sumeya

Nomads
  • Content Count

    4
  • Joined

  • Last visited

  1. ASALAMU CALEYKUM WARAXMATULAHI, WAXAN HALKAN KUSO QORAYA SUASHI DIINIGA AHAA OO LAGA JAWAABI WAAYEY. 1:MUXAMMAD BIN CABADULLAAH BIN CABDUL MUDDALIB GORTU DHASHEY. J:WUXUU DHASHAY SANNADKII 571 EEMIILAADIGA 2:DADKII ISLAAMKA SOO GALAY AFARTII SANO EE UGU HORREYSEY SOO DIRIDDII NAEBIGA, J;waxay ahaayeen dad tabar yar aan karin inay difaacaan nafahooda oo ka hortagaan dulmiga wax daran bayna aheyd oo dhib badan oo baas cadaadintii qureysh, 3;DHAMMAADKA SEDDEXDII SANO EE UGU HORREYSAY EE SOO DIRIDDIISII NEBIGA CSW. J;waxaa la amray inuu kaco oo digo markaasuu billaabay inuu u fiditaa diinta si caad ah, 4:RAGGII UGU DAMBEEYEY EE MUSLIMIINTII KAGARAY INAY HAAJIRAAN, J:WAXAY AHAAYEEN ABUU BAKAR,CALI,IYO NEBIGA, 5:DHABAATADII KU SOO GAADHAY MUSLIMIINT DAGAALKII UXUD MAXAY HOS U DHIGTAY, J:WAXAY HOOS U DHIGTAY MEEQANKII AY KU JOOGEEN QABAA'ISHII CARABTA DHEXDOOD IYO SIDOO KALE YUHUUDDII MADIINA DEGGNEYDQABAA'ISHII U XAGLINAYEY SHALAY MUSLMIINTA HAATAN WAXAY U LIICEEN QUREYSH SIDAA DARTEED DADKII RAACAY NEBIGA WAXAY AHAAYEEN KUWA LAGU SOO WEERARO OO LAGU LAAYO DHULKA LAGUNA XADGUDBO,
  2. WALAALAYAL ASALAAM CEYKUM WARXMATULAHII' SUASHAA UGU HORESO WAXAY TAHAY, 1:Dadkii Islaamka soo galay afarti sano ee ugu horreysey soo diriddii Nebiga scw , 2:Dhammaadka seddwxdii sano ee horreysay ee soodiriddiisii Nebigs scw goramey aheed inuu fidiyaa diinta? 3Muxammad,bin cabadullaah,bin cabdul muddalib, gortu dhashay? 4:Raggii ugu dambeeyey ee Muslimiintii garay inay haajiraan ha yeeshee ilaa iyo markaa ku haray Makkah oo aan ka bixin kuma eey ahayeen? 5:Dhibaatadii ku soo gaadhay Muslimiinta dagaalki Uxuud maxay hoos u dhigatay?
  3. :rolleyes: important in my life to good persunlat and good muslin and know everything about islam and hafida Qur,aan to get janaa insha,allathat is only I need in my life. what about you guys?
  4. I'M interesting to go job. I WAS working I print some pen and to meet a lot of interesting peopleand I get fun to now evrything in the worel. and I marrid after that I get pregnente after 9 month I had buteful boy so whan I finsh 3 month I have to go back in my job but I could to go back becouse I don't have no body to tacer my baybe and I cuqek in my job. I stey my home after that I feel had to stey home I get cunfiyus until know , I know these things so what is importantis tht I make something of my life, until I'm confiyus what can I do?