Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
Xasuus dheera ma maama kutubee walaasheed baa...Cuudu bilaah.. Jaaw
-
Yaree Africa Jaahiliin Haka wada dhigin yaah.. Hadii mid jokoraay baabuur dar daray nasiib kiis..lol.. Kaalay ISlii wili mataagan tahay, beynaka cuudu bilaah..Ar meeshaas mexee somaali soo bar baarisay. Xaafad waalan ee aheed...Laakiin Maryan, Otaango meel la dhaho aa ku dhaaftay iyo quruxlowgoo " dhuudhi" la dhahi jiray... Ii baashaal hee, Caanihii sedex xagalka ahaana ka dharag. iyo mukaati...lol. Jaaw
-
Balaayo Kula shaqeysay.. Juxaa runtaa waaye yaaqee; but kama weynin dadkaan ee waan ka waayo aragsan nahay. Badan kood carabaha ayee ku dhasheen iyo Kenya.. Aniga iyo adiga, shoobaro,QQ, Nuune ext waxaan ku dhalanay Xamar Cadee. Marka Sidaas daraadeed waaye waxa aan isku baale nahay.. Aniga maba Fahmo Dadkaan Carabaha ku dhashay maxaa yeelay isku fikrado maba nihin. Iyo kuwa America la qabsaday. Marka hadaa na neceesid oo aan duq kaa dhigeeno.." Finyaha" hana nugu soonoqon.lol.. Jaaw
-
Ngonge, Nin isfaansha ayaa layiri, waa Lax is nuugtay.. Jaaw
-
marax yahoo xabadka waa isalaamaye nooh..Ani in aan salaanta ka qaado daraadeed an u fiirshi. Laakiin hand shake maka dhici meeshaas, fiig aa ka dhacay..
-
Ar islaantu buufis badnaa ma wadaadee qabtaa!!!!!!! waraa Shoobaro juxa tacluuga badan kadaa xaajiyo qamsiin ma'ahee.. Juxa adigana qandha kula been badnaatay, aloo yaa bacaad kugu haqbiya..Anagaa naga dhaadhihihee in aad ku dhalatay banaadir. banaadir 1980 ayaa la dhisay. 1980 waxaa ka mid aheed islaamaha dag mooyinka. Or should I say hooyooyinka kacaanka.. Waxaa ka socotay dagmada war dhiigleey.. Adoo bushimo gaduudan aad u qabto in aad rooseeto kusoo quraacatay aa waxaa octobar kaste heesi jirtay " wardhiigleey wazaarad waaye, Inta kale wakaalad waaye" miyaa ilowday.. Ar maxaa lafo xagaan ku dulufooway..Shoobarona meeqo caasi buu atanti ka'ahaa..Asagoo caloolkuusan aad u qabtid in uu cunug laqay... Nadhaafa ebeenta nagadaaya daaco qurun aan qaadnee Inigoo ah ina khoryo gurato oo idinleh Jaaw
-
I didn't say get lost; I said geed loos..lol Jaaw
-
If you are somali, I would not be "surprised". Yes I am 1000%%% and your point is? ngonge bro We didn't call them kufars, we just mentioned our differences thats all.. Shica's are muslims but we don't agree on the same things. If you go way back on the religion side you will see some amazing debates about shica and suni by some nomads here so I won't make this big deal. Jaaw
-
lol....Bajaq xabadka tin kuleh wiligaa ma aragtay Shoobaro..lol..And it wasn't a man..lol checken lee saas yeeshay.. Jaaw...
