Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
Iga tag UK waa meel only cadaanka ee shuluq yihiin.. laakiin Somalida rafaadka ka muuqda aad ka naxeysid! nimanka somalida dhan dhafoor aa ku yaalo iyo suxulo aad u qabtid in ee soomanyihiin oo wiligoo xoogaa yar oo hilib korin..gacmo xiito xiito eh oo aad u qabtay in qeebta kale ee jirka cuna qabateen ku haayo....dhuu dhuubnimo aa laga danbeeyaa sidii gabdhihii! iga tag! Magaalada ninka somaliga ugu xabad weynaa aan ahaa markaan joogay..markaas buu xasadnimo nuune meelkaste i marsiiye si uu dadka u tuso in Somalida uu ku jiro nin laf weyn oo aniga oo kale ah in kastoo xoogaa hilib isaarnaa waagaas.....carwo uu iga dhigay.... Marka BOB, ragaan caloosha ku faanaayo aad sheegeysid, amee yihiin odayaasha gaboobay oo iska fadhi kudirir raadsaday oo aad la casariyeesid galab kaste? looool.. war bax raadi raga banooniga ciyaaro oo reer UK ah ama nuune ugu tag Iraland! meeshaas uu sheegtaa ee tabarleeyihiin oo kale.... Wareer Badanaa!!!
-
feestada Puntland Ilin makaa keentay cowke???? how come wili happy puntland day masoo dhajin? Wareer Badanaa!!!
-
^^ Cawaale horta kismaayo makaa sheekeeye adoomoo? anagoo rafaadsan oo xabad kasoo cararnay aan soo galnay kismaayo.... guri aan kusoo dagnay oo adeerkaa lahaa... Guriga iyo guryaha agagaarkiisa dhan waxaa ku dhex yaalaan labo wax haduu sar yahay xitaa..Labadaas maxaa waaye makasee? Barkad iyo Ceel! war hadii biyo cabtid rabtid xitaa barkada aa aadee sidii Lo' dii..barkada bax iska soo waraabi aa lagu dhahaa... dhar hadii rabtid in aa dhaqdid barkada aad aa lagu dhahaa..alaabta dhaqidooda sidoo kale...Biyo ceel maalintaan cabayna wiligee ma iloobaaye..calool xanuun iyo shubanka nugu dhacay! war amba shaliini wax waa noo tari waaye.... Tiikaloo iigu darneed waxee aheed kawaanka!...kawaan waxaan ogaa oo lug lo' suran tahay ama lug eri, laakii madax deero iyo biciid oo geeso leh aa suran..hilib ugaar aa la cunaa bas! anaga ZULU maa nahay mise masaayadii gudgudeedneed! xeradii qaxootiga iigu horeysay kismaayo ee aheed.. xamartii hore (tan hada qabuure waaye) wixii ka baxsan waxaa loo yaqiinay "Banaanka!" or "duurka" ama "Baadiyaha" ilaahoo mee noqoto Boosaaso, Hargeysa, Kismayo, Burco..Boorame iyo gaalkacyo iyo gobalada "G" iyo "Q" ka bilowdaan dhana maba la aqoon dagaal kii kahore oo xero ari ee ahaan jireen iyo geel... BOB, adiga horta mushunguli ma aheenoo? see reer kismaayood ku noqotay? mise kaluumeesatadii bada ku lumay baad ka mid aheed.... Nina, Kismaayoodkaan suu u ceyn karaa reer xamarkii "hore" ? lool KK, geel waa waxa lama goodle eber ka dhigay! lool Af jini saan maa ku aheed aceed? loool Wareer Badanaa!!!
-
^^^ He is has a different flag! Somalinimada bas ayaan hada la garab taagnahay aniga... Calanka uu wato ma aha kii uu Cabdi Bile watay markuu raaye... Bob, adiga Somaliweyn maxaa kugu diray? War ileen tan oo kale, ninyahow Pirate'na ma tihid, Lander'na matihid, hadana si unbaad secessionist u tahaye, ma si kale ayaad u xidideen? loooooooool AT&T reer kismaayo calankooda soo Al-shabaab ma aha horta? Wareer Badanaa!!!
