Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
Ghana will win..Islaan 50 jir ah oo uurleh ayaa inshaartay taas ee iska dhaafa lool... US came out and will face maybe Ghana again lool and England might face Serbia or Germany or maybe Ghana too...is going to be fun iinsha allah... Ghana doesn't need to attack but they have to be very strong in the midfield and they should use that speed of theirs.. all they need is draw but they should still take the chances of winning it.. GO GHANA!!!! Mzanzi waraa this world cup is much harder than the rest because every team got better. All the groups are tuff. Laakiin waxaa idinka u barateen hal koox oo qatar ah iyo sadex kale oo boolo ah like before lool this is total football sxb..to win out of your group, you have to play total football not just tecknical skills but also mind and coaching.... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ ok saaxiiboo...I Have a guy friend named Iman.. kaas makawaalnoo... Wareer Badanaa!!!
-
Maadeey Maki waa reer banaadir marax yahoo!! shukhulkii waxaa keentay dadka hada jiro.. iyagoo wiligood aan arkin bari ama waqooyiga oo xamar wiligood joogay bee sheeganaayan Burco oo bush ah iyo Qardho oo tuulo eh.. Hadaa dhaheysid "Maki" beeshiisa waa reer shabeelada Hoose, haa. Laakiin asaga waa reer Banaadir waraa..reer baadinimada naga dhaaf nooh! Maka iyo Mako kala saara.. Mako waaye markuu female name noqonaayo... Maka ama Maki waa isku mid..lahjada ee ku xiran tahay.. laakiin Mako waa magac gabar Wareer Badanaa!!!
-
leee ma geedi shaanboo uu u qoray sidii af hindigii "Baabo" kulahaa..naga tag! "gabayga yeeraayo, guuxaan baxaayo iyo Gurbaankaan Geedi shaanbobaa laguu guurihaa!" MMA saaxiiboo sometimes I feel old yaaqee markaan arko dad aan aqoonin waxaan... waxaa ka garanee wixii reer magaalka ahaa (reer xamar) in ee yaraadeen ma is dhahday lool... Wareer Badanaa!!!
-
Buurfuule Banaadir AKA Maka xaaji Banaadir inama caadi ma aha walaahi... Man I love this guy! "Sekunto baa tahay liita iyo seera "B" wax ismoode, Sadkaada waa kalagoos Samigaada Barwaaye ee sidaas miyaadan Ogeen?" Walaahi Caadi ma aha loooooool Wareer Badanaa!!!
-
^^^ looooooool waraa sheeko baad isoo xasuusisay maan... Hada kohor anoo masaajidka iska dhex fadhiyo oo salada sugaayo ayaan waxaa i agfadhiye oday biyo cabaaya.. Duqa biyaha wuxuu ku darsaday xabadsawdo.. aniga rabsho ahaan ayaan waxaan ku dhahay duqa " xaaji waxaad la dhalin yartahay ileen waa alaabtaas" lol duqa intuu qoslay buu igu dhahay "war dee soo gabar yar shaleetadii dhaweed masoo xareesan!" lool "dee waa in aan is nafaqeena oo maskiinta iska siinaa inta nugu hartay" loooooooooool walaahi... masaajidka in aan ka baxo aan ku sigtay qosol daraadiis lool Wareer Badanaa!!!
-
^^ Lee... aduunka inta macalimiin buuxdo, ma nuune utag baad i dhahday? adiga ukun mas aad ku quraacataan ayaan u maleynaa..hidii aad ii diri laheed JB wax dhan bee ahaan leheed maxaa yeelay xoogaa somali Buris lugu garaacay farsamadiisa aan baran lahaa...naga tag aa lugu dhahay... Marax yahee aniga luqado kale igu waabso lool Somali lah jad kaste oo jirto meel aan soo dhigay lool cunug yahee kasoo baxday "somali classes" ka hada iskuulada laga baxsho ayaa nasoo goob fadhiisaneeso aloo yaa dabqaad dhabta kuusaara.."Say Walaahi" crew aa tahay yaah lol... Wareer Badanaa!!!
