Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
Spain Vs South Korea looool is like a real world cup game... Man Spain hate South Korea they never forget things lol....really good game Wareer Badanaa!!!
-
loool meel aa adiga iimaan ka aheed in aan joogo saan u jeclaan lahaa loool... ciyaal Z imaan ah iyo zab makala foga.. masaajidka dhan shaxaad aa ugu jirtay iyo quudsi lool...what kind of masaajid buu ahaa kaas? Wareer Badanaa!!!
-
^^^^loooool... waa sheegaa shangalalax maa la dhihi jiray lool... BoB tacbaan yahoo sakaraadka dhaafay, stop using Juxa!...gacan maran salaan lugu bixiyo reer kismaayo lee ku danbeysaa..sigaar maa calaacasha loogaga damiye kolee.... Lakiin BOB UK dhan gabalkoo hilib eh maa ugu socotaa lool... Juxa why u hate Chelsea? Masarka halaago dafo maku dhihi karnee! Wareer Badanaa!!!
-
^^^Okiyaalo weyne! maxaa rabtaa?... Bob nuune sheekh nimada uu sheeganaayo waa kista kili uu masaajidyada dhaqi jiray...nin masaajid dhaqo waa shiikh uu maqlay.... Adna waxaa aheed aan u maleynaa kuwa makara foonada hagaajin jiray lool maanta dhan baroobeenayaan "kow laba kow laba" looool shiikh "Kow Laba" in aan kuu bixiyo maa rabtaa lool Wareer Badanaa!!!
-
is for you abtigiis looool... This is the key player Brazil is missing and you talking about counter-attacks... waxa dhanw ada fiirsada... Wareer Badanaa!!!
-
^^ Saaxiib Ronaldinho waa top form man... I watched him play.. The guy is in shape laakiin waxa lagu jaray waa politics runtii ama ka dhexeeye asaga iyo Dunga... Wareer Badanaa!!!
-
looooooooooooooooool@Norf... waraa Ngonge sorry duqa shaki miyaa kaaga jiray in ninkaas la cunaayo? loool Wareer Badanaa!!!!
-
Juxa in aa fahantay aan u qabay markee ka hadleysay dumaashi iyo qulufaadkaas loool...Fufu sadex sadex uu ka danbeeyaa iyo qulufaadkaas lool nuune iyo qudbo siirona isku reeb adiga aa soo haray, mid ugaali sameyso aa ka raadinee mareekanka iyo ingariiska! Afrikaan yahoo... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ adi saa hilib kangaruu u cuneysay aa qafiiftay lool.... abti kuunto dhibkaan ee qabtaa..dadka mucaaradka ah xitaa waa isku keentaa loool....A&T kursi lee u dhiibaaye since uu qaribanyahay looool...... Wareer Badanaa!!!
-
Yaa wadaad eh?....... Kaalay Sol shiikh yaashooda dhan saan miyaa?..... BOB goormuu shiikh noqday? Nuune aanba qaati ka joognay hadana ma BOB baa noogu darteen? Wareer Badanaa!!!
-
Abaay Fuufu magaca aa la badalay fiiribo! MZanzi=i'm sexsy! qarxis hoo abaa!...... Fuufaa, abti gabdhahaan aan bilaajeenaaye nooh saa u mooleysatid sidii banoonigii...qoftoo xagaan ah kulahaa nin yuul ah marabo when we know in ee ka danbeyso nin yuul eh oo wili madaxa ka dhidido...qalbiga ee ka dhahdaa "aloo dhididkiisa shafka iigu xoqa" markee aragto qaarjigoo hada gym kasoo baxay.... Markaan ku dhahayna fuufaa aa diyaar eh, indho gad gadis iyo farqaniin iyo buufis ee bilowday sidii dooradii..... Fufaa aka MZanzi, ninyahoo naga qabo gabreeyaashan nooh! sabuurad camal ugaga tirtir! Wareer Badanaa!!!!
-
^^^ Arsenal in ee taageerto qasab ee kutahay lool... mar hore aa loo xiray funaanad Arsenal ku qorantahay loool...World Cupkana Holland ee taageree... BoB, Shaqadaan aad sameyneesid in aan aniga sameeyo waaye maxaa yeelay ragiina kale dhan wili doob aa tihiin loool... ninka ugu horeeyo oo in aan ka gaarno ah waa FuFu! waxaana ku xiga shiikh niikiye kabacdina Adiga! "wahaadaa!!" Wareer Badanaa!!!
-
ilaa iyo hada filinkaan wax malugu shukaansadaa horta? Wareer Badanaa!!!
-
^^^^^looool@Hagaagin wax waalan aa tahay adiga horta! Aboo Kiraamo iyo nimcatul fashuukh lee waaye! Wareer Badanaa!!!