-
Loooool@ MZanzi...I wish in aan adiga live kuu arki lahaa..hooshoosee dadka bistoolada u dhigo rageedi waaye lool waa ku jarjari lahaa runtii foorjo daraadeed... BOB, saaxiibkaa markaa aragtay in uusan banooni ciyaareynin, maxaa u dhihi weysay "ar cabdoo, yaa hoosta kaa waalay"...bajaq uu da'yar ku bartay yaah lool banooni iyo bajaq ma isku wadi waaye usi? oodkac iyo timir eeba isku yihiinee! qaladka dhan waxaa leh adiga BOB! tan uu ku qabtay oo GYMka ku xareesay, in aa adiga kaga hormarto ee aheed...maanta calooshaas muruqa ku fakaday baa asturnaan laheed.... Dennis Bergkamp hada groupka Holland wato uu ku jiraa..macalin in uu noqonaayo ninkaas waa la ogaa..caadi ma aheen.... Wareer Badanaa!!!
-
Layzie Arsenal Fan ma aha waraa ee ha ceynin... dadka dhan guduud maa u xiree iyo baseball jersies? Afrikaanta dhan oo dagan east Afrika oo somalida ku jirto dhan aa taageerto Arsenal kawaran..sharci ayaa la idinsiinaa hadii aad taageertaan maa la idin dhahay? Kooxda boqorada taageerto daraadeed miyaa? AT&T hada TV colour leh uu soo gatay ee is ilaali BOB.. sanadkaan waa noo dhamaatay sxb... AT&T model cusub cashar u bixinaayo aan arkeenaa lool Arsenal in ee qashintahay buu arkaa and Chelsea in ee funaanado Blue ah ku ciyaaraan lool.... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Adiga isbartiibadaan maxaa ku keenay? waxaan ku ogeen baraqaadis iyo adigoo dhisaayo baalshashii doorada!... ama ganbar soo jiido oo isbartiibada kasoo qeeb gal ama leerta nasii geed yahoo wijigiisa aad u qabtid canbe la rafaadiye oo labo ilkood laga taagay!..war intaad gareeskeeda dhuujisatid sidii ragnimo u tageer kooxdaada nooh..magac qaab daran iyo Bilijuice sawirkiisa ayaa la carareysaa meelaha bajaqdee "xuux" ku dhahoosaa anaa hoos ugu dhigaayee! lool... waraa anaga banooni waa nugu duugan yahay oo waan ku dhalanay kuna soo kornay..anaga A&T oo kale maad ii qabtaa oo "Kubada" ku baratay xeradiisa yariista ee uu "Wonka" ku ilaalin jiray lool.. nin saalo won banooni ku bartay aa maanta noo sheegaayo stats! adna shukhul kuukaayo aa nala soo raadsatay... war leerta nasii Cabdoo! Wareer Badanaa!!!
-
Waraa horta reer Liverpool ayaa idinka alalaas badan ee raali noqo laakiin idinkaa ka buraanbur badan.. Hal gaame intaad reysaan baad gabasaarihii soo qaadataan idinkoo gurbaan wato BOB na buraanbur uu soo diyaarshay noo qaadaayo.... Chelsea waa koox duqa oo dhinac kaste ka adag xitaa goalkeeperka..laakiin Arsenal Almunia ayaa gadaal u fadhiya horeyna Bedner ayaa jooga lool waxaas ma kooxbaa? BOB, Kuwa ila dhashay ayaa wiligood ahaa gooner fans laakiin me and my father saaxiib reera Blue aan aheen.. duqa anoo 4 sano jiro uu ii xiray funaanadooda.... Aniga kooxda kale ma jecli laakiin Players ayaan jeclahay like Ronaldinho... I think Man City will be a team to watch this year and for those of you who are looking for a team, Man City tacluuga hada aan idin dhihi lahaa lool... they just got Kolarov and Balotelli lool caadi ma aha Mancini runtii.... Wareer Badanaa!!!
-
^^ And you still have Almunia in net! Arsenal will be in 4th or 5th this season... Nina, who the hell cares about MLS? thats for people like who know nothing about football... Chelsea is not the best team in paper, but we do have a team to beat lool... When was the last time Chelsea lost to Arsenal? can anyone tell me or Liverpool? loooool how many years ago? lool Wareer Badanaa!!!
-
^^ Muntaari ma jiro laakiin Ghana was the only African team left!! dhiigaada caano miyaa mise Malmal?!! Ghana qasab waaye markaas in aad la jirsatid... Hitler aa ka raacee! aloo yaa dhafoorka kaa dura! Wareer Badanaa!!!
