Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
looool nuune I think it was Drogba who had field day on Liverpool and Man U last year lool... Rameres should have been taken off not Drogba! Drogba wasn't getting any chances and Anilka was closed down really fast every time he got the ball..dhoorayahoo kubada baro waxaa dhahaan dadka aan iyaga aqaanin Kalsho... Bax adiga gareeskaan gaduudan iska dhig horta lol...Funaanad Blue eh aan haayaa adoomoo hadaa diyaartahay.. Hore aan usoo qaadaa markaan is aragno iinsha allah.. Wareer Badanaa!!!
-
leee war aniga ma Arsenal fan miyaad ii qabtaan mise Liverpool fan? cileen in uu ii marsan yahay miyaad u qabtaan? Arsenal fan ayaa buun buuna oo meesha dhan huruud ka dhiga sanboorka! markii laga raayana indhaha hoos u dhigta oo afkoodana gaabsada sidii bajaq shukaansi laga dhameestay oo diyaar eh! Man City came to play! and i'm actualy happy for them.. With man city in this good shape, Liverpool could kiss the 4th place good bye for a long time hahahaha! Silva was solid and Boyata!.. they played well. Silva was all over the pitch and Boyata ma uusan iswaalin, cunuga didn't move up alot like richerds but played close to the corners... For chelsea, Rameris waa in aan badar soo siinaa qashinka! Essien soorta in saxan loogula daro waaye lool nuune oo garoon lagashay camal ayuu iska dhacdhacaaye lol..Wlc to EPL remires! It was a mistake when the coach took out Drogba, Remeries should be the one to sit and bring on Banayuun... Essien and Mikal where too close to each other because of ****** Remeries not moving up and loosing the ball everytime... Over all I think it was a good game and Chelsea paid for the only mistake they made in the game. Lakiin, how can Liverpool and Arsenal talk? the difference between us and iyo idinka is not measurable guys come on!...To be a champion, you have to win the games that you should be wining qashiin yaalyahoo!!!! baxa uffta qarsada! Norf your happy with draw looooool against Sunderland loool sad walaahi... Wareer Badanaa!!!
-
^^^looooooooooooooooool abaa iwaal iwaal yaaqee waxaa dhahdaa "kashka iyo laabtaan ka karayee, makaseen jaceel kuleelkiisee, kadisuu igu soo galayee!!".... fiiri waa ku ogahay in aa ciyaal bilaajo tahay oo laguu soo diray loool Marka abaa neeroobi waa joogaa waqtigaas calaash feestada nooh... saaxiibkee ani mar aan meel baraf oo duur ah joogay, heestaan aan xifdaye lool cudur camal aan ku dhahay lol... Wareer Badanaa!!!
-
^^ lool xasuuslee hanugu galin duqa! "Waa yawmul duraaya diinkuna is fuula deriskaa maqla doobkii jiifoo kaalay daanka buuxso oo darbiyada jiifso hadaad dooneysana dahabo ugu yeero oo danabka ka goo daah uma baahnid mar hadaad dabamusbaar cuntid " wax waalan loooool nuune I'm waiting in aad tusbax ka dhigtid alaabtaan nooh... wad ! Wareer Badanaa!!!
-
Waraa Kan maxaa soo ceshay? waaba ka reesanee!!! Saaxiibo qoftoo aa hada toorabiinkaaga camal xiran ee ka dhigo! waa u sheegnay in okiyaalahaas la leeyahay... nuune mayee injir camal dheh lol... Wareer Badanaa!!!
-
Waraa Ruwaayadaan Ma jirto!!! dhadhan maba laha seecamal? waxaan see loo fiirsanaa duqaa? hal mar xitaa ma ilko cadeen kawaran.. Waaba xanaaqay oo neerafooso aanba ka qaaday.. Wareer badanaa!!!
-
^^ Abaa heestii killer aan helay yaaqee! waqti aan gale runtii lol... "soo guuree gaabooy goobtaan imaawee! Gacalkaaga igalee ma iiga go'aayee god intii la iga geeyee!" caadi ma aha abaa!! "qaanuunka islaanka iyo garta waa lagu guuraa Geedkiisa ninkii gubto maa laga gaari karaayee" "Gibilkeyga manii la googooyo, gabalkiisa kiiheloo waa kuu gabyaa" loooool crazy lyrics yaaqee! heeso reer xamar oo saan u culus hada maba jiraan kawaran lool... Wareer Badanaa!!!
