Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
^^^ Boosaaso iyo Hargeysa in aan aniga kala jeclahay maad u qabtaa... war Bosaaso Sawiro asli ah ayaa laga haayaa oo qurux badan and I have sawiro aad u quruxbadan oo Hargeysa iyo Burco iyo Boorame ah laakiin adiga been iyo qurufaad iyo islaweynidii reer baadiyaashii cala ku faanka ahaa ayaa nala timid..... nin reer Puntland ah ayaa rabay in uu ku faano Boosaaso.. markaas buu sawir caan ah "Hotel Curubo" soo dhajistay..ileen waa nin wiligiis aan arkin Xamar iyo quruxdii ee lahaan jirtayee... Marka adi buurihii Barazil intaa soo dhagsatay ayaad na leedahay waa Hargeysa loool....naga qalee duqa! Haatuu cariish magaalo uu ka dhisnaa... nin aan cariish dhexdiisa wiligiis baasto ku dhex cunin, nolol masoo arkin aa la dhihi jiray lool... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ ayagoo islaanta maskiin waaye yaaqee.... iyada oo kale intii guriga lasoo fadhiisiyo ayaa biyo burkaanti lugu soo qasay la siiyaa.... musqusha ee ku waalanee runtii...waayeel iyo shuban waa lakala leexiyaa..beentood waaye ma ceshan karaan lool... Wareer Badanaa!!!
-
^^ Beentee miyaa Haatu?.. dhir oo tropical ah ayuu meel desert ah noogu sheekeenaa in ee ka baxdo... anaga geed hoostiisa maan ku dhalanay mise jiimbaar korkeeda? Wareer Badanaa!!!
-
^^ Waraa in aad qaarada madagaskar soo goosatid aniga waa ogolahay in aad calanka ciraaq soo daftid wax kama qabin wili sucuudiga camal in aad calanka u sharaxatid waxba kama qabin...Laakiin! laakiin kuuba (cuba) in aad sawir kasoo xadid, CEEB WAAYE!!..iskoranyo! Wareer Badanaa!!!
-
Waraa sidee ku dhacday in Maadeey oo Alshabaab ah iyo GD oo ayaan xirsi macalimad u aheed in aan anaga dhan kala raacno loool? Somalidiina dhiiga isku kicinaayo waan idiin sheegay mar hore..iska kala yareeya hilibka ariga! Wareer Badanaa!!!
-
Spain qashin waaye.... wiligood isla weynaan bee ku baxaan.... African team lee hakusoo aadaan.... Wareer Badanaa!!!
-
^^ lool maybe you think of as qof qeelo badan buuxo... ma i ceynoosaa mise waa i faaninoosaa?... waaba i wareerisay ka waran... Wareer Badanaa!!!
-
^^^^ loool calaashaan oilyada waa deysay maa ka wadaa? aakihii kuu cabeesnaa bajaq ayaad baas ugu furtay maa ka wadaa? inama caadi ma tihid waraa ciyaal maafiyo...... sanadkaan saas lee baraf shafka hakuu marsanaado..aamino dheh! Wareer Badanaa!!!
-
Waraa labadiina gabdhood enerjigaan xagee ka keenteen kaalaya? Ninkaan qaarada madagaskar buu soo dhajistay wuxuuna ka taagtay calanka ciraaq! maxaa ka rabtaan? wuxuu rabo ha sheegto... yaa noo diiday in aan anagaba soo goosano gabalkoo dhul ah oo aan ka taagan calan jini jini eh.... Somaliland iyo somaliya nin meel ukala wado, waa only qof caqli yar...lool Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Wlc back horta waraa.... buuq lee lasoo labataa 5 tii sano halmar... mise dadka magac yada kale isticmaalo aa adigana igu noqotay? Maxkamad in aan kusaarno waaye horta! Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Nuune oo shan koob qaxwo morookaan ku maqan tahay ilakey kuma tuso.... niikiskaan aad arkeysid kadar uu hadal ku darsadaa lool... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Waraa koobka Celtics ayaa leh lool... Kobe sida qalbiga marlabaad loogaga jibin doono fiirso lool... Wareer Badanaa!!!
