Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Tuujiye

    Diary Entry

    ^^^^^^^kkkkkkkkkkkkk Castro naga qabo ninkaan sxb.... Calaacal uuba noogalee seecamal!! Wareer Badanaa!!!!
  2. Askme..kkkkkkkkk.. waraa magac waalan aa la soo gashay.. wlc sxbkee... Aniga sidaa u jeedid Tuujiye aa la idhahaa waxaana ku magac dheerahay garab Tuujiey aka Qaar maroodi aka Ina baqti lagde..... Waxaa jeceshahay iigu yeer.. Waxaana Kasocdaa Ciyaalkii xaafada hore...... WLC to the crew.. Wareer Badanaa!!!!
  3. Tuujiye

    Googaa...

    ^^^ look who it is..kkkkkkkkk... I see your somali got better Besbaaso!..kkkkkkkkk. Waraa LST kaalay meesha dhan dadka joogo in ee lafihii hore ka hareen maad u qabtaa waraa?... Ciyalaka xaafada Googaa nooc kale ee lasoo baxeen ma ogid miyaa?.. waxee ku magac dheertahay "Maxaa ladhahaa" Wareer Badanaa!!!!
  4. Tuujiye

    Diary Entry

    ^^^^kkkkkkkkkkkkk... You know how it is man. I will always write and speak somali you should know that by now waraa... I think is time for you to star writing somali man and also speak somali too... buuuuuul shiiiiiiiidh baad tahay waryaa qashiin yahoo!! Wareer Badanaa!!!!
  5. Tuujiye

