Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
XiinFaniin aka Fagax! hade ha isku qaldin experience iyo caqli..islaan 47 jir ahi wey soo cago canbaareysatay oo tan 23 jirta ahi lama ag keeni karo... laakiin 23 jir gabar ahi oo aad u caqli badan wee jiraan specialy hadii ee tahay ayeeyo koris... and I think this myth about girls being mature earlier than boys waa sheeko... dhibka hada jira oo caruurteyna heysta waxeeba u badan yihiin xaga gabdhaha..caqli maa fiish uu noqday!! Xiin Say walaahi crew anaa ka danbeeye ii dhaaf saaxiiboo la'aantood abaar waaye!!! Wareer Badanaa!!!
-
How come Liverpool ayaa laga hadlayaa? not even top 5 yet and waa laga hadlayaa? waraa nuune saaxiib iskaga tag team kaas mar hore ayaan kuu sheegay! Gerrad is almost done for too and this racist coach benitez should be fired..The team used to have some plack player and now they have none maybe only two coming of the bench!!! Arsenal? teamka diracyada fuunanadaha u eg wato uff...hadana baseball jersey bee soo xirteen (white ones) whats going on with them? but at least they are doing better than Liverpool..Garoon weyn intee gadeen ee beer faloo bilaabeen meeshee football ka ciyaari la haayeen..... Now lets talk about Chelsea should we? looooool we all know they will this year... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ JB ninkaan sirtaadi uu bartay yaah? Wareer Badanaa!!!
-
Fu-fu duqa sharaxaadada marax waaye lol wax dheer oo weyn aan kaa sugaaye not this......adiga waa lagaa wareejiye oo hada waxaa loo gudbinaa diiqa weyn oo sol joogo aka MMA...... MMA adigoo raali eh bal sharax ereygaas please!!,, Wareer Badanaa!!!
-
fufu Tuujiye guurka dhan lagu sheegaayo maxaas kabilaawda makase horta? Qooq aas kabilaawda hadi Qooq aas jiri laheen guur maba jiri laheen lool Yarka ha igu qaldamin, Ajakis walaalkiin miyaad ii qabtaa mise seedigiis? Waraa Fuufuu run ahaantii, su'aalaha weyn waxaa waaye, "qooq muxuu yahay?, sidee buu u eg yahay? ma qaab daran yahay mise wuu qaab roon yahay?, ma cudur baa? ma wax "itusi itaabsii" ah? ..... Wareer Badanaa!!!
-
Intaadan ilmo dhalin... looooool@nin yaaban...inama caadi ma tihid......... If you can, The right time to marry is I think markaad qooqdo. Duceysane, qooqa guurlee maa lagu jibshaa? su'aal lee waye yarka please noo soo bandhig hab kale oo loo jibinkaro "qooqa"? Queen, don't be the type of women that ran around and look for aroos or guur, build your life and make your self a better person first then you will see the right man in your life at your front door...lool.. the point i'm trying to make is, just be your self and go with your life and iinsha allah you will be married one day... Wareer Badanaa!!!
-
Buuxo horta adoo raali ah He ama She ii kale sheeg.. tan labaadna iisoo ducee ahlul mu'miniin lee ahee.. Wareer Badanaa!!!
-
Zinki Al-shabaab markee nin gacan naafo ah ee tan fiican ka jaraayan, wax wise or wisdom maa ka sugi kartaa? Abti I believe ani Bra warkiisa in mar hore laga baxay oo hada lasoo wado kastuumada waa xaaran loool horaa waxaa loo dhahay wadaada beerka xeerta leh wee cunaan lool nimankaan bulaziyoon ee salaxanoyaan yaaqee maa la qabto somaliyee inteesan gabdhaheena shuut kala daalin!! waala kala leexiyaa shiikh iyo bajaq maa hore loo dhahay!!!! Wareer Badanaa!!!
-
loooooooooooooooooooooooooooooooool JB I hate you!!! Wareer Badanaa!!!
-
Castro!! waraa luuqii aad ku jirtay goormaad kasoo baxday?? waraa bax hada ku noqo cornerka aad joogtay hadii kale anaa kuu soo laabanaayo oo luuqii kugu celinaayo.... dadkaan cusub kuma yaqaanan ee dadkii kugu yaqaanay foolxumadaan la imoo saaxiib lool.. Hope he's enjoying that really hot corner of HELL. Uff. neceebkaan oo kale jano maba lugu galo saaxiib, waxaa lagu yiri qofka aad necebtahay xitaa u ducee reer baadiye yahoo..lol.. qaxooti maskiin eh ayaa tahay maanta oo qaboow baa kugu dilay dhul gaalo markaas aad qofkale naar ugu bishaareyneesaa shiiiiiiiiiiiiiiiiiidh iyo uffffff... anyways runta waa xalaal aa la dhahay beena waa xaaraan lol... Siyaad Bare was a great leader for the somali people and the best leader for his time in Africa. Maanta habrihii Siyaad habaari jiray duco ee la fadhiyaan iyo toobad keen caalaashaan afkii aa juuqda gabay.... Waraa Dowlada maanta waxee la dagaala meysaa rag rajasiin dacwo ka wato iyo waxyaalo kale aan la sheegi karin markaas ayaad wili heysataa nin ilaahey galbiyo oo wadani weyn ahaa aqas!!! Jirada idin heyso iska matajiye wadhyadahee after all umada somali dhan baa dhimatay...... Wareer Badanaa!!!
-
I can't believe some people in here are defending al shabaab!!!!!!!!! Kk loooool alshabaab in inta lakeeno ee ku fiican yihiin yaaqee meeshaan aa gudnii Loogaga baahan yahay Yaaqee eber baa la iska dhigay sidii la iskaga tirtiraaye Wareer Badanaa!!!!
