Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. lool. He would have used Ethiopian Tanks miyaa? If the Ugaas himself is saying this adeerkaa waa loo yaabaa, taloo xaguu ku hoyan doonaa markuu yimaado Mogadishu? Xaguu hada joogaa horta? Mise Alla-ubaahane waxuu sheegaayo aa run ah.
  2. Duke, this is more than meeting interruption. Here we have Ugaaska beeshaas accusing your uncle to be behind the failed assassination. I can smell problems do you? Weerar lagu qaaday guri ay ku shirayeen siyaasiyiinta & waxgarad ka soo jeeda beesha **** oo ay ku jiraan odayaasha dhaqanka & Ugaaska beeshaasi oo ku eedeeyey C/llaahi Yuusuf in uu ka danbeeyey weerarkaas Kooxo hubeysan ayaa maanta weerar ku dhifo oo ka dhaqaaq ah ka geystay guriga siyaasiga Dr. Max'ed Max'uud Culusow oo ah guddoomiyaha guddiga siyaasada beesha **** xilli halkaasi ay ku shirayeen waxgarad isugu jira siyaasiyiin, aqoonyahano, odayaasha dhaqanka, & haweenka ka soo jeeda beel-weynta **** ee H/gidir, waxaana kooxaha weerarka soo qaaday iska caabiyey maleeshiyooyin ilaalo ka hayey goobta shirkaasi uu ka dhacayey, iyadoo xubnaha shirkaasi ka qeybgalayna uu ka mid ahaa Dr. C/qaasim Salaad Xasan oo ahaa madaxweynaha TNG-dii Carta lagu soo dhisay. Weerarkan ayaa sida wararku sheegayaan waxaa ku dhaawacmay 8 qofood oo ay ku jiraan 3 qofood oo rayid ah, waxaana weerarkaasi kadib halkiisa ka sii socday kulankii ay lahaayeen waxgaradka beesha ****, iyadoo gebagebadii kulankaasina uu sheegay Ugaaska beesha **** Ugaas Cabdi Daahir Ugaas Nuur, in weerarkaasi uu ka danbeeyey C/llaahi Yuusuf Axmed, waxaana hadaladii ugaaska ka mid ahaa "Waxaan u sheegeynaa Cabdullaahi Yuusuf inuusan madaxweyne ku noqoneyn sida uu hadda ku socdo, haddii uusan joojin waxa uu wadana beesha Ceyr waa ay is difaaci doontaa" ayuu yiri Ugaas Cabdi Daahir oo ah wakiilka Ugaaska beesha ****-& guud ahaan beesha H/gidir. Warar soo baxay ayaa sheegayey in uu weerarkaasi ay qaadeen maleeshiyo uu horkacayey Max'uud Cusmaan Dgahaxtuur oo ah ku- xigeenkii hore ee dhinaca ammaanka duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Cusmaan Dhagaxtuur, inkastoo uu beeniyey Dhagaxtuur, wuxuuna sheegay in laga been abuurtay, isla markaana uu yahay siyaasi uu jecel yahay oo aysan suurtagal aheyn in uu weeraro. Xafiiska Muqdisho, Somalia
  3. Dhubad.

    Maay TV

    Duqa, I was born in Baardhere and Maay was my mother tongue once, but cant speak it any more coz I left there long time ago. I was trying to speak to my Dugsi Quran teacher the other day but couldn't do it, I am sure I just need boor kajaf. Jaamacada Baardhere was the oldest Jaamacad in Somalia, I remember as a young boy visiting a ruined building which was said to be where the Sayidka learned Arabic and Quran not sure how accurate that is. Do you speak May Miskiin Macruuf?
  4. Dhubad.

    Maay TV

    Akhayaarta nafiirsadaase nadhageesadaasee haka dhawaadaan Som-MaiNetwork, ooku waliin haaynee barnaamij baden... http://www.shirqool.com/details.php?image_id=450
  5. Just give them view months and they will clean Mogadishu once gain Inshallah. Xaafadaha Muqdisho oo xalay lagu arkay ciidamadii Maxkamadaha Islaamiga ahaa oo waddooyinka marmaraya Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 19/03/07 Xalay ayaa lagu arkay qaar ka mid ah xaafadaha Muqdisho qaybo ka tirsan kooxo hubeysan oo wata gawaari nooca dusha ka furan ah oo ku qaylinayay erayo ay ka mid ahaayeen ALLAHU AKBAR, inkastoo gawaarida ay wataan qaarkood ay ahaayeen kuwo uu ku rakiban yahay Qoriga Dhashiikaha loo yaqaan. Kooxahaan dableyda ah oo dhammaantood uu afka u duubnaa ayaa waxay dadka deegaannada Muqdisho sheegeen inay ahaayeen Maxkamadihii kuwo ka haray oo la sheegay inay dib isku abaabuleen ayna doonayaan inay dagaallo la galaan dowladda Soomaaliya iyo ciidammada gacanta siinaya ee Ethiopia . Kooxahaan ayaa waxay dadka hortooda ku sameynayeen dhoollo-tusyo ay ku muujinayana awooddooda inay jirto, waxaana tani ay shacabkii arkay u arkeen inay tahay mid caqabad kale ku ah ammaanka Muqdisho oo awalba ahaa aan sugnayn. muslimamuslimamuslimamuslima Wararka ayaa waxay sheegayaan in kooxahaan ay yihiin kuwo baro ku leh Magaalada Muqdisho, kuwaasoo lagu sheegay inay doonayaan inay iska abaabulaan si ay dagaal xooggan ula galaan Dowladda iyo Ciidammada Ethiopian-ka ah. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia Tel:002521-5573321
  6. Where did u get your info Alle-ubaahane? This guy has been killed several times and yet he is still here....Man the guy must be hated!
  7. King Muuse King Osmaan being the overall figurehead of a large clan family in the horn of africa. There is no overall figurehead of that clan you are talking about. In fact there is mistrust and spitefulness going on between that clan so I don't see them agreeing to have an overall leader.
  8. Dhubad.

