
Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
KULIGIIN DHEXDAAN IDINKA SALAAMAY, KUWIINA DHEXDA WEYNA DHABARKA AAN KA SALAAMAY. SALAAN KABACDI, MAXAA WAAYE GAME KAAN?? KADHIMEEY KADHIM OO LA CASRIYEEYAY MIYAA? ISKIIDKAAN IYO MAXKAMAD MAXKAMADAAN AANBA LA YAABANAHAY. ANI HALA II JILCIYO YAAQEE WAXAAN OO KALE IN AAN FAHMO WAQTO MABA U HAAYO.. WARAA OG-MOTI SAA U SOCOTAY WAXAA KAANTAY IN AAD DAD ISKA GANAA XATID. ACTUALY DARMAN ISKA GANAAXO OO ISKA XIR..WUUBA KU FIICAN YAHAY WAX LA ISKA XIR XIRTO OO LA ISKA DAR DARBEEYO SIDII MAXAA BIISTA MAREYKANKA OO KALE.. WARAA ATOORE MESHAAN NOO JILCI NOOH WAAN KA DANBEEYAAYE.. HALA HAAS LEE RABAY..MARXABA..
-
Otaango queen!!! don't fall for that answer, If a guy says to you," your a nice girl and you seem very inteligent" waa been tiis ha u bixin anaa ku dhahay..kaas oo kale omashiidiyo waaye..lol. As a guy I tell you the truth.. go for the guys that say back to you things like "girl your fine, I can't believe I finally got the chance to know you and maybe go little forther getting to know you." In this case you know 4sho that he is giving you a hint that he wants you too..lol..but if he says sillly thing like your inteligen and nice, he is just setting his trap because he know you like him and for you hearing them words, you will give him more attention..lol..I hope I just hellped you...lol.. I don't believe in crushes any ways..maskax xanuun iyo cagaarshoo aa laga qaadaa aan maqlay.lol. have fun y'all
-
Lool...hattteeeeeeeeeeerrrrrrrrrrsssssss!!!!!! rayaana I see you have problem with my home girl CK, well guess what, I'm on her side, she is 100 times smarter than you and your little friend Ilhaan, kynda the well know hatter, and ofcourse the clueless girl I think i don't have to say her name... listen you little girls, we are not here to start beef with you all soo please get lost if you don't have anything positive to say in this thread. Somali's can't never see others happy!!! Rayaana I know your beef is with CK, but sis CK didn't start this post and she didn't kick anyone out but by you responding negative and bringing alone some hatters aint right..I personly welcomed you but for kynda and ILhaan please find others your age to chitchat with...and don't think you could stop us from chatting in this thread.. Ingariiska aaba igu batay..aan badasho kistoo.... Ck waa u jeedaa meeshaan in nala soo raadsaday xumaanfoodleey hadii kaa hari weyso aa ladhahay hee, nuune ii dhameenooh...lol... waraada CK,qac'qaac iyo nuune meeshaan ha joojinina because of gabdhahaan..140 ee maroosaa anaga lee waaye, thats love and they hatting..naceeb badanaa ma yahuud bee daris la ahaayeen...lol... Ck. kanada hadii isku imaadid baasto miir camal aan kuu miiranaa runtii..adigoo timahaaga in ee koronto ku dhagtay loo qabo aa noqonee..karatee hadii taqaanid ani sabaaxad aan aqaana iyo gabasaar iyo dirac dafoo..istaagaan kaa dafaa runtii...Nuune adi sida uu QQ sheegay..single mothers aa canada ku go'geen sidii funaadada lamadaanyada aa kaga shaqeesid oo kale..aaaaaaaaa..hoo xulbada..lol.....
