XOG-ogaal
Nomads-
Content Count
479 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by XOG-ogaal
-
I know GD but JB is insisting that they asset to the TFG
-
that is what you believe. Can you please explain us to what they can do ?
-
they'll use if tool that is available to them ....and Qaybdiid is just another loser
-
JB adigu balnooga waran MISTAKES UU SAMEYEY SECTRETRY OF DEFENCE OF SOMALILAND LOL duke is admiting his mistakes
-
well we have mujaahid Duke againt the goverment lol bro tusbaxayga baan kaa dabaqaadanaya maanta anywayz and soon you will see qanyare as wasiirka arimaha gudaha, which i don't understand why they will bring these men who destroyed the country
-
Duke where did hear the Qaybdiid Story ?
-
alla halo sacabtumo GD .....of admitting the TFG mistakes. Duke will you admit that the tfg lost they broght the etho to somalia ?
-
lol@@@@@you think he would do that once you sell your soul its hard to come back. we are still denying caydiid junior to be part of the mujahidiin lol
-
JB wasn't it TFG supportes who said that he should run for president because waa nin wax yaqaana ? i guess he is not good enough. we all knew that he was there because of his tribe which he does not represent....................I"m sure my friend Duke will convince us that he is.
-
SHAKHAAR AREN'T YOU GIVEN UP TOO EARLY ? WHAT HAPPEN TO YOUR SUPPORT OF THE TFG WINNING ?
-
Dismantle the militia of the SNM gangs at AraCadeeye
XOG-ogaal replied to QabiilDiid's topic in Politics
artful yeah he got banned, JB buu wax ka sheegay and then JB complaint -
Baidoa: 31 kicked out of Parliment.[Check list for your friends]
XOG-ogaal replied to General Duke's topic in Politics
Hey duke why didn't they fire them when they were in xamar and the TFG were in jowhar ? its a shame that your using etho power to fire MPs, because you know they are againts uncles ruling -
Baidoa: 31 kicked out of Parliment.[Check list for your friends]
XOG-ogaal replied to General Duke's topic in Politics
GD because you know her tribe is behind her 100% -
i'm just like che- che fight or give up. you cannot negotiate with your enemy
-
waryaa jb you notherns need to fight like the south or stop this nonsense. this ain't a fight
-
PM Geedi back in Mogadishu after a successful trip up north.
XOG-ogaal replied to General Duke's topic in Politics
another calooshiis u shaqayste -
PM Geedi back in Mogadishu after a successful trip up north.
XOG-ogaal replied to General Duke's topic in Politics
war nin yahow muxuu dhaga bakaylahaa picture wal ugu jira ? -
Duke what do you think about the new capital city being in GAlgaduud since many tribes live there isn't enought hospital, schools, roads, water, farms, business, jobs
-
Dagaal ka bilaawday Agagaarta Xarunta Xisbiga ee magaalad Muqdisho Posted to the Web Apr 10, 22:24 Muqdisho:-Dagaal qaraar ayaa ka bilaawday iyo Is rasaaseyn xooggan agagaarka xarunta Xisbiga iyo garoonka Stadiyo Muqdisho ilaa wada iskuulka Jen Daa,uud daryanka madaafiicda iyo Taangiyada Itoobiya ayaa si weyn looga maqlayaa dhamaan Xaafadaha ku dhow Xamar Bile ee Muqdisho. Dagaalka ayaan ilaa haatan la aqoon Sababta bilaawday iyada oo ay soctay waan waan labada dhinac waxaase galabta fashilmay kulan ay yeelan lahaayen Saraakiisha Ciidanka Itoobiya iyo Odayaal dhaqameedyo ka tirsan Beelaha ******. Wixii warar ah ee soo kordha kala soco Halgan.net
-
Oh well they didn't a want peace deal
-
Wariyaha Idaacada Simba uga soo waramo Boosaaso Cabdi Risaaq Sheekh Aduun ayaa sheegay in xiisado colaadeed iyo is abaabul ciidan laga dareemayo Magaalooyinka Garowe,Boosaaso iyo Gaalkacyo kadib markii la xaqiijiyay in Ciidamada Jamhuuriyadda Somaliland ay ku sii siqayaan degaano ay hore uga arimin jireen Maamulka Cadde Muuse. Wariye Sheekh aduun oo xiganayay ila kala duwan oo wareed wuxuu tibaaxay in dagaalka uu khasaaro badan dhaliyay,sidoo kalana jiidaha dagaalka laga maqlayo xabado goos goosa. Ciidanka Jamhuuriyada Somaliland ayaa la sheegay inay la wareegeen gacan ku heynta Baran,Dhahar iyo degaano kale iyadoo dhinaca kalana la xaqiijiyay in laga gubay lix gaari dagaal Ciidanka Maamulka Puntland ee degaanadaas hore u joogay. Wasiirka Sports-ka ee Somaliland Dr Maxamud Siciid ayaa Waagacusub u sheegay in dagaalka uu qarxay kadib markii ay ka warheleen weerar gaadmaa oo kaga yimid dhinaca Puntland xilli ay hoowlo ku marayaan degaanadaas. Dharbaaxada ku dhacday Ciidanka Cadde Muusse boqor ayaa sabab looga dhigayaa beelaha gobolada Sool iyo Sanaag oo tageeridii gaashaanbuureed kala laabtay. Xildhibaano ka socday Aqalka Wakiiladda Somaliland ayaa booqday Laascaano xilli ay ku sugnaayeen cududii ugu balaarneed ee Ciidamada Puntland taas oo noqotay fajac,waxaase nalka uu mar qura ka damay Maamulka Cadde Muusse ,markii laga war helay in taliyahii Ciidanka gobolka Sool uu ku biiray Ciidamada Somaliland. Beesha duubays ee Warsangeli ****** ayaa taageeraddi gebi ahaan kala noqotay Maamul goboleedka puntland. Beeshan ayaa si cad u sheegtay inay taageersan yihiin Somaliland. Ciidamadii Daraawiishta ee Puntland ayaa inta badan faarujiyay difaacii dhinaca Gaalkacyo taas oo qudheeda cabsi badan leh,lagana yaabo in si sahala loogu duso. Dhinaca kale dagaalo xoogan ayaa la soo sheegayaa inay ka dhex qarxeen dalalka Itoobiya iyo Ereteria taas oo abuureeyso jawi Colaadeed oo laga yaabo inuu saameeyo guud ahaan geeska Afrika.
