Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. ^^ waraa bajaq hadaa soo dirtid waa ogtahay in aan sabaxatul checklazvakiyaan la kacaayo nooh... Layzie iyo ani beentaa ba aha in aan wax kaste isku dheereyno waaye lol.... Waraa nuune, dadkaan bal u fisir "BAJAQ" mic naheeda yaaqee..... ama adeer MMA noo weydii hanoo fasiree Wareer Badanaa!!!
  2. Waaw.. Miss Ghana and the other bajaq nomadic maa la dhahaa, are you guys for real? "That is what it comes down I think, convienient clans! It is hard work trying to change mind-sets of hard headed people" loool I don't think it could be any clear lol.. Gabdho I prey every day in ilaahey iga ilaalsho bajaq sidiina oo kale u naciifsan.. iina soo duceeye in anigoo kale wiligiin ilaahey idin tusin...aamiin.. now that been said.... Zenobia looooooooooooooool erabdarada iyo rabshadaan aad meesha lasoo gashay maxaa waaye yaaqee.. nabad ayaa ka jirtay dee meeshu oo dadka meeshan joogay dhan wey jeeseenayeen dee!!! Fiiri trust me aabe siyaad iyo aniga waa is fahmileen wili waa baashali laheen aan ku dhahay.. marka bajaq yahee qaarkeeda danbe aad u qabtid won abaareystay, adiga bajaq ma tihid...lol. Bajaq hadaan kuugu yeero waa ku faanshay............ Ok Ok OK Bajaq aniga meeshaan kun jeer aan micneeye..if you bajaq's are hard headed, Aniga maxaan sameyn karaa.. baxa soo qufa waxa aan meesha kusoo qoray 2 years ago lol... Bajaq yaal yahoo socodkooda loo qabo "gaberi maanyo jiis ah"!!!! Layzie I know you got my back but lazy lol, wili naxdintaada aa igu jirto iyo asbaxatul layl in aa tahay aan ogahay lol...ani fuleey.dhibic.... KK isku dirka jooji nooh adiga!!! Wareer Badanaa!!!
  3. ^^ Point nin yahoo bax orod iska fadhiiso Tim Horts in Alta Vista ama wakly and Conroy oo fadhi ku dirirkaaga iska gal..lol..using big words like they mean much.. lol... How was Saado cali on Sunday? lol.. Wareer Badanaa!!!
  4. Zanbia or Zanobia lol.. adiga bajaq see u isticmaalee seecamal lol..wax aa dadka kale ku ceyneesid xumaanteeda aa adiga ku isticmaale dadka kale lol... but yea .. you wrote this If Bare was so great, we'd still be a nation. It's really that simple. lool waxa hada somalia ka dhacaayo dhan aabe Siyaad maa bidaarta u saartay ilaah aan kugu dhaarshee? lol.. come on now wili isla fiicnaan taade sidii in aad good comment sameysay camal waxaa ka dhigtay the last thing you said.. aloo yaa korkaada jimneestiko ku dheela oo dirbi saar kugu sameeya.. You know well in Siyaad bahalo ka waalan uu naga haaye ee hadana nagu soo fakadeen...don't throw the "it was all his foult line" yaaqee baliiiiiiiish jilbaha kuusan aan ku heysanaayee lol.. BoB looool.. waraa adiga is adkee nooh bajaq yahoo..uurka dhan aa banaanka soo dhigtay sidee gaari dameerle ooman oo kale shiiiiidh..waraa adi maa lagu guursanaa mise adaa wax guursanaayo..Duq baashe in SOL in uu qudbo ku siiyo iyo Shiikh Nur..nuune aa wax kasoo dhageysanee oo qudbatul siiro caan ku eh lol.. is adkee waraa mal malaado yahoo... Lily..looooool.. Yaaaa Kaleeee!! dheh nooh lol.. ina qaar maroodi lee ahay wili lol.. KK war qosolkaada xasadnimo