Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Buubto ilaaheey afkaaga caano baqay haka dhooro, sidii diinleeyda camalna hakuu buubiyo. Hala yaabin dadkaan abaayo magaalo joog xumo ayaa heyso.. Too much holleywoodation iyo shukaansi raqiisasetion.. Gabar hadii ee maanta sugeeso xariif koo u jilbo jabsado sidii baac tuugsanaayo, wee daalee. But the waxa wiilasha somalida ee kunaceen gabdhaha qaarkood ee ajanabiga raaca waa waxaan oo kale. Shukhulkaan faraantigana muxuu ahaa taloo faraha ha idinka go'aan anaheenee..labo is qabto oo faraanti isku xiraayo, guur kooda qaala waqiila waaye. they don't trust each other and therefor it won't last because their is no real love. wareer badanaa jiil jiilyashaan!!!
  2. OG-Moti I will see you in hargeysa iinsha allah.. wareer badanaa!!!
  3. Tuujiye

    Bad publicity

    ok mr shakespear.......... I have an advise for you mutakalim. BE YOUR SELF... luqadaan weyn aad qortid iyo englishkaan old school ah aad isticmaashid wiji kuuma noqonaayo sxb... write some thing that we could all understand. Some thing simple. I wonder how long it takes you to post a topic... wareer badanaa....
  4. Waraa Shoobaro Mutakalim maxaa ugu jawaabi weysay aayadiisa?............. Mutakalim adi in aan wiifoow kuusoo gadno waaye maxaayeele wax aad ka laad laadantid aa ka heshaa... wareer badanaa!!!
  5. Tuujiye

    Bad publicity

    Heeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey!!!!! Who the hell cares what others think of us. Me i'm black 100% and I have no arab blood. I like my black people 100% more than arabs. I don't why some people in here are serprised like lazy girl... Us somalis hate each other we hate our next door neighbours..forget other relatives..lol.. "In somalia their was some people that called other somalis jareer" waaw big deal; don't y'all see we are kiling each other over some names (qabiil)that was created for us? So kids don't be shocked to see a somali hatting on others. To me personly I'm happy to be 100% somali, 100% black and 100% african...I have no arab blood.............. wareer badanaa...
  6. MY goodness.... DA..don't them people know you!!!!!!!!!!!!! Bashe sxb koo reer xamar baa wuxuu ku maah maahay...hadal aan meel gaareen waa "jug jug meeshada joog" qof aan xadiith u arkid important ayaa la murmeysaan. DA.the hadith shows us the way of life. How we should eat and drink, sleep and wake, how we talk to each other, how we should smile, how we should forgive..ext... with out hadith no men or women would know anything about the quran. the hadith teaches you how to read the qur'aan and how to translate it, the importance of the qur'aan.. listen DA the more you try to sound very educational the more you play with fire. walaahi sis I don't hate and please don't think I do but I have to tell you the truth. Sis we are all students here which means we don't know every thing. So sis please except if some one tells you something you don't know. After all thats how you gain knowledge in life.. subxaana laaaaaaaah wareer badanaa!!!!
  7. Abaayo waxaan kudhahay aan ku baro wiil khuraanka iyo xadiiska huwaday sidii go'ii... wareer badanaa!!
  8. YMCA hahaahahaahaha..... waraa YMCA kolorkee waaye jaalaa.......aaaaaaaaaaaaa badeel intaa qaadatay aa been nagu duugtay.. cuudu bilaah... wareer badana!!
  9. Waraa shoobaro kaalay wili cartoons maa daawataa..lee....waraa 40 in aa kor u dhaaftay ma is ilowday. cebeey tacaal.. riyo fool xumaa bisinkee.... wareer badanaa!!
  10. Shoobaro Ciyaalka hadee lasoo galaayaan shuqul rap... usheeg in aan anaga dadka sidii tahliil camal ugu aqrineyne 10 sano ka hor..keenien ee la imanaayan ciyaal dixon iga dheh.. shobaro spit some ryms for them kids man... wareer badanaa...
  11. Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaa waraa boolbaro maanta waxaa qortay hadal badanee..see camal.. this is the most writing you did in al your posts lol.. qof aan ooyin waxaa la dhahay cudur daaf ayaa ku dhaca... labo is jecel hadee is fiirshaana daaf ayaa ku dhaca...Aaaaaaaaaaaaa isiiiiiii sisinta aan shukuleeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee.... wareer badanaa!!!
  12. Tuujiye

    Bad publicity

    Dawaco maansha allah sis..well said..Ilaaheey caqliga hakuu siyaadsho... wareer badanaa!!
  13. Tuujiye

