Dhubad.
Nomads-
Content Count
1,690 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Dhubad.
-
Originally posted by Nephthys: hmmm! Can you spit through that thing? or carry a chicken leg in it, or other food particals? Walaahi waad iga qosolsiisay. Fanaxda yar waa qurux, laakiin mida carabka kasoo dhexbaxaayo is too much.
-
Ayuu ahaa wasiir C/Qaasim waxa uu ku dhashay gobolka galgaduud ee degmada dhuuso bareeb wuxuuna ahaa nin ay isku haystaan laba nin oo lakala yiraahdo haaji hashi iyo salad hasan cilmi dadka intiisa bandanna waxa ay oranjireen waa ina haaji haasshi . Subxaanallah, Duke ina adeer you are taking it too far. It was Yeey who publicly in Garowe said something about A/Qasim's wife and now this.... :confused:
-
Originally posted by General Duke: TFG: He is the brains behind Al Shabaab and he should share their war crimes against civilians and people. He should share the war crimes against civilians with your Adeero Yeey do you mean?
-
^Odayga wuu sigtay baa layiri. Nin Sigtay Manoola. The freedom fighters are getting cleverer day after day, they have improved their fighting power as well as their intelligence activities on the ground. This meeting will yield nothing until the demand of these brave Al-shabaab are met. Hadii kale sheekadu waa Jug Jug Meeshaada Joog
-
This one is professionally done.
-
^^Waryaa Allamagan Barre Hiiraale haduu ku jiri lahaa adba waad difaaci lahaydee nagadaa ninyahoow.
-
Originally posted by Abu_Geeljire: which ultimately makes one wonder how these guyz are going to "liberate" the country? ^It makes me wonder as well but we don't have anything better than them right now.
-
lool@Indhacade This guy makes me laugh walaahi, is he in Asmara horta?
-
Emperor ina adeer, I understand where you coming from , Qof walba qumanihiisa ayaa qoorta ugu jiro. However, if you are after a concrete and tangible evidence , the program clearly showed (on camera) ministers queuing up inside the Ethiopian embassy waiting for instruction.
-
^Emperor, what do you say about the TFG ministers lining up in front of the Ethiopian embassy waiting for instructions from Gabria (the Ethiopian General)?
-
^^This news is reported by other websites as well..Ilaahay ha unxariisto Odayaasha meeshas ku dhintay. ad reer miyi ah ayaa weerar ka dhacay deegaan ka tirsan degmada Buurdhuube ee waqooyiga gobolka Gedo lagu dilay, iyadoo qaar kalana la dhaawacay, waxaana weerarkaasi geystay koox maleeshiya beeleed ah oo ka soo jeeda degmada Ufurow ee gobolka Bay. Ugu yaraan 6 qof ayaa dhimatay, 7-kalana dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii weerar gaadmo ah oo hubeysan lagu qaaday xalay odayaal dhaqameed reer miyi ahaa oo ku shirsanaa deegaanka Laan-Garas oo qiyaastii 55Km dhanka koonfureed ka xigta degmada Buurdhuube ee gobolka Gedo, kuna taal dhanka deegaanka Faan-weyn, dadkan la laayey oo dhammaantood ka soo wada jeeda hal beel ayaa sida ay sheegayaan wararka ka imanaya gobolka Gedo waxay geeriyoodeen kadib markii koox maleeshiya beeleed ah ay weerar gaadmo ah la beegsadeen xilli ay ku jireen kulan looga hadlayey arrimaha daaqsinka iyo sida dadka xoola dhaqatada ah ay u wadaagi karaan. Lama garanayo sababta loo dilay dadkaasi, waxaana la soo sheegayaa in kooxda dilalkan geystay ay ka soo jeedaan degmada Ufurow. Guddoomiyaha degmada Buurdhuube C/laahi Maxamed Shakuul ayaa weerarka lagu laayey dadka reer guuraaga ah ku eedeeyey maamulka degmada ufurow ee gobolka Bay oo uu sheegay in uu isaga ka danbeeyo oo uu weerarka ahaa mid qorsheysan, guddoomiyaha ayaa xusay in baabuur ay u direen goobta ay wax ka dhaceen oo ah meel miyi ah si ay u soo qaadaan dadka dhaawacmay, loona daweeyo. Dhacdadan ayaa waxay xiisado ballaaran ka abuurtay degmooyinka gobolka Gedo oo ay degto beesha ay u dhasheen ragga la dilay, degmooyinka Garbahaarey, Buurdhuube iyo Baardheere ayaa warku intaas ku darayaa in laga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ku wajahan deegaanka Laan-Garas oo ay shaqaaqadu ka dhacday. Si kastaba ha ahaatee weerarkan ayaa la sheegayaa in uu noqan karo mid saameyn yeesha. Inta badan dadka xoola dhaqatada ah ayaa waxaa dhexmaro khilaafyo salka ku hayo aanooyin qabiil, sheegasho dhulal daaqsin ah iyo kuwa waro-biyoodyo ay ku yaalaan. Maxamed Xaashi Tawakal, Gedoweb Kismaayo.
