Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
Waraa nuune siyaasadada mala fahmin aan u maleynaa...ma u jilciyaa dadkaan reasonka aa kawaday mise adaan kuu deynaa...lol..let me know.. Guys aint nathing wrong with changing your nick. I think I need to change mine..lol..
-
mininkaan malay feebaro haayo masoo moodi karaaaaaaaaa....? Rayaan wlc to our group here. As you could read every one who post things here are cool sida CK iyo Itijaabi (try-me) and ofcourse labada gacmaha ku socdo..qac' iyo nuune... We know each other and since your new well describe your self... magaaban tahay, makuusantahay, macadahay, ma madowdahay, ma balaaranb tahay, ma dhuuban tahay...tell us.. Now aniga hadaan isku kaa sheego magaceyga waxaa la dhahaa garab tuujiye ina Lug lagde, garmaqaate, qaarmaroodi...ma balaarni mana dhuubni caadiyoos aan ka ahay dhinicaas..mana cadi mana madoowi laakiin hada kahor ayaa hoyadee labeenta caanaha cream iigaga dhigi jirtay. yaa mafahantahay..mana dheeri mana gaabni. Nuune hadaan kaaga waramo..waxaa la yiraahdaa nuune, ina masaasad diide, wuxuuna ku magac dheeryahay arkacarara.. Ck caremal waaba shukulaato socoto oo faanto lagu qooye oo maraq lagu macaaneeyey ileen ayada dhan weyba macaantahay waatee wax macaan labaxdee..yaa magaratay.. Qac'qac hadaan kaaga waramo waa nin inta uu san dhalan iska xanaaqnaa oo marka uu dhshayna uu ku dhashay goosyo waaweeyn ileen waatuu iska jaray xuduntiisayee..yaa..waa nin gar galin kana bixin waa nin kibir ku dhalaayey ileen waatuu kibir daraadeed shafka isaga kaadshayee..yaa.. marka rayaanee kusoo dhawoow qeebtaa adigoo dhinacyada iska ilaalinaya eleen meesha shuftaa ku jirtee sidee curugiina balaq ee dafaan raadinaayaanee..yaa.. waraa qac qac gabarta soo dhawoo laakiin macawiista cesho ileen cawees kaliya ayee raadineysaayee..yaa..magaratay... lol..I love you guys take care..
-
maansha allaah maansha allaah ilaahayoo noo naxariiso anaga iyo wixii muslimiin ah.
-
NUUNE NUUNE waraa gebarta hada lee is barateen horay maa dhuuqmo ka waydiisanee garabkaa alaha galo wixii ka heshid wax ha iga siinin inbili waaxid.
-
loooooooooooooooooooooooooooooooooool looooooooooooooooooooooooooooooooooool nuune sxb cirka aa xoog lagaaga soo xooray loooooooooooooooooooooooooooooooooooool
-
OG-gal my dear sis speak 4 ur self. tu kale aadan tabar u hayn madaxa ha iska saarin.