waaye adiga iyo Layziba.. Bada cas markee igu soo furato oo fargeetada qashinka iyo yaanbo la iisoo qaato iga dhuunta!! Ghanima looooooooool.. Somaligaada is getting better lol.. u see you need people like me in here to get you writing somali..lol. Now mis Ghana re write your sentences in English please because I didn't understand what you wrote up their.. sounded like alaab la dhaqaayo..lol.. Northner lol... Siyaad Bare oo Burco joogo anaa kuu haaye Video iyadoo eh..lol.. hadaa aragtid qosalka iyo farxada iyo happynesska dadka ka muuqato, adiga dhan jiririco aa kugu jabeyso.. islaamo caleemo cagaaran wataan oo alalaasaayaan..iyo gabdho kale oo yar yar heesaya heesaha caanka ee kacaanka lol.. "noolo siyaad siyaad noolo" iyo heesaha calanka somalia... Waa ogtahay hadee is waalaan reer burco in diyaarada jaadka laga joojinaayo hal maalin oo magalada dhan waa la neyso.. awood ee lahaayeen maa jirtay? is like kuwa boosaaso oo is waaleen oo kaluunka in ee kaluumeystaan loo diiday..lol. meeshan aa waalaneyso..lol.. SO QASAB AYAA JIRAY WARAA!!! PS. ZU saaxiib goomahaan aa iga daba wadatid iga wareeji nooh..lol.. Everyone knows me here man unless you want me in aan bad kale galo? lol..qamaam yahoo!!!! Wareer Badanaa!!!
  5. Tuujiye

    BORAMA

    Hunguri.. saaxiib adiga af ruush maa ku hadloosaa mise checklavakiyan...bax orod luqada soo baro nin yahoo!!! meeshaan xarfo afkaaga dagaal ugaga soo baxaayaan hanugu soo gamin anaga please!!! lol@ Layzie and KoolKat..idinka waa idinkasaa..kor intaa ii qaadaan, hadhootii markee mada cas igu soo fakato ii dhuunta quuq makaseesaan!!!lol Rudy, who the hell lives in LA... I seen that place man..San diago and San hose too.. they all like u.. bunch lost kids..but seeeeeeeeeegsi bajaq yaal and I liiiiiiiiiiiiiiiike!! Wareer Badanaa!!!
  6. Tuujiye

    BORAMA

    Hunguri.. saaxiib adiga af ruush maa ku hadloosaa mise checklavakiyan...bax orod luqada soo baro nin yahoo!!! meeshaan xarfo afkaaga dagaal ugaga soo baxaayaan hanugu soo gamin anaga please!!! lol@ Layzie and KoolKat..idinka waa idinkasaa..kor intaa ii qaadaan, hadhootii markee mada cas igu soo fakato ii dhuunta quuq makaseesaan!!!lol Rudy, who the hell lives in LA... I seen that place man..San diago and San hose too.. they all like u.. bunch lost kids..but seeeeeeeeeegsi bajaq yaal and I liiiiiiiiiiiiiiiike!! Wareer Badanaa!!!
  7. Tuujiye

    Khatman

    looooooooooooooooool@ Omar lool.. rageedi...wasaq aa tahay runtii lol... I hope Khat is band from Somalia dhan one day not only somaliland and also our brothers the DJ's lol hawaashaanee lol.. that will be a good Idea and iinsha allah one day I'll open my re-hab compenies to make millions looooool... shiiiiiiiiiidh!!! Omar Don't listten to BOB wasaqa.. go to Yeman they will get you big time retarded and a reject is nacay lol..
  8. ^^ Yes they are... get your tickets early tho... They will be doing tours in North America first I heard then they will hit down to europe.. There will be more big names to join them soon specialy when they get to Minni...and UK... Wareer Badnaa!!!
