Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. ^What is the Ethiopian interest in Somalia? I thought Ethiopia has no interest Somalia and purely intervened for humanitarian reasons...
  2. ^SXB, Duke iyo askartiisa waxay u arkaan arintaan Collateral Damage They don't even have the guts to condamn this action...
  3. Allaha ha unaxariisto. This is what the occupation forces are good at, kill, rape, destory and create more havoc and yet we have people who are trying to persuade us otherwise..!
  4. Where are the Amxaaro Supporters ? I am angry at the traitors who brought these animals in our country. Might Allah curse them...Amin
  5. Very informative video. I like the way Rageh approached the Iranian president "Hi my name is Rageh, I am from Somalia but also with the BBC "
  6. ^Dude, Have you heard this saying"When two elephants fight, the grass will suffer". If these two Xabashi Lapdogs militia (as you put it) fought each other they will engulf a lot of innocent lives....Therefore, is not a good thing to rejoice. People will die in the name of clan….! Marka soo ducee in uu ilaahay shartooda na dhaafiyo.
  7. know its Yeey clan against Hiraale who has pop corns we need to enjoy the show It seems you are rejoicing on the two factions who are fighting each other?
  8. Kulan ay isugu yimaadeen in ka badan 250 xubnood oo ka kala tirsan odayaasha iyo waxgaradka beelaha ****** oo cambaareyn kulul dusha looga tuuray dowladda federaalka Soomaaliya Ilaa 250 xubnood oo ka kala tirsan odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka beelaha ******, kuwaasoo maalmahanba ku kulansanaa halka loo yaqaano xero Jarmal oo ku taala wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay uga hadlayeen xaalada guud ee dalku ku sugan yahay iyo qaabka dowladda federalka Soomaaliya ay uga howlgasho magaaladan Muqdisho ayaa laga soo saaray war murtiyeed dhinacyo badan taabanaya oo si aad ah loogu cambaareeyey dowladda federaalka Soomaaliya. War murtiyeedka laga soo saaray kulanka beelaha ****** ay isugu yimaadeen magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay iney iney sharci daro tahay in ciidamada Itoobiya ay soo galaan gudaha Soomaaliya iyadoo aan fasax looga heysanin baarlamanka Soomaaliya, iyagoo dhinaca kalena ku eedeeyey in dowladda federaalka in ay soo rogtay sharciyo aan u adeegeynin degenaanshaha iyo xasiloonida dalka Soomaaliya, xad gudubna ku ah xoriyadda muwaadiniinta iyo hantidooda sida hadalka loo dhigay. War murtiyeedkaasu ayaa sidoo kale ku eedeeyey in dowladda federaalku ay ku xad gudubtay wax loogu yeeray mabda’ii awood qeybsiga ee ay dowladdu ku dhisneyd, iyagoo intaa ku daray maamulada loo magacaabay qaar ka mid ah gobolada iyo degmooyinka dalka ay tahay mid jebinaysa axdi qarameedka dowladda federaalka, waxaana dhinaca kale, war murtiyeedku uu ku eedeeyey in dowladdu ay ciidamo qaran u aqoonsatay kuwa ka socda waxa loogu yeeray beel gaar ah, taasoo dhaawaceysa ayey yiraahdeen is aaminkii bulshada ee xiligan xasaasiga ah. “Dowladda federaalka Soomaaliya waxay mas’uul ka tahay waxyeeladii dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay madaafiicdii lagu garaacayey meelo ka mid ah magaalada Muqdisho” ayaa lagu yiri war murtiyeedkaasi oo sidoo kale lagu xusay in dowladdu ay ku dhawaaqday shir dib u heshiisiin ah oo aan marnaba daweyneynin qalalaasaha ka jira dalka Soomaaliya “Anagu dowladda federaalka kama soo horjeedno balse waxaan diidanahay qaab dhaqameedka foosha xun ee ay la soo baxday” ayaa si cad loogu loogu yiri war saxaafdeedkaasi oo loogu baaqay beesha caalamku iney la hadlaan madaxweynaha dowladda federaalka C/llaahi Yuusuf. Baaq ugu dambeyntii laga soo saaray kulankaasi ayaa lagu sheegay in la joojiyo madaafiicda lagu garaacayo magaalada Muqdisho, lagana noqdo shuruucda iyo xukunka deg deg ah ee dalka la geliyey iyo in wax lagu tilmaamay dowladda aan dhexdeeda heshiiska aheyn dadkeena heshiiska la aheyn aaney qaban Karin shir dib u heshiisiin ah, iyagoo cadeeyey beelaha ****** in aaney jirin wax colaad ah oo kala dhexeysa beelaha kale ee Soomaaliyeed oo sidaa darteedna ay tahay in dowladdu ay wada hadalo siyaasadeed la furto qeybaha iyada ka soo horjeeda sida dowlada dhexdeeda iyo maxkamadaha Islaamka, in xulashada ciidamada Qaranka iyo saraakiisha intaba u noqdo mid isu dheeli tiran muujinayana astaamaha ciidan Qaran isla markaana dib loo celiyo ciidamada laga keenay Puntland maadaama bey yiraahdeen dowladdu ay tahay mid federaal ah, iyagoo ugu dambeyntii ka codsaday beesha caalamka iney gacan ka geysato iney gacan ka geystaan sidii dalka looga saari lahaa ciidamada Itoobiya. Waxaana xubnihii kulankaasi ka hadlay ka mid ahaa Nabadoon Axmed Diiriye, Xaaji Iimaan Cumar iyo Ugaas Cabdi Daahir. Xafiiska Muqdisho, Somalia News Update in English www.dayniileone.com
  9. Beelaha Mogadishu oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho Mogadishu 06, March.07 ( Sh.M.Network) Beelaha ****** ayaa maanta shirweyne looga hadlayo marxaladda uu haatan dalka marayo ku yeeshay magaalada Muqdisho.. Shirkaan oo ay ka soo qeybgaleen in ka badan ilaa 300 oo ergo oo isugu jirtey Salaadiin, Waxgarad, Ugaasyo, Aqoonyahano iyo haween oo ka kala socda beelaha ****** ayaa looga hadlay sida ciidamada shisheeye ee dalka ku sugan, ciidamada Puntland ee laga soo daabulayo gobolada bari ee la keenayo gobolka Banadir iyo waliba shirweynaha dib u heshiisiinta ee dhowaan ay ku baaqday dowladda kMG ah. Xubnihii ka hadlay kulanka beelaha ****** oo maanta ka dhacay Xero Jarmalka ayaa waxa ay ku dhaliileen dowladda KMG ah in ay ku xadgudubtay dastuurka federaalka iyo awood qeybsiga lagu soo dhisay dowladda KMG ah, iyagoo si gaar ah ugu eedeeyay Madaxweynaha dowladda KMG ah in uu sameeyay awood Maroorsi iyo xukun kaligii talis ah. Xubnihii shirkii ka hadlay oo ay ka mid ahaayeen Nabadoon Cabdi Daahir, Nabadoon Axmed Diiriye iyo Imaam Xaaji Cabdi Iimaan ayaa waxa ay ugu baaqeen in ciidamada dowladda Ethiopia ay dalka si deg deg ah uga baxaan iyo waliba in goboladooda dib loogu celiyo ciidamada Puntland ee la keenay gobolka Banadir iyo waliba in shirka dib u heshiisiinta qaran loo qabto dadka ka soo horjeeda dowladda oo ay ku jiraan golihii maxkamadaha islaamka. Gabagabadii shirka ayaa waxaa laga soo saaray Baaq ku wajahan beesha Caalamka oo ku socda dowladda KMG ah iyo Shacbiga Somaliyeed. Kulankaan ay isgu yimaadeen waxgaradka beelaha ****** oo ka soconaya Xarunta Xero Jarmalka ayaa maalmaha soo socda waxaa looga arinsan doonaa dhamaan marxaladaha uu dalka haatan ku sugan yahay iyo waliba sida shirku uu u noqon lahaa dhamaan dadka Somaliyeed si looga hadlo arimaha Somalia. Shirkaan ayaa ah kii ugu horreeyay oo beelaha ****** ay isugu yimaadaan magaalada Muqdisho tan iyo markii dowladda KMG ah ee Somalia ay la wareegtay gacan ku heynta gobolka Banadir iyo gobolo kale oo ka tirsan koonfurta Somalia. Bayaanka ka soo baxay kulanka iyo sawirada goordhow kala soco halkaan. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  10. Originally posted by Geel_Jire12: And what are peoples views on the Shiekhs stance on "suicide attacks" against the enemy? As long as it is directed to the enemy is permissible according to AL-bani Rahimahu-Allah (AKA The Mufti of the century ). So I guess it is OK but not something I would have done....I would rather my AK47 and kill as many as I can before it hits me.
  11. ^^lool@Miskiin Macruuf, you still remember your Kacaan songs, well done duqa. These are historic videos and no one can deny what the Kacaanka did for this country. However, Dowladii Kacaanka also had negative side in which I am not proud of it...
  12. More: Dhisitaankii if iyo aakhrio
  13. Video-gaan waxaa ka daawan kartaa dhismayaashii : 1 Gurigii umada 2. Xarunta ururka dhaq dhaqaaqa iskaashatooyinka 3. Matxafkii qaranka 4. Dugsiga tababarka shaqaalaha 5. Jaamacada Umada
  14. People what do you know about Shareero? It is powerful music...when people listen this music Ruuxaan aa ku soo dagto.
  15. Dhubad.

