Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Posts posted by Dhubad.


  1. Onkod News, Muqdisho: Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda fedraalka ayaa si kale duwan uga hadlay calanka dowladda Itoobiya oo lagu arkay maanta iyadoo laga taagay qeyba ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho.Mas’uuliyiintan ayaa maanta ka hadlay xaflad ka dhacday Hotel Global oo lagu soo gabagabeenayey tartanka xidagaha kubada Kolayga. Duqa magaalada Muqdisho Cadde Xasan Gaabow ayaa sheegay in dadka Muqdisho degan aysan is xalin karin islamarkaana wax isku quuri waayeen ayna wanaagsan tahay in calanka Itoobiya la suro xaafadaha Muqdisho iyadoo taas macnaheydu aheyn in dalka la qabsaday.

     

    Dhinaca kale, Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka islamarkaana ah ku simaha madaxwaynaha dowladda fedraalka Prof Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in nasiib daro ay tahay in qeyba ka mid ah Muqdisho laga taagay calanka dowladda Itoobiya cidda ka dambeysana iyada ay mas’uul ka tahay sheegina doonta.

     

    “Waxaa nasiib daro ah in saaka xamar la yiraahdo waxa laga taagay calan Itoobiya leedahay oo laga taagay sida la yiri Shiirkole, wasaaradii Gaashaandhiga iyo Tarabuunka lWalaalayaal ciddii ka taagtay taas iyada ayaa ka mas’uul ah iyadaa sheegi doonto, laakiin Annaga reer Banaadir haddaan nahay waxaan niraahnaa “Caqligaaga oo bato Macriifadaada ayuu ku dheelaa” wax kasta ha la sheego anaga waxaan ognahay calan Soomaaliyeed oo Blue ah oo dhexda kaga taal Xidig oo Shan gees leh xitaa haddii hal gees uu ka maqan yahay ciddii suratay iyadaa suratay” ayuu yiri Prof Dalxa.

     

     

    Xaafadaha Muqdisho oo laga suro calanka Itoobiya ayaa dad badan ay qabaan inay keeneyso tuhun badan oo laga qabay inay Itoobiya isku balaarineyso dalka Soomaaliya taas oo iftiimineyso khilaafka soo jireenka ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itobiya.

     

     

    Xigasho: HornAfrik


  2. ^^Yonis, is good we are understanding each other and we might have same views on a lot of issue concerning the TFG. For the record, am not UIC spokes man and in fact I didn't agree with them a lot of issues while they were in control but we had/have nothing better than them.

     

    On the other hand when I criticize the TFG policy I alwayz pick Yey because he is on the driving seat, also he is older and more experience than the rest of them.

     

    Unless you have a concrete proof that the D-clan were the majority who died on the UIC side, I will always believe otherwise.


  3. Originally posted by MKA Yoonis:

    Dhubad you do talk a lot that does not make sense, all you do is concentrate on my clan (whatever that clan might be) and out yourself what is inside your stomach.

    Saxib it was you who brought clans into this discussion, when I opened this thread it was merely to discuss about "Munaafiqiins" (The Ethiopian supporters) who inhale from all sort of Somali Clans including my clan. As usual you diverted the topic by saying "The Majority of the UIC who died were from yourclan" which in fact is far from the truth, so when one challenges your view they must be against your clan?

     

     

     

    You've to put to yourself, that my clan is just like any other clan but if you want to depict a whole clan as evil as you've been doing then the only person that is going to suffer will be you.

    Show me where I said your clan were evil?

     

    This is politics and let's not make this a clan issue,

    So why do you have to bring clan issue in this thread? Why don't stick to the TFG vs Opposition motion, rather than saying my clan this my clan that ?

     

    I can see that you clearly do not like the people of Puntland but you don't have to, all I'm asking is to raise the level of the discussions a bit further and higher than your current shoe strings, get it?

    Sxb people from Puntland have both good and bad people and there is no where I have discredited them. Half of my relatives are from Puntland and I have nothing against them. If I am against Yey and his supporters that doesn't mean I hate Puntlanders ?

     

    Why don't you see Hiiraale (Defense Minister the head of the 'Munaafaqiin side Army'), Gheedi, Mahamed Dheere and co?

    Sxb, let me tell you this, they are all same to me Hiiraale, Dhere, Indhacade and the rest. All dabadhilifs and according to the Somali scholars they are "Munaafiqiin".