    Diary Entry

    Dear diary, I’ve become a drifter lately with a utopian ideology, I’ve become those people mentioned in my endnote. kkkkkkkkkkkkkkk..soft!... dear Dhaaaaaaayari!!.. War heedhe horta luqadan Somaliga la yidhaahdo miyaad taqaan ina adeeroo? Yaa! War ileen balaayo... Adeer sidee baad ku fahantaa gabdhan yar yar oo luqada digaaga ku hadlaya yaa!.. taasina waxaaba ka daran nimankan sheelada weyn oo sidii foodleyda kugula hadlaya..Balo!!! war ileen balaayo yaa abti.. Wali waa wax lala finjico.... War heedhe horta aad aniga i caawisidee, Luqada maku hadasha dee hortaa yaa?... Wareer Badanaa!!!
  6. Waraa i just in uninvited guests jiq loogaga dhigin yaaqee... Abkee iskaabulo oo zab uris eh (Me) ee xumeenaayaan markaas nooh!!! Wareer Badanaa!!!
  7. Waaw.. 9 pages of just words...lol... Walaalayaal please practice your DIIN!!!!! this is what i don't like living in a western country. We learn so much about their way of life and how they see the world, that we end up questioning the way we live our lives. About the man who left his faith for another, is between him and and Allah. We shouldn't look at him and say why is this happening to him..but we should learn from what is happening to him... Remember, does that reject Allah path, Allah will reject him... everyone who left Islam, Allah has punished them.. Ayaan hirsi is another example, Selman rushdi, ext... About the sharica law, I don't think it should be practiced on people who don't know the law. In Saudi Arabia, the sharica Law is used only on the minority people, In Afghan is used only on the poor and same with all the places that is used at... before all these law came to our religion, the prophet (scw) and the sahaba has spend so many years teaching the people and warning them. Everything was just and people were all equal so therefore the sharica law was easy to use then.... But right now and the way the world is I don't think using the sharica law will help people... ex.. A young hungry kid in Saudi Arabia steals food so that he could have something to eat for the day. waa lasoo qabtay and gacanta baa laga jaray.. yes the action he did was wrong and haram, but is also haram on behalf of the leaders of the country to let such things to happen like people sturving.... do y'all understand what I mean?......... So I think Sharica law is the best law in this world.. but the stages that the muslim world is in right now, I don't think the Sharica law will work because people are not educated enough.. We have so many Madhabs that has confuced the people and every one things his way of practicing is right.. So with so many Munafiqs and ext I think to say YES to sharica law is hard. About the Afghan guy... I think he should be Killed. I think he left islam because he wanted the love and wants some kind of career... He is just like Ayan hirsi but in the hands of the muslim instead of the Kufaars.. so kill him before he goes out there and tells lies about Islam like Ayan hirsi has... Wareer Badanaa!!!
  8. ^^^^^^^ :confused: ..I think me and Sheh were doing just fine trying to understand eachother No?.... Wara leerta nasiiya iyo xagaaga noogu dara wili...shuuuuuuuuuuush... Wareer Badanaa!!!
  9. ^^^^^^^^^^^.....kkkkkkkk...Puca so when you gonna ask for the gabasaar si aad well you know..Like my african friend would sat (get jiggi wit it)..kkkkkkkk...Booto lee heysaa yaree!! Bishita... Adna ha sii qod qodin nooh seecamal.. sidaas waaba ka beezanisan jirtee maxaa kugu dhacay?... Niikis malaha qabiil.. oo waa ciyaar somali la timaaday.. yes ciyaarta waxee aheed banadiri laakiin ciyaarta waxee noqotay ciyaar famous ah oo Somali oodhan ciyaarto... Laakiin waxaad ogaataan somali waxee qabtay ciyaaro folklor ah oo deegaan kaste ka wada imaada.. Kuligoodna waxaa ku jira is luxid ee dumarka ma gabdhaha ama bajaq yaasha isku luxi jireen...laakiin tan ugu caansan waxee aheed NIIKIS baaba... iibaashala waraa ee su'aasha badan jooji..nacalaa iskaarbihiina kutaalee... Wareer Badanaa!!!
  10. ^^^^... is fahan ma u baahna waxa aan ka hadlaayo..kkkkkkkkkkkkkk... Waan kula kaftamayaa kiliya walal..dee hadal keyga ha u bixin...hadaa u baxdidna si fiican ugu taraarax..kkkkkkkk Wareer Badanaa!!
  11. ^^^^ "waan wareeray".kkkkkkkkkk... yarta bajaq wareersan aa la dhahay waa laqaboojiyaa ee hadaa tuujis rabtid, isha igu soo xad..... Wareeray ku lahaa..lol... Waraa Animal farm.. I'm not in Canada right now homie; i'm at Seattle right now injoying this beautiful city but iinsha allah I will be back home after the summer. And why you don't like poetry?.. Y'all start for me this poetry crup and now y'all drop it?..shiiiiiiidh Niggga.. Waraa do your thing and make sure you get that degree..keep your head up homie.. Wareer Badanaa!!!
  12. ^^^^^ Adiga kiligaa jiq makugu aha.. Oooooooooooook aamina ama ha aaminina But I was BORN IN CANADA........ I was born in Toronto........ then in late 80's I was taken to Xamar were my some of my brother were at then went to hargeysa for a year and the war in hargeysa happend so i came back to xamar to my dad. As a xabadi keento, I was learning the language well and the Diin.. in 1991 I was on my way to canada and the war happend so we were stuck........ the next thing I know I was in liboye kenya and dirt in My Qaxooti azz....... but now I'm back to Canada, finished university last month "YEEEEEEEEEE" and I have a good health Alxamdulilah... What else?......... y'all wanna hear More? Wareer Badanaa!!!!
  13. Waraa niikis kii ahaa maalmahaan waaba iska gacan galye... bajaq kaste waxee u qabtaa Niikis in uu yahay normal dance.. waxaa arkee baryahaan bajaq aan kuunto saarneen oo is luxeeso markaas aad u qabtaa Mas kugu soo socdo.... Waraa gabdhihiinan kuuntada ku oolin, asxaan noo fala ee niikiska farah ka qaada inteesan sinta muruq idinka galin.... Niikis waxaa ku fiican gabar kuuntada ku taalo markee maro dhexda kaga xirto kuunto nooc kale ah kusoo baxdo oo dabaq iyo wili fooq leh....markee luxeysana u luxdo xaarin baliil la dhexdhigay camal. Kuunta waxa loo kuusay, kastuumo loogashay oo gadaal loomariye aa la dhahay heee........ Maxaa kale in loo gaad gaadtamo oo laga tirtiro nooh............. Wareer Badanaa!!!!
  14. ^^^ dhooni... Waraa Maskiin macruuuuuuuuf, waraa Buufis aa kugu dhacay aan u maleynaa sxbkeeeee.. Ar see wax u jiraan yaaqee?.....Islaantii jaadka gadi jirtay maa deenkeeda ku weydiisatay? mise Single mother taa u tagi jirtay aa dibiro aa i heyso ku dhahday? widaayoo warka isii yaaqee because saas caadi maku tihid!!!!!!! Email aa iska soo dhajinee "Abooto dhacnay iisha Ilbuunee"....... Wareer Badanaa!!!
  15. ^^^^^^^ yarta waa iga danbeysay koow dheh horta adiga Bajaqdee aheed?....And If you wanna be part of the "Baqti" then ii soo alalaaaaaaaaaaaaaaas..kkkkkkkk Joke yaah asbax yahee ee ha igu so duufin hadaa igu soo duuftidna matantigada lee ilaalso... Dadka meeshaan dhan magacyada ee iska badaleen seecamal.... Aniga iyo Nuune iyo Baashe lee ka heystaan Magac yadoodii ee ku bilaabeen... Wareer Badanaa!!!
  16. ^^^^^^^ Waraa adiga, you kiss the Admin's Azz too much ma is dhahday.. Faan Kuuuuuuuulo waaxid.. Mr Animal farm... I know you and what you do.. You don't give a rat's azz about online shukaansi shiiiiiiiidh.. Mr. I could Rap, Mr. I'm educated, MR. I like poetry and films, MR. I like Bajqs But can get them....... Waraa get you **** back home at the barber shop and holla at the you know who and you know were's girl..kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk... Ma niggaaa!!! Wareer Badanaa!!!
  17. Baashi..looooooooooooool.. Awees qamiis heestiisa lee manoo daartidoo. Dee Ina adeer aan wax kuu sheego. Abigu hadaan ahay in baqti lagde, waxaad ogaataa in baqti ee meelkaste ii joogto. Hasa aheetee eesan jidhin wax naag ah oo aan madaxa caleyn u soo saaray eesan Jirin koow dheh. Kuwa aad sheegeysana oo Gurigooda loodaba maro oo irdahooda loo soo rinjeeyana aniga waaye qofkeeba iska ilaalshaan Labo dheh. Marka ina adeer gacaliyoo Suuqa ha iigaga ciyaarin ee Leerta isii!! Wareer Badanaa!!
  18. Waraa libaax suuqa ha iga xirin geed yahoo wijigiisa aad u qabtid "safiito" si qalad loosoo gooyey!!!!!!! nacalaa teebahaa kutaalee!!!!... waraa Bashi, Abti ani wili madaalin kaambiyo lee galay... raga markee rigooro xitaa gaman waayaan ee iska xaroodaan nooh.. Ani libaax sankataabte oo kale maa ii qabtaa oo bataati dhacay camal eh! Wareer Badanaa!!!!
  19. ^^^^^^^....loooool.. dadkaan Bajaq nimadooda aa la yaabtay yaah!..looool.. Wareer Badanaa!!!
  20. Tuujiye

