Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. ^Ilaahay haka abaal mariyo. I was so nervous watching the clip for some reason.!
  2. ^ I understand that but what are they gonna loose if they say they are solely fighting against the occupation forces and their associates. And that they are against mutilation of a dead body whether they are Ethiopians or Munaafiqiins? Why let people speculate your position?
  3. ^loool@fell away with your hair
  4. ^^If you setup your own Limited Company and do a contracting job(Suitable for IT engineers) you can get away with a lot of things such Student Loan repayments and even Tax but you need to get a Nigerian accouter to do his magic
  5. The current war in Mogadishu is mixed up and is good if the Maxkamadaha clear things out by releasing a news conference which should make their position clear. I hope they will not overlook the importance of making their position clear.
  6. Originally posted by BiLaaL: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: The Junior Stooge recently bought an expensive villa in Neyroobi . I guess the days of earning a meager salary from his veterinary practice are well and truly over. Geedi knows his days are numbered. Seems smarter than Yey in that respect. Someone should suggest to Geedi that he is going to need some security to go with that Villa and not only while he is in power. ^Yey waxaas maku saqajaamo. You will never see a house owned by Yey. He doesn't even own a house in Puntland. Waxaa igu maqaala ah guriga uu ka daganaa Boosaaso inuu kiro ahaa(Dabcan Duke baa iga xog ogaalsan). So Yey does all other things but doesn't accumulate wealth...I salute him for that.
  7. Originally posted by General Duke: Anyhow when the old man is in this kind of mood things usually happen. Remember when he said Xasan Dahir will flee, and he did. ^But Hassan Daarih fled from the Ethiopians and the Americans, not your uncle. Mise ninyahow hadalka waad iska dhahdaa? Duqa walaahi waad ka soo daraysaa baryahaan danbe.!
  8. Yey "Meeshii Xabad ka soo dhacdo waan duqaynaa cidkasta haku jirtee, waana laynaynaa shacabka haday kabixi waayeen guryahooda." Strange, how is he different from Mohamed Dhere I ask? He is talking like a defeated man..!
  9. ^The tripe from Jubada Dhexe(Afmadoow) has become like the Bashtuun of Afqanistaan - Islam saviors. Waxaa igu maqaala ah inay u hureen naftooda iyo maalkooda wadaada lagula dagaalaayo diintooda. Ilaahay Ajar hakasiiyo.
  10. ^The event is unfolding so fast that I can't catch up with it. Tanu Kudaysay Midkale Mooyee . When will the next conference will be held and where will it be held?
  11. ^Have you sensed the return of the Rug Cadaagii? Welcome back sxb.
  12. London - Ra’iisul Wasaaraha Tony Blair ayaa diiday inuu Jamhuuriyadda isku magacowday Somaliland u aqoonsado dal madax banana. Blair, waxa uu sheegay in Dowladda Britain aysan Somaliland u aqoonsaneyn dal madax banana sida dalalka ee Beesha Caalamkaba ay ugu diidan yihiin. Taasi waxa ay ka dambeysay markii Boqolaal qof ay saxiixeen codsi ku saabsan in Somaliland loo aqoonsado dal madax banaan. Codsiga oo loo gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha Britain Tony Blair ayaa lagu gacan seeray, taasi oo natiijadii ka dhalatay ay noqotay niyad jab baahsan oo soo wajahay Somaliland. Britain waxa ay saxiixday mowqif guud oo ay qaateen dalalka Midowga Yurub iyo iyo bayaano madaxeed badan oo ka soo baxay Golaha Ammaanka ee Jamciyadda Qurumaha ka dhaxeysa, kuwaasi oo lagu aqoonsaday xuduudaha iyo midnimada Somalia, sida uu sheegay Blair. “siyaasaddeea waxa ay in muddo ah ahayd in dadka Soomaaliyeed ay go’aan ka gaaraan xiriirada mustaqbalka iyo in deriskooda iyo dalalka Africa ay qaataan hogaanka aqoonsiga ee qorshayaal kasta oo cusubo oo kusoo baxa wada hadal” ayuu yiri Blair. Blair ayaa sheegay in Dowladda Britain ay ku boorineyso Somaliland iyo Dowladda KMG ah ee Somalia ay yeeshaan wada hadallo, sidaa darteedna xal lawada aqbalsan yahay oo ku saabsan xiriirka mustaqbalkooda ay isku raacaan. Source Baidoa.com
  13. ^^lool@Emperor. Perhaps Duke will cremate him after he kills
  14. Originally posted by Libaax-Sankataabte: lol@lacageey. Garaad Baashi waa lagu salaamay. .............................................._,,,,-------,,,__ ........................................,,;:#ggg@@g;,..........‘`=-, .................................,,;$#^`````*#@@@g;,.............’=-, ...............................,/$`................``#@@@#g,...............‘, ........................._,;f`......................,$@@@@#g,..............“, ....................,/*&gp..+,_..................%*#@@@@g;,............’, ................,./_`”>’.....`#$$#x;,............,%@@@@@#g;,..........` ..............,/ (............`....`”*=,``.......*&*%@@@@@g;,.......... ...........,/...,^=*#q,_,/`.......`~..`-.......g$@@@@@@@#g,........| ........../,;p8jq;,_..........;.........................`%@@@@@@@#g;....| ........,/.f,,,,_..`*8r-,.....;......................,&@@@@@@@@@#./ ......./.,$ `,...`.-...&..../........................`%@@@@@@@@$#/ .....,/,$--__........`..../............................#$@@@##@@@@/ ...,/...`’t-,__,;>`..../.........................................;`=””=.`;@#* .,/....`”~--~`’’....-`...................................,--”,~#-,.._*”` (..........................................................,....`””......,;` .`,_.....................................................&`*-,,_-”` .......`-,_............................................../`.../ ^Is this King John Hill of North Korea?