     

    I'm real so be real with me as well and I don't like 'huuhaa' and empty talks, understand?

    Ina adeer xaal qaado, khalad ayaa iga fahamtay. Anigu ma ka soo horjeedo dadkaaga, waxaan ka soo horjeeda, dadka amxaarada ku soo hogaamiyay wadanka.


  4.  

    Maxamed dheere “Qaniinyo Qaniinyaa kaa fujisa, sharciga milateriguna wuxuu dhigayaa in meeshii madfac yar kaaga soo dhaco aad ugu jawaabto mid weyn”

     

     

    Guddoomiyaha guddiga siyaasada maamulka gobolka Sh/dhexe Maxamed Cumar Xabeeb (M/dheere) ayaa sheegay in maamulka uu isagu uu madaxda ka yahay uu weli gacanta ku hayo gobolka Shexe, ka dib markii sida uu sheegay maamulka cusub ee goboblkaasi loo magacaabay uu ka baaqsaday inuu la yimaado dukomenti dowladeed oo cadeynaya magacaabistooda si xilka loogu wareejiyo, isagoo meesha ka saaray in isaga lagu soo wargeliyey arintaasi ka hor inta aan la magacaabin maamulka cusub.

     

    Maxamed dheere ayaa sheegay in nidaamka dowladnimada uu ku saleysan yahay in talaabo walba oo loo qaadayo dhinaca maamulka lala yimaado dukumenti cadeynaya, isagoo xusay in maamulka loo magacaabay gobolka uu ilaa hadda ka maqlay oo kaliya warbaahinta, isagoo sheegay in wax amaan daro ah aysan ka jirin gobolka Sh/dhexe oo ciidamada maamulkana ay haatan wadaan howlgalo lagu sugayo amniga dadka degan iyo kuwa socotada ah intaba.

     

    “Shirkii beesha ****** ee maalin dhoweyd ka dhacay hotelka Global waxaan uga qeyb geli waayey la iguma soo wargelin waxa loogu yeeray iyo waxa laga wada hadlayo midna., wuxuuna iila muuqday shir ay wataan shaqsiyaad dano gaar ah ka lahaa, waxaan ka shakinayeyna waaba soo baxeen oo shirkiiyo socdaaba leys xabadeeyey oo dadna ku ku dhinteen dadna ku dhaawacmeen, waxaana soo abaabulay xubno ka tirsanaa USC/SSA, guddi ayaa la magacaabay ayaa la yiri, mana fahmin guddigaas waxa uu yahay meel fiicana kuma dhamaan” ayuu yiri Maxamed Dheere oo ka hadlayey sababta uu uga qeyb gali waayey kulanay isugu yimaadeen waxgaradka iyo siyaasiyiinta beesha ****** hotelka Global kaasoo ahaa mid lagu doonayey in lagu turxaan bixiyo khilaafaad yar yar oo beesha dhexdeeda ah.

    “Qaniinyo qaniinyo ayaa ka fujisa, wixii lagugu soo rido xaq waxaad u leedahay inaad ka jawaabto sharciga milateriguna wuxuu dhigayaa in meeshii madfac yar kaga soo dhaco aad ugu jawaabto mid kaas kaa weyn, kooxaha wax weeraraana waxa ay soo tureen cirka kama soo ridaane xaafadaha dhexdooda ayey ka ridaan dadkuna iyagaa laga rabaa iney iska fogeeyaan, haddii ay sidaa yeelli waayaan dhibaatada ka dhalata wey saameyneysaa iyana, waana ka xumahay dadka ilaa hadda wixii soo gaaray” ayuu sidoo kale yiri Maxamed Cumar Xabeeb oo ka hadlayey sida uu arko madaafiicda ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda federaalka ay ugu ku ridayaan goobaha shacabka marka kooxo hubeysan ay weeraraan.

     

     

    Xafiiska Muqdisho

     

    News Update in English www.dayniileone.com


  5. ^^Yoonis, sure your clan was fighting in Diinsoor but on the Munaafiqiin side(Ethiopians and their supporters) on the other side the Mujaahiidin had no clan they were merely fighting for the sake of Allah. And by the way non of them were from Puntland...Get that in your little head buddy!

     

    So saxiib we all know your coming from, marka jooji libinta aadan lahayn oo aad sheeganaysid....