-
Juxaa...............magacaan nin aa leh. Shimee nin noqotay adi xaakho haku hardisee..qandha kula magac fool xumaatay.. Juxa..lol..fiiri shaatigii kala anoo ganjeelo ka boodayo ayuu iigaga dhagay nooh. Sidaa sheegtay waaye..Waardiyahoo oo bud waalan wato aa i bursanaye iyo islaantoo wadato danbiilyashii lagu soo adegi jiray.lol.. Shoboro waraa adi wareerka jooji.. Jaaw
-
Viking yes bro thats what I'm trying to say
-
EM yarta Qac'Qac waxa uu sheegaayo hadaa ka danqatay u sheeg laakiin U know waxa uu sheegayo waa run.. QQ I agree with you..All khaliij and all Hindi people and pakistanis..Shukhul Ameerican ee kawada danbeeyaan. And some somali here in Canada iyo USA oo u maleeyaan America hadaa joogtid waxaa loo dhaqmaa sidooda oo kale.. Guy somali ayaa hada kahor igu dhahay "I'm living the american dream!" xanaq daraadiis Blue aan noqday nooh. marka nugu kala wada qofkii diidaya in wax jamciyona ma maqashay, "biyo kaabadan wee ku qaataan".... Jaaw
-
Waraa maskiinka xagee ka dhacday !!!!!!! Ziyaaro aa ku maqneed aa ladhahay..waxaa soo ziyaraneysay abkoogaa oo ku dhintay madagaskar.. warka soo afuuf kaabo.. Lazy the spilit was about money more than it was abaut qabiil. 180,000 to the tournement!!!!!!!Thats lots of money for only two weeks of games. Iinsha allah they will unite because they are talking. jaaw
-
Dabeecad xuma ma daba cadeeyaa..Juxa yaahuuuuuuuuuu baa lagu yiri ama yidhi..Dhoore aa macawiis ka daftid ilaaheey hakuu sahlo..Aloo yaa sabaxatal dirac lakaca. Shoobaro Juxa aa ku sheegtay magac badalka naga daa dayuus yahoo. Hadaa ka dhuumaneysid gabarna, dhinaceega fareejo ugu soo shid ayada nooh. Anaa kuu asturaaye. See camal adi.. ina dirac hurgufe oo idinleh baashaala. Jaaw
-
OK sue so your here to make us bored? is that what your saying?..lol.. Yarta geed looos baa lagu yiri
-
SOL saan maa u Dan beesay.!!!!!!!!!!! Barney show in lagu dhigo maa u danbeesay!!!!!!!!! finka cuudu bilaah..Cahsarkaan waa ugu cusub yahay..subxaanaka.!!!!!!!! jaaw
-
Maxaa la dhahaa Mali chicks? MAli wadan magacisa soo ma aheen oo africa ku yaalo..? Mise cashirkaada ciyaal aan ahay faraha iga qaada waaye? Jaaw..
-
Waxaan oo kale ani suuro aan u aqaanaa..Ilin ayaaba naga keenteen qaarkiin..specialy OG..confusion aan ku jiraa kulahaa..Maxaa kudhacay diinta aa baraneysay.. Shoobaro you being here just made some people bad..you turned good people to bad and bad people good.waa adiga oo kale olale lagu qaadaa wili lagu shabadeeyaa si meelkaste lagugu garto siyaasadada..lol.. ii bashala....
-
Hadaa adi big forhead qabtid anaga ma qabno..
-
Sue did you get tired of your boring friends? geed loooooooos baa lagu yiri!!!
-
Lazy good for you sis..
-
Aamina hadee kun shiriso qaraar maakahayo? Naag tii aheed aa ladhahay, Kun ee shiraa Hal ee ka doorataa.. Nin kii Ahaa aa la dhahay 2000 uu shiriyaa Midna maka doorto..Ajaaaaaaaja..
-
Maxaa waaye buuqaan!!!!!!!!!!!! Kan beenlooga ah lee fiirsha. Juxaa debaacada xun waxaa u fiican aa ladhahay xaarka malayga. Makuu soo xawilaa?..lol.. Jaaw
-
Shoobaro, waraa gabar weersho ah maxaan ka falaa markee joogeen kuwa badan oo afar indhood eh. Laakiin adi heesta calanka taa romantic song ugaga dhigeesay, xagee ku danbeesay. waxaa maqlay islaamaha dagmooyinka ee ka midnoqotee..warka igu afuuf nooh.. Jaaw
-
Waraa sujuu, waxa aa dhahday labada ugu horeeso ma'ahee waxa kaledhan mar danbe yaanan lagaa maqli...meeqo somali aanan daqarneen baa jira, meeqo somali ayaa heesi karta gulwadoo siyaad? Waraa your somali because U just R..lol..
-
Popular Contributors