Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
^^ Adiga shaqal aa tahay waan hubnaayee, laakiin saaxiiboo isgaad gaadkaan maxaa waaye? Wareer Badanaa!!!
-
^^ yea.. stick to Basketball lool your doing good on that side.. meeshaan dagaal baa kasocdo oo ha isku soo galin lool... OZ! warbaa iga soo garaay saaxiibkeen A&T.. sxb duqa waxaa la dhahay asagoo funaanad jaale ah xiran oo TV yariis eh lacararaayo ayaa lugu qabtay suuqa dhexdiisa....Duqa maxaad u xaday markii la dhahay buu yiri "bekoooos iisa a Koolaar!"..... hada abti in aan qaaraan aruurino waaye oo Africa u dirno nooh! ninka xabis uu ku baryay xalay.... Wareer Badanaa!!!!
-
^^^looooooooooool Ghanaaaaaaaaaaa!!!!!!! Norf England miyaad uqabtaa Ghana? lool Africa dhanaa dhabarka usaaro oo presureka saaran masaarna wadan kale lool... Africa's best waaye duqa... NNC adiga bax gariir iyo timo galaamoo raadso! "ghana wili loose" kute! aloo yaa danbas qaata oo wijiga ka marmariya! England looked strong to me and I thing SWP should start and defou should be up with rooney to give them some speed...They are too slow...James should also start in net from now on.. Algeria has no goalkeeper..mid xunoo bajaq ah oo siduu shiishad u cabaaye xalay dhan bee birta gashteen aqas! Other than that, Algeria looks good and they do have a chance to come back... Slovenia will not win their next two matches..majiraan! US will loose to Algeria lool I'm serious.. Wareer Badanaa!!!
-
Rooney aka ruuneey! Played like shiiiiiiiiiiiiiiiiiidh!!!! looooool Norf kusoo laabo Sports sectionka waraa aan ku jarjarnee lool Wareer Badanaa!!!!
-
guys! go to the sport section! Wareer Badanaa!!!
-
This is an old pic body lol get the new one.. I this France will win this group.. Urugway will be in second... Diaby played very good and I think that was a good move by this "me know no football" coach! how did Govuo made this team and not Benzema? lool walaahi is shocking and they even gave him the number 10!.. I think Anilka neads help up front and maybe they should go with 2-1-3-4 formation and keep Dioby behind Anilka and Henry and malouda, Riberie and gocouf (8) maa ladhahaa should be the 3 behind diaby.. I think France will win this group.. Wareer Badanaa!!!
-
^^ LOL Abyan I know yea! lool.. laakiin jamacadaan waa run oo wee dhismeysaa.. Cowke, sxb do you man aniga makala jecli..I just wanted to give you a reminder sxb... Somaliaonline dad caqli yar ma joogaan duqa lol. baaq lee iga aheed aan kula socodsiinaye in filinkaada aan fahansan nahay si aadan nugu sii wadin... Wareer Badanaa!!!
-
NNC hada gabar loo digin aa la dhahay maradeeda aa jiidmato... Nin Jilac ama ushiiraayo markuu xanaaqo, ka fagoo aan aniga ku dhahaa oo sidii walaal nimo camal kaaga digilahaa... nin markuu xanaaqo shiiraayo, waxuu la shiiray uu qabaa! Wareer Badanaa!!!
-
Cowke, Puntland is only part of Somalia saaxiib ee why does your signature say "puntland Forever So help me god"? You should be proud of things like this no matter where ever they are saaxiib.. ilaahoo mee Hargeysa ama Kismaayo or xamar ama Garoowe ahaato... however you posted some picture in here to just show-off and brag about the hard work of some innosent people who care for all Somalis and not only for the people of Puntland.... Magaca Puntland haku ciyaarin oo faanka dhaaf.. Ku faan somaliweyn nimo laakiin kista yar oo sida daacada ah lagu soo saartay ha wasaqeen.... This college is growing and iinsha allah it will be alot bigger in 5 years..iinsha allah. Wareer Badanaa!!!
-
^^^ War xaan Spanishka meel magaarayaan sxb.. wiligood saan baa loo faanshaa before a world cup laakiin markuu waqtiga yimaado, Ban bee kakacaan... France will not come out from the group stage.. I think Urg and Mexico ama S.A ayaa kasoo baxaayo group kaas...The french team have no coach runtii.. oday xunoo tacbaan ah bee wataan How is Abidal a CB and Malouda a CAM?.. qashin waaye macalinkaan... I was very happy when I found out about NANI!!!! loooooool YES!! I think that guy is more deadly than Ronaldo runtii... Wareer Badanaa!!!
-
loooool@Juxa....Fufu maskiinka suxul aa u qarinee yaah anagana boorsadaada weyn oo qaabka daran aa nugu dhufanee... lol@Buuxo Wareer Badanaa!!!
-
Seeker watch the game at Atdhe.net loool live ugaga fiirso computerkaada loool.... dagaalka aduunka aa dhacaayo caawa.. in aan wax dilno waaye gamekaan..Gasol in la jibiyo waaye kaas nafta uu noo keenay lool... Wareer Badanaa!!!