-
baadiyoos..abaayadiis iska aamus yaaqee yaa saacadaan lagu afduubinee..meeshaan shufto dadka admin ku dirto oo very imotional ah aa joogaan. you would be shoked to see waxyaalaha ee dad meeshaan ka xanaaqaan...laakiin is ilaali..dadka meeshaan isku wada hawo iyo isku cunto ma'aha.. qaar carabta ee kuleel iyo ceesh ku beer go'een, qaar canada ee chees burger iyo baraf ku dhalaaleen, mareekanka ee paystap iyo dirac jiid ku go'geen, qaar UK bee jaad iyo ruwaayad aadid ku dhamaadeen qaarna afrikee wili sponcer ku gumaadooyaan..marka dadkaan yeenan ku xag xagan ee admin ku fasax..Adi dadka aad af fahantid raadso ee la kaftan. intakalena eey cunsii... baadiyoos hala haas hadal ah kilkisha iigasho ee..ana waa sii fiyaateeyee....jaaw
-
Nin yaaban...your my hero man..loooooool...wlc back..sxb Tuujiska waa hadal hoos hoosee ah.. laakiin adiga waxa aa layaaban tahay awal ma'ogeen laakiin hadaan gartay nooh..lol.. gabar kaste meeshaan wee ku necebtahay maxaa waaye nin yahoo...waa baxday qac'qaac aa ku badalay..lol.. yaabka yaabkiis... waraa nuune sxb keen yaabane aa soo laabtay laakiin meeshaan adiga iyo asaga ma idiinku talaga galin...shabaq aa iga qasaariseen..malay mala idinka daban karo..naga wareegsada nooh.. new people holla... Ngonge wlc..this is the profect place to kill time...lol..holla
-
Awards 1. Best Topic Award = underdog 2. Funniest Topic Award = Nuune 3. Intellectual Award = Qac'qaac 4. Best Avatar = Nin-Yaaban 5. Best signature = Lucky 6. Best Nick Award = Nin yaaban..(love that name man..) 7. Personality/Character Award = caramel-kisses (the best) 8. Worse Topic special Awards = Darman/OG-girl 9. Life time Award = Underdog 10. Loyalty to SOL Award = checkmate 11.The most clueless Award= OG-girl 12.Most disagreed person Award= D.A 13.Best new rookie Nomad Award= Reerbadiya Girl 14. Best man in SOL Award= Nur 15. Best woman in SOL award= Try-me 16. Best group Award= qac'qaac, nuune, maskiin macruuf, Ck, lucy,reerbadiye-girl,checkmate,tuujiye,rayaana,try-me,kynda..ext 17.Most Opinionated group Award= D.A,XQ,Darman, 18.Most religious Nomad Award= Nur,Raxiima 19.Best behavior award= Nuune 20.Best Sol nomad Award= Caremel kisses thats the list..sorey I just had to add more... kistoo tuujis ee u baahneed meesha... No disrespect y'all..this is all for fun ...
-
Kheyr good topic sxb..good question..
-
Salaama Caleykum... waa Ina baqti lagde ee aan labo eray iraahdo.. Mob-deep sxb wax ala waxa aad dhaheysid waan kugu raacsanahay..laakiin hal wax, nimankaan waa jiran yahiin maa iska deysid..please sxb..niman calamo wato waaye xarash u xoor.. waraada riyaale iyo moorgan ma is dhaamaan labadoodana sxb waaye..lacag eena ka sameeyaan doqomadan ayaga faansho.. somaliland ma wada aha dad xun.. hadase waxaa ugu xun kuwa oo aanan wiligood aadin oona arkin ama ugudanbeysay bari hore, dagaaladii ka hor..kuwaas waaye kuwa qabiil iyo waa nala laaye meel kaste lataagan.. siyaad bare alaah u naxariistee, qof uu cafiyey ma jiro, mana uusan dilin reer somaliland kaliya wuxuu dilay reer puntland because ayaga ayuu the most ka baqi jiray..everyone knows siyaad feared the most by his own "******* " clan.. So nin kaan sheekha wato waraa latag bax nac nac daada iyo waanala laayadaada..waxa hargeyso ku dhintay 1000 000 times more ayaa xamar ku dhimatay 2days gudeheeda..dhiiga somalida ku daatay xamar iyo meel kaste wuxuu la mid yahay kuwiina ku dhintay soamliland.. Cuqdo iyo qurun ayaa idinku wada jiro ee somaliland dad fiican ayee qabaan laakiin waa idinka oo kale waxa magaca xun siiya. Somaliland in ee go'do aniga kama soo hor jeedo, maxaa dhacay hadii ee ku helaayaan nabad iyo xaq ha go aan..laakiin ayagii dhexdoodii ayaaba isku qayilaayo..we all know riyaale will not stay as a president and you guys hate him.. we all know the *********** clan will be treated as the lowest people in Somaliland as you could see how they have no power in the government of somaliland. so please don't act an angel and cry every were with your " we been targated crap" lots of people lots their lives in somali weather they have been targeted or not.. waraa nimankiina calamada waaweyn, lataga calaacal kiina meel kale because somaliya dhibaato waxaan ka weeyn ayaa heesato. dan yeesha ee waxbarta because waxaan aad sameynesaan waa jaahil nimo.. mob-deep sxb ragaan ha isku daalinin cudur ee qabaan oo wiligaa wax kama dhaa dhacaayo sxb..
