Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. ^^^ damn right... Malaysia been good to somalia from day one.. iinsha allah I plan to visit their this summer iinsha allah and I can't wait... Wareer Badanaa!!!
  2. Tuujiye

    SOLers on Facebook

    Waraa Shaqo La'aan ayaa idin heyso!!! y'all should have your pics up their!! Wareer Badanaa!!!
  3. ^^ adiga aa ka mid ah geed yahee tin teeda aad u qabtid iskoobe dhamaad ah!! lol.. Thank you all for sharing your points.. when I got back to somaliaonline, I really didn't think this topic will still be up.. After all being me and knowing how Sland populates this joint, I think I'm their number one enamy lol tnx to (Northner) saqajaanka lol... I still got love for you waqooyi qashiin yahoo!!! I just think is a silly thing for people to get mad about and be judge mental about it... yea we culd say lets not use that word since many peole get mad about it, but what would that fix? is never smart to blind your self from thing or look at it with one eye... dadka waa wada walaalo oo wax hadii la xalinkaro waa la xashaa laakiin in laga sii jeesto oo lagabaqo xumaan iyo eed waa wax aan wanaagsaneyn... The word QQALDAN, ment nothing more than people from the north..and reer hamar people used it on northen people because of the way they talk. Their was no bad feeling in between before...laakiin hada ******* hadaa dhahdid waa adigoo qabiil dhan ceysay oo waaba dagaal!! bismilaahiyoo!! waa la jiradaa laakiin jiradaan saan ah maxee eheed? PS.. Northner, can you please share the effect that this word has on you? and no two liners please..wax kaa topics badan oona kaa hadal badan meesha ma joogee..... Wareer Badanaa!!!
  4. way back in the days in somalia, people used to use words that where normal to use and no one used to get offended by it...But as passed away and somalia ee sii bur burtay, many things have changed and mostly bad...ok ok I won't try to to sound smart............ qqalddaan is a word that people used normaly and their was no qabiil behind it... But today qqalddan has a different meaning!!! I have a friend that I grew up with and his azz was born and raised in Hamar just like me but his qabiil is from the north (hargeysa).. this guy never thought of QQALDDAN being a bad word and shit but ever since he got back from somaliland (last week), ninkii aan aqaanay oo aan la koray maba ahaba and we got into a big fight because he thought I was a qabiiliiste.. but what about when he used to call me xamaraawi iyo Faq..h word and extra!! was he a qabiiliiste too then lol.... So my point is, as time changes in our sick minds lol how many other things about our honest lifes will change yaa? Wareer Badanaa!!!
  5. Tuujiye

    SOLers on Facebook

    ^ wardee Habo waa adigoo idhaahday Habayar! jaw! dee baxoo luqada soo baro! maxee aheed wuxu!!! Wareer Badanaa!!!
  6. Tuujiye