-
loool@Karl.. Cowke Paltalk uu ka ugaartaa yaah!! ar qarxis jeclidaa!! BOB, ninkaan saa sheegtay waaye oo Puntland shuqul kuma laha... Garoowe uu rabo in uu kasoo arooso haduu arki lahaa see u egtahay, musqul maka isticmaali laheen..biyo bir camal u dhadhamaayona waa la siin lahaa... lool... Libaahe, qardho ha isku caynin.. waa ogtahay Sayid xuduntiisa aa meeshaas ku duugan.. qaaradaan madagaskar u eg kaa daba laad laada ha isku aqoonsan.. Puntland maal mahaan dagaal ee wadaayee... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ you rock too!! lool Ghana iyo Jarmalka markee isku baxaayeen, see ugula jirsan kartaa Jarmalka? taas daraadeed aan roose kusiiyay nooh! Wareer Badanaa!!!
-
^^ reer kismaayood waakan fiiri adi! waa la iska baxaa dacas la'aan oo dadkale waa la iskaga difooseenaa... adi banooni in aad baratid maba laguugu talagalin marka wax aan ku dhaho makasaayi.... Ajax wee raayeen laakiin Arsenal iyo Liverpool wili waan ka fiicanahay.... wili shaashkii aan idiin saarnay baa idiin saaran ee sug duqa..markaa Chelsea ka reysaan buu hadal idiin banaan yahay... Chelsea kooxda kili la tartami karto waa Man U again ee waqti lumiska iska dhaafa.... Kubada soo baro kulahaa..carabka lee yuusan ku murgacan! Wareer Badanaa!!!
-
^^^^ looool 6th waa la heystaa duqa maybe 8th or 10... Torres yuu la ciyaaraa oo jooga meesha? Lucas? loool Ngonge Lucas wili waa joogaa ka waran lool wax waalan baa teamkaas u taliya lool... Norf, Anaga nasiiya Torres atleast si aan titleka u reyno marlabaad oo aan Man U idinka qabano lool... Lucas idinkoo wada taan lee la idin duugi doonaa!! Wareer Badanaa!!!
-
^^^ loool Tukaday amee kawadaa? adiga Al-shabaab yahoo maxaa toogasho keenay? Tukaday ee ka wadaa qofta!... who cares what flag he pulled out! waa nin somali ah and I'm very proud of him! maasha allah...we need people like this brother... Wareer Badanaa!!!
-
BOB qoftaan Nina Brown la dhaho markaste waxee la jirsataa kooxdii qatar ah! waa A&T cabaayad noo soo qaatay lool marka I'll pick Layzie in kastoo iyada xitaa hada kohor xiran jirtay funaanadii Iverson ee Philli oo qaarjeer leh! laakii iyadaa ka culus.. nina wiligaa BOB haduu ku faansho thanks ha dhihin..si uu kuu jarjar buu kuu salaxanooyaa... Norf waa iska caadi duqa... qalqalkaada baan u jeedaa sidii nin hareeri xalay dhan ku guraaye..cabsi daraadeed baad qal qalaysaa lool... Waree Badanaa!!!
-
looool@ Paragon... Ngonge usheeg ragaan in sawir la'aan ee sheekada sonkor l'aan tahay... Wareer Badanaa!!!
-
(GSM) – Javier Mascherano wants to leave Liverpool, according to reports from the Daily Mail. Liverpool boss Roy Hodgson already feared an exit from the defensive midfielder and on Monday Mascherano told the former Fulham manager he wants to leave Anfield. The Argentina captain is likely to team up with former boss Rafael Benitez at Internazionale and Hodgson is now preparing himself for a £25 million bid from the Nerazzurri. That offer will be hard to resist for the cash-strapped Reds but the 26-year-old midfielder’s departure will be a huge setback for Hodgson, who was boosted last week by the arrival of Joe Cole and Steven Gerrard’s commitment to the club. Liverpool waa u dhamaatay looool eey aa idin cunay haduu ninkaas idinka tago lool.... Wareer Badanaa!!!
-
Torres will not go to Man City.. City will sign Balotelli today which means no more strikers...They need midfield now... Torres will stay or come to Chelsea.. Norf, Chelsea ma American money bee heysataa? lool duqa lacag maba ka dhamaan karto.. we don't need to buy players because we have a solid young kids coming up this year...very strong players.. We don't even need Torres... I'm glad chelsea is not playing with money anymore... Wareer Badanaa!!!
-
Marka horeba baan cagteyda meeshaan dhigayo eegaa dee... Carabka lee yuusan ku murgacan cabdee! qof wili baratay sida carabka luu tuujiyo ma jirto..laakiin hadii aad carab isku walaaqoo raadsaneysid bacdul kistaas kor ku qoran, aboosto waaye.... carab murgacday aa la dhahay, carabkale lee lagu uujiyaa... Wareer Badanaa!!!