    BAAFIN

    ^No I haven't heard that one. But have you heard Abdi Madoobe who used to hunt Kenyan soldier in NFD. Apparently Qooraha ay kagaraaceen and he vowed to hunt them till he dies.....He was the most feared person, he killed a lot of Kenyan Soldiers....
  16. Dhubad.

    BAAFIN

    ^Markaan Caruurta ahay ayaa nalugu seexinjiray Baasabuur. Waxaa jiray Bas kashaqayn jiray Baardhere iyo Baydhabo dhexdeeda oo loogu magacdaray Baskii Baasabuur .... Halgamaa wayn uu ahaa, kabaha gadaal gadaal uu u xiran jiray, si uu u waalo askartii bursan jirtay. The man was the RAMBO of Somalia, laakin masaakiin badan uu dilay!
  17. Dhubad.

    BAAFIN

    Cayrow, is a myth.....is Like Baasabuur(a serial killer who used to hunt down his victims between Baardhere and Baydhabo). No one has ever saw him, you only hear, he was seen in this village, he killed this person and that...
  18. Originally posted by General Duke: ^^^The cabinet could always been changed and this is not a major issue, however the oone must prove these allegations of millions of dollars stolen. What evidance have they? They must have received some funds from foreign donors, so what have they done with those money? They haven't built a single hospital, school, etc. I heard Geedi is buying/bought a big shopping complex in Eastlight Nairobi....if that is true could this be the money we are talking about? Also Husain Aided has a multitude of shops in Nairobi, where did he get this money?
  19. ^They making a big miskate if they do that.....
  20. Very powerful video about the people of Paradise...
  21. ^He is the one who said " a boy who was born in Ethiopia is dearer to him than the one who was born in Southern Somalia" Something in that line... The guy is crazy it is even absurd to compare him with Mohamed Dhere - Dhere is better than him big time!
  22. ^maxaa kaayaabiyay saaxiib........Gaxgaxgax daan in la iskaga danbayn doono miyaad la yaabantahay