Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
LOL@ Hiifo lool waqtigii aad luqada reer aaqiraadka jeebabka kagala soobixi jirtay ayaa lagaaray lool... War qoftaa gaaban wax aan kasameeyay ma aqaan yaaqee..Umada dhan bee nafta u keentay...qofka gaaban, waxa uu la gaabanyahay buu qabaa maa la dhihi jiray... Ngonge banooni uu iisalaxay oo bulaziyoon eh, anigana waan qaatay nooh! lool Wareer Badanaa!!!
-
A&T saaxiiboo see ku keentay research kaan in aad gashid?? shukhulkii JB ayaaba keentay seecamal duqa... JB aya noosoo dhajin jiray maalinkaste arinta uu habeenkii la seexan waayaya calaashaan sida uu isku xoqaayo lool Wareer Badanaa!!!
-
lool@Ngonge.. Juxaa iyada gaabee oo maskiin eh waaye..Si oo hoos hoosee eh ee kuu qanjaruufanee laakiin maxruug camal kuuma hortaagnaneyso lool.... Ngonge adiga iyo Juxa yaa dheer horta? Wareer Badanaa!!!
-
Waraa Raamsade! hadii aad shuko xitaa soo xiratid anaga waan ku kaseynaa ee buuqa jooji lool.... A&T waa ogtahay in waxba ka fakaneyninee... Haduu arko naag niqaami ah oo iyada dhan dadan, wuu sheegikaraa qofkee tahay, Magaceeda iyo meesha ee dagantahee....Toorabiin aa lagu daba dhigtay ee bax kaniisadii iska aad lool... Wareer Badanaa!!!
-
Why are all Short people so mean and rude! I hate short people!!! Sorry Sollers...... Islaan gacmo gaagaaban baa nafta ii keentee... Wareer Badanaa!!!
-
Norf so meesha hada waxaad nugu leedahay... Dunga waa la cunay oo qashinka baa la raacsiiye laakiin Maradona 4 sano kale ayaa loogu daray??? loool A&T in uusan sidaan kubad ku baraneynn waad ogtahee maad odayga u jilcisid! lool Wareer Badanaa!!!
-
Rosenborg midfielder Anthony Annan has admitted he would be keen on a move to the Premier League this summer. The 23-year-old Ghana star has been linked with the likes of Chelsea and Manchester United. “I am keeping my fingers crossed, but I don’t know the future yet,” Annan told Sky Sports News. “I am still playing and the transfer market is not over yet. “I am just hoping one or two things happen before the close of the transfer market and just hoping good things will come out of that. “I think if I have opportunity to play there [England] I would be very grateful. If not Germany, Italy, Spain, everywhere. I think I will be ready to play over there. “My agent knows what’s going on and I will have a meeting with him and discuss what is happening with my future.” [source: Sky Sports News] West Ham manager Avram Grant revealed on Thursday that he is close to completing a swoop for Mexico winger Pablo Barrera. Barrera, who represented his country at the World Cup, will cost the English Premier League club around four million pounds to sign from his current team – Mexican outfit UNAM Pumas – and is reported to be ready to agree a four-year contract. Grant is confident the 23-year-old will prove a valuable addition to his squad. “He is more of a winger and he can play on either side,” Grant told Sky Sports News. “He is a very good player and is good for the vision of the club. We are trying to bring in players of a good age and develop them. He’s a good player.” Grant has so far signed only German midfielder Thomas Hitzlsperger since taking charge at Upton Park, but the former Portsmouth boss hopes to seal further deals, with Nice striker Loic Remy and Portsmouth defender Tal Ben Haim on his wanted list. “We are trying to bring in a few more players that can improve the team, improve the squad,” Grant said. “Our target is to make signings this week, but we cannot talk about them until they are done. In football anything can happen until the last moment.” Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Somalia kan lacagta leh xitaa Dharawoow aa gali jiray lool.. wiligaa inta mindi laguu soo kuleestay, malagaa gubin dharawoowga meeshe uu socdo? ciyaal maamo..Maqbiyo aa aheed ama aad baa u yareed marka taasi waa hadaa xamar dagneed lool... Amaad aheed bajaq yaroo ari raac ah oo duurka ku shaqo laheed lool.... Muli Muli maxaa ladhahaa lool Mulac ama Bulac maad ka wadaa? Wareer Badanaa!!!