    Gooobile

    Arlee!! Arsaan Xaal maha maandheey!! Nephy eedo ma sanaad hadana keentay in aad ka buraan burtid SOL? qafiifkaan xegee naga soo galay? balo aa ka dhici weysay!!! Kaalay "Dalees" ma heesinoo waxaan horta? heesta saarkana soo maha? Wareer Badanaa!!!
  7. leeeeeeeeeeeeeeee so this is the fool on Youtube?? looooooooooooool man SOL got everyone now......... Wareer Badanaa!!!
  8. THANKS ABAAYO YOUR THE BEST!!!!! BUT WITH OUT DISRESPECT YOU DIDN'T HAVE TO READ THIS AND IF YOU DID YOU COULD HAVE IGNORED IT! LAAKIIN ILAAHEY KHEYR HAKAA SIIYO WAANISKAADA.. ALL I DID WAS TOLD A STORY... lol@nephy wax waalan!! Wareer badanaa!!!
  9. lol@nuune.. jiirigaan biyo kulahaa.. waraa adiga saqajaanimada jooji nooh!! wiil yahoo rabshada badan!!! Layzie quuq ma taqaan lol.. matantigeyga maxaa ku tusay? dee walaalo inan baad tahay oo maad iga xishootid? soo maadan aheen dumar? Uma-kaalay fareejadaan defensive modaka gashay maxaa waaye? adaaba filin cusub iyo sheeko cusub furi rabtidee!!! Wareer Badanaa!!
  10. maandhee dadka hajiiran bal... kuwa adiga sharci gaari kusiiyey waa kuwa cabsanaa ayaan filayaa!! Wareer Badanaa!!
  11. labo wax isku eh hadee is biiqaan aa la dhahay ciyaal saqajaamiin ee dhalaayaan!! ilaaheey shartaas gees hanaga marsho!! aamino dhaha qashiin yaal yahoo... Wareer Badanaa!!!
  12. Guess waxaan soo maqlay today!!! well here I was eating at maqaayad somali ah at geeska magaalad when this funny taxi driver uu meesha sheekooyin dirty ah oo kaftan ah ka bilaabay... He was talking about how a reer mudug guy was fooled to going down on a woman loool (ofcourse only men were at the place).. he said we were all chewing jaad oo waan wada qayileynay oo waa lawada sheekeysanaaye waxaa laga sheekeysanaya dumarka maanta iyo heerka ee gaareen.. markaas bee nasoo gashay topic cajiib ah.. rageenii dhan baan waxaan ka dhignay dumarka loo daganaayo in ee tahay normal oo caadi ah... anagoo dooneyna in aan kan reer muduga ahi ka dhaadhicino in uu noo soo ogaado... ninkii reer mudug ahaa intuu iska dhigaaye reer magaal buu maalintii danbe haweenee la dhacay oo falkii buu kusoo kacay... kabacdii markuu noo so laabtay baa la weydiiye.. how was it? markaasu yiri "waa musqul madaxa la galay" kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Classic... So whats your story of the day!! lol Wareer Badanaa?!!?!
  13. ^ you use to listen to music back in 93, lord we have old folks in here. Don't you guys ever retire loooooooooooool no comment.. MMA used to be a singer back then not only he was listening to one... Wareer Badanaa!!!
  14. Balaayo kula leersatay!! wadh heedhe soo odayga meeshan soo ma aadan aheen? dee maxaa ku helay soo adigaa jihadii kaa qasmatay jaw! war dee sida isku dhaan oo hanoqan odayaasha qafiifa markii bisqin wax baas laga hadlo!! maxaa dhacday, dirac qafiif iyo bajaq waa la isku fuuqsadaayaa?? shiiiiiiiiiiiiiiiiish aa la dhahay!!!!! Wareer Badanaa!!!
  15. Yaree Layzie Adiga Rabshada Iga jooji yaah!!! Excuse aan ku aado UK in aad isiisid baad hada keentay?? Wareer Badanaa!!
  16. quote: -------------------------------------------------------------------------------- Originally posted by Kool_Kat: S Slash, ha igu qasbin inaa kabteyda taakada leh labada indhood dhexdooda kaaga dhufto...And you know I will... : kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Ala yaa booteeyey!!!! looool Ar yaa joog ku dhaho gabar yahee.. kabo taako aad tuurtid ma xumee ee horta maba xirataaba? kabo teeba dhamaad ah ayaad subax kaste suuqa ugaga soo adeegtaa markaas aa iska dhigee wax kale yaah loool maama isfiilito waaxid.... Waraa Aniga waxaan fahmi la'ahay nimankaan wadaadada shaxaariyaasha oo shanta gabdhood iskula guursada halmar... MAN! their was a time I wanted to become a big sheeq si bajaq kaste markaan tahliil u tufo ee ii dhahdo (Samicnaa wa adacnaa!) alaahu akbar!!! but I do respect those men that have two wifes and keeping them happy.... Gabdhihiina hada jiraan kibirka baa idinka batay!! waryaa ninka ilaah baa u fasaxay in uu afar guursado ee sidee baad kaba taako leh iyo bastamiir wasaq leh ugu soo tuuri kartaan?? shiiiiidh!! idinkoo kale waxaa ku fiican tihiin in ajanabi la iidinku labeeyo oo wili mid hindi la idiinku sadexeeyo oo sidee u rukucaayaan markaad aragtaan maseer idin jarjara..... lol I asked this wadaad guy why men marry more than one wife and why is he married to 3? he said to me (Ilaahey dumarka bilaash ma uusan ugaga badin raga!) and that was it..lol.. sounded creapy to me at first but then I understood lol... Wareer Badanaa!!!
