Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Amxaari!!!!!!qoftaan coca kola dhacday ee cabtay aan u maleynaa... Yaabka yaabkiis.........
  2. lol checkamate...waraa facaa reer aaqiraad waaye..looooooooool.... Og-moti u sheeg yaaqee....lol... waraa hadaa rabtaan in aad is yareysaan, da' been lee sheegta nooh..lol..it works for the flight 13..lol.. jaaw..
  3. phil is a girls name?.............cajabtul ladii.. Juxaa aan la yaabnaa hadana phil maa ku darsamay.. tuujiska ii sii wada..
  4. Meel libaax soogalee lo' majoogeysee.. waa lakala leexiyaa liin iyo caano. leeloo lee loow yaa leelaa..leela leela yaaleela.. lama suus galee madadiir..iyaaaaaaaaah......... ok ok.. checkmate waraa waabsiga jooji waraa...lafihii hore aa ka hartay nin yahoo..da'daada dadka ahaa reer aaqiraad waaye..sheeko waxaa noo shegeysaa oo caato eh..lol.. Juxa ayeeyo..advise waxaa bixinee oo cajaa ib..kaalay bakaraha tabakaayo maa kaaga furnaan jirtay?... OG-girl...sorry sweety but i would advise you to keep learning your mother's languege sis..4real..go to school, read book, listen to tapes, anything that would help you sis..This online thing is a joke it will not work. Is too public you need some private learning.. I know you don't like me but take my advise sis..ilaahey kheyr hakaaga dhigo.. waraada gabarta hadad caawineysaan caawiya, hadi kale, leerta siiya (iska daaya)..nacamtun.. ii baashala sidii carab naag helay oo kale.lol.. jaaw..
  5. cajaa ib..walaa aragnaa walaa maqalnaa..xitaa walaa urinaa... cajabtul ladii!!!!!!!
  6. Waraada maxaa waaye nac nacdaan...Gabdhahaan iska daaya hadalkooda dhan waxee ka tahay jaceel..lol..Ayagoo saas kuu ceynaayo aa wili shukaansan kartaan.. anyways.. Juxa warka soo tuur adi. Ciil aa kugu galaangashee..lol.. Yawaaye asbaxa Otaango kaaga soo dhuuntay..lol.. Checkmate miyaa ii sheeg anaa kuu dhangadenayee..laakiin sunta nagadaa nooh...wili tiiro badan aa nagu hartee...kaanbiyo xitaa mala gaarinee..lol.. Gabdho, nin hadii aanan rabin maxaa rabtaa?...cajabtul ladii..
  7. Nuune iska waran adeer..keyfa saqiir..dariska ma roonoo, ... Adeer is wareeriskaan maxaa waaye laakiin..Sidaa noo waday sheeko qamaam ah aa noo bilowday nooh. Ani weardest topic aan qoray tirada ee ka badatay aan u maleynaa..lol..barkee wax kaste aan qore adi iyo labo kale bas aa fahmaan..loool..markaa topic kaan aa bilowday yaa ugu dan leedahay nin yahoo..lol. (bajaq waxaa ladhahay, side tahay ee ku fiican tahay)..aloore saas lee ahaada... jaaw..
  8. lol...ani sheekadaan oo kale hadaan dhageysto waa ku marqaamaa...lol..shukhul bakaaro aa ladhahaa..lol.. waraa Qac'Qac kaalay shekadaan maxaa adi ku dhex gashay?...lol..gabdho lee kuwada jiree..sheeko gabdheed ma'ahoo..lol..mise siyasad aa xadeysaa..lol.. ii baashala...shekadiina labari iyo uunsi aa kaoo carfooyo...lol..zub uris lee ahi ani...ha u bixina..lol..
  9. Ani magac badalitaankaan aa idhibay yaaqee.. check yaa waaye qoftaane..Abaayo magac badalitaanka naga daa nooh.. Ar QQ aa nool..in uu feminist cudur ladhaho kugu dhacay aan u qabee..ilaaheey fardaha hakaa furo..lol..wlc back..wax kuma dhaafin, afsomali lee wili labaranoyaa..lol.. checkmate meeshaan private message ma qabto miyaa..? jaaw..
  10. looooooooooool juxa....checkamte hoo bariiska (have some rice)lol.. next word MUSHABIYEERI..(reer hamar)=?
  11. waraada maxaa ka hadleysaan????????/ waa idinla qabsan la'ahay man... wareerka aduunka........!!!!!!! jaaw jaaw...