-
Originally posted by Toure: Pathetic bunch of loosers Malika I saw that, cueing up like a bunch slaves for master Gabre to give the go ahead. Even the western media were mocking them, “I am now going to the place where Mogadishu is ruled from! The Ethiopian Embassy” This is what we have been saying all along. General Gabre is calling the shot period, I wonder what would the TFG supporters in SOL would say about this? Ilaahay duliga hanaga qaado.
-
Diyaaradaha Mareykanka ayaa lagu soo waramayaa in ay xalay abaarahii 8:30 fiidnimo duqeyn ka geysteen deegaano u dhexeeyo degmooyinka Bu’aale, Jilib iyo Saakow ee Gobolka Jubbada dhexe, gaar ahaanna deegaanka Guduudey oo u dhexeeyo magaalada Bu’aale ee xarunta Gobolka Jubbada Dhexe iyo degmada Saakow. Ma jiraan warar Madax Bannaan oo ku saabsan duqeyntani oo ka dhacday Meelo fogfog isla markaana aan ka jirin wax isgaarsiin ah, hase ahaatee dadka ku sugan Saakow, Jilib iyo magaalada Bu’aale ee xarunta jubbada dhexe oo aan qadka telephone ka kula xiriirnay ayaa noo xaqiijiyay in ay maqleen oo kaliya daryanka iyo weliba Iftiin xooggan inta u dhaxeyso degmooyinkani, hase ahaatee lama oga wax qasaaraha oo ka dhashay. Dhanka kalana, wuxuu burbur weyn soo gaarey laamiga isku xiro degmada Jilib iyo magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubbada hoose, gaar ahaanna agagaarka dalacaada Luglow kadib roobab mahiigaan ah oo da ayay in kabdan 72 saacadood. Mar aan saakey booqdey goobta uu burburka soo gaarey ayaa lagu arkayay dadweynaha rakaabka ah oo lugeynayo wadada hareereheeda iyo gaadiidkii ay la socdeen oo la daalaa dhacayo sidii ay ooga tilaabi lahaayeen goobtaasi uu Burburka soo gaarey. Ma jiraan cid ka hadshay xaaladahani dhacayo oo dhan, ha ahaadeen koooxaha kacdoonka amaba maamuladda ka jiro jubbooyinka. Wali Sh Cabdi Gurxan Gedo News Network
-
^Yes, to some of our brothers, they think they are the once who are really running the country but the reality on the ground shows Ethiopian Generals are calling the shot. Sxb keep ur spirit up, Al-nasru Qarib Inshallah
-
...By the Ethiopians, this is a slap in the face for all us. It sends strong message to everyone that the Ethiopians run the show and can do whatever they want to whoever they want to....! uqdisho. 23. May .2008. (Sh.M.Network )-Qaar ka mid ah Ciidamada DFKM kuwa Ethiopia ayaa maanta Xog ku galay hoyga Madax weynihii hore ee Somalia Dr C/Qaasim salaad Xasan iyo iaaladiisa ay handaad ay ku sameeyeen Ciidamadaasi. Mas’uul ka Tirsan hoyga C/qaasim Salaad Xasan ayaa Shabelle u xaqiijiyay in barqanimadii maanta hoyga madax weynaha gudaha ay u soo galeen ku dhawaad 30 askari oo isugu jira Somali iyo Ethiopiaan. Mas’uulkaan ayaa sheegay in kooxdii ka Tirsanayeed Ciidamada ay bur buriyeen Al,baabadii iyo galab kale oo yiilay islamarkaana ay ku jiraan Gawaari,waxaana Ciidamada ay qaateen hub aad u farabadan. Mas’uulkaasi oo diiday in la shaaciyo Magaciisa ayaa waxa uu sheegay in kooxdaan ka tirsan Ciidamada kuwa Ethiopia ay galeen Qolka madaxweynaha islamarkaana madaxweynaha ay ku amreen in in uu hoos u dago. Ciidamadaan galay Hoyga Dr C/qaasim Salaad Xasan ayaa la sheegay in barqanimadii maanta ay dib uga laabteen guriga madaxweynii hore ee Somalia,waxaana Mas’uulka ka tirsan hoyga madaxweynihii hore uu Shabelle u xaqiijiyay in wax yaabaha ay ka qaateen kooxdaan ka tirsan Ciidamada DFKM kuwa Ethiopia ka mid ah hub lagu ilaalin jiray Madxweynaha oo ay ogeyd Dowlada DFKM islamarkaana dhawaan madaxweynaha uu u keenay taliyaha Ciidamada booliska Somaliyeed Gen, C/Xasan Cawaale