  9. Tuujiye

    BORAMA

    ^^^ looooooooooool.. Ilaahey shartaada hanaga firjiyo!!! Waraa Bob, Best woman are from BORAMA marax yahoo..Barbara iyo Hargeysa ha isku tagin hadii kale sidii indhaha faraha lagaaga gilinaayo, ilinta indhahaada waa iskaga soo daadanee markaste. Adigoo aan oyneenin xitaa lol.. Bajaq BORAMA ka imaaday aan ani saqar suujis ku raadinooyaa lol...Volunteers waa diyaar aan u maleynaa oo saqar suujis iyo tuujis rabaan lol.. JB ninyahoo jaamacada kutaal meeshaas war bixin culus iigaga keen saaxiib..I'll PM you saaxiib... Wareer Badanaa!!!
  10. Waraa Cunug yahoo in ee maasada ku dhagan tahay loo qabo i dhig aan ku dhahay.. ama iga fuq waa iga laad laadaa qamaam yahoo!!! Siyaad Bare taatoodiisa aa shafka kaaga dhagan markaas aa iskaga kee dhigee nin wax kaseen..siijeedkaada maxaa dhahaa..lol.. niikis badnaa waxa..simihiisa maba isku aalaan miyaa?? Aboo ani meeshaan runta eeba igu neceeb yaah!!! waraa ani waa daadinaa waa ogtahay nooh..wafaan kuulo yaaqee..barkad aan ugaga dhigaa seecamal.. aaway miss Ghana mise Ghanima ee aheed.. dhageeso geed yahee afkeeda loo qabo jalmad qaxwa laga shubaayo, ani hadii kuunto hadal wado adi kaleetis ka hadal lee ma wadidoo?? hadal aan isku raacno la imoo next time dhoore yahee... "Siyaad Bare qabiiliiste uu ahaa" bax jidadka la istaag waqtiga hada la joogo, waa lagugu biiqaa runtaa oo wili lagugu kor hindhisaa..shiiiiiiiiiiiiiidh fooqul Shiiiiiiiiiiiiidh... Meeshaan Aniga markaan Joogo shib ee dhahaan reer Somaliland oo wax runta u sheego aniga iyo JB ayaa ka joogna JB (former ina Qowdhan) lol.. Calanka Ciraaq reer Baro aa ka dhigeen maasha allah..waa ahlul kheyr hada ilaahey ajar iyo xasanaad korkiisa haku firdhiyo..aamiin Thuma!! Aamiin.... Nuune adiga iyo shiineeska ZU la dhaho, shimee noqoteen dabdamis horta lol.. Kuwa MOD idinka dhigay aan la yaabanahay..lol.. midna kuunto gaad iyo biiqoo uu meeshaan usoo galaa (ZU) midna Single mother tuugoo iyo excuse uu his next safar ku tago (nuune) qayaanoolayaal waaxid.. ani iga dhiga rabshoole iyo saqajaan.. Layzie nuune waxa uu dhahay hadaan kuu turjimo, diyaarad intaa qaadatid aa ka wardooni laheed yaaqee..makuu sheegaa micnaha hadalkiisa? lol Ilaahoo Aabe Siyaad u Naxariiso!!!! Wareer Badnaa!!!