-
Waraa Layzie asbaxdaan diin diin iyo buufiskaas intuusan ku dhicin, she was the onlyone aan sports kala sheekeesan jiray...hadana baadari iyo carab qamiis weyn ee raaxada noogaga qaaday! Layzie masoo miyir ceshatay? qoftaan naqaanay maa tahay mise wili diin diin iyo qurufaadkaas aan ka hadleynaa? Kobe is the best player in the world sxb and I like Kobe.. I just hate the Laker! lol ayaga iyo reffska aan isku nacay.... anyways... Back to football.... I believe Layzie is right laakiin Argentina ayaa ka xoogweyn Brazil... what game will be hadee isku soo aadaan lool Offense VS Deffence Tuujiye VS A&T..ajaaja! Wareer Badanaa!!!
-
^^ Good topic Seeker loool.. I remember waagaan waxaan kuligeen ku buufsaneen in SOL..lol back in 2003... in time, things will change bro iska sii adkeeso.. Wareer Badanaa!!!!
-
looool@fuufu! Fuufaa! abti adiga shimee lagu boobsiiyena? wili waa soo taagantahay adigoo qamarji u eg..BOB wili dheel dheel uu wadaa iyo biyo firdhis sidii gabar hindi ah oo barkad agteeda lugu shukaansanaayo.... Aniga mugoo saaxiibkee BOB anaa hada kabacdi u joogo...meel buufiska iyo xaafrowga lagu daaweeyo oo wareerJiyoo la dhaho aan furay..Taqtar joogana magaciisa waxaa la dhahaa "Dr. Love" so request formkiina soo tuura aan idin dhahay lool.... Wareer Badanaa!!!
-
looool FUFU Rudy Jini baalbaaloo uu qabaa.. Wareer Badanaa!!!
-
Waxaa la dhahay, qof markuu waalan rabo, Buste uu isa saaraa.. C&H waa lagu soo hayaa aan u maleynaa..mugoo kubeertadaa soo qaado hadii kiligaa in aa isku foorisid bilaabeysid lol Wareer Badanaa!!
-
Wareerkaana maxaas ahaa? ani maa waalan mise dad qaaqaawan aan arkooyaa? shini ha idin qaniinto wili shiirka ha idinka qaniinto.... BOB saaxiiboo Dominikaano isgee aan ku dhahay duqa waalina ma iga aha lool.. wili Porta Plata aad aan ku dhahay..... caga hoosteed aa kasoo qoyee aan ku dhahay oo adigoo ma waxar bee aheed dhaheysid aa la arki doonaa lool..... KKK! koofi guduud waaxid! kaalay "Wareer Badanaa" compeny ah ma furaninoo oo dadka buufiska qabo lagu waraabiyo?.... BOB iyo Ailiya maan sidii labo bakeeri oo qaanjeer leh camal "qabash" isku siino? nacalaa ciridkoodo kutaalo anaheenee! FUFU, ani tiris iyo moolees lee ka danbeeye back in the days! loool Wareer Badanaa!!!
-
^^^^ lool waraa dumaashidaa ka xishoo nooh! abaa qooleey kaste boorko aa ku jiray maxasuusataa... kaas aa la dirsaday lool ciyaalka xaafada see ani isku afkaseynaa? lool Rabsho rabsho malugu saxo lool Wareer Badanaa!!!
-
......................The Tuujiye Show....................................... Hosted By ina baqti Lagde!!! Warnin: This is not personal!!!!!! is all for fun.... Our Host Tuujiye aka Ina Baqti Lagde, will pick on anyone he likes....If you don't like it, well aaaaaaa well too BAAAAAAAAAAAAAAAAD!! you shouldn't join SOL..... in this season we will have A&T BOB C&H NNC SAYID LAYZIE AilaMOS NGONGE HAATU Hosted by Tuujiye Directed by MMA Produced by Nuune Sponsored by LST Wareer Badanaa!!!!
-
Nuune is my teacher aniga adigana? Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Besbes abaa batiiqoo..ha xanaaqin! beentaa ma ahin..anagaba anagoo xamar beeruud iska ciyaareeno iyo banooni (banoonta) aa jabhado magacyo wiligee aan maqlin wataan yimaadeen... Jabhad xitaa waxa laga wado ma aqoonin lool maantana dadka xamar dagan wiligood iyadoo sar kataagan tahay ma arkin lool.. so waa lagula qabtaa jabka... Imbili aa isoo xasuusisay... waraa dominican republic ayaan joogay maalin dhaweed..guess waxaan bada agteeda ku arkay lool niman waaween oo imbili ciyaaraayo loool aboo dalaq aan la dhahay nooh lool ayagoo aaminsaneen in aan aheen Dominicano, ayee usii qaadan waayeen sida aan u aqaan ciyaartaas lool caadi ma aheen yaaqee... Wareer Badanaa!!!
-
^^ raali noqo marka.. gooodh for you walaashee maasha allah... waa ogtahay hool aa Minne kuutaalo...ama sidii dadkeeda waxbartay camal ayaa adna ugaga carari doontaa lool "ala hee ka'ala" lool Wareer Badanaa!!!
-
KK kaalay meeqo kaniini ambashaliini aa maanta kugu maqan? mise burkaanti aa ku quraacatay? Shakhfir baa lagu yiri Wareer Badanaa!!!
-
ooyaaye ooyaaye oyaaye ooyaaye!!! Wareer Badanaa!!!
-
Popular Contributors