Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
^^ You do BOB.. Wareer Badanaa!!!
-
BOB Xamar reer waqooyiga markee imaadeen, "xabadi keento" ayaa la dhihi jiray...markaas bee na dheheen "xabadi sugto".. anagana markaan Kismaayo usoo cararnay "xabad baa soo socoto" aan idin dhahnay lool... qaxooti anaga iyo idinka isku mar aan noqonay lool... anagoo nala bursanaayo aan dalaq soo dhahnay idinkana waa nasii raacdeen lee ilaa iyo qooqaani...lol.. kaalay biyaha barkadaha mala cabi jiray mise waa lagu qubeysan jiray? Wareer Badanaa!!!
-
^^ Yaree marmarsiya dhaaf ee dhexda xiro..you could do it.. miyac iyo suuro ayaaba bilowdayee..lol.. you should break every door if you have to get to your goal..teestee wax aan ku dhahay... iinsha allah waa kheeree.... Wareer Badanaa!!!
-
looool@ Juxa ok yarta! luqadii dadka reer aaqiraadka ayaa jeebka mar mar kala soo baxdaa adiga..."fadexadii" finka cuudu bilaah... lol@fufu JB aniga kuunto lee ka hadlaaye duqa iyo sheekooyinka laga sheego laakiin ka helis iyo waxaas aniga ma dhihin lol maah maah reer waqoyi eh about "kuunto" ma sheegi kartaa? Wareer Badanaa!!!
-
loool@ Norf... Waraa nuune maqaayadaas anba waan fadhiye nooh! Ngonge ileen fuleybaad aheed odayahoo carabka ah.. Wareer Badanaa!!!
-
Karl taas horta markaad meeleysid oo aad dharagtid ama daashid saas u hadal..dhuuninimada jooji... canjeero sidee ukala koreeso aa loo cuna duqa... Wareer Badanaa!!!
-
lol lily.... tnx abaayo I'm trying to improve the way my day is going..hadaan xanaaqo aniga dadkaan qaniinaa lool... Ilaahoo somalidiina na caawi... Wareer Badanaa!!!
-
Amin Camir caadi ma aha loool... Karl saaxiiboo in wax la is weydiiyo ma xumee, horta Hal ma heysaa? Wareer Badanaa!!!
-
Maxaa waaye cup cakeskaan la sharaxay? soo lama calaajindono? pink iyo green aa laga dhigaa... I'm having a really qaabdaro day and I can't wait to go home!!!! Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Cagaarsho aa laga wada gubay lool...biyo ceel see u wada cabaayeen bee calooshii fuurtay.. Sayid Qardho Fruit la cuno miyaa? Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Somalia waxaan oo kale markee dhacaan waagii hore, Maana koobiyo aa lageen jiray dadkaas oo lasoo daaweyn jiray..laakiin hada wadan la'aan aa jirto... Today waxaan o kale in ee nagu dhacaan ma'aheen maxaa yeelay dhul nabad ah ayaan joognaa oo daawo casri ah taalo.. Somalideena ma qabno community oo maanta advocate u noqon karta dadkeena maxaa yeelay odayaal tuugsanayaan baa nawada xukuma..... Wareer Badanaa!!!
-
^^ KING is better sxb... you never seen him in the big stage before so give him a chance... Wareer Badanaa!!!
-
War Waxaan maalin kaste bee dhacaan runtii.. Qaladkaana waxaa leh Somalida lacagta xaaraanta ka cuna community centerska..Waa odayaal wada tuugo ah oo mashaqeystayaal ah specially kuwa Toronto iyo Ottawa... almost 20+ years ayaan si normaalo ah u dagan nahay dhulkaan oo wili caruurteeni ku dhalatay dhulkaan jaamacadihii kuwada jira ama dhameeyay. Laakiin sidaad u jeedaan wili duruf iyo maskiinimo ayaa naga muuqata... Wiligiin ma aragteen odayaasha communitiga oo shir u fadhiya? walaahi matag baa idin qabanaya hadaad aragtaan sida ee u tuugsadaan doolada ama nin cadaan xunoo asagaba waxba aheen.. "Baliiis wee need helaab!" We have a brother named Ahmed Hussen in our community here in Canada. For does of you who know this brother, please help him and stand up with him. He is doing many things for our community by taking a strong leadership that is well respected by all Canadians and not only Somalis. We need new leaders like this brother.... Wareer Badanaa!!!
-
Somalia meel Kismaayo ka ceel badan ma jirtaa? Ceel iyo Barkad lee xasuustaa aniga iyo badoo aan caadi aheen... Wareer Badanaa!!!
-
ou will get used to it... Wareer Badanaa!!!
-
WTF is up with the friendlies this year? Drogba is out! Muntari might miss some games and Pirlo too.... I can't believe Essien and Drogba are not in this world cup? looool I lost all the players I liked this world cup! WTF!!!! no Ronaldinho no Essien and no Drogba! WAREER BADANAA!!!!
-
Dawson miyaa loo wacay? aniga Lescot in ee u wacdaan baan maqlay... I hope Rooney in calool xanuun ku dhaco!... Wareer Badanaa!!
-
^^ Adiga Kismaanyo booliis maa aheed? Wareer Badanaa!!!
-
Yeeeeeeeeeeeeeeee!!!! Reo is out!!! sorry Norf lool Lescot will get his chance now lol.. Drogba will have to play with a cast on do to his elbow fracture Wareer Badanaa!!!!
-
Do you guys know how big BP is? loool BP and the government took way too long to deal with this problem. No one is angry about the accident because they do happen, but when you take too long to act and not take a full responsibility is when the fingers point at you. BP took way too long and they should have some kind of a back up plans for such accident. All this money that’s being spend is nothing to them because they know they could make it up. This could be a huge political statement by the company and I wouldn’t be surprised to see more actions such as this. Wareer Badanaa!!!
-
^^^^ Adiga bal sug! Businesskaan Wareer Baa ka socdee..Meesha xaal baa la isku heystaa! Wareer Badanaa!!!
-
loooool@nuune! tum aan kudhahay asbaxda! Wareer Badanaa!!!
-
Liverpool waa idin deysay lool.. even next year chance ma heysataan.. eey aa idin cunay. Rikaard sucks saaxiib.. Wareer Badanaa!!!
-
I going to meet gabartaan soon iinsha allah... Waxyaalo badan oo aanan fahmin bee maalin hore ka hadashay in Red Dear Alberta... Maskiinta runtii waxbee soo aragtay but I'm glad she is qof caqli badan... Wareer Badanaa!!!
-
loooool@NNC xasad sanidaa ma amxaariyad baad aheed? Eng-Cadde, sxboo as an Engineer my self, wiligee ma arkin nin Engineer ah oo cad..lool maariin iska dheh! lool luqadaas aad aragtidna ma aha English.... Wareer Badanaa!!!!
-
Popular Contributors