Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. ^^ shiikh niikiye, I like Ailamos runtii, laakiin waxa kali aan ka codsaday waxee aheed in uu filinkiisa sarbeebta miiran nagala tago.. laakiin runtaa waaye ciyaarta waa kulaati marka qasab waaye in kaanbiyo lakala qaato... lol@ Haatu aduunkaan aa la dhahay ninkii dhagayso nin niikis badan sidii in ee maaso ku dhagantahay oo kale, jini uu qabaa iyo duufoo... Wareer Badanaa!!!
  2. 2-0 abaabiina!!! Chelsea man what a game it was... I hope rooney brakes his leg lool..they look really good and came to win... Wareer Badanaa!!!
  3. man!!! ilaahayoo muslimkeena u naxariiso.... dhulkeenina muslim isku sheeg ayaa naga soo ceersaday, xagaana gaal gaduudan oo aan nijaasada iska dhaqin ayaa nagu xumeynaya! Wareer Badanaa!!!
  4. ^^^ waraa niikiye, xitaa adaa? ma iigu dartay? lool... kaalay, Ibti filinkeeda maa soo ogaatay saan ma dhici kartee..qoftaan kirish oo mirish mee sameen kartaa? jini caloolee aa qabtaa waa ogahee,laakiin saan maxaa waaye? maya maya qoftaan somali xitaa ma qori karto see canjeero u dubee ama muufo..burcona waa ogatahay cuntadaas dameeraha aa la siiyayee! lol... qandho kula niikis badnaatay..waraa adiga badaan ka dhex bax nooh oo bax orod shirkii quraanshoyinka aad joogtay kulaabo... Ibti Burco in aan necbahay miyaad u qabtaa? lool so all this time ileen cuqdad ayaa kugu taagneed lool...Burco dhul aan ku leeyahay marax yahee! somalia dhan hadaa baratay oo calanka ciraaq ayaa lugugu soo korshay ee ha maleynin in aad Burco cid kale ka xigtid lool.... Run ahaantii Ibti I don't hate you walaahi and I really think SOL needs people like your self..so cuqdada aad qalbiga ku heysatid iska saar because dadka iyaqaano in SOL know I don't care meesha aad ka timaaday in Somalia and waxa aa tahay..I just hate somali gaal who are munaafiq and sick qabiiliiste people....I also take nothing personal and I'm here just for fun... so dhoorayahee bax orod difaac falastiin iyo single motherska aad difaaci jirtay ee iska dhaaf gaalkaan because munaafiq nimo ayuu meeshaan u jeegaa.. waraa nuune, cunugyahoo wijiga bulaca leh, sootaa ahaan jirtay nimankii kasoo haray ka hortagii baadiriyaasha xamar? maxaa waaye fareejadaan? ps ..loool I really do mix my somali and ingariisi aloooooot!! lol Wareer Badanaa!!!
  5. yours kuye naag rag ah naag ma ahe cayda iga daa. Shidh. classic!!! Sheh ee maanta SHIDH ka keneen..... Wareer Badanaa!!!
  6. ^ as long as your focused on me, I know in aadan munaafiqnimadaada meel kale la tagi doonin is all good and I really like your qoute and I'll try not to create conflicts.... so can you read mine lool and I really hope in aad iska hanuuntid xooga yar xitaa.... Wareer Badanaa!!!
  7. ^^^ looooooooool!!! war odayga dhaafa nooh!! waxaan dhan aa wadaan xanaaqiisa aniga ayuu ila dhici doonaa!! aloo yaa ogaada buug buu iisoqarayaa!! ala naxdintaa!! Wareer Badanaa!!!
  8. ^^^ quote: -------------------------------------------------------------------------------- Ailamos gaal yahoo hadii aad diinta sidaas u taqaanid, maxaa kuu diiday in aad iska raacdid oo ilaahey ka cabsatid? mise waxa kili kaa fogeynaayo waa xaaraanta aad faraha kula jirtid dhaafideeda? war qalbigii baa ku madoobaaday saaxiib ee ilaahey xarigiisa iska qabso ha duloowinee.... -------------------------------------------------------------------------------- Wareer Badanaa!!! Wareer Badanaa!!!
  9. ^^ Liverpool miyaan geynaa? loool Lucas aa meeshaas xaaraan ku heysto lool Wareer Badanaa!!!
  10. waraa!!! Paragon, labo sano waxaa la maqneed ma waxaan in aad noo soo ogaatid bee aheed? maama kutubee oo ukun fuunto wado! subxaanalaah!!! 72 see u dhalee? aaryo aa ka buuxdo caloosheeda kalamadaaryo waaye hala soo ogaado! 72 uq ahaa! maya maya!!! paragan salaan gaaban duqa! Wareer Badanaa!!!
