Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. Originally posted by Caamir: Dhubad, I journeyed this place between Kismayo and Dhobley with a large convoy of vehicles back in the days. It is a complete jungle, yet vehicles were penetrating with huge risk. I very much think that Government troops backed by Ethiopian troops were halted with heroic proportions, which even led to the Air strike intervention. The country is full of caverns which might serve as lurking places. So the whole aim of these constant air strikes is raze these tropical forests to the ground and make suspected fugitives visible from their hideouts for easy target. However, these air strikes are inflicting destruction to the country folks and their animals. ^^I too traveled in that place (AKA Habaar Waalid) back in 1991 with the same convey you are talking about, the journey between Kismayo and dhooble took us six days - its a jungle place and hope it stays that way.
  2. ^Horn, how come u r not commenting about the genocide that is engulfing some part of our country or you just waiting until it reaches your doorstep? Or are your being hypnotised by Duke and his followers ?
  3. Originally posted by Allamagan: ^^^ I am questioning the wisdom of them going to Joboyinka in order to fight, when they obviously cant fight in Shabelle regions and Benadir. It is more strategic than Banadir hence that is why they are still holding firm although, a heavy fire power were used against them by three countries + uncle-Sams.
  4. Originally posted by General Duke: Am sure C/yusuf will never have met C/qasim if this was the other way around. At least C/Qasim is compromising and that shows he is a great man.
  5. Originally posted by Allamagan: Allaha u naxariisto intii dhimatay, intaa ka dib who is to blame for these? and ask yourself who invited UIC to Waamo & Jubooyinka in the first place? Sow kuma aysan xisaabtamin in dad badan oo shacab ah aay dhibaato iyo qasaaro ka soo gareyso markii lagu dul dagaalo. ^What is wrong inviting UIC to Juboyinka? UIC brought peace and stability and everyone wanted that peace . People who invited Amxaaro is responsible for every death that happens in Somalia and Inshallah there will be a time when they will be accountable for their action either in this life or hereafter.
  6. ^^The people of Gedo should protect these good wadaado inshallah. All they did was to call people for Islam and rule them with the book of Allah. This is a test from Allah and inshallah they will be victories. Ilaahay kabad badaadi gaalada iyo munaafiqiintaba . Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
  7. ^Waxaan layaabanahay Ragaaan waa wayne oo beenta lasoo shirtagaayn. Horn Thanks 4 digging this up.
  8. ^Cidu ha isku habar wacato mayrkay Kimsaayo maqasho.
  9. ^^Sxb in your dreams. The people you referring are from Puntland only came to Kismayo after Abaartii Dabadhere and therefore, have no right to rule out the dwellers of the city. Every Qabiil can be found in Kismayo, and we all know that reer puntland are not the majority so what rights to do they have to exclude everyone else?
  10. Next thing you will hear will be Yey was evacuated to Baydho for security reasons. Qaata Qata Qalabka Dhulkiina Qaata, Amxaaro Ka Xoreeye Wadanka...