  15. ^^looool@Magan galyo siyaasadeed. Warqadii Madhacdada goormaa loo qaynbin doonaa?
  16. The guy is arrogant, he was on the news night on BBC 2 last night accusing the Iraqis to be responsible of what is happening/happened in Iraq as if he is washing his hands off the whole thing.
  17. ^I can assure you they never even heard the word PR let alone giving lessons on it. Yesterday, the so called President adviser was accusing a certain clan to be behind the anarchy that has engulfed Somalia for the last 16 yrs...That didn't go down well I tell yah. How do you they want to rule the country if they can't win the hearts and mind of the ordinary Somalis?
  18. C/llaahi Yuusuf “Dadweynaha madaafiic ayaa lagu ridayaa qudhooda haddii ay iska qaban waayaan kooxaha hoobiyeyaasha ka soo dhex ridaya” Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo afjari doono dhibaatada kooxaha hubeysan ay ka wadaan magaalada Muqdisho, isagoo xusay in magaalada aysan wada joogeynin dowladda federaalka iyo wax uu ugu yeeray kooxaha fitno wadayaasha ah ee qaraxayda wada. Madaxweynaha oo wareysi siiyey Iddaacadda VOA-da ayaa intaa ku daray in muddo badan ay sugayeen in wax laga qabto kooxahan oo laakiin ay hadda noqotay xiligii lala tacaali lahaa, wuxuuna xusay madaxweynuhu in dadka degan xaafadaha ay ku dhuumanayaan kooxahaasi lagu amray iney ka guuraan hase ahaatee haddii dadku ay iska saari waayaan iyaga laftooda la duqeyn doono iyaga qudhooda. “Meeshii uu Madfac nooga soo dhaco madaafiic ka xoog badan ayaan ku rideynaa, waana in shacabku iska qabtaa kuwa madaafiicda ka soo dhex ridaya haddii kale iyaga qudhooda ayaa lagu garaaci doonaa” ayuu yiri madaxweyne Yuusuf oo dhinaca kale beeniyey in isagu uu bixiyey amarkii lagu weeraray guriga guddoomiyaha gudigga siyaasada beesha Ceyr Dr. Maxamed Max’uud Culusow, isagoo sheegay in Culusow uu taageersanaa maxkamadaha oo isla maarkaana la raacinayo. Xafiiska, Muqdisho, Somalia
  19. ^Here is Abdulhakim Sh Ali Sufi reciting Suuratul Yusuf and Hud. http://www.aflax.net/quraan.php?goto=abdihakim P.S The sound quality is not good but listenable. Enjoy it
  20. The TFG is targeting the independent media such as Shebelle by terrorizing their reporters. In the last few days, they have beaten, arrested some of their field reporters and in some cases they attempted murder. Wariyeyaal ka tirsan shabelle oo xabsiga loo taxaabay Mogadishu 21, March.07 ( Sh.M.Network) Ciidamada dowladda KMG ah ee Somalia ayaa xarig iyo jirdil kula kacay wariyeyaal ka tirsan shabakada warbaahinta shabelle oo howlo shaqo loogu yeeray garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Wariye Max'ed Bashiir Sheikh C/raxmaan Wariye Max'ed Bashiir Sheekh C/raxmaan iyo Cismaan Qoryooleey oo ka tirsan shaqaalaha Shabelle ayaa qalabkii iyo baabuurkii ay wateen ay xabsiga u taxaabeen ciidamada dowladda kMG ah ee ku sugan garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, xilli suxufiyiintaasi ay garoonka diyaaradaha u tageen shir Jaraa'id oo la sheegay in uu halkaasi ku qabanayo Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia, Cali Max'ed Ghedi. Darawal Cismaan Qoryooleey oo agtaagan Gaariga shabelle ee maanta dowladda ay qabsatay oo ciidamana ay ku daabulaneysay. NB, Sawirkaan waa sawir hore oo xilligii shabelle ay kaalmooyinka u qeybin jirtey xeryaha dadka Soo barakacay Wariye Max'ed Bashiir Sheekh C/raxmaan ayaa markii ay qabteen ilaalada garoonka diyaaradaha ay kula kaceen jirdil, iyagoo u soo kaxeystay isaga iyo Cismaan Qoryooleey Xabsi ku yaala dekedda weyn ee magaalada Muqdisho oo ilaa iyo haatan ay ku xiran yihiin, iyadoo ciidamada dowladda KMG ah ay wateen baabuurkii idaacadda shabelle oo ku buufsan astaanta shabakada W.Shabelle, isla markaana aan la aqoonin halka ay la aadeen baabuurka. Goojoogayaal ku sugan garoonka diyaaradaha ayaa shabelle u sheegay in gaarigii idaacadda lagu daabulayay ciidamada dowladda KMG ah. Agaasimaha shabakada warbaahinta