  11. Ibti I'm sure you could at least write "adeer" in somali..come on now! Somali is your language not english for god sakes... If this is between you and Ailamos, then send him a PM and save the rest of us reading your stupi*dness. lool adeer bal fiiri doqonimada aad soo qortay! please read what you wrote adeero! like you said is a forum, which means you could pick and choose to read what ever you like.. Make sure you don't read anything that I write sis lool is not like you could read somali anyways!...and 90% of the things I write is in somali because my ingariisi is adeeeging! war ileen balaayo..Ibti ma waxbaa idinka dhexeeya adiga iyo Ailamos? if thats the case, I'll step a side because when you say things like, "someone you know nothing about" you are giving the impression that you know this person personlly.... warka noo cadee ama naga dhaaf naageeskaan aad u naageyneesid Ailamos... saqajaanimo lee igu ceynee loool war adi lee ha daalin lool... Wareer Badanaa!!!
  12. B adeer ma nooleed? mar hore in aad bridge iska tuurtay ayaan uqabay..bal raali noqo! Wareer Badanaa!!!
  13. ^^ War ileen balaayo! waxaa la dhahay bajaq hadee dhahdo waa iska hadlaa, xaaqada dhabxanaga kaga dhagan xitaa wee kasoo fuqee..bal fiiri waxa aad dhaheysid iyo hadalka meesha aad u qaadatay..Uff iyo caleekba adaa isku kakabtay.. 3)Lazy who you defend and even here bring up and Aliamos are on the same page, both have issues and things about Islam they want to discuss, how strange that one you shadow and follow around like a cuung who lost his mother and the other you defend? Is it because that your objection is not in fact based on religion? Layzie is my sister and I like her but I even told her to get off this islam attack and questioning the extreme views of few and I even send her a PM however, unlike your gaal friend which you now admit that he does have issues about islam, Layzie is a muslima weyna ashahaadataa but can you proof me your new friend is a Muslim or a gaal with issues? intaad fasaleeti qaabdaran isku soo dhiijisay baad iska nac nac leynee..hiilis jeclaa.. I'm not here to defend Islam, i'm just against does that mock my faith and bring on their own intrest in SOL..hadii aad caqli yartahay adiga oo aadan fahmi karin ninkaan, ama uu already ku gatay, anaga noo dhaaf anaga ayaa ka keensaneyno u jeedadiisa.... Mida kale I know you hate me but this is between me and Ailamos but if you would like to continue with me waan kuu digay hadaba "ha i caashaqin" lool Waraa geele, lool wiligee wax ma baadin aniga.. bajaqdaan buufiska wado waxee isoo xasuusisay islaamihii kacaanka oo siyaad bare u heesi jiray lool... OZ quf qufitaanka jooji nooh lool!!! meeshaan sida la ii neceb yahay waa u jeedayee!! Wareer Badanaa!!!
  14. Ailamos gaal yahoo hadii aad diinta sidaas u taqaanid, maxaa kuu diiday in aad iska raacdid oo ilaahey ka cabsatid? mise waxa kili kaa fogeynaayo waa xaaraanta aad faraha kula jirtid dhaafideeda? war qalbigii baa ku madoobaaday saaxiib ee ilaahey xarigiisa iska qabso ha duloowinee.... Wareer Badanaa!!!
  15. Gheele waraa shukhul minishiibiyada igala tag... Ninkaan Khat waxa uu ka sheegaayo is right 100% and he knows what he is talking about laakiin ujeedadiisa ma aha waxaan... every topic uu bilaabo fiiri, waa wax Muslimka ee ka wada murmaan oo qaarkood ku su'aalaan diintooda.. Ailamos ujeedadiisa waa in uu caruurta meeshaan and gabdhahaan yar buufis kurido sidiisa oo kale... wuxuu su'aalay almost everything and started debate of anything oo dadka kala qaabiya ama ku dhasha caruurta shacuuc... bax fiiri his topics all of them! marka aniga all I ask of him is to stop mocking and using his hidden agenda in SOL... but in a way I'm glad he is the only gaal who makes sence which means wili hope buu leeyahay... Ailamos know that in filinkaada aan la socdo saaxiibo and i'm not the only one...rag badan iyo dumar oo wax garad ah ayaa kuu jeeda... Wareer Badanaa!!!
  16. ^^ if you think is wrong, why do you want woman to do it in general abaayo? you think is wrong your self and since you wouldn't do it why is it right for others to do it? Geele is right maraxa.. hooyada hadee halis ku jirto bas ayaa la sameyn karaa waxaas... Wareer Badanaa!!!