-
Nin naagtiisa tumeyso nin maba aha !!! Doqomo waaye Wareer Badanaa
-
JB, gartan waa horaa la gooyey, Tuujiye ayaa ganafka ku dhuftey oo gooyey ar tan midoo la goon karo ma aha...... I'm still shocked!!!! waraa nuune ileen Canada nabaryo maad ku yeeshay? UK,Ir' iyo itoobiya aan kugu ogaa laakiin Canadana barka ayaad bajaq yaal ku rafineysay??? waraa wadaad adiga oo kale lama arkin lamana sheegin shiikh sheydaan yahoo... Qoftaa maana koobiyo in ee kasoo baxday camal ee kuugu barooratay see camal???? LAyzie looool caadi ma tihid walaahi this is altime best of you ar yaa rabsho jecel..asasiino waaxid!! Wareer Badanaa!!!
-
^^^ and they think in aan aniga saqajaan ahay meeshaan..how come no one sees you!!!! waraa Al-shabaab heer naas ku jarto aa loo dhawyahay dadna wili wee la dagaalayaan.... Wareer Badanaa!!!
-
lool nuune tan aa ka danbeysaa adiga "ninkeyga wuu ifuray (my husband opened me)oo wili sadexdeedii buu isiiyay ( and he even gave me my 3) Wareer Badanaa!!!
-
Don't fall for enemy propaganda! bro who is the enemy? at least qofna gacan iyo lug kama jarin weeba roon yihiin hadee dhaheen lux kiliya... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ ar qoftii oo lasoo tufay aa noosoo laabatay fiirsha..ar Layzie ahaa qoftaan!! Yarta lugta in lagaa xirtay aan u qabayee oo aad aheed "amooraati" nuune Caar noo fasir nooh "ilaahey garabkaaga ha galee (may god inter your shoulders).... Wareer Badanaa!!!
-
Magaalada dhan Alta Vista lee maa ka taqaan lool in aa tahay lafihii hore aa iskashifee kawaran Altavista somali dhan ma ag joogto hada lool.... Aniga dhalinyar badan aan aqaan oo reer York Uni ah group yadii hore ayaan la joogay we was having too much fun walaahi I wish I met you saan kuu jar jarilahaa lee....... Wareer Badanaa!!!
-
MMA saaxiib marax aa tahay in aad ila socodsiiso ee aheed in aad adigana joogi doontid.. I drove from my city to T.o to be part of this and it was beautiful saaxiib..Dhalinyarada isku daba riday barnaamijkaan sifiican bee u hordhacsheen oo aad baa loogu soobaxay... Hopefully iinsha allah next summer, we will be bringing this event to the capital and iinsha allah it will be much bigger.. Marx everyone is trying to ignore you as you knoticed saaxiib laakiin this event somaliland kuwa sheegta xitaa wee joogeen oo wee kasoo qeyb galeen..khurunka iyo calan dirirka UK inta kama socoto saaxiib oo calan kala nooc ayadoo la wato ayaa wili somalinimo la iskugu dan toonaa reer baadiye yahoo.... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ caadi ma thid adi..sida aad ku garaneysid waxaas dhan waa ogtahay maku weydiinaayi nooh... Wareer Badanaa!!!
-
^^ loool haanooh... walaahi hooyo la'aanteed abaar waaye ilaahoow hooyooyinkeen u naxariiso, kuwa noolna udanbi dhaaf oo kheyr sii.... Wareer Badanaa!!!
-
waraa cawaale muqtaar cuti faraha ka qaad rag badan aa banooni ka bartay ninkaas.... Waraa nuune ciyaalkaan aad taba baraha u tahay oo lugaha istakiinka kuyaal, mid maka weysay aad heerkaas gaar siisid? qasaaro... Waraada Cunugaan Somali waaye oona waa somali asli ah... good for him yaaqee scotland xitaa faro aan ku leenahay hada.... Wareer Badanaa!!!
-
^^^^^^ leeeeeeee waraa saane maxaa waaye? Murug maa ku heyso kaalay? MMA saaxiibkee Tim Hortanska dariskaada maa wili xiran mise dariska aa Turkey fuuntooday kusoo siiye shalay? seecamal? Wareer Badanaa!!!
-
^^^ waraa anba waan ka casaday magac yada sida loo somaliyeeyay loool caadi ma aha classic waaye yaaqee...... Abti hada kohor aa gabartoo elevetar ila soo kortay.. "kor maa usocotaa?" ayee i dhahday "haa" qofta cadooooooooo ee aheed somali in ee tahay xitaa shaki aa iga galay quruxleey ee aheed qaab ahaan yaah lol. laakiin floor numberkeeda qofta ma taabaneysoo hee... SUBXAANALAAH waan u qaadan waaye in ee gacenteeda tahay war nin madoow in uu nagula jiro elevetarka aan u maleynaaye walaahi dhinac yada aan fiirshay lool true story.... ani is cadeen wax maka qabo bajaqdii is cadeyneeso, laakiin kor faanto hoos kooka koola waan kasoo horjeeda yaaqee naag weyn oo wijiga ka cad laakiin cirbaha iyo qoobabka ka madoow yaa fiirin karo? Wareer Badanaa!!!
-
maasha allah ilaaho u gargaar oona ka dhig kuwii wax kusoo saa idiyo umadeena somali.... halkood xitaa ma qoslooyo oo ilko cadeeneeyo laakiin maxaa waaye? Wareer Badanaa!!!
-
Popular Contributors