-
waraa check mate kashifitaan aa bilaabee yaah..waraa ni cuntaan karin jiray adna dharka iyo alaabta aa dhaqi jirtay ..aaaaaaaaaaaaaah..hoo xulbada..lol.. qarxisul ladii aamanuu..waraa muxubo kuuseey beebigeeda aduu kuu ekaaaaa.loooooooooooool.. duqa ilaa hada asoo isweydiinaayo cunugiisa in uu dhalay asaga ama cida booyeeskeeda, uu ku tagay..ilaahey ha unaxariisto... Abaaa ma wadaa ila socod sii hadii aads rabtid wataxaa sidii tusbax camal yaah...
-
Wlc y'all I see there are many new members this month. I'm sure you will all like it here because is fun and little addictive so be careful. Be your self and never judge others. Always speak of your mind like I do. Never say anything bad to anyone because some people in here are little too serious but you could say what ever you want to me. Be careful with your jokes because others might take it the wrong way. LooL. Sol doesn't sound fun anymore yaah. LoL. any ways let me introduce my self with my famous history. In Somali .. magaceyga waxaa la yiraahdaa ganeral raanboow, rag yaqaan, fadhi kudirir, ina faata harowsi, madax wargale, air marshal KOOBRA!!. dadkuna waxey ii yaqaanaan qaar maroodi. Canadana waxaa la iigaga yaqaanaa MAD DOGG!! ( eey gii waalnaa) waxaana kusii magac dheerahay GARAB TUUJIYE ileen waa raaxee.. badaan gogladaa, buurahaan barkadaa, geedahaan ku fadhicishaa, dadkuna hee..100/50 aniga ayee iga amar qaataan.. waxaan kasoo baxay jaamacada caanka ah oo looyaqaan sabaaxatul duureed oo kutaala bartaha aduunka meesha uu ku dhamaado. waxaan ku taq suusay siyaasada naagaha iyo xagadooda tuujiska isbeshaly single motherska..waxaan kaloo kafara dhaqday oo kusii taqsuusay baran barada baalkeeda oo loo yaqaano kor' oo kor iiqaad.. waxaan ahaa hogaamiyihii ciidamada single motherska ee dadkada dariskaaga..waxaana dagaal waa ku qaadnay 100 odayaal oo ku guraya jaadka ayagoo fadhiya maqaayada TIM HORTENSKAaa.. meshaas waxaa ka dhacay dagaal aad u culus oo lix gabasaar iyo 10 kabona ku jabtay oona lagu dhaawacay 3 single mothers oo isku dhacaaya.. dhawacaa markuu dhacay, oona la iisheegay waantaan caro daraadeed la dhahay ..way oo way..!!! to be soosocod..lol... waraa ii bashaala.....anigoo ah ina baqti lagde.....TUUUUUUUJIYE
-
lool..QQ.. maxaa dhahday..maba fahminee...lol.lucy ii jilci yaaqee baryahaan buufis aa iskaga kee dhacay..imtaxaano aa lafdhabarta ilaa mindhicirada imaray..lol.wax aan fahmo hayaraatee maba jiraan..