  11. Qaraxyadii ugu badnaa oo caawa fiidkii ka dhacay agagaarka xarunta CID-da Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 09/01/07 Waxaa caawa abaarihii 7:00 fiidnimo magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka xarunta CID-da ee isgoyska KM4 ka dhacay saddex qarax oo aad u waaweyn, kuwaasoo gilgilay dhammaanba agagaarka goobtii uu ka dhacay, waxaana ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka iyo kuwo Itoobiyaan ah oo ku sugnaa meel aan sidaasi uga dheereyn la geliyay heegankii ugu sareeyay. Daqiiqado kadib markii uu qaraxaasi dhacay waxaa halkaasi soo gaaray cutubyo ka tirsan Dowladda Federaalka, iyagoo xiray dhammaanba waddooyinka ku dhow goobta qaraxa, ayaan hadana la sheegin wax qasaare ah oo uu geystay, inkastoo dad ka dhowaa barta qaraxa uu ka dhacay ay ii sheegeen in qadar daqiiqado ah ay rasaas is dhaafsadeen ciidamada dowladda iyo kooxihii falkaasi ka dambeeyay. Wararku waxay intaasi ku darayaan in saddexda qarax ay u dhaceen si is daba joog ah oo isku xig xiga, lamana oga sababta ka dambeysay arrintaasi, inkastoo tallaabadani ay ku soo aaday xilli uu magaalada Muqdisho ku sugan Madaxweynaha Dowladda Federaalka oo maanta digniin u jeediyay in tallaabo laga qaadayo kooxaha sameeya qaraxyada. Ma aha markii ugu horeysay oo qaraxyo ka dhacaan magaalada Muqdisho tan iyo markii ay la wareegtay talada inta badan Dowladda Federaalka oo ay wehlinayaan ciidamada Itoobiya, hase yeeshee inta badan qaraxyadan ayaa ka dhaca K/Muqdisho, oo beelaha halkaasi ku nool si weyn uga horjeedaan imaatinka Dowladda Federaalka ee awooda ku yeelaneysa Muqdisho iyo ciidamada Itoobiya oo barbar socda, halka magaalada dhinaceeda Waqooyi ay si weyn u dhoweeyeen dowladda Federaalka isla markaana shucuurtooda ku muujiyay farxad iyo niyadsami ku wajahan in dowladdu ka howlgasho Muqdisho iyadoo aan hoos tegin beel, hoggaamiye kooxeed iyo juffooyinka.
  12. Originally posted by Abwaan: quote: Mr. Yusuf said he only heard the news from local radios. "America has the right to hunt down and air bombard wherever those who were responsible for bombing its embassies in East Africa are staying or hiding," he stressed. waa xoolo, xitaa lama soo ogeysiin in waddankiisa qayb ka mid ah la soo weerarayo, how insignificant he is. They will tell him to step down from the so-called presidency on the local radio again, when they (the US) acheive what they call their target, which you never know might be soon. ^Waa wax lalayaabo, markaasuu hadana ku leeyahay "Sax weeye, maraykanku wuu laynkaraa ciduu doono" I can't wait until the people Mogadishu evict him from the city.
  13. Originally posted by Tukaale: ^^^The earlier ones have more right than laters, don't you think? Hadii ladiiday in lawada noolaado oo wax laqaybsado xaaladu waxay noqonaysaa ninkii xoogleh ayaa reerka u harayo!
  14. ^Duke, xataa xoogaa ankee maka qiiroonaysid arinkaan?
  15. ^ That is great News. I hope wadaada have cameras to capture this defeat episode. Ilaahayow Guusha Sii.
  16. ^Waraabe is the Mohamed Dheere of Somaliland......wasn't he who said "The boy who was born in Ethiopia is more dear to him than the one born in Southern Somalia(Something in that line)"? So now all over sudden he is the knight in shining amour. Cajiib.
  17. ^^A bbc reporter (from the Somali branch) by the name Bashka Jug Kasoo dhacahy was reporting from the front line between the Kenya and Somali border two days ago, he was with the Kenyan army and he said "We made the Ethiopian army somewhere the border between Kenya and Somalia. To his surprise half of the men on both sides were ethnically Somali and the people being hunted are Somalis" What a humiliation ?
  18. ^^Musuq muaasuqii 60s aa soo laabtay ayay xaaladu u egtahay. Maba dhale dhoola cadaysan okaa
  19. Originally posted by General Duke: ^^^What do you mean by this? I mean, it is only logic if the disarmament should be started from Puntland in order to win the trust of the people of Mogadishu and the rest of Somalia otherwise JUG JUG MEESHAADA JOOG.
