Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Yaa ciyaal baal baal!! ilaahey baalasha idinkama tifo aamino dhaha!!!Kuligiin salaan salaaxan dhakab dhaha!! Maadeey Muudee wlc horta... Saaxiiboo somali hore waxee u dhahday moos wixii loo fiiqay sabab aa keentay, liin balbeelmona wexee la gaduudato, nafaqo waaye...adna wixii meeshaan ku keenay sabablee ma ahinoo.... baabiina meesha waxaa rabtid qas, wareeri, walwalaaq, kala firdhi, kalkalbee war saa jeceshahay yeel..marexii ka helin teestee bajaqdii ku dhibtona kilkilee aan ku dhahay..fasax weyn anaa kusiiye wili tiimbaro kuugu dhajiye.......... Waraa boolo wlc waa kuu jeedaa ciyaalka xaafada oo gaad gaad ku jiro aa tahay saaxiib lol... Sol dadka qaarkood real life bee u tahay dadna camiraad iyo rabsho ee u joogaan dadna siyaasad lol... meeshaan waa la iskugu wada been guuraa abti wlc.... Wareer Badanaa!!!
  2. Tuujiye

    BOO

    [quoteAnaa labaduba isku meherin ] loool waraa Zab raadis lee kaa tahay yaah.. Wareer Badanaa!!!
  3. Anigoo ah Ina Baqti Lagde oona ku magac gaaban "Tuujiye", waxaan umada reer SOL la socodsiinayaa in aan ka soo hor jeedo dooladaan cadaalo darada wadato oona uu wato nin Carab ah oo Alqaacida xageeda kasocdo.. Waxaan ugaga digayaa umada SOL in eesan faro ku yeelan Ngonge iyo SNP Hadii kale xoog iyo " fuul Foorse" ayaan ku qabsanayaa SOL!!! Wareer Badanaa!!!
  4. ^^^ lool Xiin usheeg adeer inantan raga soo dhex fadhiisatay oo gacmaha maran... Somali hore bee waxee u tirin "Af joogo maloo adeego" AT meeshaan abti waad u jeeda in laguu soo ganbar fadhiistay ee single motherska aad bursaneysid jooji oo soo fadhiiso!!! Hadadd dadka amaa siin laheed dacwadan laguuma qabsadeen..oday MMA layiraahdo oo reer xamar ah ayaa hore wuxuu u yiri "Banaankiisa maroow maradiisa bood ma qabsato." Wareer Badanaa!!!
  5. Walaahi filin aa lagu haayaa meeshan ar daya... Bajaq kaste meeshaan xisaab iyo kalkuleetar ee lasoo fadhiisatay.. dooro iimaan surug aa la dhihi jiray.... Waraada ragiina UK 3k laga xoogooyo maad iska imaadaan Canada? meeshaan saaxiib sidii Hindiya camal ragaa la gadan rabaa mar dhaw.. ninkii kuleel xoogleh haayo ne masaajidka aa la geenee oo midoo xuurul ceyn eh ka helaa looool hal jus oo quraan eh lee iska xafid.... waraa nuune caadi ma tihid hadaa aragtay kumi iyo taano la isku furaayo.... Aniga hada kohor ayaan arkay nin asaga la dhahaayo "war dee sadex daada baad qabtaa" yaab daraadiis dariskooda ayaan weydiiye waxa ee naagta ku hadleeso markaas baa la igu yiri, "war ayada ayaaba awal aqalka nin ka aheed" looooool aduun waa is badalay mar dhaw raga aa laguursanaa oo bajaq yaasha aa la qaraashaa.... Wareer Badanaa!!!
  6. ^^^ lool arimahaas uuskii ka danbeeye aan iska ridi waaye oo arintaas aaba sabab u aheed lol.. hada laakiin buufka waa dagay tunkana wa yaraaday marka isneelo nimo in laga wardoone waaye.... Wareer Badanaa!!!
  7. all this weight talk I couldn't help my self but share with you my new weight loss and the caafimaadkan raaxada leh I'm feeling again alxamdulilah.... After my trip to europe this summer, I couldn't help but think of my weight thanks to a great friend of mine lol... He told me to loose this weight fast or anoo fuursan oo kilyaha markaste iska heysto ayaa jidadka la iga qaadaa lool... Ramadaankaan helped me alot and I used it to get back to being fit and healthy again.. I have lost 16 lbs and still loosing...I have never ate greens like I do now.. sidii ari camal lee anoo u daaqaayo aan isarkaa lool... Wareer Badanaa!!!
  8. looool waraa jaceel baro dadkaan ha waalin yaaqee.. dadka qurbaha jooga kuligood waa wada sumeysan yihiin meeshee rabaan haka imaadaan.. Somaliland saad u aragtid adiga iyo dadkaan reer UK iyo Canada u arkaan isku mid ma aha ee ha waalin dadka... Wareer Badanaa!!!
  9. Obama has lots of right wing republicans that want to see him fail. I think he is doing well for a president that has so many negative people in his government. Obama is not only governing a country that is failing demesticly, but also a country that was not ready to have a black man as comander and cheef. He is doing a great job for someone who is a leader for a divided country....
  10. leee what the hell is this??? 6 pages of Age? looool kuligiin cuqdad baad ka qabtaan da' .... who are the 40+ crew in here??? say "I" and isa soo xaadiriya with me or I will point you guys out!!! Wareer Badanaa!!!
