Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Congrats OG waaaaaaaaaaaaaaaaaaw...I will prey 4 you iinsha allah maasha allah walaal!!!!!!!!!! wareer badanaa!!!
  2. ^^^^^^^^yukon aa joogtaa!!!!! abooto dhacnayeeeeeee..nin calibeestaan baraf la dhisaayo waxaa la dhahay qabrigiisa finijeer waaye! Aqyaarta sharafta badan, run aan idiin sheego..SOL ma jirto 4real..back in the days meeshaan waxee ahaan jirtay meel qatar ah..laakiin hada waxaa nugu soobatay ciyaalkii dhashay waqtigii qabta.."naxdinta xabada dhawaaqeeda ee FUD!! kusoo dhaheen".. waa ciyaal cirka iyo dhulka u dhaxeeya, ciyaal kibirka ka batay oo wili socodka dhibaya, gabdha yaryar oo kabo taako ka waaween soo gashtay, iyo wiil xunxun oo dhicii kacaanka dhashay baa arlada iska qabsaday..wax fahankii iyo asluubtii baa qasqas ka noqday. Waxa ugu daran waxaa waaye wili meesha dadka looga dhigay waardiyaal..markaan soo xasuusto qofka mid ah waxaa i qabta computerkeega dhanba dimi!!!labolabo iyo reer baadinimo ayaa intee miig u xireen bee laaaaaaaaaaaaaad kala daaleen. I guess I wrote too much somali now and someone I know will edit this and take me back to the somali section...looooooool.. War aniga meelkaste aan somali ku qoraa!!!! wareer badanaa!!!
  3. waa lakala leexiyaa liin iyo caano!!leeloow leelaa yaa leelaa...........lama suus galay madaadiir!!! LST...sxb see camaladiga waa isku dhex daadatayee? iskala fur fur sxb anta binti yaa akhii!! wareer badanaa!!
  4. Yarta! aniga sidee u hadlaa?..ma si aadan fahmin baan u hadlaa mise waxaad iga dhiganeysaa sarbeeb oo magac bad igu yeereysaa?... wareer badanaa!!!!
  5. Ar lee..yarta ani maa wiilo u noqonaayo atante?..ma waalantahay..qoftaan in ee aniga iga shaf weyn tahay oo wili buumaheeda nike yahay ma ogid miyaa..iga tag !!ninkii wiilo naga dafo anaga waxaan ugu dareenaaalfalaax iyo buujimo, tababarna waan u ijaareynaa nooh arabiitare xitaa waan u raacsiineynaa.. Waraa Mafia, sxboo qoftaan wiilo la dhaho adiga ma ugu horeyn ninman badan aa kaaga soo horeeyey..iyaga dhan qafiif ee ka dhigtay. Kuwo see u sugaayeen aa hooskooda ciro yeshay, kuwa waxee isdhahaayen jaceel ee yaqaanan laakiin waxee u dirtay hardverd University; maxee baranoyan makasee hee? Jaceel...loooooooool..(jaceelbaro).. Sxbkee marka ha u bixin qoftaan ciwaankeeda anaga aa kuu heyno, laakiin buug daljiyeesan lee soo diyaarso maxaa yeelay qoftaan jaceelka in ee dadka barto ee taqanaa..waxaa is dhahee "aloo tan ma macalimada somaliga iyo kacaanka bee ahaan jidhay" naw!!! wareer badanaa!!!
  6. wa finjicitul cadiim, waa babatul raqiil, wa bajaqatul maafiish!!! Wiilo iyo Raula walaahi labadiina caadi ma tihiin!!..looooooool..Raula waa iga qoslisiisay walaahi..sheeko shaax iyo qorfo lagala daalay ayaa nugu afuuftay..lol...maraxaas indhaha waa weyn aad u qabtid in ugali uu ku margaday maa dhahdid bax hilib xalaalka aa ka shaqeysid ku laabo..looooool..wareer badanaa... Waraa anigaba mushkilo yar oo caato ah aa i heysato. Waxaa isku arkay baryahaan caajis caajis iyo daal daal...waxaa ladhay waxaas waxaa lagu yaqanaa cudurkaan la dhaho "cudur dooobka" shaqfir minalaahi...waxaan bilaabay in aan majabaxsigii iyo hoolihiis farsamo jir dhiska ahaa soo cesho...ragii odayaasha ahaana waan ka haray oo waxaan hada la socdaa qofna ileen waxaan ahay nin arin heysatee..yaa..waa inoo markale bal... wareer badanaa!!!
