Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
MURTI [(Saddexley)] for dhalinyarada Cireysatay
Tuujiye replied to Tuujiye's topic in News - Wararka
lol shoobaro..Nice try.. Jamal sxb ma qarsoneyn. Saddexlaha waxa uu ka mid yahay farsamoyinka lagu barto luqada iyo wax fahanka. Saddexle 2 1. Saddex waa rag. 2. Saddexna waa Rag-karooni 3. Saddexna waa runtood. 1. Saddex waa rag 1a. Ninkii nin wax u doonta waa rag. 1e. Ninkii wixii loo doontay baxsha waa rag-karooni. 1i. Ninkii “Illaahay baa wex heli kara†yiraahdana waa runtii. 2. Saddexna waa ragoo : 1a. Ninkii naag garooba guursada waa rag. 1e. Ninkay nolosha isla dhameysaana waa rag-karooni 1i. Ninkii furaana waa runtiis, oo horey wixii loogu furay baa ku wacan kara. 3. Saddex kalana waa ragoo : 1a. Ninkii libaax raadsadaa waa rag. 1e. Ninkii soo dilaana waa rag-karooni. 1i. Ninkii ka baqaana waa runtiis, oo waxa waa libaax. Wareer badanaa... -
Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)
Tuujiye replied to Paragon's topic in News - Wararka
War dhalinyaro cireesatay meesha miyaa laga ogol yahay yaa. Sidiuu saxiibkeey rainbow sheegay, dee aniguna waan is celin kari waaye oo bikradii yareed waxaan ugaga imi meel cidla ah. Baashoow beenta ma ihin oo kuleel iyo abaar baa jidha. Miyiga maanata roob kama da’in oo geelana haraad buu dhutinayaa. Horey baa geel-yaqaan u yiri: Cirka oo gaddawaamey Dayoxoo galka diidey Dhulka oo gasariirey Dhirta oo gabalkeediyo Garaskiiba har waaye Oo caana gaasir noqdeen Iyadaa la gumrinoo Gurboodkii yaryaraa Galax looga lisaa. Wareer badanaa. -
Sniper, Uunsi yo macawiis maxaa isku keenay? wareer badanaa
-
Download: Nomads Have a Home Desktop Background series
Tuujiye replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
waraa Jamal Awoowgey sawirkiisa kasaar meesha waraa...Xagee ka keentay????????????? Yaab badanaa -
posted by DA. I picked al-qieda, because they are the same as all those other little terrorists groups. Where are your facts sis..Let me guess from Newyork Times or CNN. The real terrorists are Bush and his aaaass kissers. You remember what they did to them prisenors raping them and ish.uff. Al-qieda is a scape goate for America and their assssss kissers. gudge both sides. remember them killers have their heads covert So you don't realy know if they are black, white, arab, chinees...Don't belive everything you see on the media sis. Thats just silly. wareer badanaa
-
MURTI (Saddexley) Murti marka la leeyahay waxaa loo jedaaquluud duluc iyo ujeeddo leh iyo dhadhanka, macnaha, dhugta, iyo xigmada ay weero, tudco ama hadal leeyahay oo ka qaab iyo dhisme duwan afka iswareysiga, hasaawaha aan sugaanta la lahayn, iyo iska sheekeysiga caadiga ah; waana kasmo aqoon shishe ku dhisan, oo mid fac weyn iyo mid cusub labadaba leh. Saddexley 1. Sadex baa waxey tiri: “Marag illaahay waxaan ka nahay inaan macaannahayâ€. 2. Sadex baa ka daba tiri: “Marag Illaahay waxaan ka nahay in aad macaan tihiinâ€. 