  12. Juxa, yarta hadii tuujis raadineysid waa ogtahay anaa kuujogo nooh..barwaaqo facaa ma'ahee..lol.. waakaa yartahay amee kugu suuxdaa.looooooool..joking y'all... Juxa haye shiikh lee usoo celinaaye su'aashiisa nooh. jaaw
  13. shiikha gabar maheshay mise wili wa radineysaa?.. meeshaan waa lagaa iloowey..ee waan kuu so ceshay... Tuujiye,aka bakaaraha..
  14. kaalay Tuujiye oo maqnaa aanan loo xiisin adi see lagugu xiisa..xisbiyaa tahee..qamaam yahoo... sheekada bakaaraha a litimaaday yaah..who missed me kulahaa..lol..
  15. England maa south iyo north loo kala saaray maanta...England waa wadanka aduunka ugu foolxun...anaa tagay oo ka marqaati eh..the size of Toronto waaye wadanka dhan hadii eesan toronto weyneen.lol..laakiin walaahi England ayadoo ah wadanyada aduunka ugu xoog weyn oona ugu lacag badan eyee waxey ku noolyihiin sidii waagii hore camal..dad wili baaf ku qubeysanaayo, oo burjiko wax ku karsanayaan..muskhusha xitaa waa la kada loobsanaa..lol..baranbaro iyo jiir haku dhafaan, waxee kamid yihiin caruurta reerka..lol..England haku faanin man, wadankaada somalia oo jajabtay aa dhaanto..lol..waxkale south iyo north ukala bixi.. anigoo ah ina gacma taage oo kumagac dheer (bakaaraha) waxaan idin leeyahay..ha idiin macanaato..asxaabul qamaam.........
  16. looooooool@gudcur....lol.. Waraa Checkmate since when you learned that kind of somali man? Stop reading the dictionery!!!! Any ways I think this is a good idea by our sister Og-girl so lets help each other and learn something new..education has no age and gender as they always say..if you guys don't think this is not helpful, well you are wrong. I think is a good start and I'm happy for those that are serious about learning their mother language.. Maansha Allah..Ilaahey ha idiin sahlo=may Allah make it easy for you guy.... my word : Birqabato jaaw guy ii baashala= have fun..lol..I like this..
  17. Tuujiye

    -1

    I will be more like pimp gangsta RAAFITo or ISFIILITO....>or some thing more clasic would be shaati cade....or...geedi shanboo..lol.. yaa doooon't know people.... peace
  18. I for got some people that I wanna ad in here... legend of ZU (raali noqe ee dhibka nagadaa) Magnoon Girl (Dirac badalka iga daa waa kugu wararere) Mranbo( adiga Dhiblee maa wadee..leer nasii nooh) I read what u guys post too..And is lovely... thanks asxantu..
  19. Cute sista..yes there is a good man out their...ME!!....laakiin dacas la'aan aan ahay..lool..shaati baati igu dhamadayna waan wataa..lol.. Jaaw Maaaac!!
  20. 1. Nuune 2.checkmate 3.Ck 4.Juxa (nice to know your a she ..wareer) 5.MMA 6.Qac'qac 7.Try-me 8.Qaxooti computer heshay 9.OG-moti 10. Rudy 11.Nin yaaban These people have my vote..I always look for their posts..lol..you guys ilin aa iga keentaan some times. I'm here in SOL just to have fun and u guys always make my day... tnx guys.. Now if this was talked about before, well I just mentioned it once more...Like 50-taano would say "AHAA!!" jaaw...
  21. waraa gabarta lugaheeda iska daa..wad erab daran tahayee...waa ku sidee dee.. hee waana cadibeysaayee..dee iska daa inanta..naw!! TUUUUUUJIYE...
  22. nuune meeshaan waa lagaa ilooway waa kuu soo celinaaye lee... jaaw..
  23. yarka yartaan psycho ee isku bixisay..dhinac ee ka cadahay dhinac ee ka madowdahay..layaab ma'ahoo..qac waaye..tooree yee kaa taagin..lol..
  24. loooooool...juxa...crush waxaa u roon ilaa hada waa la raadinooyaa..suuqa siigale ilaa iyo china aa loo maray.. laakiin juxa magac nin waaye iska badal..cabsi aa nagu diloosayee..finka cuudu bilaah.. Ani ma isku kiin sheegaa...waa diiday..iinyow.. jaaw