  7. Qac'Qac..sxb kaalay scieniskaan xagee kasoo baratay? fanjactu qaliilul cadiim... wareer badanaa!!
  8. Mafia AKA shufta...lol..sxb kalaay adiga iska tuf nooh..tuff nooh..tuff yaqee..qaadka tuff....lol.. shufto marqaantay aa la dhahay " ar ka carara" gabar number laweydiistayna waxaa la dhahay "usoo shubo argalaan biyo ah ileen waa ku noogu doontayee" Waraa Qac' kaalay adiga waxaa iska dhigee nin baxay yaah? waa ku ogahay buqbuqa aa naga qisheesay..doonfaar waaxid.. wareer badanaa!!!
  9. The Baro family keeps me here and anyone who could understand my weard somali writings... CK and wiilo, I love you guys too.... Wareer badanaa!!
  10. Tuujiye

    A Good Woman.

    There are no good women and men... the best thing to do is look for someone that has the qualities that you don't have and you have what they don't have...example if you are a 30% person look for someone who is above 50% so therefore y'all both will be 80% and that a passing number..lol..na'mean...so everyone have some kind of problems so there are no good men or women.... Gabdhihiina sugaayo nin good ah waa haleesaan laakiin waqti aa idinku socon doono. Laakiin ogaada even ninkaan goodka ah wax uu ku xun yahay lee jiraan..lol.. ani waxaan aamin sanahay in ee gabdho fiican ee buuxaan..laakiin saaxiibo xun xun ee wada leeyihiin so therefore you are what you friends are...gabar fiican waxee ku fiican tahay in ee la socoto gabarkale oo fiican..laakiin maba jirtoba..midoo baqti jiid ah lee ku wiji dhisaneyso nooh....marka riyada iska daaya ee meesha ka kaca wareer badanaa!!!!
  11. Waraa BOB I like this story man..looooooool... Xaliimoooooooos is an easy maskiin bajaq...looooooool...Faaraxaana caadi ma'aha..casanova number unoooooo..lol..I like this... "oh, I don't know what to say" says Xaliimo. "but you know what, I promise to play the role of not only a friend and lover but for the role of a mother to you as well but promise to give me a chance and I will keep you safe , care for you, nurture you and above all love you with all my heart". Continues Xaliimo. ....ahahaahaha...ar ani qof hadee saas igu dhahdo baxar ee ku jirtaa..Laakiin wiligeed hooyo booskeeda ma gali karteen.. Waxaas aa jaceel tifqaayo la dhahaa... Wareer badanaa!!!
  12. Ani hadii falanahay adigaa abuuran...lol..waa falantahay beel... Kaalay adi hal magac ku dhag nooh..lol.. wareer badanaa!!!
  13. LOL...waraa SOL ma jirto la'aantiin nooh........ Ani meeshaan asxaabtaan lee iga fahanto...dadka kale waa iga reer magaal san yihiin ama somaliga ee iga badiyaan..lol.. wareer badanaa!!!
  14. ^^^^^hahahahaahahahahahahahahahahahha How the heeeelll in the world did I miss this pic....looooooooooooooooooooool...waaaw.. Qac'Qac abaa meeshaan ila arag nooh....loooooool...ma dhici karto maba dhici karto...nuunka iyo check in ee soo ziyaartaan waaye meeshaan.... lol wareer badanaa!!!
  15. maxaa waaye flayer oo bajaq yariis oo quruxley ah loogu dhajinaa hadii laga hadlaayo caafimaad...Aloore caafimaadka ee u roontahay maa laga wadaa.....lol.. Xarago, dee huuno meesha sida u dhaan waa ku sidee dee...xayee siiska iyo fikrada waa in ee isla socdaan dee huuno yaa..waa ku sidee... wareer badanaa!!!!!
  16. checkaaaaaa!! Somalia ma u socotid beenta naga daa nooh...hindiya aan u socdaa iska dheh nooh..lol..waraa boojaaloo ka waran yaaqee........xagee uagag tagee... wareer badanaa!!!