3. Sadex kalaa ka daba tiri: “Marag Illaahay waxaan ka nahay macaan iyo kharaar waxaad tihiin midna inaanan aqoon†1a. Malab baa wuxuu yiri: “Marag illaahay waxaan ka ahay in aan macaanahay†1e. Carab baa ugu maekhaati furay oo yiri: “Marqaati illaahay waxaan ka ahay malaboow in aad macaan tahay†1i. Far baa waxey tiri: “Marag ilaahey waxaan ka ahay malaboow macaan iyo kharaar waxaad tahay midna inaanan aqoon, carabkana anigaa kaaga hor mara†2a. Qur’aan (diinta) baa wuxuu yiri: “ Marag Illaahay waxaan ka ahay in aan macanahay†2e. Caalim (shiikh) bartay baa ugu markhaati furay, ooye: “Marag Illaahay waxaan ka ahay Qur’aanow in aad macaan tahayâ€. 2i. Jaahil (xaga diinta) aan wiligii fooda dhigin waxna ka aqoon baa yiri: “Marag Illaahay waxaan ka ahay Qur’aanow macaan iyo kharaar waxaad tahay midna inaanan aqoon. 3a. Gabar baa waxay tiri: “ Marag Illaahay waxaan ka ahay inaan macaanahayâ€. 3e. Nin geya oo geda-yaqaan oo ragannimadiisu dhan tahay baa yiri: “Marag Illaahay waxaan ka ahay gabareey inaad macaan tahayâ€. 3i. Khaniis baa wuxuu kadaba yiri: “Marag Illaahay waxaan ka ahay gabareey macaan iyo kharaar waxaad tahay midna in aan aqoonâ€.
-
Tamina..in my university our somali student association have an special day for culture. So most of the somali guys their wear their macawiis on that day. But I wear it atleast 5 times a month just for fun.
-
Download: Nomads Have a Home Desktop Background series
Tuujiye replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
LOL sahal..Gabar shiixeyso ee iga heysaa maa iska tiraahdid..lol..Luuq luuq maroo hee......... Wareer badanaa -
OG-girl for the first time in SOL me and you agree on the same thing. We should have a party..lol.. I agree on every thing you said. we should not gudge too soon. Northener, you are right. Somalis will always chase money. Lets prey for the brother in uu ilaaheey kasoo fakiyo dadkaas iinsha allah. Walaahi waa qalbi xanuun. Imagine how his kids,brothers,sisters,mother and father feel. Inaalilaah wa inaa ilehi rajicuun... Wareer badanaa..
-
Aryaaaaaaaaaaa hada somalia i geeya oo iga taga...Wax kaste aan isku daye..
-
by DA. Actually the brother was telling me that msoques are basically men's club DA are you serious? Ok this is what the brother has said to you. This is what the brother wrote. J11 your 100% right about this! and By Allah we muslim should only seek that which benefits us! As Aisha said, when The prophet of Allah(saw) was faced with two situation he would choose the easiest one! In the End sisters, Allah will weigh our deed on the scale, So Why oh why would you want to go to the Masjid to receive less rewards, shouldnt we all strife to Maximize our good deeds? And I agree with the lack of space in the Sister section at the masjid, however think of it as a blessing, Allah only wishes the best for you! Were do you see him talking about men’s club. I think you see things or understand things negatively after all every topic you are involved you are negative and never positive toward what men say. Get real and get educated.
-
DA your right xoogaa qandho ayaa iskee heysa.. Is ok if you don't wear dirac is not for every girl.