  11. Haa waa asagii dee!!!! Ina baqti Lagde lol... Ok... I just made a comment and din't say I was the grandson of aabe siyaad..lol.. even tho I wouldn't mind lol... Ghanima listen gabar yahee hoosta kaga jirta aabaheed iyo afaara qabiilka lagugu soo korshay, only does that are posion aa sida aad u hadashay u hadlaan..."siyaad dadkiisa uu hoosta ka caawinaaye"..lol.. The biggest somali qabiiliiste people now rest in Somali Land and thats a fact!!! Wadan dhan baad rabtaan in aad ugaga go' daan by qabiil.... maad kuwaas ku ceysid qabiil... Siyaad bare was a great leader and a man who knew his people very well.... don't you know all these warlords we have today existed even when he was a president? and non of them dared to even test him with words forget actions... he was hiding somalida qurunkeeda dhan... Siyaad Bare wasn't only a leader to somalia but For all Africa!! don't you know that he was the head of African Union? that he used to aducate other leaders in Africa how to govern them selfs with out the help of outsiders? All somalis are raised with qabiil and thats a fact.. adigaba cheese cakega markaa laqeysid waxaas ayaa maskaxda gadaasheed ku heysaa lol..dhuuni yahee.. Siyaad Bare new qabiil very well, not only he knew them, he created some qabiils..lol.. But thats the reason he knew how to govern his people because he knew what they believed,loved and lived their lives by it... The man Build a country from ground up, he made East Africa shine and be strong and showed the world the pride of his people... Just because he attacked the SNM when they came to Somaliland with civilian clothings and took over the cities don't make him a qabiiliiste.. he killed more of his people than he killed Somalilanders.... The man was a dictator yes, but was a qabiiliiste? Hell to the matha sucking canjeero NO!! U need to educate your self and learn your history young girl..sheekada waa weenka ha iska soo galin adigoo dable xun eh.. garaado culus la imoo barxada qamaam yahee lol... Northner, bax orod adiga calankii ciraq soo qaado waa ku aqaan markee waxaan oo kale bilowdaan.... Ilaahoo u naxariiso aabe siyaad iyo Abdi rashiid iyo Aadan cade.... aamiin.... Wareer Badanaa!!!
  12. Man i missed SOL and the 21st lol.. waa bee meeshaan SL people iska heysteen oo iska jar jarijireen Siyaad Bare iyo all Somali dhan... To all my SL people, y'all should know that the north used to be a heavy Siyaad bare suporter at 1969 and not only they loved him then, they also learned to love Morgan after he replaced Gaani loooooooooool... 21 of Oct, waa alalaasi jirteen oo wili nooloo siyaad ayaad ku heysi jirteen......... you could call him either a Dictator or not, Siyaad Bare was the greatest somali Leader to ever step up... U'll have daahir riyaale now, sarkaal labo garaadle eh buu ahaa with no education, and y'll complaining still about him.. lol.. So now I wish they make 21Oct a day to always remember Siyaad Bare and that it will always exist in our heart..ilaahoo u naxariiso Siyaad..........aamiin .... Northner neceebka jooji saaxiib... U know Somali Land wiligeed masoo saari doonto a leader like Siyaad..soo gaalka dil gartiisa iyo sharaftiisa sii ******* yahoo geesa xiir xiirka ah lol... JB..lol.. kaalay ciyaalka kacaanka lagugu soo korshay in aa tahay maa sheegtid..oo ciyaalka ubaxa iyo kacaanku ku heysi jiray..wili adigoo nin weyn ah oo 25 kor u daafay... dagaalka kabacdi markaa imaaday Hargeysa aa waxaa hada noo biloowee ani qowdhan aan ahay.."chaw" mee dhihi jireen...lol.. Wareer Badanaa!!!
  13. Jony B gaal baa tahay hada nin yahoo??? ugaasna waa tahay? lol.. wax waalan...lol... adiga oo kale in carwooyinka somaliya lugugu xiroo ciyaalka lagu dhaho fiirsha gaalka madoow aa ku fiican tahay lol....joke waraa!!!! rabshada jooji qamaam yahoo!!! Djib, good points and i do agree with you in some ways... People who believe in Science and logic, are weard walaahi.. i met so many of them here in Canada and some how they are all smart in some ways, but at the same time they are stubuuuuuuuuuuuuuuuuuurt!! as hell!!! and i don't understand them. I learned to never argue with them about religion and anything near those lines... Wareer Badanaa!!!
  14. ^^^ Beynaka cuudu bilaah!!!! aryaa mushkilayul cadiima wa hadaa mucjiso maa la dhihi jiray.. ilaahoo yuu san naqaniinin...... Kool Mukulaal adiga bini aadanka iska daa noo asbax yahee!!! Ps.. I need to learn how to put up pics up in here.. it don't work for me so any help beeeeeeboooool's!!! Wareer Badanaa!!!