qeybdiid. Afhayeen u hadlay Ciidamada Boliska oo Shabelle la xiriirtay ayaa waxa uu sheegay in wax yaabaha ka dhacay hoyga aysan wax kala Soconin islamarkaana uusan jirin qorshe la amray in Ciidamo loo diray madaxweynihii hore ee Somalia Dr.C/qaasim salaad xasan. Afhayeenka Ciidamada boooliska C/laahi Shac Shac ayaa waxa uu sheegay in uu jiray baaritaano ay ka sameeyeen Ciidamada boliska Degmooyinka H/wadaag iyo wardhiigleey iyp Hodan,waxaana uu sheegay in arinkaasi aysan wax kala socon. Sanadkii hore ee la soo dhaafay ayey aheyd markii ciidamo ka tirsan kuwa DFKM ay qaateen hub lagu ilaalin jiray amaanka Madaxweynihii hore C/qaasim Salaad Xasan oo horkacayay Xukuumadii KMG lagu soo dhisay wadanka jabuuti,waxaana ka dambeysay booqasho ay ku tageen madaxweyne C/laahi Yuusuf AXmed iyo Ra’iisul Wasaarihii hjore ee is Casilay Cali Maxam,ed geedi iyadoo madax weynaha ka Raali galin ka siiyay Ciidamadii galay hoyga C/qaasim salaad Xasan Macada jawaabta Dowlada DKMG ay ka bixidoonto Weerarka Ciidamada maanta ku galeen guriga madaxweynihii hore ee Somalia C/qaasim salaad xasan oo in mudo ah ku sugnaa gudaha dalka Somalia. * Somali
-
Good program, can't wait to see who these shameless men are. Taloow Midka Xuub Sireedle ladhahaayo maku jiraa?
-
Originally posted by Hunguri: Zaylici, illeeyn adigaa intaad vedeo clip iska qaaday. Youtube isku dhex tuuray. Waar nimanyohow, Somalidu waa mucjiso . Dhubad, ayaa ku qarxiyoo. Markuu Vedeo clip-kii kaa dhex arkay. Ayuunbuu lasoo boodayoo ku yidhi. School kii hebel ahaa ma dhigan jirtay. Oday fashilmay iga dheh . Saaxiib farahaaga iska taag taag. Shirku wuu soconayaa ! ^lool, sxb qof yar meeshaan majoogo, waa lawada duqooway. Zaylici Keep up the good work inshallah.
-
^Jacaylbro no one knew English then, it was an Arabic school taught by Egyptian teachers back in Somalia. Zaylici, I wouldn't know how to describe myself, you know how big our class was(120 students), the only reason I remember you is you used to have beautiful voice when reading the Quran. Yeah I remember Mohamed Diiriye as well the Tafsiir teacher used love him I remember one day he cried and kissed him on the forehead because of his beautiful recitation Mohamed Omar - He was older than all of us and was kind of violent, used to be a leader of small group ?
-
Sxb we were in a same class and I can remember you vividly my friend, you used have sweet voice when reading Quran. Yes Macalin Abdullahi was our formaster and Yackoow was the depute head Teachers. Also I remember Mohamed Arabi(he used speak good Arabic), Mohamed Omar(which I believe died in the civil war), do you know any of those guys? Man just the thought of it makes me home sick walaahi! Anyway, nice to see you my friend. Sxb
-
Originally posted by Geel_jire: ^ Amiin if not for these young warriors who fight in this Jihad waanala gumaysan lahaa ... ilaahay janada ha ugu abaal mariyo ! ^ That is right, it would have been an easy ride for them, I think they would have sattelled there by creating a military base. Today Mellez said he won't withdraw his army until they defeat the "Jihadist" and I say bring it on. They will be defeated soon IA.
-
I am glad all-out war has been avoided, war between brothers is not necessary this time especially when the country is occupied. Hornow, is Mohamed Wali Sheekh Nur in somewhere in Gedo? Also, do you know what happened to those Al-shabaab guys who went to Buurdhuubo? Thanks for the update.
-
Zaylici, you look familiar my friend. Dugsiga Hoose Dhexe ee Maxamuud Mire ma dhigan jirtay ?
-
Popular Contributors