Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
war wax jaceel la dhaho ma jiro!! markii sariirta la isla tago bas buu jaceel dhashaa ama caruur kabacdi.. inta kale waa iska xafaarow iyo damac lool...runtii... Val lool kaalay jaceel dhan waxaa ka dhigtay in uu yahay cudur burankiito camal! like in uu yahay tiibisho camal!! Wareer Badanaa!!!
-
^^^ kaalay adiga dadka dibqalooca ama maska qaniino miyaa sun ka dhuuqi jirtay?? maxee dhihi jireen reer bariga "ari baayo gabanka wuu bukaa" lool dadkaan markee dhasheen aa faleebo lamagac baxay "naceeb" lagu talaale ee ha is daalin yaree..taada lee ka fikir iyo ugaalida aa cuni laheed biri lool Raula good to see you in here again marax yahee... Sayid, somalia maxaa kaa galay adiga? qardhe lee ma rabinoo awalba? Wareer Badanaa!!!
-
Why Many Successful Black Women Cannot Find A Man?
Tuujiye replied to Queen Arawello's topic in General
KOOOOOOOOOOOLKA loool runtaan kugu jecalahay... usheeg bajaqyaashaan yaaqee!! midkaste intee surweel ka yar soo xirato iyo top aad uqabtid bacda faaskada qubeyska ayee ku dhaheysaa "nin ma laha meeshaan" aloo yaa open toe shoes u xira oo dadka tusa milejka cijiyaheeda ku yaalo... aduunkaan qof qofweyn karo maba jiro.. ninka aduunka ugu gaaban xitaa 3 super models uu ka shuuteysanooyaa.. naagtii foolxun xitaa maanta niman aa leefleefooyaan oo busta ka jafjafanooyo... Waxa a isku dhaafay waa karti... bajaq yaashaan isla weynan ee marlabaad ku ilko dhacsanaayaan ama intee banjaraan ee maqayadooda raqiis ahaanee lool.... war maa wadeynaa!!! Wareer Badanaa!!! -
^^^ war waan soo shiilmay ninyahoo.. meel kuleelkeeda aad u qabtid burjiko dhexdeeda soo ma aanan tagin... I'm Still with Barca saaxiib I hate Italian teams specialy Inter...the only team who hate their black players waaye even tho Micon uusan isku qabin madoow...maalin hore waxa ee Balatoli ku sameeyeen ma aadan u jeedin? qub moos ee kusoo tuureen.. Muntari is his last year and Eto doesn't want to stay anymore but only Miacon is staying lool... I'm chelsea saaxiib taas waa ogtahay seecamal.... A&T asaga wili TV black and white uu banooni ka fiirsanooyaa seecamal.. car hakuu sheego jursey colourka Barcalona ama Liverpool lool... waraa iisoo foori nooh marax yahoo.. meeqa taleefoon aa qabtaa kaalay? naago maa gad gadaa mise waxaa tahay CIA cuudu bilaah!!! Wareer Badanaa!!!
-
^^^ lool waraa adiga biibitooyinka aad fadhiisaneysid jooji.. buufis aa kugu dhacaayo... I was away on Hollidays and watched the game in spanish at Dominican Republic lool talk about being a hardcore fan! I hate Barca and I knew the special one had something up in his sleave but I didn't think Barca would loose that game like they have.. I do still believe that Barca has a chance to win this game and all they need is 2-0 game to win it.. Bayern are still looking strong but I don't think only 1 goal at home was enough.... Wareer Badanaa!!!
-
^^ Naxar, one gaal at a time wait nooh!! Ailamos qofka kili oo runta kuu sheegaayo meeshaan waa aniga saaxiib inkastoo ee dadbadan u jeedaan qurufaadkaada iyo buufiska Islamka kaa haayo.. All I'm asking you to do is to admit the truth! the reason why you are here saaxiib so at least we could help you..laakiin all your doing is down talking Islam in every topic you took in part of since you joint SOL duqa... no one kugu heysto malaha Gaalnimadaada laakiin diinteena faraha noogaga qaad... you question the basic parts of Islam adigoo og the answers to it, the true answers that is.. You want to confuse the young Public in SOL oo diintooda naciifka tahay.. saaxiib i'm not a wadaad and I'm very far from it but I know qof xun when I see one.. I love Islam and I cant let you bala bala about it everytime... Islam ka jooji jar jaritaankaan aad ku wadid Yaa Ailamos ee ilaahey ka cabso iska hanuun.. you know ISlAM is the truth and you know deep down inside you have no reason what so ever for you to ignore but sheydaan is just holding you back... ilaahey ka cabso saaxiib ee is ka soo hanuun diinta waad taqaanee... I Guess ilaahey qof uu soo hanuunsho bas ayaa diintiisa raaca... bal waan kuu soo faataxo tufi doonaa... Wareer Badanaa!!!