-
Marseille defender Taye Taiwo has admitted he would be keen on a move to Premier League side Tottenham. The 25-year-old has recently been linked with a move to Spurs, but Spanish side Atletico Madrid are also keen on the Nigeria international. “If I stay in Marseille I want to play week in week out. I am a football player not someone to sit on the bench and get paid,” he told Sky Sports. “My ambition has always been to play at the top level. Spurs are a fantastic team in the best league. “Atletico Madrid is a very good team as well in the Champions League, so I would be interested by those two teams. “Marseille is my team at the moment and I have a contract with them, so let’s wait and see. In the next two weeks things might move on.” [source: Sky Sports] Manchester City have completed the signing of Spanish winger David Silva from Valencia. Silva underwent a medical at Eastlands earlier on Wednesday and has signed a four-year contract at City. “I’m very happy with what we did this summer – it’s the best time that any player can have,” Silva told the club’s official website. “I am looking forward to starting the season with my new team, I’m excited about my new team. “And I will be happy if at the end we are in the Champions League – or if we win a trophy. “Roberto Mancini and Garry Cook have told me we are building a very good team with some of the best players in the world and we are going to fight for honours.” [source: Manchester City's official website] Inter Milan striker Mario Balotelli admis he is happy with reports linking him with Manchester United and Manchester City. City are reportedly leading the race to sign the 19-year-old. Balotelli made his Serie A debut while City boss Roberto Mancini was in charge at Inter Milan. Balotelli told Corriere dello Sport: “Roberto Mancini? He’s a great coach, I debuted in Serie A with him because he is a great friend. “If he and (Sir Alex) Ferguson want me, it means I’m not as bad as I thought. “United is a great club. They have not seen the real Balotelli, for sure I need to learn and achieve more goals. I want to win the Golden Ball in 2011. As for the future, I always say I don’t know.” [source: Il Corriere dello Sport] Post all the news here from now on guys lool... Wareer Badanaa!!!
-
Idha gaduudka waxaa la dhahaa "daaf" lool Dharawoow aa dixirigoo dadka lugaha ka gali jiray roob markuu da'o.. bacaadka oo qoyan ama dhiiqada hakusocon adoo dacas xirneen wiligaa malugu dhin miyaa? ciyaal maamo yahee! JB ninkaan beentiis waaye Ugandha waxa uu usoo qaatay dhan waa sir uu rabo in uu Somaliland ku caayo....Kan oo kale fasax aa u tahay in aad calankaada ciraaqiga ah madaxa kaga dhufatid lol Wareer Badanaa!!!
-
looooooooooooool@JB waraa that was 1994! hada hadaa aragtid the new Mr Loverman waa naxee loool... Siibad beel lool wax waalan war shaqa yaa lagaa ruqseen! Wareer Badanaa!!!
-
lool Dale is one of the best Characters in King of The Hill lool waxa uu dhahaayo dhan maba la fahmaayo.... Dharawoow aan ku dhahay... nuune aa kuu jilcin doono ama MMA or Juxa aniga wax i fahmo dhan kuwaas lee aqaan and maybe KK inkastoo iyada xitaa mar mar iska gashaneeso reer bari qanax eh lool calaashaan qardhood aan ahay camal nooh.... Wareer Badanaa!!!
-
MR. LoverMan! loooool anagaa Old school eh ee wax na weydii gabaryahee yaree foodleyda ahi lool.... KK Somalia markii la joogay ee MC Hammer surweelkiisa oo kale xiran jirtay! iyadoo elvis camal tinta usoo jaratay... baabkeeda maba la gaari karo lol... Wareer Badanaa!!!
-
Jini aa qabtaan labadiina.... Nina qoftaan waxee ka hadloosaa "Shaba!" looool "Mr. Lovaa" lool KK alaabtaas sida aad ugaga danbeen jirtay waa isoo gaartay lool.... MMA saaxiib heestaan dhoor qof ayaa ku heeseen after Marxuunka.. Laakiin duqa 9 heesood oo holac ah uu lahaa.. Ayagoo Maqal eh waan helay laakiin qoraalkooda aa loo baahan yahay loool... Maymaaygiisa waa asalkii hore nooh.... sida uu ugu dhawaaqaayo xitaa amazing walaahii.... Heestiisa "diinleey" markuu asaga ku heesaayo iyo Marka uu Baastoo ku heesaayo isku mid maba aha lool... Heestaas 7 min long laakiin baastoo 2 min long uu ka dhigay loool... So I need the qoraal nooh si aan u fahmo lool..... Xitaa heesta dhexdeeda intuu musikada joojiyo uu sheekeenaa lool caadi ma aheen duqaas yaaqee ilaahoo u naxariiso.... Wareer Badanaa!!!!
