Dhubad.

Nomads
  • Content Count

    1,690
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Dhubad.

  1. ^^^I didn't know MR.Duke was once against the Ethiopian invasion..... interesting!
  2. ^In that case, you w'll need to get a Wii wrist strap remote controller and be apart of the debate. This will allow you to slap some people around.
  3. ^loooooool@Faarax, adi wax saxoow aa maanta kaa soo haray. Waa runtaa sxb, wuu dhunjiyaa, wuxuuna leeyahay aashito oo shiidayso. Waan dabi jiranay intaa laf aan silig dheer ku xirno kadibna murkuu liqo ayaan ku soo jiidi jirany(I know its cruel act but we were young) Faarax, where you from horta?
  4. Make sure the VGA cable is properly connected between the monitor and base unit. Normally, this kinda problem happens if the cable is loose or if one of the pins is twisted in which case you will need to replace the cable. Good luck.
  5. Originally posted by Paragon: Handooliyoow aan unaqaanaa hadaan reer Baardhere nahay. Yaa laf ruugay
  6. ^Geel Wabaxsan Dheh! Waa xagee meeshaan?
  7. War deg dega: Villa Somalia oo lagu garaacay gantaalo aanan hore looga maqal Muqdisho. Muqdisho , Arbaco, July , 11 , 2007 Waagacusub.com Ugu yaraan shan gantaal oo la qiyaasay inay yihiin madaafiicda goobta ama laga soo tuuray badweynta ayaa ku dhacay goobo bartilmaameedsan gudaha Villa Somalia sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Madaxtooyadda Cabdilahi Yusuf. Madaafiicdaas oo Muqdisho inta badan hareeysay sidoo kalana lagu duqeeyay gurigga Ra'isulwasaarre Geeddi ayaa markii hore looga shakiyay inay tuurayeen Ciidamada Amisom hasse yeeshee markii lala xiriiray waxay tibaaxeen inaysan xagooda wax huba ridin. Dadka Muqdisho ayaa argagax xoogan helay waxayna Saraakiisha dhinaca madaafiicda ee dowlada federalka shaki badan ka muujiyeen gantaalaha lagu garaacay goobo muhiima oo ay ka mid yihiin, Xarunta shirka loo xaaray, guriga geeddi iyo Madaxtooyada. Gantaal BM ah oo laga tuuray Madaxtooyada ayaa ku dhacay Towfiiq lamana ogga guud ahaan khasaaraha halka uu gaarsiisan yahay laakiin dhinaca kale dagaalo fool ka foola ayaa ka soconaya Xamar Jadiid iyo Howlwadaag.
  8. Laga soo bilaabo dagaalkii 1978dii isku daygii afganbigii dhicisoobey ee uu Cabdullaahi Yusuf qaybta ka ahaa waxuu ina Yeey jeexdey ahdaaf iyo qorshooyin isaga dantiisa ah. Waxaan maanta qormadan ku eegeynaa waxa Cabdullaahi Yusuf u qabsoomey iyo waxa wali ka kala yaalla inta nolosha uga dhiman ee uu rabo inuu qabto. 1-Aan ku billoowno burburkii Somaliya iyo dawladdii Militariga aheyd. Cabdullaahi Yusuf waxuu maxfallo badan iyo shirar badan isku faaney iskuna amaaney inuu ahaa ninkii ugu horeeyey ee mucaaraday dawladdii Somaliya ama ninkii ugu horeeyey ee ugu horeeyey ee Qori ku rida qarankiisii. Si kale marka loo dhigana cabdullaahi Yusuf waxuu yahey Haabiil-kii Somaliya maaddaama oo jidkii uu jeexey ay Somali ku halaagsantey. Kolka waxaa la odhan karaa Cabdullaahi Yusuf waxaa u qabsoomey riyadiisii aheyd in Somali burburto. 2-Qorshaha labaad ee cabdulaahi Yusuf uu geed dheer iyo mid gaaban ugu istaagey waxey aheyd inuu helo awood ciidan oo aan naxaynin taasoo uu isticmaalo mararka hawluhu sakal ka galaan. Markaad dib u milicsato Odayga taariilkhdiisii muddooyinkii danbe ee Somali burbursaneyd waxaa soo marey hawlo badan waxuuna midwalba uga baxey adeegsiga cadaw aan illaaheyna ka baqin dadkana u naxariisan oo ahaa Ethiopianka. Cabdullahi waxuu sigtey markii ay wadaaddadii 90aadkii ay qabteen balse ay iska sii daayeen. Waxii intaas ka danbeeyey waxuu ahaa nin isu soo jeedaw waxuu arkana dabka saara. Inagoo kawada baxsan dagaaladii iyo sidii uu ku heystey Boosaaso waxaan odhan karnaa waa ay u qabsoomeen hadafkiisii iyo dantii uu kalahaa Boosaaso iyo Puntland. 