-
Ilaaho u naxariiso... Shiikhaaloo was a good friend of my father and I know many stories of him.... Ilaaho janadii gee... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Waraa bax nagala tag qurufaadkaada!... qof muslim aan aheen oo maanta jooga North America, halista uu kujiro maxey tahay?.... Hadii laakiin oosan muslim aheen oo uu diintiisa musaafiriye, laakiin uu joogo wadan muslim ah, yes sharciga Islamka ayaa qabanaya oo wuu dhihi karaa halis buu ku jiraa.... Naagtaan waa muslim naceeb and so are you Mr Raamsade..... wiligaa cabsi aan loo jeedin kujir because qufka runta ka tagay asagoo og, ilaahey inkaartiisa ayaa ku dhacda.... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Aniga see qurux ugu arkii Nature iyo cagaarkaan markaan ku dhex dhashay isbitaal? waxa kuli oo cagaar ah aan arki jiray wuxuu ahaa "booc booc" iyo geed hindi ama geed beedaani? wiligaa ma maqlin ayaa filiyaa waxaas....is the street trees duqa....qof magaalo ku dhashay lee fahmi karo... Wareer Badanaa!!!
-
looooooooool@ Fufu... sheeko waalan aa isoo qasuusisay walaahi... can't write it here.. lol Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Waraa bax la tag qurufaadkaan in Pollitics section.... intaa bush noo soo sawirtay some place in Mini ayaa na dhahee somalia waaye lool... waa kaa diidnay waxaas.... Kaalaya horta, goormaan gaarnay in aan "bush" dhahno wa qurux? walaahi wadan la aantaan iyo jaad jeceelnimaad dhibkaas bee leedahay.... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ loool.. caadi ma aha... mid in loo sameeyo waaye hooyooyinka somalida ee Toronto lool... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Meeshaan dad nala jooga ayaa naagtaas u arka a hero so watch your self BOB!... this is not post 911 sxb..waxaan wiligeed bee jirtay oo laakiin hada waxee noqotay caadi oo dhuumashadii ba dhamaatay... Che naagtaas Somali u shaqeyso ayaan ku arkay Ottawa parliament maalin hore..Somali gaalo ah oo udoodaya community u gooni ah in the Capital lool...sad saaxiib... Wareer Badanaa!!!
-
^^^^ Leeeeeeeeeee waraa Fufu, ninkaan alaabtiisa dhan "dhibic" waaye? war muruqyada kan ugu muhiimsan ayuu ka yaryahay! naga tag.... kan cadaanka "I got chills" kulahaa loool qajac waaye kaas! Wareer Badanaa!!!
-
^^^ waraa adiga waxa aad kahadleysid dhan ma fahmin runtii.... sheekadii socotay dhan aa caano geel ku daadis..naga tag! Wareer Badanaa!!!
-
mayee wareeji oo hurguf!.... duqa saan caadi ma aha.....niqaami iyo geerisheenaa? maya maya!!!! wili buur korkeedaa? maya maya!! Wareer badanaa!!!
-
looooooooooooooooooooool..... now I know why aa odayaashiina reer UK noo waashaan waqtiyadaas lool specialy in the politics side..... War kuwaan qarkaan amee kasoo dhacaan? and is that a niqaami I see on the corner? looooool inama caadi ma aha arintaan......nuune, meeshaas in buug laga soo qoro waaye.... Wareer Badanaa!!!
-
^^ war jaceel fiiri meeshaan? C&H kir aa lagu dhahay.... markii ee reer mina subax waxaan soo dhajinaayeen, yaa seexo ku dhahay?...lol.. Showqi Blessed iyo geel jironimo kala dheer! halmaalin qurac hoostiis qoftaas kiligeed ma istaagi karto.... Wareer Badanaa!!!
-
Waraa nuune, waxaan dhan malagaa soo qufay?.... Caqliga kaa buuxa waa waxa aad lasoo indho kuusnaatay!...topic topic loogu jawaabaayo aa bilowday loooool.... intaas maxaa diideysay? loool inama caadi ma tihid coonyahoo....... nuune kuwaas in aa diinta soo gilisid waaye.. nin yahoo bax raadi kuwaas lool....dugsiga macalin jiis in aa kasoo baxday ma oga miyaa? Wareer Badanaa!!!
-
Popular Contributors