-
Redsea lool gaajada dumarka kuu heyso in ee aniga i heyso maad u qabtay? loool Saaxiib hadaad wili online places gabar ka raadineysid, dhib aa qabtaa lool no wonder waxa aad la miyir beeshay lool... Nina, adiga dad aan somaligii hore ku hadlin ayaa agjoogtaa yaah.. dharawoow haku galo maanku dhahaa! car mardanbe ninkaas shigshigaayo i barbar dhig lool... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ SOL is not the world... and maxaa keenay is dajiska? sheeko qabiil iyo dhul sheegaso bee kuugu baxdaa anagana nooguma baxdo.. So adiga iyo saaxiibkaa Cowke bax ku noqda luuqa aad ku jirteen... Wareer Badanaa!!!
-
^^ War adigana naga dhaaf nin yahoo... maxaa kaa soosaray xabiskii aad ku xirneed? Bax noogaga laabta Politics sectionka yaaqee... Wareer Badanaa!!!
-
Hales lool waraa I know Fuad sifiican marax yahoo lool Fuad ciyaalka xaafada waaye waana wiil dantiisa yaqaano.. He worked very hard to get to meesha uu maanta jooga and walaahi aad baan ugu faraxsanahay.. Nina he is better than many of the Cadaan kids meesha lagu naas nuujinaayo.. kooxda qaranka waa garab ee taas mala socotaa? Laakiin he will make it iinsha allah.... Cunug kale ayaa Jira oo Jabriil ladhaho.. he is only 15 now laakiin I have never seen a Somali kid this good walaahi.. I get some pics of him... Wareer Badanaa!!!
-
Cowke saaxiib sunta aad bilbileysid maad SOL ka deysid? naceeb aad Somaliland u qabtid baa heerkaas ku gaarsiiye cunug yahoo qabiilka mirgiyada kasoo saaray!...waraa bax musqusha tag oo nijaasada iska soo meer qurun baa kaa urayee!!! Somaliland iyo Puntland waa laba meel oo dad aad u fiican dagan yihiin laakiin qurunka adiga oo kale ayaa magac xun siiya labada dhinac ba! Wareer Badanaa!!!
-
Goroonkaas weynka aad ugu talagasheenin aad dadka ku dhishaan, ma ogid miyaa in Boqorada ganaax cusub kusoo dajisay? Boqorada waxee dhahday, garoonkaas carabta dhisatay waa in laga dhaafa banooniga lagu ciyaarayo oo beer loogaga falaa qaxootiga London.. Afrikaantaan wada madowga u ciyaara kooxdana waa in lagu falaa beerta....Yaanyo iyo bocor iyo aduunkaas in ee soo saaraan waaye inta aanan Winterka la gaarin..... In Banooni aadan kaseenin Boqorada ayaa idin aragtay kawaran.. Bilaash ee idiin taa geereysay intaas oo Sano.... And Canada iskeen horta si aad halmeer u neefsatid... London iyo cariirigeeda kasoo tag.. Wareer Badanaa!!!
-
lool @ A&T iyo Nuune... Waraa labadiina in SOL la idinka qabto waaye.. boliiska SOL aa noqoteen runtii... Gaal cusub waa Raamsade A&T anigaa kugu raacsan! for the poster, sxb u ducee shaqsigaas ee adiga taada ka adkoo oona ilaahey ku xamdi noq. When ever you see someone like that, say "alxamdulilah".. Ilaahey dadkuu doorto buu diintaan siiyaa saaxiib... You did your best so just move on..qof 31 jira waxba uma sheegi kartid... qofkastoo diinta kabaxa, qofkale baa soo galay taasna ogoow.... Wareer Badanaa!!!
-
lool BOB.. Soo dhaji sawiradii last season xitaa.. Booto lee heysaan.. Nina, haye Blue shirt makuu xiraa sanadkaan adiga?? Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Sayidkaan SOL joogo aan ka hadlooya aniga oo maalinkaste Qardho ku digriyo sidii in meeshaas mowlac kuyaalo oo kale.. Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Waraa heesihii kuusoo kunturwaareey oo qoraal eh xagee ka helaa? Maymaay waaye yaah! Wareer Badanaa!!!
-
^^^^ LoooooooooooooooooooL maya baaba!!! laakiin dadka u jilci nooh! Wareer Badanaa!!!
-
Popular Contributors