waxaan maqlay sheeko kale xamar ka dhacday oo ka tarjumeysa sida dadka cabsi badan uga qaadeen dagaalada dhacaaya
sheekadana waa tan :
kuwa ayaa taksi ijaartay si eey maalintaas ugu howl gutaan tagsiga qalab badan ayeey saarteen , (waxyaalaha qarxa) mudo markey wareegayeen oo eysan helin meel qarxin ku haboon oo dhib weyn gaarsinaya dadka kasoo horjeeda ayeey taxi istaajiyen ,darawalkii ayeey ku dheheen runtii waad ayaan daran tahay maanta janada ayaan kuwada baashaalileheen lakin biti(nasiib) malihid , taxsiilihii intuu yaabay oo uu is yiri maanta dhan waxad u wareegeysay ma qaraxaas ayaa ku sugaay , ayuu yiri waad mahadsantihiina lacagteyda isiiya ,gaarigiina subixii ku xigay beec ayuu geeyay .
waa sheeko dadka wada gaartay lakin xaqiiqdeeda alla og