3-Oday Cabdullaahi waxaa intaasoo dhan u dheeraa inuu ahaa nin jeclaa in maalin uun loo aqoonsado ama loogu yeedho Madaxweyne taasna waxaa ku taageerey saaxiibadiis Tigree. Cabdulaaahi Yuusuf waxuu isagu balanku qaadey inuu fulinayo waxwalba oo looga baahdo isaga mar haddii kursiga lagu fadhiisiyo. Waxaa Cabdullaahi Yusuf laga hayaa inuu yidhi Somali haddii aniga la iidhiibo cidii la kari waayo baddaan ku dari waxaana usoo kaxeysan ciidamo Shisheeye. Kolka waxaan odhan karnaa inuu Cabdullaahi hirgaliyey inuu ciidamo keensadey, dadkii Somaliyedna badda ku daray iyo waliba dhulka isagoo waliba burburiyey hantidoodii guryaha aheyd ee ka badbaadey dagaaladii Sokeeye ee 17ka sano. 4-Ina Yeey waxaa kale oo uu balan ku qaadey inuu ganacsiga Koonfureed gaar ahaan Muqdisho dhulka dhigi doono si dadku uga amarqaataan loona caydhteeyo. Waxaa maalmahan Muqdisho ka socdana waxaa weeye dhicidda hantida Somaliyed ee suuqa Bakaaraha iyo meelihii kaleba. Dhicitaanka hantidan waxay keeni doontaa in ree Muqdisho dhanka ganacsiga ku xidhmaan Boosaaso isla markaana ay Muqdisho barakacdo. Arintaasina si wanaagsan ayay ugu socotaa odayga. 5-Waxaa kale oo Ina Yeey u qarsanaa inuu khilaaf kadhex alooso beelaha Somaliyed si uusan dhulku udagin. Markaad eegto Waxa ka aloosan Kismaayo iyo Muqdisho waxaa dareemeysaa iney dhamaan yihiin farsamo Tigree iyo Ina Yeey si aan loo helin dad fikirina waa in dadka la mashquuliyaa. Cabdullaahi Yuusuf way u shaqeysey taasi!. 6-Arin kale ayaa iyana ah in Muqaawamada iyo shacabka ree Muqdisho la iska horkeeno waxeyna ciidamadiisa iyo Tigreegu bilaabeen iney banbaanooyin ku qariyaan meelaha qashinka ah iyo waliba meheradaha si loo abuuro naceyb ay dadku u qabaan Muqaawamada. 7-Ugu danbeyn Cabdullaahi Yusuf waxuu sheegey inuu shaqeyn doono habeen iyo maalinba haddii loo dhiibo hawsha Somaliya. Waxaa muuqata in habeenkii iyo maalinkiiba ay ciidamada Tigreega iyo kuwiisuba ay dadka dhacaan, dilaan ama gumaadaan. Hawshanina si toos ah ayay u shaqeyneysaa. Isku soo duuboo, Cabdullaahi Yusuf waxuu ku riyoodey ee ahaa dhibka iyo gumaadka shacabka Somaliyed intooda badan waa ay u qabsoomeen waxuuna aad ugu faraxsanyahey in Somali kala lunto. Kolka waxaan odhan karnaa Cabdullaahi Yuusuf Waa Qumey, aakhirana waxuu eebbe u qorey baa u yaalla umaddiise dhamee waxuu dhacey, waxuu diley iyo waxuu badda ku gureyba! Waxaase udhiman odayga waa Xisaabta Eebbe oo uusan Tigree heli doonin uga jawaaba su aalaha laweydiin doono.! KismaayoNews.com
  9. You will soon hear Yey running to Baydhabo as usual to avoid the carnage and the mayhem he caused....! Mogadishu 11, July 07 ( Sh.M.Network)- Hal qof ayaa ku geeriyooday inta la ogyahay Weeraro hoobiyeyaal ah oo caawa lagu qaaday qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, oo ay ku jirto xarunta Villa Somalia sida ay sheegeen dadka deegaanadaasi ku dhow dhow, Ilaa 5 hoobiye ayaa caawa abaarihii 9:25 Pm lala eegtay xarunta madaxtooyada oo fariisin u ah madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somalia, iyadoo sidoo kale weeraro kale oo hoobiyeyaal ah lagu qaaday qeybo ka mid ah W/magaalada Muqdisho. Dadka ku dhow dhow xarunta Madaxtooyada ayaa waxa ay inoo xaqijiyeen in ilaa 5 hoobiye lagu weeraray xarunta madaxtooyada, iyadoo ilaa 3 hoobiye ay ku dhacday xaruntaasi, halka labada kalena ay ku dhaceen gudaha xarunta Fiyooraha, waxaana ku geeriyooday nin rayid ah halka labo kalena ay ku dhaawacmeen. Qofka geeriyooday iyo labada kale ee dhaawaca uu soo gaaray ayaa ku wada sugnaaa Goob sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah. Sidoo kale hoobiyeyaal dhowr ah ayaa ku dhacay nawaaxiga degmada C/casiis iyo agagaarka Beexaani , iyadoo halkaasi lagu wado in uu ka furmo shirweynaha dib u heshiisiinta qaran 15 ka bishaan. Sidoo kale weeraro hoobiyeyaal ah ayaa lagu qaaday agagaarka xarunta Xisbiga ee Stadium Muqdisho halkaasi oo fariisin u ah Ciidamada Ethiopia, iyadoo iska horimaadna uu ka dhacay agagaarka Staium Muqdisho. Sida ay sheegeen dadka deegaankaasi, Madfac ay ku soo jawaabeen ciidamada Ethiopia ayaa ku dhacay xaafadda Towfiiq, lama oga wali