-
Ngonge, sxb axsaan noofal ee bax iska fiirso the "J league".. kaas waxba kama naqaano badankeen oo ma ka doodi karno. EPL shaqo kuma lihid duqa.. A&T waa aragtay markuu is dhahay waxbaad taqaan oo uu Brazil iyo Dunga talaabo qaatay, wataa aragtay wixii ku dhacay. Waa ninkii na diiday oo dhahay Elano is better than Ronaldinho.. Waataan ugu jawaabnay in uu soo gato TV colour uuna dhigto guriga. Calaa'i kulixaal, A&T maanta TV colour ah baa u daaran oo cashar baa u socda. Adiga axsaan intaa noo sameysid, saaxiib bax raadso luuq yar oo ku yaalo China town and go watch the J league adiga iyo badeecadaada hana nugu soo noqon adoo ka hadlaaya the new Lucas in Japan mr Zhong xi Ko... Rain Saaxiiboo Wareer kaan quraan saar wax waa ka qaadi waaye... Wareer Badanaa!!!
-
^^^ Lucas iyo Young yaa fiican? Polanyi, duqa adiga bax banooni soo baro please.. horta kulaabo oo aqri qashinka aad soo qortay. Banooni meel laga maro ma taqaanid abti ee ha is daalin... Wareer Badanaa!!!
-
The Beerpool vs Gyan loool Can't wait!!! I hope sunderland wins and Gyans gets some goals on you guys lool that dance caadi ma aha yaaqee..in la idinku niikinaayo shaki kuma jiro.... Man City iyo lacagtooda waa in aan kusoo kaleetinaa anagana!!! Chelsea will show City that money can't buy a "W" lool ar maxaa City faan cusub soo baxay oo Canada jooga! 99% are from Liverpool side lool Wareer Badanaa!!!
-
Norf, sxb London aan iskugu imaano oo ninkaan aan cashir siino please!! walahi saan talo ma ahan!! war ninkaan the NBA Spurs uyuu daawadaa maybe! subxaanalaah... OZ, your right Adam Johnson is better than Young laakiin Adam is more of a play maker than Young... I just wanted to throw him in there because I like the kid... Haduu Ngonge Lucas meel kaste noo dhigay, maxaa anaga noo diiday in aan wax magacaawno? Ngonge, Kole is better than any defender in Liverpool! been tee miyaa? qashin yahoo horta miyaad aragtay goolasha lagaa dhasho? Afrikaanka waxaas markee lasoo galaan qashinka buu ku daraa.. you think the Bulgarian who scored on you guys could get a chance around Kole? qashinka baa lagu dari lahaa asaga iyo qaab daradiisa.... I think Man City has the best squad on paper and Chelsea is second. I believe that Man City will be the team to beat next year because all they are missing now is the chemistry. The blues will win it this year but I have a feeling lots will change after that... Man City Chelsea Arsenal Man U Wareer Badanaa!!!
-
^^ Horta muruqa carabka ha iska haleenin saaxiib... I like Bale and I think this kid will be one of the best in feture.. Young is a Solid player who plays his possition well and he is very consistent day in and day out... Anilka is one of the best top strikers in the world sxb and every commentator in the world says that.. His game has improved even better because he is not only a striker anymore... Norf, U just hate Chelsea saaxiib lool... Did you forget how drogba played against you guys last year? or how he took out Arsenal? lool come on saaxiib don't hate man... He is the best striker in England today.. I agree with Nani over Malouda laakiin thats all laakiin who the hell is Carl Henry? lool war hada kabacdi adaanba kuugu yeeri doonaa Carl Henry! lol I can't believe you man... Wareer Badanaa!!!
-
Waxaa la dhahay, aduunkaan saa u joogtid, habar tuunji ee ku banto loo raadinaayo xitaa waa arkee..... Maadeey, dadkaan banaanka ka imaaday warkooda kabax ee noo wad sheekada.. Sayidka naftirkiis banaanka uu ka yimaaday ee kabax buugaas nooh.... ama mid kale bilow anagaa ku hindhiseenee.... Wareer Badanaa!!!
-
^^ Ngonge quuqda badan naga dhaaf saaxiib.. I told you this before, Liverpool will finish the year 6th and I could bet on that.... Team qashin ah iyo coach qashin ah ayaad isku wadataa saaxiib.. How is Stevie! playing so back down? why is he defending? is because of Poulsen who couldn't do his job and your coach stayed with him! bax kubada baro saaxiib.. Chelsea got all their points and now we need to beat Man City because they do have our numbers lol.. Ngonge, the difference between a champion team and a qashin big team like Arsenal is winning the games that you should be winning.. These games will count for something at the end and we learned that last year... Chelsea is here to win every game and score as much goals that we can... We will see how good Man City midfield is this year...I just hope we don't play Lampard because I like Ramires lol.... Wareer Badanaa!!!
-
^^ Ashley Young waa ciyaartooy ee adiga maxaa taqaan aan ka aheen fadhi ku dirir? Bax horta cashar kasoo A&T asagaa wili loox sitee...lol.. Norf, we watched Drogba and Torres in action today, sxb do you really think Torres is better than Drogba? loool xaasidun wa xasadaa baa tahay! Ps. today chelsea played with only two white guys lool lovely felt like I was watching an African team... to make it even better, they had only one British player (cole) looool Wareer Badanaa!!!