-
Hales who is defending this guy? is just some people in here are bringing their Glen Beck Views saaxiib.. If the man is guilty then he is but you have to understand is, this guy is part of a political system that America is planing to use.. They need to go in Yeman and Al-waki is their ticket in simple saaxiib.. I was watching an Interview with his dad. The father is living in the US peacefuly and saying nothing but good things about his son. As for me personaly, I don't trust any arab guy from the US even if he is a big time sheekh.. soon as his name comes up in their watch list, something is fishy... America is known to make men like OSama and use them for scape goats... Alahu aclam what this guy did laakiin I think all this is staged... ee filinkaan ha u bixina... Aialmos lool ina baqti lagde ayaa filinkula jirtaa abti threatkaan aa sheegeysid, wax la cuno miyaa? Wareer Badanaa!!!
-
diinteeyda aniga ii daa iyo faragilintaa iga daa, shaqadeeyda weeye maxaa kaa galay any way? You're a bit of an annoying evangelist yaa Tuujiye... as you can see I know Islam pretty well, but you're upset because I don't share your convictions so wareerka naga daa iyo mind your own business... so you admit in aad meeshaan "SOL" ugu jirtid munaafiqnimo iyo in aad caruurta SOL buuq ku dhalisid fikradooda of Islam? Ailamos I looked at everything you wrote in SOL even in the Islam section, and you did nothing but spread confusion amongs people in here.. you questioned things that you know and ignored the truth when people told you... everyone sees your true intensions in SOL and I just want you to stop sxb... I have nothing against you and all I want is you to be a normal Gaal in sol who doesn't bother people and their views of faith... ha iska soo dhigin nin fikradiisa ka dhiibanaayo about a debate kusaabsan diinta Islamka and throw few suxulo to dirty Islam! Is like in aad aa tahay gaal lasoo dirtay oo la dhahay bax SOL tag oo wis wis kasoo dhali lool... meelkaste ayaad taagan tahay.... So my friend I should say this to you "NOO DAA DIINTEENA EE WAA ANAGA SHAQADEYNA OO FARA GALINTA AAD NUGU HEYSID DAA" ....... I would have never seen you if you haven't constantly kept picking on and trying to dirty Islam.... Wareer Badanaa!!!
-
^^ Xaasid sanidaa adiga.. war maskiinka ha dilin seecamal.. nin buufis ku dhacay aa rabtaa in aa bridge ka ridid ka waran... B wlc t o sol saaxiib.. people in here are alot smarter than you think... so B are you still a muslim or your Ailamos follower? Nuune waraa cunugaan masoo inshaartay kaalay? lool Wareer Badanaa!!!
-
Ilaah aan idinku dhaarshay, sadex page oo quuq iyo qaaq maad nin reer bari ah oo wili sadex mar ilko dhacsaday su'aal uu idin weydiiye ka jawaabeysaan? loool Sayid, adiga yaa ku dhahay gaalada saaxiib nimadooda badso? mise wuxuu mid aad Qardho rabtay in uu laami ka dhiso? lool Sayid waxaan kuu qabay in aa tahay oday aan masaajidka ka bixin oo sujuudii kusawir matay oo cilmi iyo xigmad daraadiis bidaar gashay..ee laakiin waa maxay su'aashaan aad taqaantid jawaabteeda aad nala soo raadsaneysid? Sayid, saaxiib you could go! is a soul saaxiib ilaahey abuurtiisa... nuune, ninsaas u niikinaayo ayaad tahay oo wili istaaga dhibaayo markaas ayaad na leedahay chrismass party ma aadin..waraa adiga kan cali beestaanka iyo budhaha xitaa waa aadee aslong aas jees lagaaga daaraayo... Ailamos gaal yahoo hadii aad diinta sidaas u taqaanid, maxaa kuu diiday in aad iska raacdid oo ilaahey ka cabsatid? mise waxa kili kaa fogeynaayo waa xaaraanta aad faraha kula jirtid dhaafideeda? war qalbigii baa ku madoobaaday saaxiib ee ilaahey xarigiisa iska qabso ha duloowinee.... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ sub xaanalaah..waraa Layzie adiga iyo aniga mar dhaw waan isku qarxeenaa..lool... yaree muslimka meeshaan jooga faraha ka qaad... Layzie adiga qofkii kugu raacin fikradaada ma terroristaa? maraxyahee meeshaan gaalo kuunto madoow ayaa joogta oo ujeedadooda kili tahay in ee qurun iyo wis wis ka dhaliyaan diinteena markaas baad adigana wax aan loo soo jeedin nala soo gashay... aniga qof aan raacsanahay dhinaciisa malaha laakiin walaalee please ha garab xigsan gaalkaan Ailamos iyo asxaabtiisa...if you have something else on these people gees ula bax laakiin sidii qof maanta dhan soo fiirsaday Fox news ha u hadlin... even if this guy is a terrorist and you don't like him oo la qabto, do you think adiga in lagu cafinaayo oo laguu arkaayo the good muslim? lool aduunkaan abaayo no one cares about terrorist malaha and the term terrorist mean Muslim today because in the states a man walked into his work place and shot everyone and no one called him a terrorist but if he was a Muslim, waxaa la dhihi lahaa maanta mid terrorist ah oo magaciisa la yiraado Abdul Aziz ayaa dilay 6 qof oo maskiimiin ah lool I'm not saying ninkaan ma aha dimbiile laakiin dadka ugu yeeraayo waxaas waa dad ayagaba ee ka tahay siyaasad ama wanting to creat another Osama... waxaan qurunka ha dhageysanina oo wada wax ayaga dhan is wada raacsan oo idinka caqliga la idinkaga dilaayo... this man naftirkiis baa laga yaabaa in uu u shaqeynaayo the US today just like how Osama was created, this man is created today... Layzie abaayo macaan please naga dhaaf waxaan yaaqee..I know you abaayo that your nothing like qurufaad kaan aa nugu wadid ee please naga qabo gaalkaan Ailamos hadaa wax qabaneysid.. he is the true SOL terrorist lool.... Wareer Badanaa!!!
-
^^^^ looooooooooool classic walaahi.. Ayoub, A&T xero buu kugu xirtay runtii lool Wareer Badanaa!!!
-
^^ I agree Germany will be their hardest task.. Most of the serbs play in Germany too which should be intresting to watch how well they play against some teamates... this is a very young team too sxb which might be a weakness against Germany.. Wareer Badanaa!!!
-
Resistance, Since when do you take Norf and Tuujiye's football tales seriously? since we called out everything that has happenend same time... you see anaga ciyaartooy beynunahay oo xigmada garoonka ayaan qabnaa laakiin adiga difoose banaanka naga fiirsan jiray baad tahay oo only yaqaana tables iyo qurufaadkaas...adiga oo kale waxaa waaye in aad dhageysid ciyaartooda yaqaana kubada markee kuu sheegaan kooxda culus iyo kuwa aan meelna gaareynin...habar fadhiso aa la dhahay lagdin la fududaa lool.... you said Arsenal will win oo shaash baa kuu xirnaa awal maantana congrat Tuujiye baad ileedahay anagoo only 3 points kaa horeyna oo wili harsan tahay 4 games oo culus.. waxaad tiri Liverpool baa galeysa 4th markaan anaga dhahnay Liverpool sanadkaan ma aha sanad ee wax reyndoonaan... anaga waxaa fiirinaa ciyaartooda iyo habkooda not their past history..every waa different marax yahoo lool...cashar naga qaado aan leelis kaa barnee football...after all you gave us the title of "experties" so far you lost to me on everything.. even Bayern beat Man U and you said it was luck after lool you said Man U won 3-2 lool is a two leg game A&T lool... at least this time your listing by staying with Barca against Inter good job... Wareer Badanaa!!!
-
Haatu, war anoo iska baashaalayo xitaa wee i qash qashaadeen.. aniga wax kaste aan u adkeysan karaa laakiin gaal somali ah oo kuunto madoow markuu Islam caayo uma adkeysan kari duqa lool... lol@ Ngonge... Haatu, B excuse uu diinta ugaga baxo uu raadinaya nooh lool hala yaabin..he on the same root of Ailamos lool.. intaan amusneen oo idinka dhan wax fiirsaneyseen, nin kaan Ailamos la dhahaayo caruurtii dhan buu shacuuc ku furay.... ani waxa aan la yaabanahay, maxee Islam ka rabaan hadii ee ka baxeen? mee iska dhaafaan.... Wareer Badanaa!!!