qasaaraha ka dhashay. lama garanayo si rasmi ah dadka ku waxyeeloobmay weerarada hoobiyeyaasha ah ee caawa loo qeybiyay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Wararka laga helayo dadka ku dhow dhow xarunta Madaxtooyada ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Ethiopia ee ku sugan halkaasi ay ku jawaabeen Hal madfac oo BM ah oo wali aan la garaneyn halka uu aaday. Dhinaca kale rasaas xoogan ayaa laga maqlayaa wadada KPP, iyadoo rasaastaasi ay xigsadeen qaraxyo dhowr ah. Arimahaan ayaa waxa ay ku soo beegmeen xilli maanta magaalada Muqdisho ay socdaal ku yimaadeen wafuud ka socotey kooxda xiriirka Caalamiga ah oo uu hogaaminayay wakiilka Midowga Yurub ee Somalia, iyadoo wafuudaan ay u kuurgaleysay qabsoomida shirka dib u heshiisiinta qaran iyo xaaladda Magaalada Muqdisho. Wixii ku soo kordha kala soco boggaan oo daqiiqad ka dib refersh dheh
  10. Check this video out you will surprise to see how these guys are playing cars like a football.....dame they got skills! http://www.youtube.com/watch?v=WbQmHa9PoQA
  11. lool@Ruthless looters. You started sounding like Duke Duqa maxaa ku qaaday.
  12. The fund raising for Gedo University was a accomplished successful today. The turn out was good and people donated generously. The total money raised was $179000 Well done for those who participated this noble cause and might Allah reward their effort. Aamiin
  13. Check this video out , he is only five yrs old and lecturing like Caalim, quoting Ahadiths and Quran. Might Allah increase his knowledge. http://www.youtube.com/watch?v=Uh3hgj2Eiek
  14. I love North east(Geordie) accent "aite mate, good on you mate"
  15. lool@Allamagan, What about ina Dhurwaa Cayrsheis he coming as well ? The news was also reported by the PuntlandPost, they said "upto 1000 well armed TFG militia is heading to re-take Kismaayo...." War jiraaba cakaaruhuu iman.
  16. ^You are right, the supporters of the so called TFG in SOL are busy of painting a rosy pictures of the situation on the ground. And here we have the masters admitting the failings and the luck of progress...Cajiib!
  17. ^Suldanka, I was praying with a group of them as Jamaacah and when I realised I couldn't catch up with them I started prying separately
  18. Does it come with Sat Nav Systems ?
  19. ^^Paragon, don't forget to post some pics of Garisa. I heard that town is booming, I remember back in 1991 it was small town then. Also, if you are going to Liboye Somalia(Dhoobleey) make sure you take your drinking water with you to avoid diarrhea
  20. ^I don't think is out in UK or is it? Can't wait to lay my hands on them.!
  21. ^loool@allamagan. These guys are crazy they have their own fabricated Hadiths to pack up their extreme un-slamic believes. I once went their mosque accidentally and I was dumbfounded to see they way they pray, its totally different than the way we pray, they tend to do it very quickly and every time they go down for sujuud they raise their hands up and down several times......is confusing man! Might Allah guide them.
  22. Nuune said it all, but let me add one thing. There are several free HTML editors but the best one for a starter would be Microsoft Front page which comes with Microsoft office packages. Good luck and do let us now how you get on, perhaps drop the link of your site once you have uploaded.
  23. Originally posted by Gordon Gekko: Those renditions looks pimped up, wonder if the real deal will turn out like that. Whats the cost of this project? $30-50m? Not sure the cost yet but the project will take three years to complete Inshallah.
  24. Originally posted by me: Dhubad is this university being built in west-london Me, that is what I thought when I saw the design but I doubt if it will look like the way its illustrate on the pictures. Anyway, what is more important is, it will be somewhere the students of that region can acquire high education.