-
the brother is new and mybe he doesn't know the rules and you guys didn't even give his an advise man.. Bro say what eva you like but make it clean sxb..This is not like somalinet. but bro share your views of anything with out disrespecting others..Ther're some bad people in here that act good and I think you are better than does people because you aint hidding. Bro feel free of sharing ideas but let it be clean..wlc sxb waxaa rabtid sheeg hadaad raadineysid gabdho mpls joogo na luuqa ugu gal meeshaas ku qal qal..lol... mpls aa joogaan,carab,engariis,canadees meelkaste ..kuwo aa otaango ku taqaanay xataa lool.... kaabo wlc to sol..
-
lool "nuudo jeesto"..lol..feebaro eeba nagu dishay bacawda..tuugoo ee ka danbeesaa aan u maleynaa..laakiin yaa tuugo gabar dirac gaduudan. waa u jeedaa qac'qaac aa ku go'go sidii xaashi dhamaad ah siduu lucky u tuugaaye..lol..yaa muslimiin..lol.. Ck adi kaalay garees soo xiro nooh. mise waa danbeesaa wili cambuur djaboety aa xirataa..lol..mise alaabta bacadlaha..lol.. Nuune.maxaa waaye gabdho badan aa kusaaran maal mahaan sidii aboorkii camal aa meelkaste laguu jar jarooyaa..lol..
-
iyaaaaaaaaaaaaah...Og-moti Ck aa staraasho soo qaadatay oo kaatir tir tee...lol.. cK BOOTO BADANIDAA CUUDKIYEE waxaad u hadashay sidii qof lasoo jibiyey hada kahor..abaaaaaaaaaba..lol.. Fiiri Ck gabar hadee nin jeceshahay wax ala wuxuu rabo ee usameesaa..thats fact..and you know it too...nin naag jeclaaday aa ladhahay wuu waashaa "stocker" naag nin jeclaatayna doqon bee noqotaa " hadalka maya maba taqaano" lol..thats a fact..marka Og-moti waxa uu dhahaayo dhan wee shaqeenee si orod ah wili hadii ee gabarta jeceshahay..marka yarta bootadaan caatada ah naga daa nooh.. tuujiska aab ku fiican tihiin ..naag wax ee tuujis ka jeceshahay maba jirto..lol.. ibaashaala aqyaarta..OG-Moti ugu taag taagso kistoonooh qoftaan..lol..
-
I came to realized in my short time here is that you, nuune and few others seem to create this lil "somali speaking gang" that think only they understand af somali and for some reason pick on the sisters! Yarta sida aa dhahday meesha waa ku cusub tahay yaah..."somali speeking gang" loool..yarta agaain meeshaan waxaa la dhahaa somali online yaah.. just because we understand each other and chill withe each other in that post immagerents don't mean we are a gang..you have me, nuune, Ck, qac'qaac, maskiin macruuf, lucky and others who come to check us out.. kynda I know were you coming from sis but don't judge others with out getting to know them. we are not a gang, we are friends that understand each other and never get mad.. And we happend to be speaking somali... Kynda you are being hatter by calling us a gang.. every one knows nuune is the coolest cat in here and my first SOL friend and some people happen to not like qac'qaac so you decided to go on their side..lol..look around and see how your friends are with others..lol.. anyways kynda wlc to being a nomad and please take back what you called us because thats ugly and hatting...
-
waraa kac kac ..waa laga cabaaday aan maqlay nuune..pm uu wax ku qaloyaa anagana zabta nooguma yeeraayo, gabasaar iyo dirac iyo kastuumo aan iska difaacaa kulahaa..been badnaa ma yahuud ee daris yihiin...
-
lool maskiin macruuf waraa kaalay adi fuundi maa ahaan jirtay, sarahaa aa xamar ku dhisi jirtay aa lagaa jibiyey hadaa in aa xarfo dhistid aa bilaawday yaah..lol.. mob deep..thats northern nayaana waa national. marka isku mid lee waaye.. Me if a guy called my sister or my mother a nayaa I will beat the $hit out of him walaahi.. My father never called my mom Nayaa and my sisters were never called nayaa. Thats why I never called a sister nayaa and i won't called my feture wife nayaa because thats a very ugly word walaahi and I don't understand why men call their wifes that!! Ck adi xasad aa tahay walaahi..wiligaa nin laguma dhufto labada lugood dhexdoodo...xanuunkiisa hadaa ogaan laheed lee..abooooooooooooooooooooo...is ilaali raga qaarkood wee ka kala weyn yihiin meeshaas soo xanuunka wuu kala duwan yahay.looooool... any ways nice topic..