-
Tottenham manager Harry Redknapp has admitted he is still interested in signing Sevilla striker Luis Fabiano. Spurs are reportedly looking to bring in a new striker this summer and Fabiano, Raul, Klaas-Jan Huntelaar and Craig Bellamy are among the players they have been linked with. Redknapp said: “I like Fabiano. He is a top player. If he was available at the right money then I would be interested in him, but whether that would be the right money for Tottenham Hotspur I don’t know. “We won’t compete wage-wise with Chelsea, Arsenal, Manchester United and Liverpool.” [source: News of the World] (GSM) – Internazionale striker Mario Balotelli has agreed to join Manchester City. The 19-year-old forward reached an agreement with the Premier League club on Saturday evening and then had a leaving party in the centre of Milan, according to La Gazzetta dello Sport. It’s reported Balotelli has already signed a four-year contract worth €4 million a season. La Gazzetta understands Inter and City will close a deal initially said to be worth €30m plus bonuses tied to appearances and goals. The Eastlands club may well end up paying as much as €35m for ‘Super Mario’. Special detail of the whole transfer saga surrounding Balotelli is that he might well face his new club with Inter when they play a friendly in Baltimore on July 31. La Gazzetta claims Balotelli’s best friend Basty organised a ‘leaving party’ for him at Milan’s Van Gogh café on Via Bertani late on Saturday evening. Balotelli’s friends then unveiled a piece of canvas on which was written: “Even 1000km away, you’ll always be in our hearts.” WLC Balotelli!!!!! man I'm so happy for this kid! about time he left that racist country! Wareer Badanaa!!!
-
^^ Nope!!! he will go to City..loool Chelsea lama tar tami karto waxaas... 200K a week yaa doqon ah oo diidaayo? waa waali walaahi lool... Wareer Badanaa!!!
-
Star teenage Italian forward Mario Balotelli’s agent on Monday denied that his client has signed a deal with Manchester City. Earlier reports in the Italian press claimed the 19-year-old Inter Milan striker had already agreed a contract with the English Premier League side and that all that was missing was an agreement between the two clubs. But his agent Mino Raiola told Ansa news agency: “Nothing has been signed between Balotelli and Manchester City and I doubt anything will be in the next few days.” The 19-year-old has long been linked with a move to City, who are managed by his former Inter boss Roberto Mancini. According to reports, Balotelli held a farewell party in Milan over the weekend and all that remained was for Inter and City to sign the formalities. Gazzetta dello Sport claimed he had signed a five-year deal worth four million euros a season while the initial fee would be 30 million euros, possibly rising to 35 million euros based on appearances and goals. The newspaper said he would join his new team-mates on Wednesday as both clubs are on pre-season tours in the United States. It even claimed the striker could turn out for City against Inter on Saturday in Baltimore. The Italian of Ghanaian origin has been a controversial figure during his fledgling career but is considered by many to be Italy’s brightest young talent. However, he has suffered from racial abuse from the terraces and has frequently fallen foul of Jose Mourinho’s strict disciplinary code during the Portuguese’s two-year stint in Milan. Balotelli also enraged his own club’s fans towards the end of last season when he hurled his shirt to the ground after Inter’s 3-1 Champions League semi-final, first leg victory over Barcelona at the San Siro. The teenager had been jeered for a less than committed substitute performance and he was later allegedly attacked by team-mates angered by his actions. He was also left on the sidelines for six games before that after failing to apologise publically to his coach over an internal incident. Wareer Badanaa!!!
-
BOB Layzie girl was the only gabar oo meeshaan buumaha u xirnaa.. kuwaan kale Sport ma yaqaanaan... Gooner fan waaye laakiin.. soo ma aha Layzie? lol Wareer Badanaa!!!
-
BOB, Adiga Gooner fan baa tahay waa iska indha adagtihiin oona madax adagtihiin..waxaad u qabtaan in aan la iibsan karin ciyaartoo qaali ah oo magac weyn.. Only Arsenal ayaanan waxaa sameynin ee ha isku qaldin wax.... Cunugaan Chelsea ayaa loo soo wadaa ee taas ogoow.. Many talks like the old man korkeega sheegay! lol... Drogba qaliin buu tagay so we need someone like him up front and Torres wants to play with a better midfield so tell me why he wouldn't come to London? Wareer Badanaa!!!
-
Popular Contributors