    May 18th

    Northner: Please define unity is the Somali context. Maybe SL should give control to a bunch of warlords, maybe there should not be an accountable govnt who we can question, maybe we should all become armed with a klashi for protection, let certain sub tribes control the ports and another to control the airports, set up road blocks within our cities etc etc. Then i'm sure we will be part of a 'united' Somalia Saxiib I don't think you even understand what point is so I don't know how to make this clear to you.. We are all happy for the fact that Somaliland is peace and it has some kind of security maasha allah..I have never said Somaliland or puntland should become like what is happening Mogadisho, but all I said was that they should help and lead these warlord to peace...Unity will only come if we are all on the same boat do you understand that, so we could only have peace and Unity when we are all on the same boat...It is a long shot from now, but iinsha allah we will have that one day and hopefuly Somaliland would be part of a somali iinsha allah.. Mr. shiikh sheydaan Ayub, sxb adiga bax orod xadiis yadaada meelo kale latag because I know u well to not waste any time trying to debate with you..... Soo Maal tnx sxb aniga xitaa waan kaa faa iideystay... Wareer Badanaa!!!!
  21. ABOOTO DHACNAY IISHA ILBUUNEEEEEEEEEEY!!! AJAAAAAAAAAAAJA WAAKA BAQAY!!!AAAAA Wareer Badanaa!!!
  22. Tuujiye