-
waraa mo-yusuf...filinkaas yaa ka atoore ahaa...cali dheere iyo hemamalinaa..loool..mise mintuum yaah....beerjileecaan maxaa waaye abaa..lafdhabarta hagaajinooh... suurahaan maxaa waaye yaaqee..wlaahi meeshaan dr.phil ee dadka dhan noqdeen nooh.. naga daaye beerjileeca ilin aaba naga keenteenee...mo yusuf" qalbiga meel buujiraa" looooooooooool...
-
waraa checkmate adi kaalay jiid jiidkaan maxaa waaye? qumayo haku haruuftee waraa iskaarso maaba taqaanaa ilaa hada waterproofkii xamar aa wadataayee..lol..kabo sheega baabuurta laga sameeyey..lol.. qac'qaac iyo lucky xalwada ha iga qarsanina yaah
-
waraa kassem meeshan ma aha somalinet.. Gabdhaha aad raadineysidna maba joogaan meeshaan maxaa yeelay waqti uma haayaan..meelkale ee kuunto kulux luxooyaan.. meeshaan gabdho aad u caqli badan aa joogaan kaabo wax wax luxoo kufiican maba arkin ani.. balaayo ku luxday..lol... lol...waraa home boy wlc but you gotta change your style to down low..lol
-
Iyaaaaaaaaaaaah..baryahaan wax kaste aaba laga hadlooyaa..lol.. kynda hadii aad guyga is jeceshihiin oo isku kulushihiin, in aad sheekeysataan ma'ahoo see waaye adi..Su'aalo baxar aa imaanayo maxaa dhacay waxkaste in banaanka aad isku dhigtaan waaye hadiiaad tihiin labo qof oo israbo oo aad isku jecel oo anan kala hari karin sidii labo kabood oo dacas ah..I think he has the right to know everything about you if y'all wanna take the next step merraige.... ps. don't think habeenka arooska in waxaas oo kale la ogaado..infact habeenka arooska gabarta diyaar waaye.. .. waraa nuune kynda sabaaxad magaarin wili tuugoow ee maroosaa ee kolkooli..lol...aaaaaaaaaaa... baaba qac'qaac maxaawaaye meeshaan yaqeen.. ck waxgaradka aan kugu jeclahay yaaqee...simple aa waxkaste uugaga dhigtay dadkaan..ilaaheey feebaraha hakaa dhooro...
-
Baaq ma meeshaan laga bixinooyaa..lol.. Naag waxaa la dhahay, hadii ee nin iyo lacag isku hesho wax kabaarisan lama arkin..lol..I believe all women like money and good sex lol..joke.. hAye try-me aka aboo itijaabi maxaa dhahday jaceel idha'la..yaah...jaceel indho'la waxaa waaye dhagax lasoo tuuray oo kale, qof aa ku dhacee waa xanuun jinee ..iga qabo labadaas eray oo caatada ah.. Naag nin haku jeclaato diintiisa iyo dabeecadiisa iyo quruxdiisa... Nina naag haku jeclaado diinteeda iyo dabeecadeeda iyo dadka agagaarkeeda..
-
lol ck chechmate xamar wuxuukuwa oo eelaha la dhihi jiray...magan ala magan rasuul..lol. lacag markii lasuu suu u dhahaaye asxata waa ku taraaraxye..lol..Canada sida uu u imaaday makasee..lugees..lol..xamar ilaa iyo inta magan ala iyo asxanta uu kusoomaray..naa neestiisa asxanta aa la dhahaa..ilaa hadana dhoorkii uu leeyahay..lol..runtee ma'ahoo yarka..
-
marxaba maamo kileelee..
-
Waraa ani waxaandhanwaxaa iigu daran kan calanka mareykanka wato. taraq iikeena howdiisa aan kacshee... Perfect wax ah waa jiraa..Ilaaheey abuurkiisa aaperfect ah. Qofkale oo noqon karo majiro... Ck lol..Ani waa marjin lahaa..lol..
-
Popular Contributors