-
Wooooow Woooow!!! Labadiina aarabiitare ayaa u baahan tihiin..... buufiskii iyo xafaarowgii baa isku qasteen!..idinkoo kale waxaa ku fiican tihiin in sariirta la idinku kor xiro oo gabal dhac kaste korkiina kaala footo laga kaco!.... Gabar beeso iyo buraanbur wareershe aa la dhahay, fariinka aa u go'i rabo..Taako loo taago waaye oo la istaajiyo.... NNC, iska dhaaf saaxiibkee Fufu..abkee bajaq dhan aa qodxo camal ugu dhagan sidii tiitiinkii... Baruukona ma xirto, yuul nimadiisa aa dhakada loogu salaaxaa.. 50K lacag miyaa loool...baaba raqiis aa tahay adiga see camal... 50K Canadian mise tii qaabka darneed ee inagriiska lool... Caaliya Hamdi gabar bariis kabaratay, guri joogto ma ahin.. bajaq xamdi hilib ari karaadsaneyso maxaa loo sheegaa? lacag yaaba ka hadlooyo.... Wareer Badanaa!!!
-
^^ Dinho is the best footballer today and he is not in the world cup.... The only reason why I want to watch this world cup, is because of Africa!... is shocking how they cut him... I watched him play against Montreal in MLS the other day... over 30,000 people came out to support him and I couldn't believe the amount of people that cried when he started to speak in French and talked about the world cup.... it was very sad to see him smile and dance.... Wareer Badanaa!!!
-
Who is this Amna person? Wareer Badanaa!!!
-
^^^^ Aboo meeshaan fiiri nooh! Gaariso aa iska dhex fadhisaa oo kaneeco kugu dhameysay! Odayaasha somalida markee biibitooyinka fadhiyaan wax yaalaha ee ka murmi jireen waxaa ka mid ahaa Kuuntada!... naag mataako saaran baa soo marta meesha markaasaa la leeyahay " war oday! war maxaad ku qiyaaseysaa?" duqa kale wuxuu ku kawaabaa "war nin yahoo hadaan kareebo boodyaha! tani waa lix iyo toban tooko iyo Bar!" Marka aniga hada duqyaashiina waxaan idin weydiiyo cabirka aad ka bixineysaan kuuntadaan! Wareer Badanaa!!!
-
Usheeg NNC waxaas laakiin yaaba ani igula kaa rabo? war ani filinkeyga mar hore aa ciwaankiisa la qoray..Laakiin koo aniga oo kale ah ayaa laga hadlaaye...mid aniga oo kalena maba heyn karo bajaq shuko weyn oo reer Toronto eh (not you Aaliya) oo maalinkaste Hamdi iyo salaamo cunto iigeey ku dhaheyso dhuuninimo meeshaas ee kudhamaatay!... Waraa aniga hadii "wareer badanaa" aad is ticmaashaan maxkamad aan idinla tagaa... maxaa yeelay Gabdho pimps eh aa rabaan in ee magaceyga haleeyaan aan dhahaa! NNC, reero Sportsna waaye guyga aan ka hadlaayo... Timo dheer maxaa ka falee? tin tii aheed in ee one day bye bye ku dhaheyso ma ogidoo? you midkoo qanjiro weyn oo habeen kaste kor kuu bila! waxaas maxaa ka kasee adiga..KK ii sharax dheh waxaas! Wareer Badanaa!!!
-
^^ sxb kaa bax afka jug kusoo sii hee... U sheeg nimankaan uu sheegaayo oo Sayidka ka qatarsan in aanaga waxba ka aqoonin... Meesha ninkaas ayaa ficil u badalay laakiin waa caadi koleey wax caaqibo leh awalba ma uusan noosheegi laheyn.... Is good to know in aad u taagan tahay Somaliweyn.... Wareer Badanaa!!!!
-
Ronaldinho!!! man jut look at that pic! I Hate Dunga! walaahi loooool Wareer Badanaa!!!
-
Maxaa dhacay? Somaliland maxkamad maan saaranahay?...majin jaad ah ii keen iyo koob shaax ah anigaa wax Explain doonee loool... BOB, bas bas duqa amuuraha cesho adna seecamal..wiji kaakiyaashaan hortooda hanugu ceebeyninee.... sidii wadaan bun loo diiday camal buu silic kaa muuqdaa waa sidee? Wareer Badanaa!!!!
-
KOOL Kat! qoftaan NNC hook upka ee sheegeyso midkii la yaqaanay miyaa mise mid kale? waqtigaas ani in aan dhaafay ma oga miyaa? loool... NNC adiga xitaa midkoo yuul ah aan kuu haayaa oo qoorta gadaasheed muruqyo kuleh... in aanan ogeen maad u qabtaa in aad ka heshid nin murqihii ka batay oo aan xaarka iska dhaqi karin? looool waalaguu haayaa FUFU uu gymka la tagaa lool.... Aaliya, nin SOL joogo oo kuu qalmo aan aqaanaa.. the best guy in SOL waaye......reer SOol iyo Sanaagna waaye.... lacagna waa heystaa! Wareer Badanaa!!!!
-
Ta kore ayaa fiican! Disproportiate'ka ayey noogu baxdaa. A&T alaabtaas oo kale markaad aragtid, waad sacab tumi jirtay yaah looool Kuunto wixii loo kuusay Kastuumo Loogaliye Gadaal Loo mariyay Kiraamo lee waaye! bajaq aan kuunto ku oolin rafaad ee qabtaa!!! Wareer Badanaa!!!
-
NNC, Bolateli is way better than Ibra.. Bax kubada Baro as Ngonge would say lool Wareer Badanaa!!!