-
MY REAL NICK NAME IS (GASHAAN) HOW I GOT THAT NAME DON'T ASK AM ORIGINALLY FROM TORONTO BUT I NOW LIVE IN OTTAWA WHERE I GO TO SCHOOL AM CURRENTLY ATTENDING OTTAWA UNIVERSITY MY SECOND YEAR IN POLITICAL SCIENCE. AGE: 24 (LADIES OPTIONAL) HEIGHT: 6"1 WEIGHT: 185 LBS (LADIES OPTIONAL) RINJI OR COLOUR: CAANO IYO SHAAH HAIR: JILEEC EYES:BROWN HOBBIES: I LOV TALKING 2 OLD SOMALI PPL , I COLLECT SOMALI MAAHMAAHYO SO FAR I HAV ABOUT 62 MAAHMAAHO. SO THIS IS WHERE MY STORY ENDS AND THE NEXT PERSON'S STORY BEGINS .......GOOD LUCK YA'ALL
-
sayid sxb mabruuk wiil iyo caano gabar iyo caano guur kaaga guur kheer qabo ilaahey ha kaaga dhigo
-
just a reminder shalay tintu waa shay xaaraan ah so i suggest ya'll puta stop 2 this b4 the holes get deeper namean
-
farah(if he sheekh like u said) did the wrong thing. abdi n the nameless wife shoulda both been stoned to death (that is doing the right thing) but then again it all cames down 2 wat ppl consider (right things)
-
well 2b honest i don't know where 2 begin underdog my brother i thank u for makin this topic n i agree with ur point but there is small thing which u left out that i would like 2 add n that is shari'al islaami'a (the islamic laws) what is a women's role in islam? that shoulda hav been the question for shaydaan's lawyer or devil's advocate my dear sis wallaahi right now am at point 2 feel sorry for u the reason being ur so wraped up in the western thinking that ur willin to throw ur religion, culture n the history of our ansecters down the drean over something which u heard or read in few years (dawacadii socod keeda ka tagtay kii kalena gaari weydey). underdog i hav much respect 4 u now cuz u detected the troubles that this young lady was havin n all these times u hav been reachin out 2 help her find the light n from now on there going to be the two of us cuz her brain is a teribble thing 2 waist. devil's advocate i hope that u don't take this the wrong way walaalo cuz ur very sweet n smart gal and i don't want u goin the wrong route n above everything ur my somali sister n i lov u .. OG ur the perfect women (maansha allaah)
-
WARAA OG-MOTI SAXIIB I LIKE THE POSTERS..KAN AAN UGU JECLAHAY IS " DLAC BILAASH" LOL..KEEP UP THE WORK.
-
dalaq kulahaa ...yaakaleeeeeeeeeeeeeeee... lol qac'qaac...mas iyo rah kulahaa..lol.. nuune todobada ma'aha xabis nooh..BAASHAALKA ADUUNKA YAA XABIS DHIHI KARO...
-
D.A qac'qaac gives me alergies..lol.. barwaaqo kaalay adiga arooska adaa ka baraanbureysid aan maqlay waxmaa ka jiro...nab nakatan nikaaxatan nab..lol.. D.A and qac'qaac iyo UD and X, if y'all need wadaad idin maheriyo Nuune aa joogo..naag 62 years jirto xataa waxuu kudaraa wiil hada timo kasoo baxeen.lol..manaxe ma jixin jixe..lool nuune meeshaan labo erey oo faataxo leh kusoo afuuf abti..lol..
-
Barwaaqo kaalay adiga yaa ku dhahay fatash nimanka faraha naga qaad nooh..lol..Old Chinese proverbs..faraha naga qaad yaaqee ama sifiican u jilci warkaada..
-
waraa Nuune nooc nooc dooq manaqon karyaa..lol..aaaaaaaaaa
-
waraa goobtaan yaa la xirin yaah..luuq anaga noo gooni ah uuba noqday ma is dhahdeen..waraa nuune naag 62 aa gurrsane sariir xataa ma u baahnid dhulka ee kumacdahay aa la dhahay by maka xaaji banaadir..lol..abuulan ku taraarax yaa abooto dhacnay iisha ilbuunee..najoota bilcilmika..iga faaf waxaas ma maqli kariyee....abuulan aa..uuuuuuuuu...
-
flirting $ucks because it just leads to no were and leaves you wanting more..I hate it..lol.. Waraa Rudy that was soft playa. The girl was welcoming you to her house and you acted a strenger. if you walked up to her in the kitchen, the family wouldn't mine i'm sure but you didn't because the girl wasn't your kind..lol.. X&UD should be the couple of the month..you guy act like y'all married in here..chill out y'all became like Qac'qaac and DA the other sexy couples..lol... why y'all hate each other chill out..man and have fun.... Now flirting, some of you said it comes in many forms and thats new to me.. because the only flirting I know is physical...lol..so ladies inlighen me about flirting..lol.