  20. Ciidamo ka badan Sedex Kun oo Itoobiyaan iyo Somalia ah oo Saacadaha soo socda Muqdisho ku soo jeeda Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo ku sugan Baydhaba ayaa waxaa saakay halkaasi soo gaaray Ciidamo aad u fara badan oo ka badan Sedex kun oo Militari ah kuwaasoo isugu jira Itoobiyaan iyo Somalia. Ciidamadan ayaa waxaa ay degeen Xerooyinka Deynuunaay iyo Manaas, waxaana la sheegay in ay ku soo wajahan yihiin Magaalada Muqdisho oo ay ku sugan yihiin tiro ciidamo Itoobiyaan iyo Somalia ah. Ciidamadan dheeraadka ah ayaa la sheegay in ay ku biirayaan ciidamada Muqdisho joogo, waxaana la sheegay in ay kala qeyb qaadan doonaan howlaha hub ka dhigista oo haatan iyo wixii ka dambeeyo Dowladda Federaalka ah ay ku dhawaaqday in ay so awood ah hubka u qaadeyso. Waxaa la sheegay ciidamadan in la dejin doono Xarumo dheeraad ah sida isgoysyada, Saldhigyada, iyaga oo la shaqeyn doono Ciidamadii hore iyo kuwa dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Imaatinka ciidamadan ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili dad badan ay ka careysan yihiin joogitaanka Ciidamadan ee gudaha Dalka Soomaaliya, inkastoo meelaha gadoodka ka jira uu yahay gobo cayiman oo Muqdisho ka tirsan.
  21. ^ I see what you mean. Its difficult to read articles when mixed that way.
  22. Mudanayaal Baarlamaanka Somaaliya Ka Tirsan Oo Xabsiga Loo Taxaabay iyo Kuwo kale oo Cagahooda ku Fakaday Haatana Lagu Raad Joogo Jan 05,2007 by Nayroobi-GEDO-NN Waxaa xabsiga loo taxaabay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaaliya Xildhibaanadaas oo ay maanta Hoteeladii ay ka daganaayeen magaalada Nayroobi la gala baxay, iyadoona lagala kala baxay Hotelada kala ah Barakaat Hotel Iyo Al Safa Hotel. Mudanayaashaan la xiray ayaa lagu jaah wareersan yahay tiradooda saxda ah, balse Waxaa loo badniyaaa in ay yihiin 5 Mudane. Mar aan xariir lasameeey Gudoomiye ku xigeenka Kowaad ee Baarlamaanka Somalaiya Mudane Maxamed Cumar Dalxa waxa uu ii sheegay in uu san arintaan wax badan kala socon xiritaanka mudanayaasha. Lama yaqaan sababta dhabtaa ee loo xiray mudanayaashaan xildhibaan ama masuul kasta oo Dawlada katirsan oo aad wacdaana waxaa ka dareemay sa in uu arrinkaan ka gaabsanaayo. Xildhibaanadaan laxira ayaa waxa ay ahaayeen dhammaantood kuwa ku fakir ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo isagu haatan Kusugan magaalada Nairobi. Xildhibaanadaan la xirxiray iyo kuwa kale oo ku fakir ah ayaa marar badan magaalada Nairobi ku qabtay Shirar Jaraaid oo ay kaga Soo horjedaan dawlada iyo fikirka madaxda sar sare. Xubnahaan Baarlamaanka ee Laxir xiray ayaa waxaa xirxiray niman dharcad ah oo ka tirsan CID Kenya kuwaas oo ay lasocdaan rag Somaali ah oo Aqoon uleh mudanayaasha la xirxiray. Sidoo kale, waxaa xagahooda ku fakatay mudanayaal kale oo markii ay arkeen in xabsiga la is ku taxabayo meelo kala duwan ku dhuuntay, iyagoona qaarkood ay si deg deg ah Hoteladii uga baxeen. Xildhibaanadaan 5 ta gaaraya ayaa waxaa lagu xir xiray Xabsi Kuyaala bartamaha Nayroobi oo ah xabsi lagu xirxiro dadka arimp Siyaasadeed loo haysto, Warar waxaa soo baxaya sheegaya in sababaha ragaan loo xir xiray ay kamid yihiin Xairri ay la lahaayeen Maxaakiimtii Islaamiga ahaa ee ka ariminjiray Muqdisho. Akhristayaasha Qiimaha lahow Waxa aan idiin Soo gudbin donaa Magacyada iyo xaqiiqda dhabtaa ee loo xir xiray mudanayaashaan. Jamaal M Shuuriye-GEDO-NN- Kenya.Nairobi
  23. ^You see, people of Mogadishu are suspicious about this whole disarmament issue and as long a C/Yusuf's clan have their weapons. So if he is serious about this he should disarm his kinsmen first.
  24. ^Is that because he opposed the enemy troops in our soil?