Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
AAAAAAAAAAAAaaaaaaaaaaa!! wiligiin idinkoo shaqada joogtaan, korontada ma idinka tagtay? Anagoo shir kujirna ayaa maanta korontada tagtay sidii in Somalia lajoogo oo kale..asbaxdoo shaxam ah oo agteeda fadhisay, naxdin daraadeed intee booday bee gacan wenen badan qanjirka igaga dhufatay! koofiga ee gacanta kalena ku wadatay igu daadisay!!! balaayo kula wenan badnaatay!! 5 second kabacdi markii korontada soo laabatay, walaahi waxaa i qabatay " qumayadaan ma ceejisaa, ma qanjuruufataa oo baruurta ma gaduudisaa!!" ciiiiiiiiiil aan hoosta iskaga cuncunay oo wiji kaakiga qaarkiin igu taqaantaan lasoo baxay lool!!! What a day!!! Wareer Badanaa!!!
-
^^ Ar yaa joog ku dhaho! ee boqoradaas iska dhaaf! Sayidka oo ciindankeeda ka mid ah ayaa tooree kuusoo qarsan doono runtii.... Horta Somalia meeqa boqor baa soo martay? (MMA do you know) Wareer Badanaa!!!
-
Cabdoow markuu waxaan uu bilaabaye, bajaq raadis ee ka aheed laakiin hada "xaashaa lilaah" uu joogaa lool... BOB muruqa caloosha kaaga fakaday see yeeshay? Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Bax reer Somaliland waxaas ka dhaadhici adi!... Siyaad Bare dad baa ka faa iideystay dadkaasna maanta wili wee nool yihiin oo musuq maasuqoodi bee wadaan... NiNa Adiga maxaa ka rabtaa boqorada? qaraar maa ku haayo? Do you know in KK ee boqortooyo ka timaaday too? SOL boqortooyo ayaa joogto ee is ilaali! Wareer Badanaa!!!
-
Hales did Arsenal ever win the Champions League? loool war cusub ayaaba keentee lool Allamagan usheeg war gala gabdhahaan dirac yada guduudan yaaqee!! Last year alalaas bee eber noogaga dhigeen oo waanka fiirsan weynay hal ciyaar..Hadana booto ayee bilaabeen.... Chelsea will finish first again because I don't see any team as strong maybe Man City and Man U but they still need to rebuild... 2010/2011 is between Chelsea and Man U again! loool sorry gabdho! Wareer Badanaa!!!
-
^^ Adiga wax kaste too early miyaa? Waraa ciyaarihii baa bilowday.. friendlies baa socdaan ee fiirso Chelsea caruurta ee keensatay sanadkaan.. nin Kakute la dhaho ayaa baraneysaan... Haatu Arsenal wey u dhamaatay haduu Fabrigas katago lool... Wareer Badanaa!!!
-
Kool Kat isheeda hada kohor in ee rati geel ah ee dishay ma ogid miyaa? iska ilaali! Al-shabaab haku waalanina idinka ee noloshiina ka raaca... Maadeey, can you tell me wax xaq ah ee Al-shabaab kusoo siyaadisay umada somaliyeed ama sabab ee gaajada ku joojiyeen? I have a sister who just came back from Xamar iyo Shabeelada hoose (indho adeegeeda ani aaba ka cabsado iyada) and some of the stories and pictures she took, walaahi caloosha ayaa ku xanuuneysa.... Anaga markaan ka hadalno Al-shabaab "beenalayaal" ayaad naleedahay laakiin adiga Warka aad maqashid soo ma aha mid adigaba luguu sheegay? Al-shabaab Gaalo lama dhihi karo dhudub, oo ilaahey wey aaminsan yihiin laakiin habka ee diinta u istic maalayaan waa qalad saaxiib...... Adigoo aanan barin diinta qofna, sidee ugu cinqaabi kartaa? Adigoo aanan baabi'in gaajada foosha xun oo jirto, sidee gacan iyo lug isdhaaf ah uga gooneysaa cunug gaajo daraadeed la dhiman rabo? nabiga (scw) waxee ku qaadatay 20 iyo dhoor sano in uu dadka diinta baro wuxuuna hubsan jiray gaajada jirta iyo sababta uu qofkaas qaladka ugu kacay!... Waa caqli yari waxa ee sameynayaan caruurtaan laakiin waa dad ayagaba eesan wiligood arkin nolol cadaalad qurxan leh.... waa caruur kusoo koray dhib iyo silic..... Kuwiina u maleeya in Al-shabaab yihiin the best answer for somalia, why don't you guys go and live there.... Wareer Badanaa!!
-
Chelseaaaaaaaaaaaaaaa!!!! The champs are back!!! Wareer Badanaa!!!