-
quote: -------------------------------------------------------------------------------- saaxiib dadka aad aqoontooda iyo respectigooda aad maanta raacday oo aad naftaada u dhiibatay waa dad adiga wiligaa kuu arki doonaa wax ka hooseeya... -------------------------------------------------------------------------------- that's an interesting notion, it's people like you who try to instigate and create walls yaa Tuujiye... just try to resist the voices in your head, it'll be better for you... looool is this waxa adiga lagugu gaaleeyey? "listen simpa, listen to the voices" ayaa lagugu dhahay yaah lool Ailamos Bellesed and Ibti are two muslim girls who know their faith well laakiin adiga diin dhan maba lihid saaxiib and not only in aadan leheen oo aad gaal tahay, but you are living with confused thoughts.. I talk straight and real with you and I was done with this logic talks with you but iinsha allah they will get thru you..laakiin yaa Ailamos, runta ha nicin... your not smart as you think you are saaxiib and anaga waxa aan kuu sheegeyno waa runta.... Your a gaal who wants a secular system for somalia because of your own interest!! thats all what this is about..thats waxa aad maanta dhan la murmeysid...we all know that! what else do you want to talk about? lool Wareer Badanaa!!!
-
Haatu do you watch dadkaan oo tea partiga ka qeel qeeliyo oo obama monkey ugu yeera ama carab Kenyan? saaxiib soo ninkaan iyo Ailomos kuwaas oo kale ma aha lool... They have no aqoon about Somalia iyo historigeeda markaas bee nala imaadeen wax yaalaha ee maqlaan oo Islam lugu caayo.... B I can't call you a gaal but you need to study sxb ee stop listining to others.. read sxb the books tell the truth not TV. don't blinded by the hate people keep on spreading about Islam... Wareer Badanaa!!!
-
Adigu wiil yar baad tahaye, anigu every three months kol ayaan gaadhaa islaan aan waa dhoweyd dumaalay. And those days no access to internet weeye xaalku. Sidaa ula soco. loooool A&T tana manoo soo waday duqa! caadi ma tihid... South Korea iyo Slovenia meel ma gaarayaan saaxiib...and unlike you, aniga iskama hadlo.. X Yugoslavia waa lakala jar jaray duqa and this new Serbian team, maba la is dhaheynin ee France ka horeydoonaan so ha iska dhigin nin wax ogaa.. Serbia is the strongest in their group and I think Ghana is the second strongest but the Germans some how always find a way to pass the group stages.. hope fully this year will be a different year... anyways duqa, wlc back..one week ayaad sugtay yaah lool... so far everything I called and perdicted came true and "experties" (since you gave me the title) was right and yours well "ban bee ka wareegtay" lool but this time we agree with each other about Barca winning but would have play a top class football to beat Inter... is not so difficult after all.... waraa and messi iyo Ronaldo ha isku keenin nooh!!! nagadaaya waxaan ragiina aanan footballka ciyaarin... waa adoo isku keenay Zidane iyo David Becham lool Wareer Badanaa!!!
-
nuune wax lee inshaar adiga odayahoo curiga ah! Liverpool is focusing on europa ee iska dhaafa waxaan aad wili rajo ka leedihiin.. Mr Rafa gave up long time ago guys so iska niyad dhista ee at least win some thing ee fanska iskaga raaxeystaan... Man City is playing very strong and at the moment only one team is playing stronger than them and thats chelsea... I truely belive that Man City has a great chance to win the rest of their games... A&T hopefuly chelsea will be the winners before they come to play against Liverpool..But I still think they will beat Liverpool just for xasadnimo lool... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Dhubad hala ila yaabin yaaqee!! ajar aa la dhahay god dooli xitaa kasoo baar..gaaladaan wax lagu hindhiso wee istaahilaan saaxiiboo nacalaa kuleetigooda kutaalee... Dhubad ani diyeeshi aan qaatay laakiin funaanad noova eh aan haayaa ma rabtaa? lool waraa erayga "bajaq" copy Right aan ka dhigtay in SOL ma ogid miyaa? nuune saaxiiboo ani maxaan ka kasaa hee!! waa ogtahay anaga hadaan bun dubano aan quraan aqrisan wixii ehlul diin aheen tahliil sun ah aan u tufeenaa.... Cara, raali noqo walaalee, is just that your views are very much a like of does of the gaalo.. sorry if i'm judging you walaal laakiin I really don't agree with some of the things you share with us and thats not only you who is muslim but also my dear good friend Layzie lool asbaxdaas xitaa mar dhaw ayada in taan u tago aan rabaa in aan qasab xirsi usoo xiro oo madaxa kasoo xiiro lol... Cara i'm really sorry abaayo macaan.... Wareer Badanaa!!!
