Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. Khamiis, February 22, 2007(HOL): Shalay iyo xalay ayaa Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee gacanta siinaya waxay guryahooda oo Muqdisho ku yaala ka kaxeysteen ilaa shan ruux oo qaarkood ay yihiin Culumaa’udiin si weyn looga yaqaano dalka Soomaaliya. Dadka ay Ciidamadaas kaxeysteen waxaa ka mid ah Khadiibkii Masjidka Isbaheysiga Islaamka Shiikh Cabdiraxmaan Cabdi Culusow (Shariifka) oo isagu mudadii burburka masjidkaas gacanta ku soo hayay. Lama yaqaano sababta ay Ciidamada u kaxeysteen Shiikh C/raxmaan oo dhanka kale ka mid ahaa Macallimiinta Jaamacadda Al-neelain ee Magaalada Muqdisho, hayeeshee waxaa loo maleynayaa in loo kaxeystay sabab la xiriirta in ay isku fiicnaayeen Mas’uuliyiintii Maxkamadihii Islaamka. Seddex dhalinyaro ah ayaa iyaguna xalay laga kaxeystay Degmada Madiina, waxayna Faadumo C/llaahi oo deris la ah dhalinyaradaas ay sheegtay in ay kaxeysteen Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysnaa. Sidoo kalena, habeenkii xalay ahaa waxaa isna gurigiisa oo ku yaala Degmada Kaaraan laga kaxeystay Wadaad lagu magacaabo Shiikh Cabdi oo ka tirsanaa culumaa’udiinka deegaankaas, isla markaana taageersanaa Maxkamadihii Islaamka ee mudada lixda bilood ah ka talinayay Magaalada Muqdisho iyo deegaano dhowr oo ku yaala Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Si kastaba arrintu ha ahaatee, Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee magaalada Muqdisho ku sugan ayaa dhowr jeer oo hore waxay guryahooda uga kaxeysteen dad rayid ah, waxayna labo nin kala baxeen guri ku yaala Degmada Huriwaa, halka ay 8 nin oo kalena ay ka kaxeysteen guri ku yaala nawaaxiga KM4, walow markii dambe la sii daayay 8daas nin. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  2. ^^I heard the movie was off the hook man. I was supposed to watch it but couldn't make it. They should do more screenings in London....
  3. For those of you in London, there is going to be a demostrationg against this traitor at : Cromwell Hospital West Cromwell Road London SW5 Neartest Tube Station: Earls Court. Date: February 21, 2007 Be there...........
  4. Shalay subaxnimadii ayaa Askari Itoobiyaan ah oo ka mid ah Ciidamadamada Itoobiya ee ku sugan Wasaaradda Gaashaan-dhiga ayaa gacan hadal waxa uu dhex maray Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka. Gacan ka hadalkaan ayaa waxa uu ka dambeeyey markii uu Askariga Itoobiyaanka ahi uu ku amray Askariga Soomaaliga ah in uu damiyo Taleefanka Gacanta, isla markaana uusan ku hadli Karin, hase yeeshee Askarigii Soomaaliga ahaa amarkaasi waa uu ka dhega adeegay, markii uu soo dhameystay hadalkiisii ayaa lagu amray in uu taleefanka keeno, balse waa uu diiday, waxana halkaasi ka bilowday gacan ka hadal dhex maray labadoodii, waxayna dad goob jooga ahaa sheegeen in gacan uu ka jabay Askarigii Soomaaliga ah, waxyeelo kalana loo gaystay iyadoo si xun loo jirdilay, basle waxaa mar dambe lagu kala fujiyey xabad uu kor u riday Askari kale oo Itoobiyaan ah, Askartii kale ee Soomaalida oo ayaa iyagu aad uga xumaaday falkaasi, waxaan markii dambe dhamaantood laga qaaday hubkii ay siteen oo laga xareeyey. W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com Source Somalitalk
  5. Originally posted by MKA Yoonis: Sorry I don't want to bring anything apart from the current debate to the discussion here but I've to note that people like Abwaan who are supporters of the court movement are now advertising love films to us? Can you see something wrong with it? I certainly can do. Who said the supporters of Maxkamadaha can not talk about or advertise a film?
  6. ^All these accusations are based on Qabiil iyo Qurun. Somaaliyeey Goormaan dhaafaynaa arinkaas?
  7. ^^I have seen several old MIGs abandon somewhere near Baydhabop but not sure where that is. Inshallah this nation will comeback strong one day.
  8. ^That is good to hear Horn, so what get into you then? you seemed to be a nice guy but you made 90 degree turn until you ended up supporting Habashi to occupy our country! To make a mistake is not a mistake but to justify it is a mistake.
  9. ^^The title of your thread should be : The occupation forces are tightening their grip in Mogadishu
  10. ^ Well, it was bad when the ICU was doing but not when XABASHI iyo Qurunka ay wadato is doing? You guys surprise me walaahi
  11. ^If that is the case, why the price of weapons in Barkaaraha market is so high? Perhaps that is a clear sign of what to come next few weeks...The eviction of the Ethiopian and their puppet government? War Jiraaba Cakaaruhu Imaan.