  11. kk lool your right reer koronto shufto badan ee qabaan and always lacag lee la aruurshaa for wax aan la aqoon... laakiin events like the one you mention are new to me and is good for islaamaha iyo xagooda caafimaadka.. we should have more events that focus local situation and not too much of back home somalia... Dad badan oo iska liita ayaa nala dagan magaalo kaste oo aanan laga warqabin.... Wareer Badanaa!!!
  12. ^^^ lool saaxiib aduunka jaad wax ka xun malaha sidii sac camal coos ruug ama tuubo qiic kasoo baxaayo iska nuug lool abaa aniga tuubada aa la ii qaataa..duable apple aad isku qaraac daa jimco kaste cheef ee waxkale ii sheeg lool... Haa saaxiib mar hore aan soo laabtay Uk iyo europeta kale aan soo booqday kistoo... Wareer Badanaa!!!
  13. loooooooool intee kugu weeraxdo lee haku herdiso lool... waraa waa laraadinkaraa runtii dadaal lee u baahan tahay... Wareer Badanaa!!!
  14. ^^^^ waraa naga ganbiso nooh? saan maa keentay hadana? Toronto in aad jogtid miyaad ilowday? loool wax la layaabo maba u harin reer toronto.. and for shiisha iyo labo labo la iskula fadhiisanaayo, loool admit it ciyaalka xaafada baryahaan waa u shidantahay qaraar aa kuhaayo adi lool... Wareer Badanaa!!!
  15. ^^^^ ar yaa wax qaban qaabiye? Fiiri lacagta markaad aruurisaan ila socodsii yaah meel loogaga baahan yahay aan idiin sheegaa..lool.. Ibti, this clashes with my wedding day, I'A. And I was going to invite you and all. Come on now VAL!! We need to open a topic for this not post it up like is such way! Congrats abaayo ilaahey kheyr hakaaga dhigo........ KK How come your not involved in your Somali community or helping the Somali Student associations at York? Loool I’m kind of jealous of how well UK SOLer are connected and not us here in Canada loool is time for Change leafs!!! Wareer Badanaa!!!
  16. loooool@ nuune waraa sheekadaan adi in aad soo dhajisay aan u qabay loool aaway Juxaa when you need her looool Aryaa bajaq jini kasaaray oo zab iyo lacag ku wiideystay lol Wareer Badanaa!!!
  17. JB saaxiibkee anoo rabo in aan seexdo mar dhaw ayaan iska fiirshay your postigaan ugu danbeeye... lee ilaaha ilalaahu saaxiib qurux aa laga hadlaayee laakiin wax la isku cabsiiyo oo la iskaga naxsho in la isku qarsho qalad waaye nooh!! maskiin nuursi raadsanaayo aa furaayo waxaan ee ka bixi nooh! dadqalato iyo abuukaatigeeda aa soo dhajiyas aqrud... yaa noo seexanaayo hada fiiri shiiiiiiiiiiT!!! Wareer Badanaa!!!
  18. Ibsi stop being maskiin!!! Serinity iska dhaaf ibsi! we all know if things get harsh you will run to admin so leave the girl alone and let her do her thing..... Ibsi qofkii kab kugu tuuro aa la dhahay, Kursi ayaa laga horgeeyaa looool.. Serinity walaahi you love rabsho loool... Wareer Badanaa!!!
  19. ^^^^^^ loool I'll vote for you xidigo because asbax aa tahay, lool I like asbaxyaasha....joke. . Wareer Badanaa!!!
  20. I will like to let everyone know that the winners will be the guest of Tuujiye on The Tuujiye Show right after the Awards.............. Wareer Badanaa!!!!
  21. dhib jeclaa dadkaan.. qofkii soo joog laga waayo, soo jiifso aa laga helaa.....is bac dhawa aa tiraahdeen wili is rug ruga.... Wareer Badanaa!!!
  22. ^ Maskiinka London saaxiib social life iyo nolol aa taalo hadaa taqaanid dantaada waan kasoo helay runtii... boring maba noqon kartid nooh... Koronto saa u joogtay ee koronto camal kuugu dhagtay war bax nin yahoo katag meesha lol... Waraa toronto markaan soo galo aan kuu soo qeylinaa adi... Wareer Badanaa!!!
  23. MMA Familiga koo ku jiro aa sameeye nooh... reer wuxuu u tagay 8 gabdhood leh oo wili hal ama labo kala weyn..waxaa u qabtaa in sidii lo'dii oo kale loo xanaanadeesto nooh..markuu tagay uu kasoo baxsaday midii ugu weyneed hadana 4 caruur ee marooyaan....Calaf waxaa ladhahay abaa god aaqiro xitaa waa ugaga taba tagee adoo yaanbo wadatid... Wareer Badanaa!!
  24. ^^^ lool dheeree wiligee SOL meeshaan wax maku qorin daraadaa lee salaan kaaga qaadooyaa.. anoo saxuur sugaayo lee joogo iyo umad kale ghost eh... sida kale shax shax lee waa salaaxan tahay!!! Wareer Badanaa!!!
  25. ^^^^ war wili adoo baahi ku heyso imoo aan ku dhahay waa lagu soo dhaweynaa lol.... Wareer Badanaa!!