  6. ^^Ooh My God, I know the owner of Idamaale.com, he is based in London and he is know to write lies on his website.

     

    There was one incident where he had argument with another person about money issue, and the next day he posted a news article on his website dedicated to that individual in which he accused him as terrorist who funds AlQAIDA in Somalia....

     

    That is his nature and everyone knows him in London.

     

    It is shock news indeed redface.gif


  7. Originally posted by MKA Yoonis:

     

    Credit goes only to where it is due, the only people that fought were the naive ones majority of mine clan. Both sides my clan died. Over 80% that were figthing were from
    my clan adeer so spare us the talk, we all know that no one else put up a real fight as the majority of the folks that were condoled and died were from my clan and the rest have been bought with hard currency.

     

    So your clan were fighting in Diinsoor, Buurhakape, Hiiraan, Jowhar etc ? Cajiib, yaa libin qofkale leeyahay ku faanay!

     

    Adeer you still barging about Ethiopian and AU soldiers. Will see what happens when your master abandon you. Inta ka horeesa meelaha ka nac nac lee, libin qofkale leeyahayna ku faan si dii la idingu yaqaanay.


  8. Originally posted by MKA Yoonis:

    Abu Geeljire mine was not an islamic lecture but I clearly told you, that the same men that are throwing grenades and mortars now, shouldn't have vacated and run off the battlefield, understand?

     

    Their bravado was needed there but not in a city of two million people.

     

    Now answer me this question why did they ran off the battle field?

     

    Inshallah after that will we talk more.

    ^^Adiga inaad Amxaaro xoogeeda ku faantid ma ahane wax kale ma haysaa?

     

    Inshaallahu adiga iyo Amxaaradaada mar dhow ayaa hilfaha la idiin qaadi doonaa.


  9. 24/02/2007, Onkod News, London: (Press Release) On Tuesday morning, 20 February 2007, the Ethiopian forces and militias of the Transitional Federal Government (TFG) indiscriminately shelled on heavily populated districts of Mogadishu killing at least 15 people and wounding over 40 others. Somali Concern Group (SCG) is dismayed by this unlawful killing of civilians and condemns this barbaric action committed by those who came to Mogadishu to provide peace and security to its citizens.

     

    We understand that the forces may have been provoked by local insurgencies that see the presence of the troops in their city as illegal. However, it is inexcusable to erratically bombard a city of over 2 million people and kill scores, while forcing thousands of others to flee their homes and belongings. We demand the TFG leadership to hold those responsible accountable to their actions and bring them before the court of law, if there is one.

     

    We are also disappointed at the lack of response on part of the international community and regional organizations such as IGAD, African Union, Arab League, EU and United Nations on the massacre and daily killings of civilians by different groups in Mogadishu and elsewhere. We urge the international community to intervene and stop this bloodshed before it gets out of hand.

     

    It is sad to see that the Ethiopians and TFG failed to maintain the peace and security established by courts in Mogadishu and most of the south. Spiral violence has become the norm of the day in many towns since the Ethiopian troops unilaterally invaded Somalia on 24 December 2006. We are deeply concerned at the increasing number of people getting killed daily in many parts of the country and hope that international pressure on the TFG and Ethiopians may encourage them to resort into peace making venture rather than pursuing victory by the gunpoint.

     

    The unfortunate truth is that the Ethiopians are not showing the desire to keep the peace let alone to help the government impose its authority on the country. Apparently, the TFG and the Ethiopians are no natural substitutes to the ousted Islamic courts who with little efforts won the hearts and minds of the Somali people. In lieu of that, it is in the best interest of the TFG and Somali people for the Ethiopian troops to withdraw immediately. If that happens, the violence will gradually die down and talk of reconciliation can start.

     

    In the light of that, we recommend that the international community pressures the Ethiopians to withdraw as soon as possible in order to dissuade the insurgency. Secondly, we urge the international community, particularly regional organizations to help the Somali people to hold an inclusive reconciliation conference where all stakeholders (TFG, leaders of UIC, civil societies, Diaspora, clan elders) are invited. Thirdly, deployment of African troops will be possible only after reconciliation between all groups is achieved. Without agreement/settlement on major issues, it will be very difficult to reach a durable and lasting peace arrangement.

