Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
lol.. you are right wiligood wee jirayaan.. take a look a sucuudiga.. abkee quranka aduunka ayaa joogaan.. even men dressed like woman ayaa jiraan. My momther seen hookers neer the kacba the KACBA!!! in Hajj time.. so men are naturaly born with what we call "Kacsi" 24fr.. sorry for my saqajanimo people... so therefore women make it worse by dressing in a way that attracts them.. By the way DA.. you didn't answer my question you just repeated your self twise or my 3times.. Waz your point?????? Wareer Badanaa!!!
-
good point Faarax... wareer Badanaa!!!
-
lol........... waraa waa ka helay nooh waxa aa wadid baaba farabadne... qas meeshaan aan ku dhahay.. abkee bajaq iyo xaaji hoosta iskaga haayana banaanka soo dhig hadii rabtid in lagugu caawiyo na soo qeeli... ba+ba=ca aa la dhahay ama barida baalkeeda hoose waxaa laga helaa aa la dhahay ca&bar...ajaaaaaaaaaaaaaaaaaaaja... Wareer Badanaa!!!!
-
kkkkkkkkkkkk... trust me Lexie you don't want to know!!! Wareer Badanaa!!
-
Baashe sxb i agree with D.A.... But as you said humans make mistakes.. the deen is a way of life and if you practice it you should practice the way of life it teaches.. Their is no were that the deen teaches cutting off female private parts!!!! is very weard to show that you are practicing islam and have a strong believe in a such act sxb. Aniga waan fahan sanahay in ee tahay personal believe laakiin diinta baa ka horeysa wax kaste sxb. Wax excuse loo sameen karo ma jirto.. Like DA said, waa la is cafiyaa oo lakala dhaqaaqaa laakiin la iloowo waxbana because waxaa loo isticmaalaa experience...aragaaneee!!!!! Wareer Badanaa!!!
-
By DA... I really despise the "women should cover up so as to NOT turn on men and therefore get raped by them"... WHY?.......why don't you explain why you despise that?..... Like it or not they are sick horny men out there. Some get turned on by the clothing and the body of the women and some by the looks and her friendliness. Not all men are the same of course. If a woman is covered like how the Qur'aan teaches us, she shouldn't have any worries attracting some sick men. The clothing that allah teaches the women, is clothing against the sheydaan and sick men are the work of sheydaan so as a result, they will stay aways from you. I will give you and examples...... go to aroos or ruwayad or even the mall. Look at men who are there to look at women. Dress up well covered and walk around, see how many men look at you; and dress like a sl@t and walk around and see how many men look at you or come up to you.. Is a clear fact why crazy stuff happens to women who show off their body and sweet talk men. In my first year in University, I took an elective class in Sociology. I had a female professor. The first day of class she dressed up like niqaami.. A muslim practicing women. Covered from head to toe with a “shuko†and “jalbaad†. All the kids in the theater class were look at her in a funny way she taught that day in class dressed like that. The second day in class she came in with the shortest skirt I have ever seen in my life. If she bends down, I could swear her underwear was showing and a top so tight on her that her chest was about to break thru the shirt..kkkk.. anyways, she asked us why we were shocked and looking at her in a such a way?.. We couldn’t answer. She said what I wanted to see is how you judged me. What did you guys think of me from the first day? That I was muslim and a practicing muslim? What makes you guys think that if a muslim dresses up like that, is a practicing one?, and what do you guys think of me now? That I’m a sl@t? why can’t I be a good hard working religious woman who happens to dress like this?..lol… Anyways the point that she was making is that, the mind of the human being is very easy to fool; and the first sight we see on things is what helps us to make a judgment on everday life things. So therefore if a woman dresses in a way that attracts a sick man’s eyes and turns him on, is her fault because the human brain and self makes you do crazy thing. Wareer Badanaa!!!!
-
Kuligiin waa jiran tihiin!!!!!!!!!!!!!!! Wareer Badanaa!!!
-
Khiiq nuuraani... Sxb see wax kuu gaareen yaaqee....... Baryahaan waa fududaatay seecamal?......shiiq yada mowlaca maas noqotay? mise kuwa qabuuraha?.....Baaba see wax u jiraan yaaqee......... Sol waxaa la dhahay saa u tuujineysid saliida quraanshada aa ka keentay macsaro iskadaayee!!! Ani waxaan kugu ogaa last time wadaadkoo oo qunyarsocod eh oo dadka suu u waaninaayo suuxin jiray.. hadana waxaaba noqotay koo "coowke" eh camal.. yaabka yaabkiis....... mugoo ani labaatan faataxo iyo lix qulwalo is korsaar saaran sidii in ee jumlo yihiin camal aan kuu soo aqrinaa!!! Wareer Badanaa!!!
-
Femme don't ask your self questions like that.. Hadii kale mukulaal gaajo heyso ayaa u ekaaneysaa.. let things be my sista..just let it be........ Wareer Badanaa!!!
-
^^^ waraa kheyr aa kaa saxsan oday yahoo iskaarsaha xitaa ku dhamaadeen!!! Wareer badanaa!!!