    Moonlanding

    The people who were involved that project mysteriously died in some sort of accident....That sums up the whole thing. It was a hoax period.!!
  9. Originally posted by General Duke: However now they have a lion in Mogadishu who will not be bothered by such antics... War ninyahoow Ethiopiankaan aad nagu xuuxinayso maad naga daysid. Maxaa sharafta kaa qaaday ina adeeroow.? Why don't you see the bigger picture ? Almiino wax kale ku faan sida wiilashii ilkaha casaa ee Puntland kayimid baa nabada soo celinaya dheh..
  10. This clan government is going down the drain soon. By the way Yey is busy planning to increase his term by three more years, does anyone know about that? Unless this guy is eliminated there will be no peace and stability in Somalia. I predict he will be assassinated before he finished his term.
  11. Duke, the Arms market in Mogadishu is booming now, the K47 costs more under TFG rule compared to UIC. So does that tell you there is peace and stability in Mogadishu ? Everyday there is innocent person killed in Kismayo, there is war in Matabaan(Hiiraan region), afgooye between various clans. So sxb the picture you are painting is not clear.
  12. That was hilarious, I cant believe I mist all these last night....ouch.
  13. Qiimaha la kala siisto hubka oo sare uga kacay Muqdisho Mogadishu 17, March.07 ( Sh.M.Network) Qiimaha la kala siisto hubka fudud ee magaalada Muqdisho ayaa sare u kac ku yimid xilli ay ka sii dareyso xaaladda amaan ee magaalada Muqdisho. Suuqa Cirtoogte oo ah suuqa ugu weyn ee lagu iibiyo hubka ayaa maanta ahaa mid si aad ah loogu kala iibsanayay hubka fudud nuucyadiisa kala duwan. Ganacsatada hubka ee suuqa Bakaaraha ayaa shabelle u sheegtay in iibsiga hubka fudud uu yahay mid isi soo taraya tan iyo markii amaanka magaalada Muqdisho uu noqdey mid aan la isku halleeyn karin. Qoriga AK47 ayaa maanta la kala siisanayay suuqa cirtoogte lacag gaareysa 350$ halka horey loo kala siisan jirey 260$ ilaa 300$, Bustooladda nuuca loo yaqaano TT ayaa qiimaheeda waxa uu ahaa 300$ halka horey loo kala siisan jirey 300-200$, taasi oo muujineysa baaxadda uu leeyahay sare u kaca ku yimid qiimaha la kala siisto hubka. Mid ka mid ah ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo ka gaabsaday Magaciisa ayaa shabelle u sheegay in hubka fudud si aad ah looga iibsanayo suuqa, iyadoo hubka waaweyna kala iibsigiisa uu yaraaday. Sare u kaca ku yimid hubka ayaa loo aaneynayaa in uu xiriir la leeyahay falalka amaan darri ee ka sii daraya ee ka taagan magaalada Muqdisho. Dadka hubka iibsanaya ayaa isugu jira kuwo u iibsanaya in ay isku difaacaan iyo kuwo u iibsanaya dano siyaasadeed iyo kuwo kale oo u iibsanaya in ay ku fuliyaan falal burcadnimo. Arimahaana waxa ay ku soo beegmeen xilli dowladda KMG ah ee Somalia ay sheegtay in ay bilaabeyso howl-gallo ay ku sugeyso amaanka Caasimadda Somalia, xilli ay sii kordhayaan weerarada iyo dialalka loo geysanayo dadka rayidka ah. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  14. ^ I must agree with you on Shabelle.net, they are professional. I like their style of writing.
  15. Welcome Ali Chemical. Minika mininkaa waaye, ha ismartiyeenin soo dhawaaw.
  16. Qaadisiya is same as Idamale, they lie big time which is not Islamic. I have sent them e-mail during the heyday of the ICU to advice them the way they report the news but no one got back to me. Maraxiin dheh! For example, if a news agency receives an unconfirmed news the best way to report it will be “unconfirmed report is saying so and so.." rather than making it certain. Waa rag xamasadaysan marka war xaqiiq ah maba loogu imaan karoba. Sidatan ayay wax u qoraan: War Deg Deg ah: Nin la shaqeyn jiray Ibraahim Shaaweeye oo ku bakhtiyay weerarkii maanta k adhacay agagaarka Xararyaale.
  17. Dhubad.

    5000 posts

    ^Northerner are you in IT by any chance?
  18. Ilaahay ha u naxariisto, walaashaan samar iyo iimaan haka siiyo. Amin
  19. There is no genocide IA, let's not create a clan war that has long being forgotten.
  20. ^Care to elaborate what you mean by Old Hostility?
  21. Taliban, brov cool down a bit. No One Can Carry Another Person’s Sin as stated in the Quran. So I don't see brother MC Xamar responsible anything that the Canadian government did/doing right now, specially when he saying that he hasn't voted for it...!
  22. Perhaps you need to tell your friends that...
  23. ^^Duqa, I just want you admit that they had interest in Somalia way before these Wadaado took over. At least you are admitting there was some sort of interest unlike your comrades who would like to persuade us otherwise.
  24. ^You making it as if the Ethiopian interest in Somalia started when the UIC took over Mogadishu. What about the meddling business that went on before?