilaah wa inaa ileyhi raajicuun..... Ilaahow u naxariiso..aamiin!!!!! Wareer Badanaa!!!
  25. <-----------Dalaq Kulahaa!!! Salama Caleykum guys..Ramadaan suu u bilaawday aniga meeshaan sanbuus iyo bur aan ka doontay ilaa aan topicgaan aqriyey oo aan burka ku saxan gaaray....Koow dhaha.. Maskiinka, saaxiib wadaanka bezaani uu ahaa oo ilaahey ajir iyo xasanaad haka siiyo.. Now why is everyone attacking SKY...Why?..because he said something the wrong way..what alse? the truth is things like this became normal for us people in North America and it became normal in europe long time ago..shimee!!..... I see Somali strippers in Toronto and Somali working girls..don't ask me how I know them because you don't want to know. I have seen Somali gay men which actually was little crazy because they were He/shes..shirka cuudu bilaah....and one of them used to play ball with us..ooooooc!!..after finding that out, I didn't play ball for 2 month. I have seen Mothers who cheet on their husbands and date younger men or other men on the corners..I know some of them and don't ask me how.. They are crazy crazy crazy things happening to us at this kufar world man, and I'm just too scared to stay around and see what the younger generation is bringing to top what we have so far..hehehe..I think Somalida dhib baa heysta and only parenting the right way could save us..Koley aniga ciyaal inta maku dhalaayi because baraf ayaa feeraha ka galaayo oo jini ayuu kusoo baxaa.. People took waaya aragnimo the wrong way. And now being reer magaal is looked at being reer baadiye because too much reer magaalnimo makes you wax aan diin iyo dhaqan laheyn. SKY you said this sxb.. To my Somali sisters; Keep your heads up, legs closed and eyes open sxb I love your daacad nimo..waxaa la dhahay dhuu dhuumashoo dheel bilawgeed waaye... Aniga gabdhaha kama wal walsani sxb because the worse ee gabar kuu keeni karto waa cunug xaaraan ku dhashay..laakiin wiilasha xabsiyada lagu xiray iyo kuwa jidadka darooga la fadhiya iyo qamrigii oo caadi u noqday..aniga taas ayaa iga wal walsiisa sxb..The girls are doing much better than the girls sxb and that is clear like water in every city that somalis live. If you look at Universities and colleges, girls are way more than the boys.. I'm also worried about the new Generations at the ages of 14-18...I don't think they are Somali anymore because they ahve lost their daqan and know litle about the Diin..I'm not saying all are like that but most of them. What we used to see as a wrong thing to do, for them is normal just like how is normal to the cadaan kids or madoow canadian or American kids.. I dont plan to stay in this Kufaar Countries for long..But While I'm here I promised to help my people does that need help and help the youth and take care of my self and family and friends while I finish my education..And I think you should all do that and don't worry about the negative things and try to create more positive in our communities even if is starting here in SOL... Now..for little qashqashaad *gets in to tuujiye mood*...........WHY IS FEMME EDITING EVERYONE'S TOPICS?...I MEAN WHO DOES SHE THINK SHE IS..ROOKIE MODERATOR LISTEN TO ME, WAAD KIBIR BADAN TAHAY SO STOP USING YOUR POWER ON US QASHIIN YAHEE!! :mad: :mad: :mad: !!!! Wareer badanaa!!