     

    Somali Concern Groups is committed to bridging differences and helping Somali people rebuild their lives by starting with the reconciliation of the Somali communities and reinstitution of the Somali state.

     

    Mohamud Gure

    Chairperson

    London, UK

    guremm@somaliconcern.org

    guremm@hotmail.com


  10. Muftiga Soomaaliya Shariif Cabdinuur oo Fatwadiisii ugu horeysay soo saaray kagana hadlay Xaaladda Dalka kuna baaqay in halganka halkiisa laga sii wado.

     

    Muqdisho,23,February-07 ( Qaadisiya.com) Caalimka Cilmiga Diinta ee Ummadda Soomaaliyeed Al-Waalid Sheekh Shariif Cabdinuur Shariif Xassan ayaa markii ugu horeysay kala hadlay Qalabka Warbaahinta Islaamka Umadda Soomaaliyeed meel waliba oo ay dunida kajoogaan.

     

     

     

    Sheekh Shariif Cabdinuur oo fatwadiisa soo gudbinteeda ay sahashay Shabakadda Islaamiga ah ee Addacwah qolka ay Paltalk ku leeyihiin ee ISLAMIC DACWAH CENTER ayaa waxa uu ku fatwooday Shariif Cabdinuur in lala dagaalamo ciidamada cadowga Itoobiya ee qabsaday Ummadda Soomaaliyeed iyo maleeshiyooyinka kaalmeynaya cadowga intaba.

    HALKANI KA DHAGEYSO FATWADA MUFTIGA SOOMAALIYA SHARIIF CABDINUUR UU KA FATWOODAY XAALADDA ADAG EE DALKA MAANTA KAJIRA.

     

     

    Shariif Cabdinuur ayaa ugu baaqay Ummadda Soomaaliyeed in ay la dagaalamaan oo aaney u kala harin dagaalka lagula jiro ciidamada cadowga Itoobiya ee qabsaday dalka iyo dadka Soomaaliyeed, isla mar ahaantaasna aan laga daalin dagaalkaas illaa laga xoreynayo dalka.

     

    Sheekha ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in la taageero dagaalka xaq u dirirka ah ee lagula jiro cadowga qabsaday dalka iyo diinta.

     

    Mar la weydiiyay Sheekha waxa ay diintu ka qabto maleeshiyooyinka Soomaalida ah ee u shaqeeya Tikreega Dalka kusoo duulay ayuu Sheekh Shariif Cabdinuur ku jawaabay in lala dagaalamo cid kasta oo la safan cadowga Itoobiya.

     

    Sheekha ayaa ammaanay xoogagga xaq u dirirka ee dagaalka kula jira cadowga Itoobiya, wuxuuna Allaah ka baryay in uu guusha siiyo xoogagga xaq u dirirka.

     

     

     

    Sidoo kale mar wax laga weydiiyay mala oran karaa Shaqaalaha Tikreega mudane ama Madaxweyne IWM ayaa waxa uu sicad ugu jawaabay Shariif Cabdinuur oo ah Muftiga Soomaaliya MAYA wuxuuna ku tilmaamay nin gaal u shaqeeya in aanu marnaba sayid ama mudane la dhihi Karin oo shacabka uu kaga digay.

     

    Fatwada Shariif Cabdinuur ayaa ah mid shakiga ka saareysa qof kasta oo xaq doon ah oo horay mar marsiinyo uga dhiganayay in aanu Shariif Cabdinuur ka hadlin arrinka maanta ka taagan Soomaaliya.

     

    Culumadii wey hadashay, Culumadii wey fatwootay, waxeyna isku raaceen oo ku baaqeen in lala dagaalamo ciidamada cadowga Itoobiya iyo cadow kalkaalka Soomaalida ee la saftay cadowga.

     

    Culumadu waxey ku baaqday in la taageero xoogagga xaq u dirirka ee dagaalka kula jira ciidamada cadowga, illaa laga xoreynayo dalka, leyskana dul kicinayo cadowga qabsaday dalkeena.

     

     

     

    Waxa uu ammaan u soo jeediyay Shariif Cabdinuur Guddoomiyaha Golaha Fulinta Mawqifka adag ee uu weli ku taagan yahay, waxaana loo baahan yahay ayuu Muftiga Soomaaliya yiri in aanan loo kala harin iska dhicinta cadowga Dalka Soomaaliya qabsaday.