-
Does of you who are quarrelling with DA have to recognize that, what ever you say, It won’t vary her mind because is already made up. If you think you have answered the right way guess again. She denies your point whether is wright or wrong or even if she know that’s true. EX. By Allah we muslim should only seek that which benefits us! As Aisha said, when The prophet of Allah(saw) was faced with two situation he would choose the easiest one! In the End sisters, Allah will weigh our deed on the scale, So Why oh why would you want to go to the Masjid to receive less rewards, shouldnt we all strife to Maximize our good deeds? And I agree with the lack of space in the Sister section at the masjid, however think of it as a blessing, Allah only wishes the best for you! This is what she said when Adiinul Nasiixa gave her this answer. To salafi, Thank you for stating that women get LESS rewards for going to the house of ALLAH. Too bad I've never read a quran verse that said that. What if a woman wants to be the best muslim she can, and go to the house of Allah to pray or to make taraweeh.....we should kick her out because obviously she should be in the house right? makes alot of sense. But then again, not everyone is a Salafi!. Now this sister didn’t look at the fact that this guy agrees with her point and he is even giving her more knowledge of her diin. Now she contradicts her self when she is arguing with NGONGE so she could defend feminism. She writes this. Actually, Women don't go in huge numbers because they've been taught that its not "obligatory" therefore, their presence is not required at the mosque. I thought she didn’t believe in this on the above declaration and what ever happened to being better worshiper; I have to go to a mosque. For the people who really understand the article buy the Jewish lady, please don’t bother to explain because this sister wouldn't have started this topic if she didn’t agree or been brain washed by Zionist theory of Islam weather they are right or wrong because their intension is not right when it comes to Islam. I personally disagree with D.A and her contradicting arguments. And for does of you who fellow her footsteps, ya betta watch out cause y’all playing silly and dangerous game. Don’t just argue about things that you are not educated for. Wareer Badanaa...
-
Xasna you are right sis I shouldn't pick on her like that. Am not sure what the situation is here but i have noticed that a lot of people are calling on her But sis why don't you ask why? why is everyone saying the samething about her before you jump and diffend her sis... J11 xagee baa lagu shiriyaa awoowe. Qoodhaa iyo xeradayee. Wareer badanaa
-
Viking you are right bro. But this practice is something that we learned from Egypt. It wasn't something we came up with, is something that we adopted from them Egyptians. They introduced their custom to us and their gods. And that’s how circumcision started. Wareer badanaa
-
Thats right Ameenah.. OG waalagaa weenyahay ee wax maqal. Aloo yaa dhangadeeya oo yiraahada dhagaha qabso. :mad: lol Jaaw
-
Shoobaro Or should i say dalaamandar. Kaalay Atoore maa ahaan jirtay waaka shakiyee.. Turufatoore majirin adaa keenay..lol..gabar aa waxaa ka dhaadhicisay in ee baby moma tahay..lol..shib dheh.. Jaaw
-
WAraa nuune wlc yaaqee........Waxaan maqlay waa lagu tarxiilay maxaa ka jiro... Juxaa xanaaq habees maa taqaan..Hadii taqaanid, caawi sxb kee nuune..Nuune waxuu u xanaaqsan yahay dance floorka!! ka qabe hee..caami maskiin intee murqo ku hareen.. Jaaw
-
Wee ooyeen wee ooyeen wee qaraareen wee qaraareen wee xanaaqeen wee xanaaqeen Afjini kii ahaa anuu igu go go ay ee maajoogtaan... Jaaw
-
DA your right that ish is from egypt and alse wear but not from us somalis. But viking I agree with you on everything alse..
-
Tan ani hadii banaanka la igula raacdeyo xagee geenaa, Tujeeto maan isuu gadaa mise taakada timaha.. Waraa xasad aa tahay bacaaw yahoo..Yaahuu baa lagu yiri Jini haku maree.. Wareer badanaa
-
QL your right I agree with you 100%
-
Juxa maya walaashiis.. Salaan dufleh ayaa waxee kasoo baxday labo qar dhexdooda ma fahantay..Damiin far waaweyn aa wax loogu qoraa aas la dhahee.. Shubaha iga dheh..lol.. Wareer badanaa
-
Download: Nomads Have a Home Desktop Background series
Tuujiye replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Bajiye iyo bisbaas aa la isku cunaa oo xogaa yar oo liin ku jirto. Adi babaay iyo liin ma isku sii daasay..Babaay liin lagu miiray..Iga tag ilin aa iga imaatayee.. Jaaw
-
Popular Contributors