-
lool@Kheyr... Duqa adiga kaalay, hal gabar kuguma filnaan karto miyaa? loool iimaan zurug waaxid... Wareer Badanaa!!!
-
^^ looool Oday Cabdule sidaas oo kale ayuu too ugalaa nooh lool ruwaaydaas caadi ma aheen... Malika, nuune saas waa ka daran yahay shibdheh adiga wax ma ogidee lool.. aduunka jacburis ninkaas aa dhameeye iyo shaxaarinimo.... Wareer Badanaa!!!
-
Aaway anoo Youtube iska dhex fiyaateynaayo ayaan waxaan ku kor dhacay ruwaayad xasuus culus igu riday oona aad u qosol badan.. waagii hore in uusan guur macna laheyn fiirsada sida loogaga daadsan jiray gabdhaha lool... is "Sanqool" iyo "Oday Cabdule" Inama caadi ma'aha.. I hope in aad fahantaan gabdhihiina yar yar lool Wareer Badanaa!!!
-
Abaay Heylay ma is dhahday mar kiliya in aadan adiga somaliga aqoonin? lool Proper somaliga aad sheegeyso, waa kee aan ku hadlee? Somaliga aan aniga ku hadlo waa kii waaweenka marka hadii aadan fahmeenin bax biribaati u tag ama qof kaa culus soo kaxeeso si ee kuugu jilciyaan lool lahjadaa rabtidna aniga waa kuu qoraa iisoo sheeg lee lool... Weersho waaxid tima bajaq saa ugaga danbeysid aanba ka cabsaday.... Ibtisam, runta sheeg adba kistoo indhaha waa u raaxeysay lool Abaay heeleey iyo gabdhaha kale aad rabtaa in eesan kula fiirin yaah? Wareer Badanaa!!!
-
IC played bad and Like ngonge said it was sven who lost the game for them... he should have changed his formation nacaska!... I also didn't understand why Govinho was on the bench? Dindan did nothing last game and he was even worse this game..Kalou was trying drible thru a Lucio and Miacon lool he is crazy... I think IC played bad defence specialy form the left side but the midfield game was good. It doesn't matter anymore because I don't think they will score 7 goals on North Korea anyways.... Afrikaantan walaahi wee naceebeyeen this year.. Wareer Badanaa!!!
-
^^^ looooooooooooool classic!!! Wareer Badanaa!!!
-
^^^ lool mayee balaqnoow lool open person kulahaa rigoorada aa salaxeysid jooji lool hadii cheep shots ayaa laqadanaa waa ogtahay nooh lol... Hey C&H shoulder bad marka aan qaadanaayo, iskool maan u socdaa mise shaqo raadis aan ahay? and whats with this "xaax" loool war cusub aaba wadaan seecamal... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Nigeria was the first lool.. Waraa Afrikaantan wee naceebeyen walaahi UFFF! Italy is loosing Newzealand lool this world cup something else walaahi... Wareer Badanaa!!!
-
ar leee war ninkan eedhis maa kudhacay? Wareer Badanaa!!!
-
Tuujiye, wasn't you who posted here that you missed salaama... loool Aziza Salaama maba aqaani meesha ee ku taalo all I know is in ee udhowdahay Xamdi lool.. I missed Istar not Salaama!! ISTAR kala saar nooh... Aduunka waxaan la yaabay sababta ee qurux ku noqotay nin in uu dhex dhuubnaado oo uu iska shaqeeyo sidii gabdhihii... war bajaq yaashaan noo faaninayaan ninman kaan UK waxaa iigu daran sidee noo ceynaayan sidii in ee heystaan niman dhaama Kuwa US ama Canada lool niman wada raafito ah oo sidii ee jaad u cunaayeen margiyadii soo baxeen oona baalashii indhahana ka bideen... nin caato badan oo surweel tuubo ah soo xirtay, maxaa u dhiman? muu cijiyaha labaxo iyo tamaha shiiidh si cabaado loogu yeero hadhootii.... North America dadkeena waxa badan joogay farsamo ayaa la bartay.. -40 iyo feero istakiin ma shaqeeneeso..kuwii xabadka anyaxa lahaa dhan maanta isbitaal ee jiifaan oo biyo aa laga miiray.. Meeshaan in aad baratid waaye sida weight la isku saaro iyo sida la iskaga rido in kastoo marmar lagu fakadaa lool... Nuune, Alberta waa aragtay lool xabad anyax mashaqeenaa? garka iyo timaha xitaa mala iska jiro iska daa wax kale... aloo yaa nimankaan lacagtooda siiya A&T lool dhuusadiisa aa la carafsan lahaa aan filaa looool beentee miyaa Abtiiii!!!.... Wareer Badanaa!!!