shabelle, Shukri Sheekh Cali oo ka xun falalkaasi lagula kacay wariyeyaasha iyo shaqaalaha shabakada warbaahinta shabelle, ayaa waxa ay xiriir la sameysay Mas'uuliyiinta nabadgalyada garoonka iyo dekedda, iyadoo mas'uuliyiintaasi ay sheegeen in aysan ka warheyn xarigga wariyeyaashaasi. Horey ayay ciidamada dowladda KMG ah ee ku sugan garoonka Muqdisho ugu hanjabeen suxufiyiinta gudaha iyo dibadda in ay 4 xabadood ku dhufanayaan haddii ay yimaadaan garoonka Muqdisho. Ma ahan markii ugu horreysay oo ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia xarig iyo jirdil ay kula kacaan wariyeyaasha ka howl-gala saxaafadda madaxa banaan ee magaalada Muqdisho. Horraantii bishaan waxaa magaalada Muqdisho Jirdil ba'an ay ciidamada Ethiopia ay u geysteen 4 wariye oo ka tirsan shabakada warbaahinta shabelle oo mid ka mid ah wali xaaladdiisa ay aad u liidato. Sidoo kale ciidamada dowladda KMG ah ee Somalia ayaa waxa ay muddo 10 cesho ah xabsi ay ku hayeen wariye Xasan **** Dhaqane oo ka mid ah wariyeyaasha idaacadda Hornafrik. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net
  21. Originally posted by TheSomaliEconomist: "A group calling itself the Brigades of Tawhid and Jihad in the Land of Somalia claimed responsibility on Tuesday for the mortar attacks. It said in a statement posted on the Web site of Somalia’s routed Islamic movement that it attacked several parts of the capital where ”infidels live.”" http://news.bostonherald.com/international/africa/view.bg?articleid=189869 So what is your point duqa? They are responsible for killing and shelling the forces occupying their country - They are called freedom fighters.
  22. ^^Walaahi waa yaab, dadbaa tacsi kujiro oo u boordiiqaayo amxaar dhintay.
  23. loooool. I thought they were protesting how the people of Mogadishu were treated, all the killings and indiscriminate shelling etc. Incompetent people I say. Meesha maxay u maleeyeen?
  24. ^According to the TFG no one killed from their side. They are living in denial mate as alwayz. Duke and his crew will like us believe Mogadishu is peace and is under control of the TFG. MUQDISHO: Taliyaha Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo beeniyay in dagaalkii maanta lagu dilay askar ka tirsan Dowladda Somalia Posted to the Web Mar 21, 11:41 Muqdisho (PP) - Taliyaha ciidammada Xoogga Soomaaliyeed G/sare Siciid dheere ayaa u sheegay saxaafadda isagoo ka hadlayay dagaallo saakay dhex maray kooxo hubeysan iyo ciidammada Dowladda in ciidammada dowladda ay difaaceen saldhigyo ay daggan yihiin markii lagu soo weeraray. “Saldhigyo ay daggan yihiin ciidammada dowladda ayaa waxaa ku soo weeraray kooxo aan la garanayn oo hubeysan, waxaase ciidammada dowladda ay ka difaaceen saldhigyadoodii, waana la iska difaacay” ayuu yiri Saciid Dheere oo sheegay in weerarrada la soo qaaday ay ahaayeen dhowr weerar balse ay ka difaaceen saldhigyadooda. Sidoo kale Siciid Dheere wuxuu sheegay in weerarada la soo qaaday ay ahaayeen kuwo ay ku doonayeen kooxaha dagaalka waday inay kula wareegaan saldhigyada dowladda balse ay jawaab cad ka bixiyeen ciidammada Dowladda sida uu sheegay Siciid Dheere. Mar uu ka hadlay Siciid Dheere askar la sheegay inay ka tirsan yihiin ciidammada Dowladda oo lagu jiiday waddooyinka Muqdisho qaarkood, wuxuuna yiri: “Ma jiraan ciidammo dowladda ah oo lagu jiiday waddooyinka Muqdisho iyo sidoo kale ciidammo la gubay, waxaas oo dhan waxay ahaayeen kuwo ay sameeyeen dad ay xiriir leeyihiin kooxaha weerarrada soo qaaday” ayuu yiri Saciid Dheere. Siciid Dheere wuxuu si weyn u beeniyay inay jiraan ciidammo ka tirsan Dowladda oo gaaraya ku dhawaad 10-askari lagu dilay dagaalkaas, balse wuxuu sheegay in dagaal uu dhacay balse aanu sida loo sheegayo ahayn. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@gmail.com
  25. There are different groups fighting the occupation forces and the TFG. So to accuse the UIC for this un-Islamic action is absurd and services no purpose at all.