     

     

     

    Ugu dambeyntii waxa uu sheegay in Cilmiga laga barto cid kasta oo aqoon dheer u leh diinta islaamka isagoo tusaale ahaan u soo qaatay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Nairobi kusugan oo uu kusheegay in uu yahay Nin dhalinyaro ah ilaaheeyna u fududeeyay Cilmiga Diinta ayna ku haboontahay Shacabka Soomaaliyeed in ay ka faa’idyestaan.

     

     

     

    Faafintii : Qaadisiya + Aayaha + Addawac.com


  11. This man is responsible what is happening Somalia now, indeed he admits that himself. He led the Ethiopians to our country so many times before remember 70s,the Puntland conflict between him and Jaamac(can't remember the year) and now. So I ask how such a man can be a saviour?

     

    The people who support him purely do it for Qabiil reason. The man has no lore whatsoever; he is not a great speaker who can draw support from the ordinary people, he hasn’t done anything for anyone (apart of giving government positions to some of his kinsmen ) since he became President. So tell me one good reason as to why I (and everyone else in that matter) should support him???


  12. ^How do the TFG wants to govern if their masters(Ethiopians) are either killing or arresting innocent people (i.e. Culamada) ?

     

    I can't wait until people revolt against the TFG and their masters...The current situation reminds the American invasion of Mogadishu in 1992, people were quite about it and in some cases welcomed the US army until they started behaving badly...and we all know what happened after that.!

     

    So I predict in the next few months/weeks there will be an all out war against the traitors and their masters if the situation continous they way it is now.


  13. 21/02/2007, Onkod News, London: Bannaanbax lagu mucaaradayo madaxweynaha dowladda KMG-ka ah ee Soomaaliya, Cabdullaahi Yusuf Axmed, ayaa waxaa uu saaka ka dhacay ka soo horjeedka Isbitaalka Cromwell ee Galbeedka magaaladan London. In ka badan boqol qof ayaa mudaaharaadkan ka qeybgashay sida uu inoogu soo warramay Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo ah weriye madax bannaan oo goobtaasi ku sugnaa.

     

     

    Boorarka ay dadku siteen

     

     

    Ridwaan waxa uu sheegay in dadku ay siteen boorar liddi ku ah madaxweynaha, Cabdullaahi Yusuf, iyagoo dowladda Britain ka codsanayey in aanay siinin fiisooyin amaba dal-ku-gal masuuliyiinta ku hawlan siyaasadda Soomaaliya xilligan, taasoo ay ku tilmaameen mid jaha wareersan.

     

     

    Dadka halkaasi u tegay dibad-baxa waxaa si weyn u xakamaynayey booliska oo diiddanaa in ay dadku ku soo kordhaan goobtaasi, maaddaama ay ahayd isbitaal.

     

     

    Cabashada dadka

     

     

    Dadku waxayaabaha ay ka cabanayeen oo ay ku doodayeen waxaa ka mid ahaa in magaalooyinka Soomaaliya oo Muqdishona ay ku jirto ay dad badani u dhimanayaan isbitaal la'aan dartiis, halka masuuliyiintuna ay u soo cararaan waddamada horumaray marka ay xanuunsadaan, taasoo bey leeyihiin aanay dadkooda u oggolayn.

     

    Ujeeddada socdaalka madaxweynaha

     

     

    Cabdullaahi Yusuf Axmed oo muddadiiba mar u yimaada baaritaan caafimaad magaaladan London ayaa waxa uu hadda ku joogaa London booqasho rasmi ah.

     

     

    Isbitaalkaas ayaa ah isbitaalka uu madaxweynuhu aalaaba u tago baaritaanka caafimaad.

     

    banaanbaxcrom1.jpg

    cromwell2.jpg

     

    cromwell3.jpg


  14. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

    quote:Originally posted by Centurion:

    Who are these people who sport this reincarnated name?

    Miskiin, do you have a link to that group?

    That name, Cawaale Kulane, rings a bell. He used to maintain a
    on bbc.co.uk, dedicated to Soomaali music. I don't know if he still does, but that is the only way I think that you can get contact him or his new group.

     

    Since the SYL name is cherished historical name of ours, any group that stands for the sake of Soomaalinimo re-uses it.
    Cawale Kulane is based in Lonon. He is very active guy regarding Somali issues, I have met him several times.