    Bad publicity

    Sue sis you should care what others read or write about us. Hadaa wax sheegeesid si xoriyadleh u sheeg. Maxaa ka wadaa isticmaal somali hadaa wax xamaneysid. Sis xanta waa xaaraan horta hadaa wax ka baqeesidna ilaaheey kabaq not some person. So sweety if you have something to say say it freely with no borders. I don't hate any race,culture, religion; but I realy hate two face people.. so if you smile for african american and you use your language to say something about them is very wrong. waana labalabo.. wareer badanaa!!
  14. Buumaaye them chicks are kawaling us maan.. the doing wadnaxanuunthing to us man. They need to qaboojis them self a little don't you think... wareer badanaa!!
  15. jamatutu beec maa tahay maxaa waaye..jumlo jumlo aaba laguu gadanooyayee..hooyadaa warqad kasoo qaad aa lagu dhahaa..leeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee....igatag... wareer badanaa!!
  16. kaalay meeshaan wili been maa la isku tuuryenoyaa!! Cajaa ibuladii.... wareer badanaa!!!
  17. Soldier_of Ilaaheey, waa lagu radinaaye!!!! waxaa ku raadinaye wiil la dhaho salafi_online!!! naa neestiisa waxaa la dhahaa (khaala rasuusalalaahi) ehlu diiniya waaye ilaaheey kor kiisa qulwalo ha ku hurgufee.... wareer badanaa!!!
  18. Ar ani intaan oooyo aan wili baroortaa (ilin iyo diif is raacsan)... filin sad ah hadaan arko xataa waa iska ooynaa.. Waxaa ooyaan dadka nadiifka ah oo uurkooda warankiilo ka carfeeso!!!! wareer badanaa!!
  19. Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa: yaa musbaarka kursiga iigu duugay???? waraa meeshaan qoxootiyaasha aa kusoo batay yaaqee.... reformer iyo maajo kaalay idinka qaxootigee ka imaateen? Aniga for example waxaan ka imaaday libooya iyo otaango gaarisona waan kusoo kor fiyaateeyey. marka idinka qaxootigee ka imaadeen raashiyaa? teendhooyin maa barafka korkiisa ka dhisateen?... shoobaro...atoore tuugitaanka naga daa nooh see camal adi caano baqay aaba nagu noqotoo aloo yaa sharoobo dhacday kugu ber goosha. wareer badanaa!!!!
  20. Feebaro, Uhm actually, women can't be part of the freemasons. Shows how much you know about what you're talking about. Yarta since you know every thing, and you love Madona so much because you use her songs for your signature I'm sorry I told you the truth about one of your role models... Madona works for freemason same with JZ and people like king Cabdulahi of jordan because his father was a freemason. you would all know that if you have seen his dhimasho inta qof oo gaalo weyn oo timi. Marka little DA sorry sweety your role model Madona is a freemason oo wili ah gaal gaal dhaaftay. Ps. I never said I know everything about freemason so please sweety (DA) educate me would ya .... wareer badanaa
  21. Ar adi hadii ganbar ku fadhiisatid yaa ku arkayo. beynaka cuudu bilaah in lagugu jabo maa rabtaa xasid yahoo...OO geela gaaboow....................he wareer badanaa
  22. Juxa.. isoo dhawaaw Ha idhaafinee dhabankaa isaar dhexyaree..... juxaa waxaa kaa muuqato nin jaceel nimo...Ilaahey nagama kaa qaado. Ticket aan kuu soo goosanaa runtii hadaa saas mar danbe u hadashid.............. Isii isaar shabshalolob Gadaal shalolob aabaloo baaq aan wadaa.... wareer badanaa!!!
  23. Tuujiye

    BOREDOM

    by Shoobaro: "what you eat, don't make the BARO family SH!T" Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa ataatataaaaaaaaaaaaaaaaata... aaaaaa wareer badanaa!!!
  24. posted by Classique: Excuse me !!!! How about keeping your faanis with you? P.S : QQ, have you noticed smsing? I reply to almost all the Members here except a group? You will know them if you are smart enough. Squeeze your brain and figure out who are they? Once you know them, i hope ALL this group's members to avoid replying to my posts in SOL as I do with their posts. Besides, i wana tell you the reasons behind Me avoiding this group:- I've noticed that in every Forum in the Net, whether English,Arabic or Somali. You will find a provoking, disturbing and pain-causing group. A group of Net-Gangesta who like to bother other members and spoil their pleasure in any Forum. Either by be-littling them, degrading their posts or making fun of them. Why, it seems that the NET is da only place to release their Anger or Madness bcz of their failure in life while being unseen and unknown from other ppl. Anyway, I hope they get treatment ASAP. But for the time being, I prefer to avoid them and they avoid me. Now I'll leave you to solve the quiz, TYT and solve well. Good Day Markaan oo kale waxaa la dhahaa "ar ku ooriyaa" (buuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu) Hakugu taaaaaaaaaaaaagnaato.. I think you need help not the groups who ever they are...... wareer badanaa :confused: :confused:
  25. I will miss yuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu vedhy vedhy maaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaach isweeedhy.. :cool: wareer badanaa!!!