-
Ailamos lool ileen waxba iskuma heysid lool duqa waxaan kuu qabay nin culus oo caqli yar leh laakiin waa dhiiqootay... Saaxiib waxaan secular iyo qurafaadka aad ku dhuumaneysid iska dhaaf.. the only reason aad u rabtid noloshaas xaaraanta ah is to live the life aad ku halaagtamtay... diintaadi ayaad ka tagtay markaas buu buufis kugu dhacay.. you came here looking for a reason and found few young people oo aqoontooda diinta daciif tahay markaas baad isku qabtay in aad cilmaani tahay..... saaxiib dadka aad aqoontooda iyo respectigooda aad maanta raacday oo aad naftaada u dhiibatay waa dad adiga wiligaa kuu arki doonaa wax ka hooseeya...umad aan nijaasada iska dhaqin oo wax kaste xalaaleystay ayaad dhahday maanta waa dad aqoon yahan ah... don't blame your problems iyo your weak qalbi the rest of the muslim world saaxiib ee sida isku dhaam waad liidataayee... I asked you a simple question and you said yes that you want to live under a secular government which you think will let you be as gaal as you could be..but the sad part is, you are somalian and you will never have that life.... I been following you and other gaalo in SOL for sometime now and everyone sees that..and my goal was to show people your true iner intention.... you all run away from the truth.... your all cofused and need help and have a little knowledge of what ever you believe too... saaxiib since aad isiisay weynaan aan kaa weynahay somalida waxee ku maah maahday "nin gu' kaa weyn, kaa waayo aragsan" I live next to gaalo adiga oo kale ahi and work with them..and yes waa somali.... wax macno iyo xigmad lehina kuma hadlaan... bax Fox news hoos fadhiiso and enjoy your Glen Beck stories... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ GD good point saaxiib..about time ninyahoo..now you finaly spoke some real stuff with fahmo....good for you saaxiib really... B waraa bax masaajidka gal oo ashahaado again...learn the history of Somalia! we accepted Islam with out a fight and no arabs ever came to somalia and ruled..we became part of the muslim world way before wadanmadaan muslimiinta lagu qasbay... Like Allamagan told you, we always believed in God and had some what the same kind of believe as Islam and when Islam reached us, we accepted it because it fit our ways of life perfectly... B saaxiib hadii aad tahay muslim, please baro diintaada because you are very weak...how would you answer any questions about Islam? study the qur'aan saaxiib start with that.... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ wale waxaa kaa raaye Norfe lool no wonder he was just writing to you one liner lool.. I have nothing against you sxb, is just when you attack Islam and bring your Fox news views... is ok to be a gaal saaxiib just respect other diins and if you have hard time understanding it, go read and do your own research..stop listning to gaalada... ilaahey haku soo hanuunsho saaxiib because your not ****** and you know whats right... iinsha allah one day you will see the truth clear.... I'm done here.... Wareer Badanaa!!!
-
Lol@ GD and Cara.. I know Cara is Gaal but GD you are showing very small mind my friend.. you sound like the Sera Palin of SOL..such a blind follower you are... I think the Nigerian was a lost soul oo buufis ku dhacay laakiin Al Awlaki is just a normal religous man who spoke the truth.. yes these other crazy killers listen to his lectures but how is that his foult... Layzie who did he kill? yaree saan maxaa waaye adiga? I don't know why you guys are shocked..Obama or not no matter who is the leader of USA, they will always target Muslims...... waraa qashiimiintiina caqliga yar oo u hadlaya sidii in ee ka mid yihii "the tea party" nagala taga caqligaan yar aad lasoo dheel tageysaan uff... Wareer Badanaa!!! Wareer Badanaa!!!
-
^^ me and Karl will get olone fine but is you and your Gaal friends that will have hard time with us... GDwonder you need to live your life and practice your faith which ever way you like but don't mock a faith and paint it dirty when you don't live by it... I been here for a long time and does that know me in here will tell you that I'm the last guy who is religous in here.. Laakiin since no one was doing anything about this Islam Bashing, I thought it was time for me to show a different side lool GD iska baashaal saaxiib ee naga dhaafa murankaan diimeedka..ragaan iska dhigayaan cilmaaniga ha dhageysan... Wareer Badanaa!!!
-
Popular Contributors