  15. Get my baby back... Su'aal aan macna laheen oo jawaab teeda cadahay ayaa la dheereenaa kawaran.. Get your own baby and gie the other one back simple........Jileeca beenta ah joojiya Wareer Badanaa!!
  16. lol... haye looooooooooooool.. man their is so much I wanna say in here but waan somanahay ....i'll be back for this lol... Wareer badanaa!!
  17. Bajaq Ayaan La dhaho oo fiyoow maba jirto..anaa hore u sheegay yaaqee....lol... why do people even take the time to read about this ****** lady anywasys.. I listen to her talk and walaahi aad bee u caqli yartahay and everyone could see that.. gaaladaan dhan wee ogaayeen so they used her to get by and they know she was easy to get rid of.. Wareer Badanaa!!!
  18. lol Al-mu'minah.... haku sanifin maskiinka ka ganbiso yaaqee... LAyzie, adiga wiilkaan waxkale aa ku aragtaa aan anaga ku arkin ee koow dheh, endorsement u samey aa tiriyee wili shaatiga la xiro lol.. anaga ayuuto lee hanoo soo dhihin hadhootii.... Wareer Badanaa!!!
  19. I don't see the points he is making.. as all somali people he is pointing out the obvious.. we need solutions not statement and quotes.. We all know what he is talking about and we have been seeing it not only hearing it and we never take some action at all... so iinsha allah he will start something to help his people one day. I think he is sol member too because this place has a big popultion of UK people and lots of smart and educated people.. but what he know is the regular staff lol.. Lazy waa kuwaas facaada they expressing their thought adigana wili lip gloss iyo qamaal dhuujis aa ka fikiree qamaam yahee!!! lol (u know I can't leave this with out saying something negative) Wareer Badanaa!!!
  20. LST.. Hada kohor aan aqriye warqadaan and I wondered how this guy never blieved in god... is so sad man....Ilahey qofkuu hanunsho ayaa hanuuna runtii.. Wareer Badanaa!!!
  21. ^^^^ waayahay adi..ganbar gaaban aan kuugu fadhiyaa biiq yahee... Wareer Badanaa!!
  22. I like that show and is very smart way to show others that we are not much different than them... Canada is the best country in the world and i'm happy to say that I love my new home!!!!! Ilaahey dhulkeena nabad hanogaga dhigo one day so that we could share with other in need of help... ps. I was at that mosque last night is called alrashiid mosque and is not too far from where I live.. Wareer Badanaa!!!
  23. ^^ maxaan u aqoon weyne..anaga ayaaba soo saarnayee...war adiga hanoo qoslinee bajaq daan kab taako leh ku tuur! Wareer Badanaa!!!
  24. War ileen balaayo..war anagaa wax aragnay.. dadkaan aduunka micnihiisa ayaaba ka socday ooba ku sanifay ka waran.... Wareer Badanaa!!!
  25. Lily, my good friend, thanks for taking some cheap shots for us and protecting our arses as they say in your english world... Serenity, lol.."I'm back!!!" loooooool Haye wili sidii maa ii necebtahay walaalee.. I thought in aan ciidaan isku qoron nahay lol...waa iska tirtiri leheen nooh..lip gloss badan isku soo dhabooq yaah..ani bushimo aan wijigeyga ka dhex arkaayo aan ka danbeeyaa lol... can't wait... dahia al kaahina..lol.. adiga sida aan kuu jarjari doono hadaad ogaan laheed, practice aa sii sameyn laheed aqriska somaliga lol... Ghanima we love you too lol.. trust me by the time I leave again, you will be writing somali like me..luqadeyda waa tan ciyaalka xaafada waxeena ku magac gaaban tahay "xuux"... Tallpopy :lol what funky name.... There is no such thing baro family lol... been waaye waxaas... ha u bixin.. KK waa u jeedaa meeshaan sida dhiiga la iigu karinooye ee naga qabo bajaqdaan ama ii soo qab qabo anaa korkeeda jimneestiko ku ciyaaraayee!!! shiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiidh Wareer Badanaa!!!