-
19 year old Balotelli still resisting to play for Ghana
Tuujiye replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
^^ U sheeg Norf sxb..nin Liverpool taageero muxuu ka kasaa ciyaar yahay? Lucas ayaa ayaga dhan u ah ciyaar yahay lool Sorry Norf... I think Macini is closing a deal soon.. Mario is coming to england and is about time... Wareer Badanaa!!! -
Dhubad, Al-shabaab hadee wataan diintii a yaqaanay, mexee dadka u dilaan marka? sababta dilka dhan keeneysa soo ma aha diintaan cusub ee wataan? Wadaad aan ayaga aheen oo ku raacsan waxaan ma jiro.... Dad gabdhihii u diiday in ee xirtaa rajasiin baad leedahay waa diintii la yaqaanay maybe adiga ayaanan awal diindhan aqoon duqa ee diintaan waa mid cusub oo wax awal hore loo yaqaanay ma aha.... Diinta islaamka waa very simple waana diin umada dhan xaal galisa.... Inta aadan Al-shabaab calankooda qaadan, bax diinta soo baro duqa... Wareer Badanaa!!!
-
Somalia Aniga waan ka samray because of them.. iinsha allah one day owlaadeena iyo waxee dhalaan ayaa arki doonaan Somalia warka ee soo wado.... Laakiin for now aniga Kanadees aan ahay alxamdulilah Iyo Afrikaan..Africa lee iinsha allah ka daneesan doonaa iyo Dhulkaan Canada... Al-shabaab in wax ka daran soo socdaan aan aniga aaminsan nahay abaayo walaahi... Al-shabaab sababta keentay waa jaahil nimada ee caruurteena Somalia ku koreen... Qab iyo dagaal bee ku dhasheen kuna dhex koreen.. Dil, dhac iyo kufsi iyo nolol aad u naxdin badan bee yaqaanaan oo noloshaan aan aniga iyo adiga naqaan, wiligood riyo xitaa ma eesan ku arkin..inta wax garad ahna, waa rag dantooda wataan oo tuugo ah.... Aniga Al-shabaab kili kama fikiro abaayo oo somalia dhan xitaa Somaliland waxa wada jooga maanta waa wada dad rafaadsan.... Somaliland dadka dhan wee wada gaajeesan yihiin badankood same with Puntland... inta wax heysata waa la tirin karaa..... Waxaan aad arkeysid maanta oo Somalia ka socda waxaa keentay gaajada iyo durufta dadka heysta... hadee sidaana kusii socoto, filin waalan lee soo socdo...adigaba u fiirso dhibka sida uu ku bilowday lol Ilaahoo Somalia u gargaar... Wareer Badanaa!!!
-
waraa labadiina gabdhood aaba shufto socoto ahee lool.. Alshabaad weeba idinka baqaayaan idinka ee walwalka idin haayo maxaa waaye? lool Wareer Badanaa!!!
-
Waraa Cawaale Al-shabaab gurmadkeeda Mareekanka joogo iska ilaali abti lool... adoo Mallka dhex socdo halugu maqaar siibo sidii dooradii lool... Wareer Badanaa!!!
-
Waraa Maadeey, Kaalay Al-shabaab bax u tag nooh! bax bambo isku xir oo cimaamad neefta iskugu celi..Intaa dibada katimid xamar ayaa booto heysaa iyo hiilis qaabdaran biiqyahoo.. Anaga Al-shabaab cabsi aan ka qabno aan dibada lajoognaa ee adiga bax hadaa nin tahay xamar u fiyaato doono! shiiidh fooqul shiidh! Cheese burger intaad ka dharagtay baa Al-shabaab u hiilinee! adoo kale caruurta intee ku fasaxaan ee kubaadi lahaayeen inta eesan ku dilin.....Al-shabaa Kun jeer wax waxaan ka xun ee sameysay..... Cawaale, Saaxiiboo adiga topika sida aa u bilowday iyo sida aa u dhameysay ani shaki aa iga galay lool Adiga xitaa ujeedo ayaa wadatay lool rabsho abootadeed adiga waaye waraa wariiri baal baaloo haku qaniino... Wareer Badanaa!!!
-
Ngonge badow yahoo Spain didn't face the teams Germany had to face.. They had the easy way out... Germany came out of a hard group, faced England,Argentina and Then Spain lool Bax TV ku fiirso adiga English Carab yahoo.. Carab Xun baa siduu kuugu faaninaaye Spain baa iska raacda "Xilwa Xilwa" yaah! And why are you with spain now? and not at the start? Aniga Ghana iyo Argentina ayaan la jiray laakiin adiga in aad tahay fulay, koox ma aadan dooran and now you picked Spain lool The Dutch ayaa reyneeso gamekaan and Van Persie ayaa ku kacsanaayo Spanishkaan Slow ga ah... Waraa Ngonge TV English ku fiirsi badow yahoo Badwaaniga ahi lol... England baad joogtaa now not some Carab land si aad naageeskaan Carabta oo kale ahi u joojisid... Wareer Badanaa!!!