-
Wararka ka imaanay xuduuda dagaal ee Itoobiya iyo Eritreya ayaa sheegaya in halkaas uu ka qarxay dagaal kulul maalinkii Jimcaha ahaa. Dagaanka Tsorona oo ay isku horfadhiyeen labada ciidan ayaa waxa ka dhacay dagaal culus oo aan wali la ogayn qasaarihiisu inta uu le'eg yahay. Dhamaan ciidamadii Itoobiya ka joogay xuduuda Eritreya ayaa loosoo qaaday gudaha Somaliya, mana jiraan ciidamo xoog leh oo Itoobiyan ah oo halkaas jooga. Dagaalkaan ayaa la isku adeegsaday madaafiicada goobta ee labada ciidan, Dowladda Maraykanka ayaa horay ugu hanjabtay dowladda Eritreya haddii ay isku daydo inay dib u qabsato dhulkeeda inta ciidamada Itoobiya ay ku maqan yihiin Somaliya. inkastoo maalintii saraakiil ka tirsan waaxda difaaca ee Ethiopia ay kala hadleen Mrs.Ferzer xaaladaha ku soo kordhay Soomaaliya iyo ereteya, Lama garan karo in dagaalka ay bilowday dowladda Eritreya oo ay iska dhagatirtay hanjabaada Maraykanka iyo in uu ahaa shil yar oo dhacay. Wixi warar ah ee kasoo kordha dagaalkaas kala socda bogaan Eritrea-Ethiopia Battle Resumes in Tsorona
-
Ku Xigeenka dhinaca Maaliyadda ee duqa magaalada Muqdisho, Xasan Qalaad oo lagu dhaawacay Muqdisho Ku xigeenka dhinaca Maaliyadda ee duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Nuur “Qalaad”, ayaa maanta lagu dhaawacay albaabka hore ee Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay isku maan dhaafeen isaga iyo mid ka mid ah ilaalada Dekedda. Qalaad ayaa waxaa la dhigay oo uu iminka jiifaa Isbitalka Madiina ee Magaalada Muqdisho, ayada oo Sarakiisha Caafimaadka ee Isbitalkaasina ay sheegeen in ay dhaawacyo ka gaareen lugta bidix, oo la sheegay inay labada kalba ka jabtay. Dhaawaca Qalaad ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen ilaalada Qalaad iyo kuwa Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho. Waxaa la sheegay in Qalaad oo Dekedda kasii baxay uu mid ka mid ah ilaalada Dekedda uu xabad riday, kadibna uu soo laabtay Qalaad, islamarkaana isaga oo Askarigii la murmaya, islamarkaana qorayga kula dhegan, uu xabad soo riday mid ka mid ah ilaaladiisa, kadibna ay xabaddaasi haleeshay. Xilliyadii ugu dambeeyay waxaa jiray weeraro lala beegsanayo Saraakiisha iyo Mas'uuliyiinta Dowladda KMG ah ee Somalia . Ku xigeenka dhinaca Ammaanka iyo Siyaasadda ee Duqa Magaalada Muqdisho Ibraahim Cumar Sabriye Shaaweeye ayaa horey waxaa loogu dhaawacay weerar ka dhacay Muqdisho, kaasi oo sidoo kale lagu dilay qaar ka mid ahaa xogheenadiisa
-
lol@@ (Cowboy) you know he can't talk that is why he got 10 advicers your not help your views man , if your gonna say somebody is softy and they can't be president and bush is your examble (mama's boy) I don't know what to say
-
Popular Contributors