  12. Originally posted by Mujaahid: Red Sea: ^kabax.Than everything took down word spiral from that point on. most powerful in Africa? that is bit overexageration, just in black Africa or known as sub Sahara.WE had the largest armored,not most planes,or servicement. Ok, perhaps its a bit of exaggeration but most definitely we were on the top league. Here are some of the service men http://www.youtube.com/watch?v=jXIZDCmH2Mw&watch_response
  13. Might Allah keep him safe and Inshallah they will come back.
  14. We once had the most powerful army in Africa. These videos bring back good memory. Enjoy it inshallah. http://www.youtube.com/watch?v=w-6VprKVp8k&mode=related&search= http://www.youtube.com/watch?v=jXIZDCmH2Mw&mode=related&search=
  15. Those girls are funny, they have another hilarious video
  16. Originally posted by n-syl: Shan Ka Tirsan Ciidamada Itoobiya oo Kufsaday Qof Dumar ah oo Soomaaliyeed, Kuna Kufsaday Gudaha Soomaaliya... That is liberation in action.
  17. Observe these two articles supposedly reported by two different websites( PuntladPost & Somaliwayne) and two different news reporters and yet they are same strange. Here are the articles: Somaliwayne C/llaahi Yuusuf iyo Gen. Morgan oo Villa Somalia kulan ku yeeshay Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 14/01/07 Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia Gen, Maxamed Siciid Xirsi (Morgan). Kulankaan oo la sheegay inuu ahaa mid ay albaabbadu u xiran yihiin ayaanay jirin cid sid dhab uga hadli karta waxa ay kaga wadahadleen Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana saxaafadda loo diiday in wax war ah laga siiyo kulankaas. Madaxweynaha Soomaaliya oo baryahaan waday inuu kulammo gaar gaar ah la qaato Cuqaasha, Waxgaradka, Saraakiisha, Siyaasiyiin iyo Culummada Soomaaliyeed ayaa kulankaan waxaa la sheegay inuu kuwaas qayb ka yahay. Ilo wareedyo ku sugan Madaxtooyada ayaa sheegaya in kulankaan ay kaga wada hadleen Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Gen. Morgan xaaladda dalka uu maryo iyo sida loogu baahan yahay in saraakiishii hore ee Dowladda ay kaga qaybgalaan ammaan ku soo celinta Muqdisho iyo guud ahaan dalka Soomaaliya. Gen. Morgan ayaa ku sugnaa Magaalada Muqdisho muddo dheer, waxaana uu ka mid ahaa xubno dhowr ah oo ay Maxkamadaha kala tashan jireen xaaladaha Milateri, marka ay doonayaan inay deegaan ka mid ah Soomaaliya dagaal ku qaadaan. Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe xuurshe114@hotmail.com Puntladpost UQDISHO: Madaxweyne Yuusuf oo maanta kulan gaar ah la qaatay Gen. Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) Posted to the Web Jan 14, 13:25 Muqdisho (PP) - Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia Gen, Maxamed Siciid Xirsi (Morgan). Kulankaan oo la sheegay inuu ahaa mid ay albaabbadu u xiran yihiin ayaanay jirin cid sid dhab uga hadli karta waxa ay kaga wadahadleen Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana saxaafadda loo diiday in wax war ah laga siiyo kulankaas. Madaxweynaha Soomaaliya oo baryahaan waday inuu kulammo gaar gaar ah la qaato Cuqaasha, Waxgaradka, Saraakiisha, Siyaasiyiin iyo Culummada Soomaaliyeed ayaa kulankaan waxaa la sheegay inuu kuwaas qayb ka yahay. Ilo wareedyo ku sugan Madaxtooyada ayaa sheegaya in kulankaan ay kaga wada hadleen Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Gen. Morgan xaaladda dalka uu maryo iyo sida loogu baahan yahay in saraakiishii hore ee Dowladda ay kaga qaybgalaan ammaan ku soo celinta Muqdisho iyo guud ahaan dalka Soomaaliya. Gen. Morgan ayaa ku sugnaa Magaalada Muqdisho muddo dheer, waxaana uu ka mid ahaa xubno dhowr ah oo ay Maxkamadaha kala tashan jireen xaaladaha Milateri, marka ay doonayaan inay deegaan ka mid ah Soomaaliya dagaal ku qaadaan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  18. 14,Dec,Onkod,Muqdisho: Waxaa soo badanaya jirdilka lagu hayo shacabka soomaliyeed ee ku nool Caasimada Soomaliya ee Muqdisho iyadoo maalmihii u danbeeyay ay ciidamada Ethopiya iyo kuwa Taageersan ay jirdil ay u gaysteen dad masaakiin ah oo aan waxba galabsan oo loo diiday in ay howlahooda ka soo dhamaystaan magaalada Arintan ayaa waxa ay ka dhacday xaafdaha buulaxuubeey,KPP Waxaa kaloo lagu amray dhamaan aqoonyahanada Soomaliyeed in ay joojiyaan hadalada ka soo hor jeeda Ethopiya iyo Maamulka Col. Cabdullahi Yusuf Xabashida ayaa waxa ay ku hanjabtay in ay dili doonto aqoon yahano fara badan iyo Mashaaikh laga yaqaano dalka soomaliya iyadoo sheektay in ay cirib tiri doonto waxii ka soo hor jeedo siyaasada xabashida Dhinaca kale waxaa uuCol. cabdullahi Yusuf uu ku amri karaa dalka ama qofkii uu rabo wax walba oo ana looga baahnayin in la hor geeyo Baarlamaanka ama Wasiirada xitaa Geedi isagoo loo ansxiyya in uu wax walba u suubin karo arintaasi oo ay ka hor imanayso dastuurka u yaalo dalka soomaliya waxayna siyaasiin badan sheegeen in aysan jirin dowlada KMG
  19. ^There is only one good side Hizbu-Allah and Hizbu-Alshaidan Might Allah mercy on the Mujaahidin who sacrificed their life for the sake of Allah and the dignity of our country.