-
Drogba is better than Torres and Rooney put to gether with soma of Nani lool qashin fooqul qashin!! Norf, war bax kubada soo baro!!! lol 1.Hart 2. Bosingwa 3. Cole 4. Kole .T 5. JT 6. Essien 7. Ashly Young 8. Maluoda! 9. Anilka 1o. Fabrigas 11. Drogba! see yeelnaa hee?? Chelsea ayaa idinka wadato yaaqee!!! Rooney iyo Torres bee xasadnimo usoo galinaayaan meel eesan shaqo ku lahen lol... Wareer Badanaa!!!
-
Runtii waxaan oo kale waa la yaab! Ala Arsenal Fans qaabdarnaa!!! 6 goal intee dhashaan bee gurbaanadii iyo buunankii soo wada qaateen.. Theary oo xero qaxooti kujiray xitaa wuu soo laabtay... maantana wee isku xaaraan oo "ban" bee ka wareegeen...Wiligiin Chelsea gaarimeysaan runtii bajaq yaal yahoo.... Wareer Badanaa!!!
-
Rain sxb dadkaan waa u jeedaa waa wada sakaraad oo tacbaan wada dhaafay.. Champions league in ee qash qashaadaan lee meesha u jeedaan.. loosernimo meel ee ka gaaraan, iyagoo hal koox isla taageera bee is rifaayaan sidii labo bajaq oo cilaan isku qabsaday.... Wareer Badanaa!!!
-
subxaanalaah!!! 6-0 against a shiiidhiiii team baa daruuc loo soo xirtay lool war isku xishooda reer Arsenal ee baxa "uffta" qarsada! Chelsea scored almost 20 goals and you don't see us talking about goals.. We finished last years season with 8 goals so why are u guys talking about goals? Arsenal looks good but waan ku dhaaran karaa in eesan meel gaari doonin with Almunia in net. Sunderland baa cagaha dhulka idiin dhigi doonta.. Bent is hot this year and has something to prove now that he is in the national team and with Gyan! good luck!... Rain, I'm a chelsea fan sxb and my team is playing in the CL and so is Arsenal... Laakiin Ngonge la hadal oo u sheeg in uu furto Europa page loool... Wareer Badanaa!!!
-
Top teams and champions always win the game that they should be winning. Yes we had an easy team but we won. Liverpool always looses to the teams that they should be killing..should we talk about last years europa? or how u already started the same shiidh!!! anyways, only ZO should be in here with me because Arsenal is in the Champions league lool so please take you Liverpool aZZes out till you become a Poromoted. Right now, Zillini is a better team than Liverpool and if your asking how, I would as u "are u playing in the champions?" hahahahaha loosers! Wareer Badanaa!!!
-
NinA!! goormaa wadani noqotay? JB, heestaan dalka somaliya guud ahaan ee ka hadleysaa waa ogtahay nooh.. Calanka ciraaq ma surna.. Wareer Badanaa!!!
-
^^^ maya maya reer qardho waxee dhahaan riyo ama ri' wax sax nooh lol... nuune qardho biraabitaga ku yaalo ayuu Sayid mas'uul ka yahay kawaran! "eri" waa word buu taagan yahay... KK, waa lagugu soo dagaa yaah hadii laga hadlo qardho? looooool inama caadi ma tihid walaahi hanugu soo duufin lee... Wareer Badanaa!!!
-
Ngonge, in aad carabta kusoo nooleed waxaa lagu garanayaa madaxan adag! laaxowla walaa quwata mee dhihi jireen... War Lucas was playing for the other team! he even made a pass to a birmingham player! qashiin fooqul qashiin! car ha ciyaaro mar danbe... Wareer Badanaa!!!
-
Duke aaway? kaalay, hadii qardho lagu faano ama hadii Boosaaso lagu faano miyaad kala jeceshahay? tuulo weyn iyo tuulo yariis lee ma ahoo? lool kan qardho joogo ama kan Boosaaso joog isku injir lee maku jirtoo lol... Sayid, Qardho dhul aan ku leeyahay waana ii beec ee hadaa wax lacag ah jeebka ku heysatid, PM iigala soo xariir adiga iyo bustaada... Qardho afka lee ka heysaa ee wax kama taqaanid... Nuune, lool kaalay Cajjab! maxaa waaye lol.. Wareer Badanaa!!!
-
duur iyo qabyo aa lugu faanaa... Ilaahoo waa noo jeedaa dhibka na heysto ee noo gargaar.. waxaan taagan nahay Mar naloogu faano hargeyso oo hoos laheen sidii dhirta loogaga rifaaye iyo burco aad u qabtid in baladka murug ka jirto markaan aragno sawiradeeda iyo mar Qardho oo aad u qabtid suuqa lagu gado tarniigyada iyo qodaxyada quraca!! Ilaaho ayuuto yaaqee ee naga qabo umadaan! Wareer Badanaa!!!
-
Popular Contributors