ASALAMU CALEYKUM WARAXMATULAHI,
WAXAN HALKAN KUSO QORAYA SUASHI DIINIGA AHAA OO LAGA JAWAABI WAAYEY.
1:MUXAMMAD BIN CABADULLAAH BIN CABDUL MUDDALIB GORTU DHASHEY.
J:WUXUU DHASHAY SANNADKII 571 EEMIILAADIGA
2:DADKII ISLAAMKA SOO GALAY AFARTII SANO EE UGU HORREYSEY SOO DIRIDDII NAEBIGA,
J;waxay ahaayeen dad tabar yar aan karin inay difaacaan nafahooda oo ka hortagaan dulmiga wax daran bayna aheyd oo dhib badan oo baas cadaadintii qureysh,
3;DHAMMAADKA SEDDEXDII SANO EE UGU HORREYSAY EE SOO DIRIDDIISII NEBIGA CSW.
J;waxaa la amray inuu kaco oo digo markaasuu billaabay inuu u fiditaa diinta si caad ah,
4:RAGGII UGU DAMBEEYEY EE MUSLIMIINTII KAGARAY INAY HAAJIRAAN,
J:WAXAY AHAAYEEN ABUU BAKAR,CALI,IYO NEBIGA,
5:DHABAATADII KU SOO GAADHAY MUSLIMIINT DAGAALKII UXUD MAXAY HOS U DHIGTAY,
J:WAXAY HOOS U DHIGTAY MEEQANKII AY KU JOOGEEN QABAA'ISHII CARABTA DHEXDOOD IYO SIDOO KALE YUHUUDDII MADIINA DEGGNEYDQABAA'ISHII U XAGLINAYEY SHALAY MUSLMIINTA HAATAN WAXAY U LIICEEN QUREYSH SIDAA DARTEED DADKII RAACAY NEBIGA WAXAY AHAAYEEN KUWA LAGU SOO WEERARO OO LAGU LAAYO DHULKA LAGUNA XADGUDBO,