  17. ^^ I am no body and yes you don't have to tell me anything... laakiin gaalnimadaada iyo buufiskaada in aan markaste kugu fashili doono ogoow hee adigana.. anaga na iskaga keen soo dhig cilmaani oo nala soo raadso buufiskaada iyo munaafiqnimadaada....Ganbar gaaban lee kuugu fadhiyaa ogoow.. Wareer Badanaa!!!
  18. ^^ waraa they just won the Brazilian Cup and these kids are something else walaahi.. your talking about a 17 year old and a 20 year old lool go to youtube and see some highlight nooh.. They still need some work but they look very scary now with out a good coach and a big club.. Wareer Badanaa!!!
  19. ^^ I agree.. I knew the game was over when that change happened.. Inter defence was too much and the made sure the ball was in front of them at all times..u sheeg Ngonge kuwaan kubada ha bartaanee! A&T lool sheekooyinkaan itoobiyaanka maad naga deysid nin yahoo. Itoobiye waagaad adiga yareed, xaafadii dhan hal Tv oo black and white ah baa yaalay..lol.. Biibitooyinka Canada wax la isku qasbo ma jiraan duqa, aniga maqaayad gaalo maan joogaa oo baladerka lagu qarxinaayo lol.. shaah xitaa ma cabo hadaan rabo oo kan kabayeeriga ahi xitaa wuu ku ag fadhiyaa lool... but I only go to beebito when i'm watching gabdhaha Arsenal marka loo shaash saarayo lol... Nuune Liverpool stands no chance saaxiib even if they come with all their powers..Chelsea wax ma tuugto duqa.. 8 goal ayaa idinka la idinka dhalinaa lool boolo aa tihiin!lool I'm with Bayern to win it all looool Bayern will crush Inter with out Frankie!!! lol Wareer Badanaa!!!
  20. Ibti and C&H iska daaya Tuujiye, he's bored with not much to do, so he has to stay in my shadows waiting for me to say something so he can pretend to be a soldier of Islam, point fingers and blah blah... it seems I'm the center of his world As for Tuujiye, let me remind you of what I said to you a while back when last you came out of your hole: quote: -------------------------------------------------------------------------------- enough with the blah blahs Tuujiye, you sound like the sheep come ciid al-adxa ... Islam can stand on its own merits and doesn't need bigots like you defending the religion, you're doing more harm than good yaa ahbal. -------------------------------------------------------------------------------- loool@Ailamos saaxiibo you know i'm never bored and i'm not here defending Islam because you are right, Islam can defend it self.. laakiin I told you many times, come up with a topic that has nothing to do with Islam because all you do in SOL ever since you came is mocking Islam and questioning our faith... Don't get mad when we question your faith and why you are doing what you are doing simple... Ailamos if you tell me you are a Muslim and believe in Allah I'll leave you alone and take back everything but till then, aslong as you are questioning my faith, I'll question yours cunug yahoo buufiska qaaday... NNC loool nuune ayaa kuu sharxi doono the word bajaq.. caay ma aha runtii..... Wareer Badanaa!!!
  21. I prefer to use the term "homemaker". lool waraa libaax san ka xanteeye, siyaasi in aa tahay saan aa lagu kasaa kawaran! Wareer Badanaa!!!
  22. ^^ Nac nac loos waaye... Kamploops BC is a beautiful place..I stayed meeshaas for one week on a business trip..loved it.. Wareer Badanaa!!!
  23. This Kid is the feture of Brazil and the world! he is only 17 and already worth 35 Mil euro.. I like watching Santos play and I think the big clubs will buy all the players in that team even the goalies... Neymar is too young to play for Dunga's team but how they would love to have him. They say this kid is Ronaldo and Ronaldinho in one lool the call him the golden boy and the new Pele just like other Santos players in the past like Robinho lol... and also this kid Paulo Henrique is another Brazilian under 21 and plays for Santos. he is worth 50 mil euro now and he is only 20. They believe him to be one of the best brazilian midfields... I can't wait to see this kid in action when he comes to the big clubs... Top Players Wareer Badanaa!!!
  24. ^^ Ngonge got everything right on this one. Laakiin sababta waxaa leh TVgiisa oo colourka ah nooh lol.... laakiin maskiinka caawa tacsi ayaa u taalo axadana date uu leeyahay lool... Wareer Badanaa!!!
  25. ^^ NNC horta adiga bajaq miyaa tahay mise xaaji? ma xuma in la isa su'aalee... Oz abti Ailamos u hiilis kama aha qoftaan Ibtisam ee daawo Tuujiye la dhaho ee baratay oo u qabato sidii bunkii nooh..waa la iska soo daan daansanaa kawaran..labo sano ka hor mee waabsigaan ila soo raadsato nooh loool sabaxatul "hoo" aan la kici lahaa nooh!! Wareer Badanaa!!!