  17. quote: -------------------------------------------------------------------------------- This is just pathetic! -------------------------------------------------------------------------------- And you’re the man who mentions democracy at every chance he gets and preach for unity? But at the same time you mock people/name call them just because they choose to exercise there right to demonstrate and call for unity not division? Aah a monkey always laughs at another monkey’s *** but never sees his own (can’t write it in Somali) Nice!! good job cynical Lady.... Some people some times shit like this gets their blood moving and forget about the face and image they had lol... Almost all somalis are dark at heart walaahi oo most of them qabiil iyo qurun baa ku wada duugan.... SomaliLand = Qabiil and Islamic Courts =USC (dhibic) lol lets not get fooled.. so lets get that straight.. anyone who know anything about that government of that reagoin would know. I can't believe people actualy see Cabdulaahi Yusuf as a leader lol... but people in London should worry more about how they live in London than Somalia because 80% of Somalis their don't work lol...Subxaana laah and they want people to actually repect what their saying is lol....shiiiiiiiiiiiiiiidh foooooooooqul shiiiiiiiiiiiiiiiidh......... Ps. Lazy bax join the UN adiga! Wareer Badanaa!!!
  18. SUBXAANA LAAAAAAAAAAAAAAH!!!!!!! Aqasatul CadiiiiiiiiiiiiiMAAAAAAAAAAAAA!!!!!!!! Najaynaa thuma NAjAYnAAAAAAAAA!! LAWAAXATUL LIL BASHAR!!! FINKA CUUDU BILAAHIyooooooooooooooooooooooooo!!! Ar waa la baaba'ay................... Wareer Badanaa!!!
  19. And the Nile is a river in Africa! Ilahey ha u fududeeyo lol Ic what u saying.....UK waxee gashay meesha ugu caansan oo bahashaas had ee ka socoto.... Wareer Badanaa!!!
  20. Layzie, kaalay gamekaan iyo we daan aa keentay maxaa waaye..beynaka cuudu bilaah...adi kaniisad laguu furo waaye oo lagaa dhigo kuwa burura oo dadka sheedaamada ku rido! baadariyahee lol... Neph bajaq yahee dianada ku halowday, daan daansigaa aa wadid jooji nooh! waa og tahay ani bajaq wiligeed geed ma igu xiraneysee.... lol@kk waziirada bajaq yaasha gabasaaraha gaab gaaban, kaalay libaral adiga lee isku ahoo marka and dadka iska dhaaf..aqtiyaar ee leeyihiin..sandule miyaa waxaada? Personaly I don't care if a girl smokes shiisha because I seen girls that don't smoke shit or drink and are more qurun than anything that could be imagined..... I don"t mind bajaq qiic afuufeyso aan sigaar aheen... laakiin shiisha in style ee noqotay oo bajaq kaste waxee ka dhigataa night out......... Casho iyo badeecad lol.... Wareer Badanaa!!!
  21. ^^^^ Calaashaan awoowayaashee iyo abtiyaashee aa somalia wax u taray maa ka wadaa?? bax waryaa rooti qaleel ku saxo! Wareer Badanaa!!!
  22. MR.Xininyooooooooooos!! Horta greatest Somali waa no other than Sayid Maxmed Cabdula xasan!! But Siyaad Bari nin la mid ah Africa dhan ama somalia wiligiis ma jiri doono hortiisana ma jirin.. ilaahey ha u naxariisto aamiin.... Laakiin brother your comment that you made for gabarta Hawd Girl iyo kaaga waxba isma dhaamaan so let me take the time to write this ina Xininyood Su'aashaadu waa somaali iyo dabeecadeede kula yaabi maayo! Wareer Badanaa!!!
  23. LOL@KEYF kaalay walaalee wiligee adiga wax xun kama aanan oran oo juuq kuuma dhin.. sababta keentay in aad Saqajaan iigu yeedhid waamaxay? and for your information BAJAQ is a word and their is nothing wrong with it.. is all how u take it.. I wrote a topic about it go and read if you need explaining bajaq yahee gabasaarta qaabka daran.... JB khaad Somali ma eesan keenin saaxiib sorry..lol. I know you wanna claim it but waa dhiiqootay lol... Lily, UK iyo shiisha ka waran? yaa raanooyo? Kool Kat, your too liberal......shimee saas noqotay? ma jiratay intii aan maqnaa? I think shiisha is not like khaadka and qamriga and sigaarka and xashiishada lol... Well maybe xashiisho BUT!! Shiisha is different.. Now the topic is BAJAQ IYO BADEECAD!!! sheekada ha dhawina yaaqee ee stick to the topic!!!! Wareer Badanaa!!!
  24. ^^ waraa labadaba somali dhaqan uma leheen oo waa la baray lol... calibeesteenka sida qamri loou ibtileeyey ayaa somaliana loogu ibtileeyey khaad saaxiib.. sorry my friend wax ee is dhaamaan ma jiraan laakiin... but aniga topicgaas ma ka hadleenin... bajaq badeecad kuGU AG AFUUFEYSO AA LAGA HADLOOYAA GEESA XIIRXIIRYAHOO!!! Wareer Badanaa!!!
  25. I like Obama and I hope he wins but the way it looks is that the republicans want this guy to win the democrat seat so that when he runs for president they could win.. Aboma has won many republican votes and thats weard... We will see what the republican game plans are.... wareer Badanaa!!!