-
Aduunkaan saa u joogtid aa la dhahay, Dooro Naas nuugeyso xitaa waa arkee!!!!!! Wareer Badanaa!!!
-
^^abkee rabsho adigee kugu dhamaatay yaaqee!!!iska daa bintidaan nooh ha iska confess gareesee...Usher miyaa kaalay iyada....... Lexie..lol..you always confessing...lol..if you were gaal, they would have banded you from church..baadariga madaxxanuun aa ku ridi laheed..looooll... wareer badanaa!!!
-
.. ok dhuuqdoow...kkkkk Wareer Badanaa!!!
-
loool...rudy walaahi your funny man... lol..hey have u tried walmart!! lol.. ok, if u dont find nothing there, i would like to sell you my sista! here he qualities: just sent me 2grand and she all yours! -she hate faraaxs, dont worry, we go the vaccine -she been going to jr college for the last 4 yr. -she gets up midday. -she is jobless. -her gal friends disappear in a week. -shes allergic to kitchens. -her libarary is starbucks and the mall. you might wanna take an insurance policy on her! just an fyi. other than that, shes all good! ..loooooooooooool.. Wareer Badanaa!!!
-
^^^^^^^^^^ rabsho iyo adiga waad isku walaaqan tihiin I guess.. dhib badnaa..loos your bikro kulahaa..loooooooool...Crazy and evil as always... Wareer Badanaa!!!
-
Shiikh my azz........he is another warlord created by Abdiqasim Salaad xasan... This islamic court BS needs to be stoped and this guys needs to be killed for being the worse warlord.. He went too low..using the diin for musuqmaasuq...waa munaafiqiintii la arki jiray for real........ Y'all should study about this man and his goals. Who does he work for and what are his goals.. Why is he against the new government but not the warlords in the same city with him.. why isn't he doing something about Caato and Qanyare? why why.. maybe because he works for someone.. who know............. But onething 4sho ilaahoo maa ahaatid asxaabi, you never ask for zako in ee bixiyaan reer aan wax ee cunaan heysan oo tooda heysato.. Wareer Badanaa!!!
-
lol@donkey in a pool...... naa hedhe soo miyaadan aheyn tii hada dhaweed i haruufeysay? goormaad calal soo qadatay oo aad garatay in aad kabaha ii tirtirto?...... Yarta dhageyso maraxyahee aliisha keys bilaa caleeshka ah.. rabshada jooji hadii kale minaan kula kacaan hee!!!....kkkkkk Yo magaceyga oo sadexan oo wiliba sharaxan hadaa dooneysid in aad baratid, waa in aad ganbar soo qaadataa miyaad garatay?...... Wareer Badanaa!!!
-
marxaba seeker... Wareer Badanaa!!
-
^^^ wlc back...qandho fildaran qaadee...kkkk.. Mudug don't listen to Juxa........... Wareer Badanaa!!!
-
Seeker rabshada joojinooh... yaa turjumaan kaa dhigtay adiga... gaberimaanyo jiis ah baa dhahay Foxy.. which means you walk like a cripled mermeid...kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk... Wareer Badanaa!!!
-
Nice way to change the topic.... and is he to you unless your talking to the sister above me kkkkkk... Take freeking pill darn it...... Wareer Bdanaa!!!
-
Again somaligaadu ma aha midka kili oo saxan walaal.. Lah jadaha luqada kala baro.. Hadii ee aqoontaadu liidato ha is moodin in aad dadka ka aqoon dheertahay.. Bal hade hadii aadan fahmin southern aan kuu bilaabo deep souther. maymay..kkkkkkk... Wareer Badanaa!!!
-
Foxy.. horta somaliga ma aha luqad lugu tar tamo oo waa lahjad balaadhan. Aniga waxaan isticmala nooc kaste..ama koonfurta xageeda ama waqooyiga.. Somaliga labo buu u kala baxaa ...MAY iyo MAXAA..aniga labadaba aqoon baan u leeyahay. Meeshaana waan kaaga soo horeeyey oo hada masoo galin. Now!! Yarta somaliga adiga aa gees qalad ah ka fahmay ee baxsoobaro.... Salafiya!!!..ayuuto yaaqee..foxy oo kale waaye bajaqyaasha hada socdo nooh. Luqadaada iyo labiskaada lee fiirinaayaan meesha ee kafiirin lahaayeen diintaada iyo imaankaada iyo rag nimadaada.... Foxy..cheers mate..kkkk bax somali soo baro geed yahee socodkeeda aad u qabtid geberimaanyo jiis ah!!! Wareer Badanaa!!!
-
Seeker..kkkkk... Masaajidka waa la is qaarijinooyaa baryahaan.. Gabar waxaa lagugu qaarijinaa oo ciyaal faycali eh.. Wareer Badanaaa!!!
-
Hey Foxy...when you talk about kuunto, duwa bistoolo,..you are talking in our language..darn it with new clothing that cameout for chicks, all y'all show is back back back..kkkkk...So you gave an advise and we gave a better one..Kuunto waxa loo kuusay kastuumo loogashay gadaal loo marshay aala dhahay.....Karaama awaayeeeeee!!!!!!iga waal yaaqee... Wareer Badanaa!!!
-
Popular Contributors