-
They Can Norf they could shoot the ball unlike the British lool... Ghana stoped pressing the ball in the second half and that gave the Ausies some life in the game. This group is now very ugly yaaqee Ghana lost a chance to be in the second round.. Wareer Badanaa!!!
-
^^^ looool War kooxda dhan is qashin.. when he took Anilka aff, he didn't even get back on the bench lool.. How do you take Anilka out of the game? qashin waaye... Can you guys move this topic to Sport side? Wareer Badanaa!!!
-
I told you all that Serbia will upset someone this year loool... Ilaahoo qof aan wiligiis banooni ciyaarin wax ha u qabsan... Ngonge and A&T baxa "kubada" soo barta!!! Wareer Badanaa!!!
-
loool MMA ii jilci adiga hadii lagu dhahaayo, gabdhaheena bas waaye waa u dhamaatay... Ditooreeso Juxa in aan birabaatigeeda u wada dirno waaye..... Tiimbooy aaba la tafsiiraa maanta...this "say walaahi" crew in ee dhamaadeen baan u qabay... Wareer Badanaa!!!
-
War kooxda dhan waa almost Muslim lool kuwa badan baa jira oo bench iska fadhiya oo kitaab aqrisanaya lool Cise aan ka aheen lool... The french team wee nacebeyeen... Wareer Badanaa!!!
-
^^ TV buu ninka soo raadsanayey Norf... A&T Brazil will loose sxb I could bet on that kalou siyaasad bee ka tahay...When you see Ivory coast with 3 strikers, it means attack sxb..Baro bahasha yaaqee.... The only strong teams that I see in this world cup are Argentina, Ivory Coast so far and iinsha allah the Africans will make us all proud again... I told you before that Serbia will do something shocking lool you didn't believe me right? just any dhoore oo aan kubada waxba ka aqoon, you still think Brazil is the best team in the world lool.. Serbia could come out of that group now and so can Ghana.... If Ghana wins the next game and Serbia beats Australia, Germany is out loooooool You Gotta Love Football!!!!!! Maradona is the best Coach in the world Cup love the guy man! what a leader he is for his team... Wareer Badanaa!!!
-
France is out I think Mexico and Uruguay deserve to be in the second round...Sorry South Africa..I hope Afrikaantaan SA in eesan dadka leeynin markii laga saaro world cupka lool... France has a qashin coach... Wareer Badanaa!!!
-
A&T, war horta sheekada hanoo danbeesee, bal ma roontahay oo xabiskii aad labada habeen ku barisay maka soo baxday? nin yahoo warka la sheegayo ma runbaa? waxaan maqalnay in lugugu qabtay suuqa dhexdiisa adigoo TV Plasma ah la cararaaya..Mar kii lagu yirina war maxaad u wadataa baa tiri "bekoos is a koolaar".... Brazil waxba iskuma heyso duqa oo anaga dhan ayaa aragnay ciyaartooda... They gonna have to play defence against Ivory Coast and Portigue... North Korea is a good team defensively and I hope the African's get away from them lool... Nuune adiga horta Liverpool markaad calankooda iska dhigtid ayaad hadal kuleedahay meeshaan...Ngonge, Luces maxaa ku dhacay lool.Ngonge wuxuu aaminsan yahay Brazil in eesan meel gaareynin Luces la'aantiisa.. Wareer Badaan!!!
-
Popular Contributors