-
Ma jiraan ciyaalkaan UFF... they just killed the NBA.... Wili Boston aa tumeyso sadexdoodaba.. haduu halkood jabo waa u dhamaatay because bench dhan ma heystaan lol.... War Hada see u ciyaareynaa NBA Live 2011 ama NBA 2K11 lool Miami dhan badeeda aa lagu raacay ka waran lool... Wareer Badanaa!!!
-
^^ Oday miyaaba heli kartaa horta? odayaasha dhan waa shidantahay barigaan la joogo.... duq kaste bajaq kala xiran uu guursanooyaa maxaa yeelay, lacagta doolada ayaa iskaga socoto asagoo Africa jooga qoftana uma baahna in lacagtaas dhan ee isticmaasho...waa ogtahay duqyasha dhan waa jiran yihiin.. Sonkor ma gadeeso (sonkoroo daraadiis), Hilib badan ma gadeeso, bariis looma baahna iyo baastaba..beer ha ku daayo, iyo wax kaste oo cusbo leh ama macmaan eh... maalin kaste Kistoo boorash ah iyo maraq dooro ee rooti kusiinee.. meeqo lacag aa usoo hartay hee ma kasee?..... Maskiin aa tahay adiga lool gebar duq 60 jiro iska guursaneeso maa jirto? Sariirta xitaa markaa la tagtid, sidii cunug laseexinaayo camal uu kuu heesaa ama buug kuu aqrinaa ileen wax kama qaadikaree... Waa danbeesaa yarta ee aniga iweydii.. anaa kasaayo kuwa Jiiro maafiyo eh oo duqyaal u xareesan yihiin lool BOB duq saas eh ma aha... wili asaga qubihii Kismaayo Saliidiisa aa ku jirto lool shiirkiisa waa suuxee.... Wareer Badanaa!!!
-
aaaboo aboo!!!! Ar BoB asoo cadeesan aa rabtaa in SOL dalaq soo dhaho asagoo indhaha baqbaq kaga jiraan... Iwaal ahaa waxaan... bas waaye ani igu halee anaa hada fareejadiisa in dhanacaada u shito xaalkeeda galaayo..... Laakiin hadaba ani waa kuu digay yaah.. BoB waa kaa weyn yahay ee ha suuxin lool isku diyaari...lol.. Wareer Badanaa!!!
-
Lol MMA qoftaan waxaas ma kaseeso duqa anaga oo kale maa u qabtaa oo weekiyo eh! Wareer Badanaa!!!
-
Club yaa ku dhahay? War naago Single mother ah Party ee dhigteen ayaan hada kahor (looooooong time ago) Bouncer ka ahaa oo la i dhahay "naga ilaali nimanka doobka ah" like raga la yaqaano.... ani buskut iyo xalwo aan iska cunaaye nuursi kii ahaana baa'ba! aan ka dhigay.... I think nin waaye qofkaan..MMA wareer aa heysto! Wareer Badanaa
-
MMA kaalay masugeesay qoftaan? NNC I used to be bouncer lol Wareer Badanaa!!!
-
MMA saaxiiboo ninkaan sawirada iyo mowduuciisa aniga waan ka helaa laakiin!!!!!!! ninkaan daacad kama aha asaga oo waxa cuqdada ka buuxdo fiiri! wax 1900's kii dhacay uu maanta wili ku dhagan yahay lool markaas buu wadan nimo iyo hora mar ka hadlaa lool... Cowke waxee ila tahay in aad tahay cunug yar oo lasoo talaalay sxb.. educate your self and learn things saaxiib... Baro Historyga Somalia on your own and learn all sides... Somali waxee aheed hal meel kastoo ee dagnaayeen sxb.. Si walaal nimo ah ayaan kuugula hadlayaa duqa ee iska dhaaf cuqdada.. anaga dhan ayaa farxno markaan aragno hora marka iyo nabada ka jirta Somaliland ama Puntland! maxaa yeelay, noloshaas waxaa kunoolaan doona walaalaheyna dhulkaas jooga... Ilaaho dhulkeenii nabad noogaga dhig! Wareer Badanaa!!!
-
Asagoo reer aaqiraad u eg oo indhihii waa weenaa ee malayga u ekaa leh buu nugu dhexjiraa.... NNC, maandhee ninkaas waa kaa weenyahay ee amuu kusuuxshaa? Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Bun iyo daango salool mataqaan? Qofka cusuboo... Bajaq maa tahay mise xaaji? Magac labax yaaqee... Wareer Badanaa!!!
-
Popular Contributors