  20. Surely they will be missed, intii ka shahiiday ilaahay janada hakawaraabiyo.
  21. Thursday, January 11, 2007 Newspapers in East Africa and the Middle East strongly condemn US air strikes on Somalia targeting al-Qaeda suspects in the south of the country. Papers in Kenya fear the US intervention could derail efforts by the transitional government to extend its control over Somalia, while a South African daily warns that the solution must come from within Somalia. A UK-based Arabic daily sees the strikes as part of a US strategy to keep the Islamists out of power and end the stability which, it says, they brought to the country. KENYA'S STANDARD US officials said they expect more military strikes this week to "wipe out" the terrorist cell in Somalia. This in itself is good news from a Kenyan standpoint, bearing in mind that Nairobi bore the brunt of an unprovoked terror attack in 1998. However, the hurried response to send the deadly, fire-spitting C-130s into Somalia so soon after a collective sigh of relief for the chance of a formal government structure evokes fury at the unilateral action of the global policeman. UNATTRIBUTED COMMENTARY IN KENYA'S STANDARD America will never learn and its excuses border on the ridiculous. Uncle Tom had to wait 10 years to go for Osama Bin Laden's disciples? Have the terrorists been waiting for the Yankees? President Abdullahi Yusuf never ceases to amaze. He cheers the Americans on as they terrorise his people and raze his country just as he turned to the Ethiopians to fight the Islamists. Looking for a lame-duck leader? Look no further. SOUTH AFRICA'S BUSINESS DAY It is difficult to think of an up side to America's military intervention in Somalia... The Ethiopian-led and US-backed overthrow of the Union of Islamic Courts and its replacement by the transitional government is no guarantee of stability. And the US attacks on sites where fleeing Somali Islamists and al-Qaeda operatives gathered could inflame the situation. Ultimately, the solution to Somalia's problems will have to come from within the country itself. NDUNGU WAINAINA IN KENYA'S TIMES The Transitional Federal Government (TFG) of Somalia on its part should not presume that the current support from the international community will remain forever. [it] should set in motion bold steps to promote political dialogue and reconciliation that would culminate in establishment of a government that enjoys the full support of the Somali people. PAN-ARAB AL-ARAB AL-ALAMIYAH Since the Union of Islamic Courts succeeded in removing warlords, bringing about peace and stability and taking control of most part of Somalia, the US found a way to eliminate this youthful force and bring Somalia back to violence. EGYPT'S AL-AKHBAR The air strike gives rise to astonishment, mixed with anger and disgust. It also raises many questions. The killing of scores of people under the pretext of hunting down an individual or two cannot be justified irrespective of their position in the al-Qaeda organization. The time has come for the United States to learn its lesson and realise that its real battle is represented in winning hearts and minds. EGYPT'S AL-JUMHURIYAH The United States gave itself the right to bombard Somali villages and kill their innocent people. Does it really want any friends?! SYRIA'S TISHRIN Ethiopia carried out the mission, "crushed the terrorists" and handed Somalia over to the Americans, the original architects of wars and sponsors of collapsed countries.
  22. The greatest gabyaa of our nation list include: Raage Ugaas, Xaaji Adan afqalooc, Cali Cilmi Afyare, Dhoodaan, Cilmi Boodhari, Ismail Mire, MohamedN. Fadal, Dhago Jarco all the way to Qamaan Bulxan
  23. Originally posted by Castro: Ground intelligence and precision bombing my matako! Castto, Kumbe Waweh najua kiswalhil!
  24. Originally posted by General Duke: ^^^Genocide you say, are you speaking abour Darfur? How many tens of thousands have been killed and where? Or is it a case of the only weapon available is emotive rehtoric? ^^No, am speaking about the genocide caused by your Uncle in which you and your likes are beating drums for it.