  17. Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaa...lol.. nuune..AJAX oo jiro wuxuu dhahay "Kuunto waxa loo kuusay kastuumo loo galiyey gadaal loo mariyey, hee....kiraaaaaaaaaaamo waaye".....by.AJAX....Anigoo jirona waxaan dhahay, "kuunto tii aheed kool kooli wiligaa, marlee baxar ma galeysoo!!!!"..lol.. Wareer badanaa!!!
  18. Abooto dhacnay iisha ilbuunee!!! wareer badanaa!!!
  19. Waraa kaalaya...gabdhihiina dhan saas maa u kulushihiin..... Meeshaan waxaa joogaan rag diin iyo wax kaste dhameeyee, maa faraha jug isku siisaan?... aan wax idiin sheego gabdhihiina rajada waa ween, nin rag ah hadaa rabtaan waa kan daacada ah. nin daacad ah waa ninka guurkiisa dheerada oo wiligiisna adkaada. laakiin mid aan daacad aheen waa nin daniiste ah oo tuu guursado ee badanaa tahay last option.. laakiin gabdho bootada nagadaaya waa idin tuugaa..when y'all reach the # you know what, y'all will become less picky and thas when most men will take advantage of you all..run hala isku sheego..things like "my man has to be like this" will end up being "who cares what kind of man he is, I will change him"..lol..So 4 now dreem on because remember girls, men are never honest..lol..we will play religious even if have to if we want you....maxaa dhacay, hadii aa nugu xukuntaan kuunto, anaga waa idin xujeeneenaa nooh..lol..kalkalyooni kuuntadil canbuulo waaxid.... wareer badanaa!!!
  20. looooooooooool bishaaro....kal iyo mooye kualahaa...lol... dooro jaceel galay aa la dhahay, ukuntaa ka fuuntoodo.. wareer badanaa!!!
  21. Tuujiye

    I Have Stalker

    Waraa beentaan la isku afuufaayo naga kala joojiya nooh...tii been aheed intaa badeel u soo qaadateen aa bacaad celis camal nugu duugteen.... wareer badanaa!!!!
  22. Arleeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee!!!!!!!!!!!!! ma dhici karto!!!!!!!!! wareer badana!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
  23. bishaaro kaalay wendies somalia maa laga furay? aboo aboo..ar ani waa noqonaa... Fiiri wendies ani waxaan u qabay meel bajaq lugu qalo..goormee chili noqotay? wareer badanaa!!!!
  24. Kal KAlyooni kuuntadil canbuulo aa lagu dhahay xiinfaniin...Waraa intaan kugu soo xiimo aan ku kala faniininaa runtaa..laasha istaare aa lagu dhahay waraa marax yahoo..Waraa aniga ma i taqanaa horta? cirkaan kaaga soo tifqaa runtii!!!adigoo bojaal ah aa anigoo diiqa SOL ii bootenaayo..waraa intaan kula kaco aan laanka kaaga fadhiisanaa runtii...anigoo ku magac dheer qaar maroodi aa u bootenee waraa.. xiinfaniin waxaa la dhihi jiray bajaqdoo afar indhood ah oo kabo kuyuuso ka waa ween xiran jirtay..markee so coneeso wee xiimijirtay nooh sidii in ee skategareneeso oo kale...adi marka xiinfaniin aa labaxday, anina waxaan kuu qabay in aa bajaqdaas oo teebo xiristiisa hishiis la noqotay tahay... waraa kaalay ani birthdaydaan waaba iska dhex arkay..meeqo biri aa qoftaan Happy birthday la dhahaa? ma weynaato miyaa...yarta isku xishoo oo tnx one more time dheh marax fooqul marax yahee.... wareer badanaa!!!
  25. Juxa ar dadkaan maxee ka kasaayaan Somalinimo.. Canjeero iyo beer..Aaaaaaaaaa...Hadaan iskaabulo noqday xitaa waan cunaa ani..qado quraac casho casariye af macees indho nuursho..ma wadaa.... Ms.Word kaalay birthday gaagi mala dhaafinoo mar hore? wili happy birthday in lagu sii haho maa sugoosaa? Wareer badanaa!!!!