-
sexy is ok..you cheep A$$ storey was intresting you went from palestine to Israil to you cooking a dinner very intresting i finished my popcorn. and is that the Iraqi flag waaw you realy like the middle east tell me more.. lol.. I'm playing sweety is all good and I 100% agree with you because is not how much money you spend is how closer you become with that person..but sis becarefull some guys like is not good to bring them so close that you will cook them a dinner..because their appetiti is very high if you know what I mean..so becarefull sweety.. YA'LL tell me if you went to a date or had partner who was so broke that they had to elave thier wolet behind lol thats what I wanna hear..com'on
-
Nur sxb I realy like your topics but they are always too long to read...but once you start to read is hard to stop..lol.. Arranged Marriages ( In this day and age?), is very wrong in my opppinion. why simple, people are not the way they used to be..Before arrange marriage worked because the families raised their kids right lol..But now they think they are raising their kids right and Arrange a marriage between their son or doughter to marry some crack head or some used and abused chick.. our people somalian don't have this Idea of arrange marriage but thank god is fading away because we have found out that is not working. It exist in baadiyaha still today but is fading away thank god..A woman and a man should have the freedom to be with who they like not who their parents like because is not their parents that will be sharing a house and a bed with them..Simple as that..
-
AAAAAA I'm back so give a hug y'all.!!!! DA i missed you baby were have you been..I see your still chasing Qac'qaac why you like him better sis..He $ucks..lol.. Barwaaqo leave DA and qac'qaac alone or your not going to be invited to the qalwad.. Ck kaalay adiga in aa iga daran tahay waa ogtahay maxaa rabtaa..lol..Qarxiska naga daa miyaa sheekadada ee hoos noogu dhig..lol.. Adiga lafihii hore aa ka hartay Nuune na,siduu bajaq aan wax kasoconeen u daba socday aa lafihiisa duf kasoo baxday..Qac'qaacna DA oo u kulul uu gees isaga kuusi la'yahay maxaa sheegee..ani war cad aan wadaa..laakiin ii soo ducee waa da'daaloyaa.. :rolleyes: Intuition, tnx sxb wlc I see your new but wlc to the family..I'm 4real G, But I joke alot so don't take me serious all the time.. Hey there is love in the air so barwaaqo don't kill it, i might become the best man.. waraa raaxeesta kuwa ee ku baaratayna you know what to do, BEAT THE MONKEY. .for those of you who understand that.lol..lol..
-
shaxshaxleey abaayo qac qaac yuu ku waalin laga roone waaye waligiis gabar ma shukaan sanin, kooxda kale ayuu u ciyaaraa(if u know wat i mean)marka ha u bixin nac nacdiisa iyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah, ha ha ha ha ha ha ha ha hoo bariiska
-
THIS POEM IS CALLED (I WANT) I WANT 2 LUV U BUT I NEED 2B LIKED BY U I WANT 2 TOUCH U BUT I NEED 2B TEASED BY U I WANT 2 KISS U BUT I NEED 2B KRASED BY U I WANT 2 ENVY U BUT I NEED 2B ENCOURAGED BY U I WANT 2 CHERISH U BUT I NEED 2B CHANLLENGED BY U I WANT 2 MOVE U BUT I NEES 2B MOTIVATED BY U THIS POEMS STANDS SPECIAL PLACE IN MY HEART..... I WROTE IT FEW YEARS BACK ......
-
ADAM N STEVE HA WALLAAHI THAT IS KRAZY LORD HAV MERCY ON US QOOMU LUUD HAS MADE NICE COME BACK BUT ALLAAH WILL DEAL WITH THEM ( ALA YAKHRA BAYTAK YAA SHACBAL MASAARA N YAHUUD)
-
THE BLACKER THE BETTER, THE SWEETER THE JUICE , THE DARKER THE FLESH , THE DEEPER THE ROOTS I LUV DARK SKINNED GALS. UUUUULA LAAAAAAAAAAAAAAAA.
-
Popular Contributors