    May 18th

    So you see saxib, you can call it a qabilist celebration all you want, maybe it makes more sense for your to call it this, it may also ease the guilt of others. But you (and others) can not dispute the fact that the people of the north ( a majority certain tribe ) where oppressed and they decided it would better for them to do something it about it- ie its better for us to seperate. ..remember you said that sxb and that makes it clear for me..the only reason you clebrate this is because of as you said "a certain majority tripe"......and is clear to me that you celebrate may 18 because of qabiil..I have given you some clear facts sxb..you just don't have the knowledge to understand my facts which is a clear point... So please I'm sorry and injoy your celebration.. Ps. Somalia is not qabiil state and the only people that want it like that and think of it like that are does who are like you and want Somalia not to be United. Wareer Badanaa!!!
  23. Ilaahoo lahelaa walasheen muslimta ah.. Ilaahoo u naxariista qaluubta waalidkeeda iyo all her close ones..Ilaahoo la helaa..please people please make duca for our sister iinsha allah waa la heli doonaa!! I trualy believe that she is still alive because every that knows Sucdi have said that she would never take her life and that it was imposible but allah qafuurul raxiim knows best... Iinsha allah kheyr!!
  24. Tuujiye

    May 18th

    Red sea Quote: But always remember that it's the politicians who are causing the death and destruction in Moqdisho and the ones in Somaliland and Puntland are doing things for the sake of power and maintaining that power, so they no different. .......... I agree sxb..Thats my point. So tell me if the leaders of Somaliland are same as the one's in Puntland and Mogadisho, wouldn't you agree that May 18 is false and is based on an Ideolegy that they brought to the people so that they could have their attention?....... May 18 is date that these politians never talk about internationly.. Shicibka Somaliland bee ugu sheekeyaan in ee xoriyad kusiiyeen maalintaas from the rest of somalia laakiin when they are with UN or lets say the British, all they were talking about was June 26!! because thats the only time they could say that they were an state of their own before July 1st. May 18 was found by the SNM which a group of qabiil that was fighting against The Bare government and they celebrated that date after their plan worked. Is simple as that. Northner quote: So you see saxib, you can call it a qabilist celebration all you want, maybe it makes more sense for your to call it this, it may also ease the guilt of others. But you (and others) can not dispute the fact that the people of the north ( a majority certain tribe ) where oppressed and they decided it would better for them to do something it about it- ie its better for us to seperate. So now is Majority of certain tripe???lol.. sxb I don't think I need to say much about how May 18 is only abaout qabiil pride.. May 18th is the day this seperation period - downfall of Barre & independence, is celebrated and we will always remember You are right except May18 is not a date that you celebrated :confused: ..you see, you might took power from Siyad but ya'll put the power in the hands of its students and only does of you who are not balinded by the qabiil shit will know that.. Somaliland is still controll just like how Siyad was controlling it before so if you don't know what I'm talking about, go and study about your so called leaders today specially your So called president because he is nothing different from the rest of warlords. Red Sea tnx for the dacwo sxb..dhaarta sida sahliga ah ma fiicna..tnx sxb... Wareer Badanaa!!!
  25. Tuujiye

    May 18th

    Northner first and most sxb..I SPEAK AS A SOMALI. I didn't talk as if I was defending Siyad Bare and I didn't even mention the man's name.. So lets talk about his late regime then.. Siyaad bare Killed more of his own people than any other tribes you should know that. the man was a dictator and only at the end of his time, he started to have his own tripe dominate the government. Siyad Bare and his rulling effected everyone in Somalia not only the waqooyiga.. Lets talk about May 18 sxb... is date based on Qabiil.. thats it.... I could ask all these kids who talk about somaliland who are the SYL and June 26, walaahi 90% of them wouln't know..so why you think is that?...because SYL and June 26 is not based on qabiil ma i fahantay. Waraa castaro waa runtaa 1991 is when I have lost my home and my country but sxb Somaliland also lost its home and land because home is were you could injoy it with people who are your own sxb. SomaliLand is also our country because Sxb i'm sure if I go there today I would be wlc with open hands because Somali waa somali no matter what they believe. Ha iga dhigin in ee cuqdad igu jirto about Somaliland and point fingers at me..I'm happy that Somaliland is more peacefull than the south and same with Puntland but I'm just against the fact that Some people are little too extreme and have hateful heart. As somalis of any qabiil, we should be sadden today that some people is the south are suffering and have to live under puncha warlords. Why can't they be happy and have a live like ours? If Somaliland is well and puntland is well then they should give the rest of somalia a hand and help them....remember Allah won ask you why you didn't help Somaliland or Puntland, but allha will ask you why didn't you help your people and in this case Somalida waa Muslim and they are your people. So sxb thats what I believe. May 18 is just a date that was created by a group of leaders that are nothing better than what Siyad barre was.... Wareer Badanaa!!!